Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Alshabaab oo Todobaad ku haya Cunaqabatayn Baydhabo
    Somalia

    Alshabaab oo Todobaad ku haya Cunaqabatayn Baydhabo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Argagixisadu,waxay Cunaqabatayn kusoo rogtay Magaalada Baydhabo.

    Majiraan wax Geli kara iyo wax kasoo bixi kara,sida Shabaab ku dhawaaqeen.

    Waa arin yaab keeda wadata in argagixiso awood iyo amar intaa le’eg ay kusoo rogto Xarun ay ku sugan yihiin Maamulkii iyo Madaxdii Dawlad Goboleedka.

    Mudo Asbuuc kudhow,ayuu saaran yahay xayiraada argagixisadu Magaaladaas,waxaana sare ukacday Noloshii bulshada oo waxaa qaaliyoobay Raashinka iyo Shidaalkii.

    Xasan iyo kooxdiisu dagaal lama gelin argagixisada,ayaa la oranan karaa oo taa badalkeeda in ay Hubeeyeen,ayaa lagu tilmaami karaa.

    Sidookale waxaa muuqata in ay weli xoogan yihiin argagixisadu hadiiba ay ku dhiiradeen Baydhabo oo Magaalo weyn ah in ay go’doomiyaan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.