Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Al-Shabaab oo weerartay deegaan ku dhow Gaarisa
    Somalia

    Al-Shabaab oo weerartay deegaan ku dhow Gaarisa

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 13, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaalamayaal katirsan Kooxda Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday degaanka kamuthe ee ismaanulka Gaarissa ee Dalka Kenya, sida ay ku warameyso warbaahinta gudaha Kenya.

    Dadka degaanka ayaa sheegaya in kooxihii weerarka fuliyay ay beegsadeen saldhig ciidamo ka tirsan Booliska kenya ay ku lee yihiin halkaas, waxaana lagu soo waramayaa in sidoo kale ay bur buriyeen anteeno ay lahayd shirkada safaricom.

    Ma jiro, wax war ah oo kasoo baxay Dowladda Kenya oo ku saabsan dhacdadaan, waxaana uu kusoo aadaya xilli muddooyinkii ugu dambeeyay ay weeraro qorsheysan ka fulinayo gudaha Dalka Kenya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.