Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Akhriso:-Xildhibaanada ku dhaawacmay weerarka Hotel SYL
    Somalia

    Akhriso:-Xildhibaanada ku dhaawacmay weerarka Hotel SYL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 14, 2024Updated:March 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanada dhaawacmay Magacyadooda,waxay kala yihiin…

    Xildhibaan Cismaan Cali oo Golaha Shacabka ka tirsan.

    Xildhibaan Faarax Cabdi oo Golaha Shacabka ka tirsan.

    Senator Cabdirisaaq oo katirsan Aqalka sare.
    Xildhibaan Ismaaciil Iidoow oo Golaha Shacabka ka tirsan dhabarka,ayuu ka dhaawacan yahay.

    Waxaa kaloo Jira in ay Ku jireen Hotel-ka afhayeenka xukumada oo dhaawac fudud soo gaaray iyo Wariyeyaal kale .

    Nabad diidku markay kusoo guulaysteen furimihii hore ee dagaalka,ayay Muqdisho usoo wareejiyeen Dagaalka.

    Waxaaba Cajiiba Villa Somaliya iyo Xaafiiska Raysal wasaaraha kaabigooda in ay ka dagaalamayaan.

     

    Nabad diidku markay kusoo guulaysteen furimihii hore ee dagaalka,ayay Muqdisho usoo wareejiyeen Dagaalka.

    Waxaaba Cajiiba Villa Somalia iyo Xaafiiska Raysal wasaaraha kaabigooda in ay ka dagaalamayaan.

    JQ. pic.twitter.com/fslnii830C

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) March 14, 2024

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.