Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Alshabaab oo ka qabsaday Ciidamada DFS Deegaano kale
    Somalia

    Alshabaab oo ka qabsaday Ciidamada DFS Deegaano kale

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 20, 2025Updated:March 20, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sarkaal Jareeroow oo ahaa Talye Urur iyo ilaaladiisii,ayay argagixisada AS Qarax ku dileen.

    Jareeroow,waxa uu ahaa Talyihii Ururka No-50 fadhiyay,waxaana Qaraxa lala eegtay,isagoo ugurmanaya Deegaamada cusub ee AS qabsatay.

    Sidoo kale AS,waxay Gacanta ku dhigeen Deegaamada Sabiid iyo Caanoole oo 10-km ujirta Afgooye Shabeellada Hoose.

    AS horay,waxay usoo qabsadeen Awdhiigle oo ah Deegaan muhiim ah.

    Ujeedka AS,waa in ay si buuxda uqabsadaan Gobolka Shabeellada Hoose,kadibna ay ugudbaan Qaybo ka mid ah Xamar.

    Sida muuqata Shabaab si weyn ayay usoo xoogaysanayaan,waxayna muujinayaan awood.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.