Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Askar ka tirsan Ciidamada Puntland oo ku geeriyooday Miino
    Puntland

    Askar ka tirsan Ciidamada Puntland oo ku geeriyooday Miino

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 15, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Miino,ayaa la kacday Ciidamo ka mid ah kuwa difaaca PL oo marayay Wadada Daraymadoobe.

    7-Askari,ayaa ka shahiiday Ciidamada difaaca PL.

    Rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo,waa xaq udirir ku dhintay sharaf iyo Diin.

    Waxyeelaynta argagixisadu,waa sii jiraysaa ilaa mudo oo hadba Sadex firxad ah,ayaa Habeenkii intay lugeeyaan Wado galinaya Miino,kadibna ka cararaya.

    Dhulku,waa Dhul balaaran oo gaaraya 450-km oo aan Wado walba iyo KM kasta Ciidan la dhigi karin.

    Balse waxyar baa ka harsan firxadka argagixisada nafla caariga ah.

    Ciidamada geesiyaasha ah ee PL,waa shaqaynayaan oo Labadii maalmood ee udanbeeyay,waxay qabteen xubno,waxayna dileen daraasiin argagixisada ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.