Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Al-Shabaab oo dib ula wareegtay Degaanka Tooratoorow
    Somalia

    Al-Shabaab oo dib ula wareegtay Degaanka Tooratoorow

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 14, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wararka ka naga soo gaaraya deegaanka Tooratoorow ee Gobalka Shabeelaha Hoose, ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay dib u qabsadeen deegaankaasi, kaas oo shalay ay qabsadeen Ciidanka Dowladda

    Dadka degaanka ayaa sheegay in maleeshiyaadka Al-Shabaab ay gudaha u galeen Tooratoorow, kaddib markii ay isaga baxeen Ciidanka sida gaar ah u tababaran ee Dowladda (DANAB), kuwaas oo shalay si buuxda degaankaas ula wareegay..

    Deegaanka Tooratoorow ee Gobolka Shabeellada Hoose,halkaasi oo saldhig wyen uu u ahaa Al-Shabaab, iyadoona cabsi ay xiligan soo wajahday dadka deegaanka, maadam ay weeraro ku bilaabeen Ciidanka Dowladda, oo marka ay qabsadaan isaga baxaya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.