Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Al-sisi oo mar Sadexaad u ordaya hogaaminta Masar-ta muhiimka u ah Gobolka
    Somalia

    Al-sisi oo mar Sadexaad u ordaya hogaaminta Masar-ta muhiimka u ah Gobolka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Al-Sissi oo ahaa Wasiirkii hore ee difaaca,ayaa hoggaamiyey Afgmabi xukunka looga tuuray Madaxweyne Maxamed Morsi 2013-kii kadib dibad-baxyo ka dhan ahaa xukunkiisa halka sano jiray.

    Al-Sissi oo markii ugu horreysay la doortay 2014, waxaana muddo xileedkiisa Labaad loo doortay 2018,weli kuma dhawaaqin in uu mar kale yahay Musharax.

    Isbeddel Dastuur oo lagu ansixiyey Afti 2019-kii,ayaa Laba Sano ku daray muddo xileedkiisa Labaad, wuxuuna u ogolaaday in uu mar Saddexaad u ordo muddo xileed Lix Sano ah.

    Waleed Xamsa, Guddoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Qaran ee Masar,ayaa sheegay in Cod bixinta ay dhici doonto December 10-12, ayada oo doorashada ku celiska ahna ay dhaceyso Janaayo 8-10, haddii musharaxna aanu helin in ka badan 50% codadka.

    Waxa uu intaas ku daray in Dadka dibedda dalka ku maqan ay codeyn doonaan December 1-3, halka tan ku celiska ahna ay codeyn doonaan 5-7.

    Siyaasiyiin dhowr ah,ayaa durba ku dhawaaqay in ay u taagan yihiin qabashada xilka ugu sarreeya dalka, balse midkoodna loolan adag ma gelin doono al-Sissi oo xukunka hayey tan 2014.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.