Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ahlu-sunna oo soo bandhigtay Heshiis ay horey ula gashay DFS+Akhriso
    Somalia

    Ahlu-sunna oo soo bandhigtay Heshiis ay horey ula gashay DFS+Akhriso

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hoggaanka Sare ee Ururka Ahlusunna Wal-Jamaaca ayaa soo Bandhigay Nuqulada ay sheegeen in uu yahay Heshiiskii ay wada gaareen, iyaga iyo Dowlada Faderaalka ah ee Soomaaliya.

    Heshiiska oo dhowr qodob ka kooban ayaa Cadeynaya qaabka xulista Baarlamaanka Cusub ee Galmudug kaas oo la saxiixey Bishii June ee Sanadkaan  2019.

    Ilo-wareedyo ayaa sheegaya in Ahlu-sunna ay warqadaan ah heshiiska ay horay ula galeen Dowladda Fedearalka ay u direen xubnaha Beesha Caalamka ee daneeya Arrimaha Soomaaliya.

    Ahlu-sunna ayaa horay u sheegtay in dowladda Federaalka Soomaaliya uga baxday hehsiisyadii ay wada galeen, inkasto Wasiirka Arrimaha Gudaha uu dhankiisa sheegay in arrintaasi aysan waxba ka jirin.

    Akhriso Heshiiska ay Maanta Ahlusunna soo bandhigeen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.