Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Aqoonsiga Jamhuuriyadeed Ee SL yuu ku xiran yahay?
    Somalia

    Aqoonsiga Jamhuuriyadeed Ee SL yuu ku xiran yahay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 16, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    SL,waxaa Lacagtii kaga dhamaatay Xildhibaano Xisbiga Jamhuuriga ah iyo Joornaalo ay ka dhex baadigoobayso Aqoonsi.

    SL maka heli kartaa Aqoonsi DFS?

    SL in ay noqoto Qaran gaar ah,,wuxuu ka go’aa Shacabka iyo DFS ee kama imaanayo Dibada.

    Shacabka Somaliyed ma danaynayaan in ay kala tagaan oo Qayb ka mid ah laga jaro.

    Sidoo kale MW Somaliyed oo Villa Somaliya fadhiya kama Shaqayn karo kala taga Wadanka.

    SL iyo fursadaha Midninada?

    Shacabka SL,waxay wada socodka Somalinimada ku heli karaan fursado waa weyn oo laga xusi karo……

    1.Caasimada JFS oo ay qaadan karaan.
    2.Awoodo Siyaasadeed oo ay heli karaan.
    3.Miisaaniyad soo kabasho oo loo samayn karo.

    Gunaanadka.?

    Hadii SL aqbali waydo waaqiciga,waxay sabab usii ahaan doontaa in aan sii ahaano Qaran Qaybsan iyo Bulsho ku filnaan wayday in ay isqaadato oo keento aragti ay kuwada noolaan karto ugana gudubto Mushkiladaha horyaala.

    Somalida uguma badiso kala tag markii caadifada laga soo tago,waxaana xalkeeda Mustaqbal yahay wada socod.

    Sida aan hada nahay,waxay nagu sii foganaysaaa ragaadka Caqligu ha Shaqeeyo SL ha aqbasho Nidaamka Fadaraalka hana gorgortanto.

    Walaalayaal soo laabta oo Nala dhisa Qaran Somaliyed oo ku dhisan Caqli iyo aragti ka fog kaligii talisnimo oo Dimuqraadi ah,Fadaraal ah Nooluhu karaamo ku leeyahay.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.