Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Al-Shabaab oo amar dul-dhigtay Ergadii soo xushay Xildhibaanada Baarlamaanka
    Somalia

    VIDEO: Al-Shabaab oo amar dul-dhigtay Ergadii soo xushay Xildhibaanada Baarlamaanka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 15, 2019Updated:July 15, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    War-saxaafadeed kasoo baxay hoggaanka sare ee Xarkada Al-Shabaab ayaa lagu amray odayashii ergada ee soo xulay baarlamaanka dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada.

    Bayaankan oo ku qornaa luuqadaha Soomaaliga iyo English-ka ayaa lagu sheegay in Odayaashu ay ku dheceen “Fal gaalnimo ah”, lagana doonayo in ay ka towbad keenaan ficilka ay ku dheceen.

    https://www.youtube.com/watch?v=wEb630ZzzvY

    “Waa inay iska diiwaangeliyaan maamulada wilaayaadka islaamiga ah ee koofurta iyo bartamaha Soomaaliya muddo 45 maalmood ah oo ka bilaabaneysa 15-07-2019 kuna eg 01-09-2019-ka.”ayaa lagu yiri bayaanka ka soo baxay Al-Shabaab.

    Ururka Al-Shabaab ayaa ugu hanjabay in Odeygii ka faa’ideysan waaya baaqa ay marin doonaan shareecada islaamka.

    Baaqan ka soo baxay ururka Al-Shabaab ayaa imanaya iyadoo dowlada federalka ay doonayso in doorasho qof iyo cod ah laga qabto dalka Soomaaliya.

    Waxaana hore uu ururka Al-Shabaab u diley dad badan oo ka mid ahaa ergooyinkii doortay xildhibaanada baarlamaanka kuwaasoo isugu jira rag iyo dumarba.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    𝗪𝗮𝗳𝘁𝗶 𝘂𝘂 𝗵𝗼𝗴𝗴𝗮𝗮𝗺𝗶𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗪𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿 𝗝𝘂𝘅𝗮 𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗗𝗵𝗮a𝗱𝗮𝗮𝗿

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.