Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Alshabaab oo weeraro ka fuliyay Agagaarka Muqdisho
    Somalia

    Alshabaab oo weeraro ka fuliyay Agagaarka Muqdisho

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 15, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    AS,ayaa saaka oo Sabti ah lagu soo waramayaa in weerar abaabulan ay ku qaadeen Ciidamada Dowladda, ee ku sugan Awdhiigle ee Gobolka Shabeellada Hoose,waxaana halkaasi ka dhacay iska hor in aad xooggan oo qaraxyo la socdeen.

    Weerarada argagixisada AS ee Deegaamada Xaawa Cabdi iyo Jihada Awdhiigle ee Maanta iyo kuwii maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay Balcad oo dhamaantood Xamar ujira markay ugu fog yihiin 30-KM,waa fariimo khatar muujinaya.

    In AS isku dayaan si muuqata Ciidan hubaysan in ay ku galaan agagaarka Xamar,waa dhiiranaan cusub.

    Horay,waxay ku hawlgeli jireen qarsoodi,balse sida hada muuqata,waa bareerayaan,waxayna rabaan in ay ugu yaraan Qaybo ka mid ah Xamar toos umaamulaan.

    Majiraan Ciidamo Dowladeed oo hor taagan,kuwii Beelaha,waxaa kala daadiyay Xasan Shiikh oo sababay in AS uga saamayn bato Beelaha DFS.

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.