Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Al-Shabaab oo beenisay war kasoo baxay Taliska Ciidanka Mareykanka ee AFRICOM
    Somalia

    Al-Shabaab oo beenisay war kasoo baxay Taliska Ciidanka Mareykanka ee AFRICOM

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 29, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Al-Shabaab ayaa Sheegtay duqeyn 48 Saac ka hor ka dhacday deegaanka Hoombooy oo qiyaastii 18Km dhanka Bariga uga beegan Jilib in lagu dilay nin beeralay ah xilli uu salaadda Casar ku tukanayay gudaha beertiisa oo ku taal Duleedka Jilib.

    Warka Kasoo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay ninka la dilay sido kale inuu kasoo jeedo qoys caan ka ah gobalka oo ku caan baxay Beerashada.

    Al Shabaab ayaa sido kale ku sheegtay Magaca ninka la dilay in lagu magacaabi jiray Siidi Max’med Macallim oo 22 sana jir ahaa.

    “Diyaarad Drone ah ayaa gantaal laheshay wiil dhalinyara ah oo lagu magacaabi jiray Siidi Max’med Macallim oo 22 sana jir ahaa, wuxuu kasoo jeeda qoys caan ku ah tacabka beeraha” ayey tiri Al Shabaab.

    Warka Al Shabaab ayaa kusoo beegmay xili sacado ka hor dowladda Mareykanka sheegtay Xubin sare oo katirsanaa Al Shabaab in lagu dilay Duqeyn ka dhacday Magaalada Jilib ol Sanado ay Maamulaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.