Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Alshabaab oo sheegtay in ay qabsadeen Saldhigii Ceel-la helay Ee Ciidamada DFS
    Somalia

    Alshabaab oo sheegtay in ay qabsadeen Saldhigii Ceel-la helay Ee Ciidamada DFS

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warar kala duwan,ayaa xaqiijinaya in Al-Shabaab ay maanta weerar ku qaadeen Saldhiga Ceel-la helay.

    Khasaare xoog leh in lagu gaarsiiyay Ciidamada Dowladda ee Gor-gor iyo kuwa Macawisleyda,ayay Ilo Wareedyo xaqiijinayaan.

    Al-Shabaab,ayaa sheegtay in ay Gacanta ku dhigeen Saldhiga Ceel-la helay kuna qabsadeen Hub,Gaadiid iyo Askar Maxaabiis ah.

    Dowlada Villa Somaliya,waxay dhankeeda sheegtay in ay Gacanta ku hayso Saldhiga Ceel-la helay.

    Dhanka kale Qarax ismiidaamin ah,ayaa lagu dhaawacay Madaxweynaha Galmudug iyo Labada Xildhibaan ee ugu miisaanka culus kuwa laga soo doorto Galmudug Cabdiqaybdiid iyo Dhabancad.

    Hadii ay dhab noqoto sheegashada Alshabaab,waa dharbaaxo kale iyo jab ku dhacay marka laga soo tago kii Cows-weyne Gulufkii Xasan Shiikh ee argagixisada.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Hadii ay dhab noqoto sheegashada Alshabaab,waa dharbaaxo kale iyo jab ku dhacay marka laga soo tago kii Cows-weyne Gulufkii Xasan Shiikh ee argagixisada.

    Jibril Qoobey. pic.twitter.com/nzwWtLRROw

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) September 15, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.