Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Alshabaab oo weeraro ku qaaday Goobihii ay iskaga baxeen
    Somalia

    Alshabaab oo weeraro ku qaaday Goobihii ay iskaga baxeen

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maleeshiyada Al-Shabaab,ayaa xalay tiro Madaafiic ah ku weeraray deegaanka Ceel-Lahelay ee Gobalka Galgaduud, oo ay dhowaan qabsadeen Makeeshiyo Beeleedyada Dowladda Fadaraalku abaabushay.

    Kooxda Al-Shabaab,ayaa sheegtay in ay ku beegsatay fariisimaha Ciidamada Dowladda ay kaga sugan yihiin halkaas.

    Shabaab ma bixin faah-faahin intaas dheer.

    Saraakiisha Ciidamada Dowladda,ayaan weli ka hadal weerarka ay sheegteen Al-Shabaab.

    Shabaab,waxay Ciyaaraan qorshe ay uga baxaan Magaalooyinka marka Guluf xoog leh kusoo wajahan yahay,jadibna weeraro Gaadma ah ay ku sameeyaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.