Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Akhriso:-Qodobada kasoo baxay kulanka Abiy iyo Xasan Shiikh
    Somalia

    Akhriso:-Qodobada kasoo baxay kulanka Abiy iyo Xasan Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    1.MW Erdogan oo ka hadlayay madasha shirka jaraa’id ayaa sheegay in ay ka filayaan labada dhinacba in ay heshiiska ixtiraaman oo ay qadariyaan, wuxuu ka mahadceliyey in la heshiiyey, sida uu ka sheegay madasha.

    2. MW Erdogan ayaa si cad u sheegay in uu ka rajeynayo Madaxweyne Xassan Sheekh in uu Itoobiya ka caawiyo, doonisteeda ah sidii ay bad u heli lahayd.

    3.Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa sheegay in kheyraadka ay kala haystaan 2da dhinac uu ka badan yahay oo la wadaagi karro, wuxuuna sheegay in ciidanka Itoobiya, ay dadaal badan galiyeen Nabadda Soomaaliya uuna ka mahadcelinayo.

    4.MW Xassan Sheekh wuxuu sheegay in Itoobiya & Somalia waxay isku hayaan ay ka badan tahay waxay heshiis ku yihiin oo la xariira amniga Geeska Afrika.

    5.RW Itoobiya Abiy Axmed ayaa ka mahadceliyey taageerada iyo dadaalka Turkiga, wuxuuna sheegay in la gaaray Heshiis 2da dhinacba guuleysteen, isagoo isticmaalay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.