Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Atmis oo Somaliya ka saartay tiro kale oo ka mid ah Ciidankeeda
    Somalia

    Atmis oo Somaliya ka saartay tiro kale oo ka mid ah Ciidankeeda

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 1, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hawlgalka Ciidamada Midowga Afrika ee Atmis Somaliya,ayaa shaaciyay in ay kala baxeen Laba kun oo Askari oo ka mid ah Ciidamada Nabad ilaalinta Somaliya.

    30-kii Jun oo shalay ku aadanayd ayay Ciidamadaas 2000- Askari ah ka baxeen Somaliya.

    Sidoo kale 30-ka Sep iyo 30-ka Dec ee isla Sanadkan min 2000-Askari oo kale,ayaa laga saarayaa Somaliya.

    Guud ahaan Sanadkan,waxaa qorshaysan in Ciidamo gaaraya 6000-Askari oo ka mid ah 19000-Askari ee hawlgalka Atmis laga saaro Somaliya.

    Saldhigyada ay banneeyeen Ciidamada Atmis,ayaa lagu wareejiyay kuwo ay diyaarisay Dowlada Dhexe ee Somaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.