Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Akhriso:-Qodobada Dastuurka Puntland Ee lagu sameeyay wax ka badalka
    Somalia

    Akhriso:-Qodobada Dastuurka Puntland Ee lagu sameeyay wax ka badalka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 25, 2023Updated:July 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaannada ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku Ansixiyey wax-ka-bedelka Dastuurka.

    1- Qodobka 7-aad Dhulka iyo Soohdimaha.
    2- Qodobka 44-aad Doorashooyinka.
    3- Qodobka 46-aad Xisbiyada Siyaasadda.
    4- Qodobka 47-aad Shuruudaha furashada Xisbiyadda.
    5- Qodobka 56-aad Hanaanka Dawladda.
    6-Qodobka 62-aad sababa lagu lumin karo xubinada Golaha Wakiillada.
    7- Qodobka 64-aad Awoodaha Golaha Wakiillada.
    8-Qodobka 89-aad ee qaab dhismeedka Garsoorka.
    9-Qodobka 90-aad Maxkamadda sare.
    10-Qodobka 110-aad Guddiga Doorashooyinka.
    11- Qodobka 113-aad Nidaamka Doorashada Guddiga.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.