Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Al-Shabaab oo Todabaad gudihiis Toogasho ku fulisay 18 Ruux
    Somalia

    Al-Shabaab oo Todabaad gudihiis Toogasho ku fulisay 18 Ruux

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 8, 2019No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kooxda Al-Shabaab ayaa galinkii dambe ee shalay fagaaro ku yaalla degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose, waxa ay ku toogtay Afar ruux oo mid ka mid ah ay haweeney aheyd.

    Al-Shabaab ayaa saddex kamid ah dadkaas ku eedeeysay inay la Sahqeynayeen Ciidamada Dowladda iyo dowladaha taageera.

    Boqolaal ka mid ah Shacabka degmada Jamaame ayaa tegay goobta toogashada, kuwaas oo Al-Shabaab ay ku amreen inay goobta tagaan si ay u daawadaan, waxana dadlka la toogtay Magacyadooda lagu kala sheegay.

    1: Sulaymaan Maxamed Saciid oo daโ€™diisa lagu sheega 21 sana jir ayaa Al-Shabaab ku sheegeen in uu ka tirsanaa Ciidamada Booliska Soomaaliya ee ka howlgeli jiray Magalada Muqdisho & degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.

    2: Yariisow Baaf Cusmaan (Maye) oo daโ€™diisa lagu sheegay 68 jir ayaa Al-Shabaab waxaa ay ku eedeeyeen in uu katirsanaa Maamulka degmada Diinsoor,isla markaana uu sigaar ah ula Shaqeyn jiray Ciidamada Itoobiya.

    3: -Iqra Cabdi Aadan oo jirtay daโ€™ada 20 ayaa Al-Shabaab waxaa ay ku eedeeyeen inay la Shaqeyn jirtay Sirdoonka dalka Kenya,isla markaana ay ka howlgeli jirtay Magalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi bari dalka Kenya.

    Ugu dambeyn Ninka Afaraad oo lagu Magacaabi jiray Nuur Bakar Diiroow ayaa Al-Shabaab waxaa ay ku eedeeyeen in uu kufsaday gabar ka mid aheyd dadka deegaanka, isaga oo guur horay u soo maray, waxana goobta oo ay ku sugnaayeen boqolaal Ruux dhagaxย  lagu dilay

    Si kastaba, Al-Shabaab ayaa Bishaan gudaheeda waxaa ay fagaarayaal ku yaalla deegaano ka tirsan gobolada Jubbooyinka iyo Shabeellaha Hoose waxaa ay ka fuliyeen xukuno dil ah, iyada oo la toogtay 18 Ruux oo mid ka mid ah ay haweeney aheyd.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.