Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Al-Shabaab oo weerartay saldhiga ciidanka Kenya ee Degaanka Olla.
    Somalia

    Al-Shabaab oo weerartay saldhiga ciidanka Kenya ee Degaanka Olla.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 11, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaalamayaal katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday saldhig Ciidanka kenya ay ku lee yihiin degaanka Olla oo waqooyiga kaga beegan magaalada Mandhera ee Gobalka waqooyi bari, waabarigiii saakay.

    Saldhiga la wareeray ayaa waxaa ku suganaa ciidan Police-ah, kuwaas oo lasoo sheegayo inay waxyeelo soo gaartay, inksta oo aysan si rasmi ah uga hadlin khasaaraha weerarka uu sababay.

    Dhinka kale, kooxihii weerarka fuliyay ayaa hub culus waxay ku weerareen xarun ay lahayd shirkadda isgaarsiinta Safaricom, taas oo laga leeyahay dalka Kenya, goobjoogeyaal ayaa sheegay in bur bur xoog leh uu soo gaaray Anteenada shirkadda la weeraray.

    Kooxda Al-Shabaab ayaa todobaadyadii ugu dambeeyay kordhiyay weerarada ay ka fulinayaan gudaha dalka Kenya, iyaga oo horay u shaaciyay in beegsigooda Kenya uusan joogsan doonin inta ciidanka Kenya ee qaybta ka ah howl-galka midoowga Afrika ee AMISOM ay ku sugan yihiin gudaha dalka Soomaaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.