Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Al-Shabaab oo mar kale weerartay Saldhig ay lee yihiin Ciidanka Kenya
    Somalia

    Al-Shabaab oo mar kale weerartay Saldhig ay lee yihiin Ciidanka Kenya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 7, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kooxda Al-Shabaab ayaa weerar ka geysatay degaanka Saretho oo duleedka ka ah Magaalada Gaarisa ee xarunta Gobalka Waqooyi Bari ee dalka Kenya.

    Taliye ku-xigeenka Booliska Magaalada Gaarisa Kibet Bowen, ayaa sheegay in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay soo weerareen Saldhig ay Ciidamada Booliska Kenya ku lee yihiin degaanka Saretho oo u dhow xerada qaxootiga ee Dhadhaab ee Gobolka Waqooyi Bari.

    Sidoo kale, Taliye ku-xigeenka ayaa sheegay inay weerarkaas ka hortageen, isla markaana ay dileen laba kamid ah xubnaha Al-Shabaab ee weerarka salhdiga kusoo qaadey, wallow fah faahin intaasi ka badan uusan bixin.

    Dhinaca kale, Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyada weerarkaas, ayaa ku baahisay baraheeda Internet-ka inay dileen laba askari oo ka tirsan Ciidamada Booliska Kenya,sidoo kalena ay gubeen xarun ay lee dahay Shirkadda Isgaariinta Safaricom.

    Weerarkan ayaa noqonaya kii labaad oo todobaad gudihiis ay Al-Shabaab ka fuliyaan Gudaha Kenya, waxaana ay horey uga fuliyeen Xerada Ciidamada Cirka ee Kenya iyo Mareykanka ku leeyihiin Gobolka lamu.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.