Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta daah-furay duulimaad toos ah (Garoowe-Djibouti) oo Shirkadda Diyaaradaha Jabuuti Airlines ay ka bilowday magaaladda Garoowe.