Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Alshabaab oo markale sigay Madaxweyne Xasan Shiikh
    Somalia

    Alshabaab oo markale sigay Madaxweyne Xasan Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 5, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gawaaridii galbinaysay Madaxweyne Xasan,ayay Hoobiye ku hor dhufteen saakay Argagixisada.

    Sidoo kale Hoobiyayaasha,waxay ku dhaceen Xaafadaha Wardhiigle iyo Boondheere oo ay ku taalo Villa Somaliya.

    In Nabadiidka Hoobiyayaal ku weeraraan socotadii Madaxweynaha iyo Xaruntii Madaxtooyada,waxay muujinaysaa awoodooda iyo saamayntooda.

    Madaxweyne Xasan Safaradiisii caadiga ahaa ee Diyaaradu ubiyaysnayd,ayuu si wataa.

    Safarada tira beelka ah ee MW Xasan,waa keeni waayeen xataa Hoobiye loogu jawaabo Hoobiyaha Nabadiidka.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.