Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Al-Shabaab oo dagaal kula wareegtay Degaanka Far-libaax
    Somalia

    Al-Shabaab oo dagaal kula wareegtay Degaanka Far-libaax

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 25, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maleeshiyaadka Kooxda Al-Shabaab ayaa la sheegay iney dagaal kula Wareegeen deegaanka Far-libaax ee Gobalka Hiiraan,  kaddib weerar ay aroortii hore ee saaka ay ku qaadeen.

    Wararka ayaa sheegaya in dagaal culus uu dhexmaray Ciidanka Xoogga Dalka oo degaanka Far-libaax ku sugnaa iyo maleeshiyaadka Al-Shabaab,  waxaana wararku intaas ku darayaan in Ciidamadii Xoogga ee ku sugnaa deegaanka ay u soo baxeen dhanka Baladweyne.

    Ma jiro weli wax war ah oo ka soo bixin Taliska Ciidamada Dowladda Iyo Al Shabaab oo ku aadan dagaalka Degaanka Far-libaax.

    Deegaanka Far-libaax ayaa Qiyaastii 45-KM u jira Magaalada Baladweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.