Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Amarkii Trump oo ku dhaw gebi ahaanba in uu fashilmo
    Somalia

    Amarkii Trump oo ku dhaw gebi ahaanba in uu fashilmo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 14, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garsoorihi sida ku meel gaarka aheyd u hakiyey amarki Madaxweyne Trump ee ka dhanka ahaa qaxootiga ayaa Isniintii sheegay inay furayaan kiis kale oo si toos ah u mamnuuci doono amarkaasi.

    Garsoore James Robart oo xaakim ka ah maxkamad ku taalla magaalada Seattle ee gobolka Washington ayaa horaanti bishaan hakiyey amar uu madaxweynaha Mareykanka ugu diiday inay dalkan soo galaan muddo 90 cish ah muwaadiniinta kasoo jeeda dalalka Iraq, Iran, Syria, Libya, Yemen, Somalia iyo Sudan. Sidoo kale qaxootiga ayuu amarkaasi taabanayey guud ahaan.

    Waaxda Cadaalada Mareykanka ayaa weydiisatay garsoore Judge Robart inuusan qaadin tallaabo sharci ah ilaa ay go’aan kama danbeys ah qaadan Maxkamada Sagaalaad ee Mareykanka, laakin garsoore Robart arrintaasi waa uu ku gacanseyray.

    Dhinaca kale, xaakim federal ah oo ku sugan gobolka Virginia ayaa soo saaray amar lagu diidayo in amarka Trump laga hir-geliyo gobolka Virginia.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.