Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Akhriso:-Qodobada waa weyn Ee ku salaysan yahay heshiiska Turkiga iyo Somaliya
    Somalia

    Akhriso:-Qodobada waa weyn Ee ku salaysan yahay heshiiska Turkiga iyo Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 25, 2024Updated:February 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Heshiiska Dowlada Xasan la saxiixatay Turkiga,waxa uu ka koobnaa 6-qaybood markii hore,balse haatan,waxaa la saxiixay qayb ka mid ah.

    Lixda qaybood,waxay kala ahaayeen…

    1.Dhismaha Xarun xogaha amaanka ah.
    2.Dhismaha Ciidamada SNA.
    3.Dhismaha Ciidamada Booliska.
    4.Dhismaha Ciidamada Badda.
    5.Dhismaha Ciidamada Sirdoonka.
    6.Dhismaha Ciidamada Cirka.

    Heshiiskan,waxaa soo diyaarsaday Turkiga xiligii Farmaajo,waxaana kala shaqaynaysay Qatar.

    Macanaha heshiiskan,waxuu ahaa in dhamaan Arimaha Ciidamada iyo amaanka Somaliya Turkiga Gacanta loo geliyo,waxaase si cad uhor istaagay Maraykanka markaas,balse haatan waa ogolaaday qaybtan.

    Waxay ilo muhiim ah xaqiijinayaan Saxiixa heshiiskan in Xasan kaga badashay Lacag cadaan ah Turkiga.

     

    Heshiiska,wuxuu ka koobnaa 6-qaybood oo ay ku jiraan arimo waa weyn Mileteri iyo Wardoon ,waxaana horay udamcay in uu wada saxiixo Farmaajo,waxaase hor istaagay Maraykanka.

    Waxay ilo muhiim ah xaqiijinayaan Saxiixa heshiiskan in Xasan kaga badashay Lacag cadaan ah Turkiga.

    JQ. pic.twitter.com/txHMVNSbkh

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) February 25, 2024

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.