Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Alshabaab oo Hub iyo Ciidan badan ku xasuuqday Duleedka Ceel-buur
    Somalia

    Alshabaab oo Hub iyo Ciidan badan ku xasuuqday Duleedka Ceel-buur

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 26, 2023Updated:August 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Talyihii iyo Labadiisii ku xigeen ee Ciidanka Gor-gor, waa la dhaawacay.

    Ciidan door ah,ayay ku laysay argagixisadu Deegaanka Cawsweyne,waxayna nolol ku kaxaysteen Tiro Askar ah

    18-Beebe,ayay Gacanta ku dhigtay,halka ay gubeen 9-kale argagixisadu.

    Waxay kala jareen gurmadyadii Ciidanka,iyagoo burburiyay difaacyadii Ceel-buur.

    Waxa kaloo aad usii kordhaya khasaaraha Ciidamada Gorgor ee Cadowgu ku miray deegaanka Caws-weyne.

    Ciidanku 4-saacadood ayey gurmad dalbanayeen Laakiin looma jawaabin.

    Ceel-buur waa Magaalo cidlo ah oo go’doon ah,Askarta tagtayna,argagixisadu sidan ayay ugaadi karaan Saacad walba.

    Dad badan,ayaa ku doodaya in uusan Xasan wadin Dagaal argagixiso ee igu sawir caalamka taageero uu uga raadsanayo ay socoto.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.