Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Akhriso Golaha Wasiirada cusub Ee PL Gobollada siday ukala heleen
    Somalia

    Akhriso Golaha Wasiirada cusub Ee PL Gobollada siday ukala heleen

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Habeenka Arbacada soo galayso,ayaa lagu dhawaaqayaa Golaha Wasiirada Puntland.

    GOBOLKA BARI:

    1: Wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka Bada.
    2: Wasaarada Qorshaynta.
    3 .Wasaarada Macdanta iyo Biyaha.
    4.Wasaarada Kaluumaysiga iyo khayraadka Bada.

    GOBOLKA NUGAAL:

    1:Wasaarada Maaliyada
    2:Wasaarada Amniga.

    GOBOLKA SANAAG:

    1.Wasaarada Duulista hawada
    2 .Wasaarada Xanaanada Xoolaha.
    3.Wasaarada Waxbarashada.

    GOBOLKA MUDUG:

    1.Wasaarada Arimaha Gudaha
    2.Wasaarada Cadaalada,Diinta iyo Awqaafta.
    3.Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha.
    4:Wasaarada Deegaanka Duur joogta iyo Dalxiiska.

    GOBOLKA SOOL :

    1.Wasaarada Caafimaadka.
    2: Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Dhaliinyarada iyo Ciyaaraha.
    3:Wasaarada Warfaafinta iyo Isgaarsiinta.

    80% wajiyo cusub oo horay siyaasada Puntland iyo Somaliya ugu jiray ayay ubadan yihiin.

    Golihii hore ee Wasiirada Puntland,ayaa 1 ilaa 3-Xubnood waxaan dhamayn laga soo celin doonaa.

    Waxaa xusid mudan in Golaha Wasiirada shaqsiyaadka loo xulanayo hada ay yihiin dad khibrad ahaan,waayo arag nimo ahaanba ka saamayn badnaan doona Golihi hore,waana Odayaal Beelaha PL iyo Soomaaliya saamayn ku dhex leh.

    Wasiir ku xigeenadii iyo Wasiiru Dowlayaashii hore,ayaa iyana ilaa 3 ilaa 4 xubnood soo laaban doonaan.

    Dhanka DFS,ayaa iyana sidaan xogta kuhayo sugaysa magacaabista Golaha Wasiirada PL,iyadoo Isha ku haysa shaqsiyaadka lasoo xuli doono iyo saamayntooda.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.