Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Askar lagu dilay weerar ka dhacay Dalka Mali
    Somalia

    Askar lagu dilay weerar ka dhacay Dalka Mali

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    24 askari ayaa dhimatay, halka 29 kalana ay dhaawacmatay kadib markii koox hubaysan ay weerar ka gaysteen bariga dalka Mali, sida ay sheegeen Masuuliyiinta Ciidanka.

    Ciidamada Mali ayaa sidoo kale sheegay in dhankooda ay weerarka ku dileen 17 kamid dagaalyaanada, iyagoona intaasi raaciyay in ay gacanta ku dhigeen illaa 100 ruux oo looga shakisan yahay in ay xiriir laleeyihiin.

    Weerarkan ayaa imaanaya todobaadyo uun kadib markii 54 askari lagu dilay weerarka kale oo dalka Mali ka dhacay.

    Dalka Mali ayaana tan iyo sanadkii 2012’kii ladaalaa dhacayay weerarada ay mintidiinta islaamiga ah dalkaasi ka geesanyaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.