Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Akhriso:-Eng Haashim oo Baaq ku aadan ka gurmashada abaarta udiray beesha caalamka iyo Somalida
    Somalia

    Akhriso:-Eng Haashim oo Baaq ku aadan ka gurmashada abaarta udiray beesha caalamka iyo Somalida

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 18, 2017Updated:March 18, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Eng Hashim Haji Gudoomiyaha Shirkadda Global Business iyo Qaar kamid ah Soomaalida Turkiga deggen ayaa ku dhaqaaqay sidii hay’adaha gargaarka ee dalka Turkiga in ay ka codsadaan sidii ay si dhab ah ugarab sitaagi lahaayeen bulshada Somaliyed ee walaalahooda abaarta darani saamaysay.

    Eng Haashim oo ka mid ah haldoorka u istaagay  ka qayb qaadashada gurmadka abaartaas kulul, ayaa ugu baaqay guud ahaan bulshada Somaliyed ee ku kala nool daafaha caalamka in ay i istaagaaan oo ay ka qaybqaataan qof walbaana isku xilsaaro ka gurmashada abaartaas Dad iyo duunyaba aafaysay.

    Eng Haashim ayaa qorshihiisa kasoo saaray Anbiil ku socda  inta wax caawisa alah ka sokow,ka akhriso hoos.

     

    Halkan ka akhriso:-

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.