Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Alshabaab oo sheegtay in ay qabsadeen Masaajidka Cali Guduud.
    Somalia

    Alshabaab oo sheegtay in ay qabsadeen Masaajidka Cali Guduud.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 26, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Al-Shabaab,ayaa subaxnimadii hore ee Saakay oo Arbaca ah weerar ku qaaday Saldhig ay Ciidamada DFS ku leeyihiin Deegaanka Masaajidka Cali Guduud ee Gobolka Shabeellada Dhexe.

    Weerarka oo ku billowday Qarax kaddib rasaas xooggan,ayaa sababay iska horimaad xooggan.

    Inkastoo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay,haddana Labada dhinac waxaa soo gaaray khasaare.

    Ciidamada DFS,ayaa iska caabiyay weerarka, iyadoo gurmadyo laga soo daabulay Degmada Cadale, halkaasoo uu hadda ku sugan yahay Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud.

    Al-Shabaab,ayaa sheegtay in ay la wareegeen Gacan ku heynta deegaankaasi, balse ma jirto ilo madax banaan oo arrintaasi xaqiijinaya.

    DFS,ayaa wali sii wada howlgallada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee ka socda Shabeellada Dhexe.

    Haday dhabowdo 100% sheegashada AS in ay qabsadeen Masaajidka Cali Guduud,waxay Waji gabax ku tahay MW Xasan oo xoojinta dagaalka utagay Deegamadaas.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.