Ceelasha Butici,waa laga sifeeyay argagixisada,waxaana lagu hareeraysan yahay Ceelka Barakalaah.
Waa Ceelal muhiim ah Ceelashan Maanta laga sifeeyay argagixisada.
Tiro door ah oo argagixisada ah,ayaa lagu laayay hawlgalka Maanta dhacay,halka Ciidamada difaaca Puntland,ay ka shahiideen Sadex Askari kana dhaawacmeen Lix kale.
Hawlgalku,waa sii soconayaa ilaa laga soo afjaro midka udanbeeya argagixisada.