Author: Jibril Qoobey.

Wasiirka Arimaha Dibada DFS,ayaa digniin culus udiray Diblomaasiyiinta Reer Yurub ee ku sugan Somaliya,kadib hadalo ay ka yiraahdeen Doorashada Somaliland :Somaliland ha ku tilmaamin dal gaar ah, waa Gobol ka mid ah Soomaaliya”Ayuu yiri Fiqi. Fiqi l,ayaa sheegay in uu u yeeray safiirka Denmark u fadhiya Soomaaliya si uu uga hadlo hadal uu ka jeediyay,isagoo ku sugan Hargeysa. “Soomaaliya waa Hal Dal,iyadoo aan loo eegin arimaha aan ku kala duwanahay ,ma aqbali doono in Safiir Somaliya oo qayb ka mid ah ku tilmaamo Dal gaar ah,ka aqbali mayno in ay qariyaan Wadsnka loo soo diray iyo in ay ka xishoodaan…

Read More

Wasiir Juxaa maxaad ka duushay? Fiqi muxuu ba’ashay?? Markaad fiqi ku mucaaradayso ilaalinta Midnimada Dhuleed iyo Dadeed ee Somaliya? Ma waxaan ka tanaasulnay Somaliya mid ah oo Fadaraal ah? Mid kale oo ay tahay in aan uhakano oo aan la qarinayn,waxay tahay…. “Hadii Fiqi ay kala weynaatay Midnimada Wadanka caadifada ay xeeriyaan Siyaasiyiinta Beeshiisa ee ah isbahaysiga Irirsamaale ee PL loo samaystay ma in aan ku taageerno,ayuu xaq uleeyahay mise in aan ku Mucaaradno? Safiirada looma diidana in ay tagaan SL oo bogaadiyaan Doorashada qurxoon ee ka dhacday ee,waxaa la diidan yahay in ay qariyaan Wadanka ay joogaan kuu yahay…

Read More

Garowe, Nofembar 17, 2024 – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad, Mudane Maxamed Maxamuud Ciise, ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 13-aad ee Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada. Fadhiga oo looga gol lahaa la xisaabtanka Xukuumadda ayaa waxaa horyimid Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta, Mudane Cabdi Faarax Siciid (Juxa), oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud iyo Agaasimeyaasha Waaxyaha Wasaaradda iyo saraakiil kale ee Wasaaradda. Xildhibaannada Golaha ayaa Wasiirka weydiiyey su’aalo ku saabsan qorsheyaasha ku aaddan arrimaha Federaalka, Arrimaha dimuqraadiyeynta Puntland, Xuduudaha, Khilaafadka Beelaha, Tirada Xildhibaannada Goleyaasha deeganka, iyagoo dalbaday in la caddeeyo…

Read More

Muuse,waxa uu shiriyay Golihiisa Wasiirada iyo Saraakiishiisa Ciidanka,isagoo hordhigay Doorashadii iyo Natiijadeedii siday u arkaan. Wasiirada iyo Saraakiisha Ciidanka qaar,waxay soo jeediyeen in laga helay Doorashada oo la aqbalo. Wasiir Cali Mareexaan,ayaa ka mid ahaa Wasiirada soo jeediyay in la aqbalo Natiijada. Saraakiisha soo jeediyay in la aqbalo natiijada,waxaa ka mid ahaa Talyaha Booliska. Ugu danbayn,waxaa kulan gaar ah wada galay Muuse iyo Kaahin markay mudo ku wada jireen Qol,way soo baxeen,waxayna fasaxeen Golihii,iyaga oo aan sheegin go’aanka lawada qaadanayo. Taageerayaasha Muuse,waxay aaminsan yihiin in aan laga helin Doorashada,halka kuwa Cirro aaminsan yihiin in ay heleen Doorashada.

Read More

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya,ayaa u yeertay safiirka Dowlada Denmark ee Somaliya uyeertay. Sababta loogu yeeray Safiirka ayay Wasaaradu ku sheegtay hadal uu ka jeediyay Hargeysa,kaasoo uu ku tilmaamay in Somaliland ay tahay “Dal” xilli uu kormeerayay doorashooyinkii dhawaan ka dhacay halkaas. Wasaaraddu waxay walaac ka muujisay hadalka safiirka, waxayna ugu yeertay si ay dareenka DFS ula wadaagto Halkan ka akhriso:-

Read More

Dowladda Fadaraalka Somaliya,ayaa ku dhawaaqday in ay tallaabooyin adag’ ka qaadayso Safiirro ay sheegtey in ay goobjoogayaal ka noqdeen Doorashada Somaliland, isla markaana ay qariyeen Magaca Somaliya. Wasiirka Arrimaha-dibedda,ayaa si gaar ah ugu eedeeyey Safiirka Denmark in uu Wadan ugu yeerey Somaliland. “Safiirrada Hargeysa tegey ee tallaabooyinka kala goynta ah qaaday tallaabo,ayaan ka qaadaynaa qaarkoodna waan u yeedhay, cidna kama yeelayno in ay dalkan kala goyso – wixii khilaaf ah Somali ayey u taal.”Ayuu yiri Danjire Fiqi. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

WD/Jubba. Diblomaasiyiinta Qadar waxaa horay loogu tilmaamay Kiyaabo bool kasta furta marka la joogo dhex-dhexaadinta dhinacyo aad u kala fog . Lknse markan Dowladda Qatar waxay sheegtay inay joojisay dedaalkii ay ugu jirtay in lagu gaaro heshiis nabadeed oo dhexmara Israel iyo Xamaas. Waxaa jira warar sheegaya in Xamaas ay qorsheyneyso inay ka guurto qatar,oo ay xafiiskeeda u wareejinayso dalalka Turkiga ama Iran . Xogaha qaarkood ayaa sheegaya in Mareykanku uu ku cadaadinayo Qatar inay xirto xafiiska Xamaas ee Doha,Lknse Qatar ayaa beenisay wararka sheegaya inay xirayso xafiiska kooxda Xamaas ku leedahay dalkeeda. Qatar waa dal yar oo hodan ah…

Read More

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ayaa xariga ka jaray wejiga koowaad ee mashruuca maareeynta Daadka ee degmada Qardho, oo ah qorshe xal loogu sameeyay Biyaha Magaalada soo gala xiliyada Roobka. Madaxweynaha,ayaa kormeeray Toga Biyuhu maraan iyo Janbiyada loo sameeyay. Halkan ja daawo muuqaalka

Read More

WAR-SAXAAFADEED Dowladda Jubbaland waxay markasta u taagan tahay ilaalinta Dastuurka, qawaaniinta iyo xeerarka u yaala dalka, DFS waxay maalmahan dambe caadeysatay ku tumashada Dastuurka iyo xeerarka kale ee dalka u yaala iyo la tashi la’aanta Dowladaha xubanaha ka ah Dowladda Soomaaliya ee arimaha masiiriga ah ee taabanaya masiirka umadda Soomaaliyeed. Jubbaland,ayaa sheegtay in kalfadhigii maanta lagu ansixiyay dhismaha gudigga doorashooyinka ay golaha ka maqnaayeen xildhibaanada Jubbaland iyo Puntland matala. Halkan ka akhriso:-

Read More

Rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo MW Axmed Siilaanyo oo Geeriyooday. Waxa uu ka mid ahaa haldoorka Siyaasadeed ee Somaliyed ee soo taliyay. Taariikh wanaagsan,ayuu ku lahaa Somalida dhexdeeda. Waxaan uga Tacsiyaynayaa Qoyskiisa,SL iyo Guud ahaan Somalida. Waxaa Waajib ku ah DFS in ay Baroordiiq usamayso oo Calanka hoos udhigto Sadex Cisho. Sidoo kale Maamulka SL in uu Doorashada Natiijadeeda dib udhigo oo Baroor diiq ku dhawaaqo. Siilaanyo Oday Taariikh leh buu ahaa.

Read More

Garoowe : 14 November 2024: Shirka Golaha Wasiirada Puntland, ayaa Todobaadkan looga hadlay…. 1.Amniga, 2.Sida ay u socoto Fariisinta Goleyaasha Deegaanka degmooyinka Gobolka Nugaal. 3.Daraasada Biyo- saarista Gaalkacyo. 4.Xogta Caafimaadka Puntland. 5.Diyaargarowga Shirka Deegaanka Puntland. Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa Shir-guddoominayay,waxaana Safar  galay MW Deni.

Read More

Safiirada Beesha Caalamka ee tagay Somaliland si ay uqiimeeyaan Doorashada halkaas ka dhacday,ayaa ku baaqay in dhamaan Xisbiyada iyo Siyaasiyiinta SL ay aqbalaan Natiijada. Markaad leedahay nidaam Doorasho oo hufan iyo mudo xileed awooda si xasiloon loola kala wareego,isla markaana aad muujiso hogaamin qurxoon oo ka fog musuqa iyo eexda oo sameeya adeeg Bulsho,waa laguu soo istaagayaa. Doorashadan SL,waxay utahay wax weyn si kastooy dib ugu dhacday hadana in ay qabsoonto muhiim bay ahayd. Hadii Natiijada lawada aqbalo oo awoida si Nabad ah loola kala wareego,waxay noqon doontaa mid taariikhiya oo SL kor uqaada. Doorasho qurux badan oo xasiloon,ayaa udhacday…

Read More

Muuse,waxaa Gacantiisa ka baxay Gudigii Doorashada oo uu isku halaynayay. Maxkamada Dastuuriga ah oo iyaduna isbadali karta,ayaa ku harsan haatan. Ilaa Shalay xaalku,waa uwacnaa Muuse oo xogaha usoo dhacayay,waxay usheegayeen in goob walba oo Doorasho isagu ku horeeyo,waxaana si fiican ula Shaqaynayay Gudiga Doorashada ee uu aaminay. Sidoo kale,waxaa ka wareegtay Muuse Dowlada Itoobiya oo la Shaqaysay Cirro iyo Mucaaradka. Sida aan xogaha ku helay,waxaa si weyn udhexgalay Wardoonka Ismaaciil Cumar Geelle. Muuse,waa laga helay Doorashada,waana laga guulaystay,waxa kaliya ee uu samayn karaa diidmo qayaxan iyo dagaal toos ah,waa xogta taal Xarumaha muhiimka ah ee SL. Safiirada utagay,waxay usheegeen in…

Read More

Weli,masoo bixin Natiijo hirdhac ah oo,waxaa socda tirinta Codadka. Sida Gudoomiyaha Gudiga Doorashada SL uusheegsy,waxaa la sgaacin doona Natiijada rasmiga ah 21-NOV. Balse xogaha hoose ee aan helayno,waxay sheegayaan in Muuse Biixi Cabdi ilaa iyo hada ku horeeya Doorashada Madaxweyne goob walba marka laga reebo Gudaha Magaalada Burco. Sidoo kale,waxay xoguhu sheeg in Xisbiyada ay banaanka yaalaan Kulmiye,Wadani iyo Hilaac. Wararku,waxay tilmaamayaan in Muuse Loolanka MW ku horeeyo,halka loolanka Xisbiyada looga horeeyo,balse Xisbigiisa Kulmiye soo baxayo. Faysal Cali Waraabe iyo Xisbigiisii UCID,waxay ubadan tahay in ay haraan oo ay lumiyaan Xusbinimada. Booskii UCID,waxaa galaya Hilaac oo uu hogaaminayo Axmed Samatar…

Read More

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadi magacaabay qaar ka mid ah xubnaha golahiisa wasiirrada ee soo socda, kuwaas oo dhammaantood ka mid ah siyaasiyiinti daacawadda u ahaa, hase yeeshee lagu tilmaamay kuwo aanan khibrad u laheyn jagooyinka uu u magacaabay. Tallaabadaas ayaa ka yaabsatay qaar ka mid ah xulufadiisa midigta, iyada oo ay dadka lafa gura siyaasadda Mareyka ay ku tilmaameen sida ay dhab uga tahay Trump ballan qaadkiisii ahaa in uu dib u qaabeyn doono hey’adaha dowladda federaalka. Trump ayaa Wasiirka Caddaaladda u magacaabay Matt Gaetz oo ah 42 jir ka tirsan Koongareeska Mareykanka lagana soo…

Read More

Gudoomiyaha Guddida Doorashada Somaliland ayaa sheegay in tirinta cododku billaabantay, islamarkaana si guud ay nabad ugu soo dhamaatay doorashadii. Guddoomiyaha guddida doorashada ayaa shacabka Somaliland u sheegay ina natiijada rasmiga laga qaadan karo oo kaliya komoshinka doorashada. waxa uu sheegay in natiijada ay ku dhawaaqi doonaan 21-ka bishan November. Doorashadan oo laba sano dib uga dhacday xilligii la filayay ayaa ku soo aadeysa xilli xiisadi ay ka dhex oogan tahay Soomaaliya iyo Ethiopia, iyo iyadoo magaalada Laascanood iyo magaalooyin kale oo hoos yimaada maamulka SSC-Khaatumo oo doorashooyinkii hore ay ka dhici jireen aysan haatan gacanta ugu jirin maamulka Somaliland.

Read More

Waxaa si rasmi ah ubilaabatay Saakay Doorashada Somaliland oo Dadku toos Codkooda udhiibanayaan. MW Muuse Biixi oo Codkiisa dhiibanaya,ayaa sheegay in uu aqbalayo natiijada kasoo baxda Doorashadan. Sinjiga Somaliga ah,waxay utahay Sharaf iyo wax uu ku faano Doorashada ka socota SL Maanta. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Waa dhab DFS ee fadhigeedu yahay Villa Somaliya,ayaa xirtay Baraha Bulshadaee ay leeyihiin Siyaasiyiin iyo Saxafiyiin ka aragti duwan. DFS,waxay u adeegsanaysaa Gacan dadban xiritaanka Baraha Bulshada. Tusaale:- Shaqsiyaad loo dhiibay Lacag,ayaa adeejiyay Shirkado degan Hindiya,kuwaasoo isticmaalay Isbitaalo ku yaal Carabaha,Hindiya iyo Somaliya. DFS,way inkiraysaa in ay hawshan,iyadu ka danbayso,balse,waxaa loo hayaa cadaymo cad cad in ay maalgelinta,iyadu leedahay. Waa talaabo liidnima ah oo masuuliyad xumi ah. DFS fashilka haysta kuma qarin karto Baro Bulsho oo la xiro.

Read More

Waxaa la filayaa in Senatarada Aqalka Sare kusoo biiraan Xildhibaanada Golaha Shacabka ee ka hor yimid qorshaha Xasan. Sida xoguhu sheegayaan Seneterada,ayaa diidi doona Maalmaha soo socda in ay qayb ka ahaadaan Kalfadhigan Labaad,waxayna tagi doonaan Xaruntooda Aqalka-Sare. Seneterada is urursaday ee udiyaar garoobay ka hor imaadka qorshaha Xasan,waxay gaarayaan 26-Seneter ilaa iyo hada,taasoo ka dhigan kala bar Xubnaha Aqalka Sare. Sababta Labada Aqal la isagu daray,ayaa ahayd in la qariyo Mucaaradada Aqalka Sare ka jirta oo ujeedku,waa in ay ku dhex libdhaan Golaha Shacabka. Kooramka Baarlamaanka ee fadhigan,ayaa la aaminsan yahay in uusan buuxsamin,balse Labada Gudoomiye ay marsiiyeen,isla markaana…

Read More

Xildhiaanada PL kasoo jeeda ee Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya,ayaa soo saaray War ay kaga soo horjeedaan qorshaha Xasan Shiikh. 6-Qodob ayay dul istaageen oo kala ah…… 1.Waxay cadeeyeen in ay aqoonsan yihiin Dastuurka KMG Fadaraalka ee laysku raacsan yahay,kana soo horjeedaan wax ka badalka halka dhinac ah. 2.Waxay cadeeyeen Sharciyada la marinayo Baarlamaanka ee baalmarsan Xeerarka in aysan aqoonsanayn. 3.Waxay cadeeyeen in ay ku garab siinayaan JL qabsashada Doorashadeeda. 4.Waxay ka digeen xasiloonidarada iyo faragalinta ka dhanka ah Maamulada JL iyo PL. 5.Waxay uga digeen DFS mudo kororsiga Sharcidarada ah ee ay usocoto,isla markaana ay gelinayso Dowladaha Xubnaha ka ah DFS.…

Read More

Garowe, Nofeembar 12, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Mudane Maxamed Maxamuud Ciise, ayaa maanta shir guddoomiyey fadhiga 11-aad ee Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Puntland. Ajendaha kulankan ayaa ahaa sii wadista doodda iyo ansixinta Wax-ka-beddelka Xeerka Qareennada Puntland, oo isbeddel iyo kaabis ay ku sameeyeen Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta & Dastuurka ee Golaha Wakiillada. Guddigu waxa uu maanta Golaha la wadaagay warbixin faahfaahsan oo ku saabsan wax-ka-beddelka iyo kaabista lagu sameeyey xeerka, si loo turxaan bixiyo loona waafajiyo Dastuurka iyo sharciyada Puntland. Fadhiga maanta oo ahaa maalintii saddexaad…

Read More

Fursadiisa soo laabashada way saraysaa. Gobolka Maroodijeex,waxaa la sadaalinayaa 90% in uu Xisbigiisa Kulmiye helo Codadka. Awdal 87%,ayaa la sadaalinayaa oo hadalladii M.xigeenka iyo Ugaaska saamayn ma yeelan. Saaxil 85%,ayaa la saadaalinayaa in uu helayo Kulmiye Codadka yaala. Togdheer 35%,ayaa loo filayaa Kulmiye. Gobollada Bari,Codadka uu ka helayo Kulmiye ma badna,waxaana lagu qiyaasaa duuduub 34%. Si guud,waxaa la saadaalinayaa in Muuse iyo Xisbigiisu ugu hoosayn ay helaan Codadka Guud ee SL 54%. Dhanka kale,waxaa la adkeeyay dhaqdhaqaaqa dhamaan Xawaaladaha,Bangiyada,Taleefoonada Lacagaha layskugu xawili karo. Shakiga jira,waa in Xisbiga Wadani Lacag uga timaado Jabuti iyo Muqdisho,waxaana Sirdoonka SL Gacanta ku dhigeen Lacag…

Read More

Waa wakhti lumis iyo waxaan socon doonin oo laga laaban doono. Gudiyada iyo Xeerarka Sharcidarada lagu meel marsanayo halkay ka Shaqayn doonaan? Filim lasoo daawaday oo la yaqaan sida ooga hor imaan karo iyo natiijada kasoo baxaysa,ayuu Xasan isku daalinayaa. Ma waxay la tahay,wixii Farmaajo laga diiday in isaga laga yeelayo? Si ka macquulsan,ayuu wax ku raadsan karay oo waliba ku samayn karay taariikh isaga iyo Beeshiisu Somalida ku dhex yeeshaan. Qabyaalada ku jirta si qurux badan oo waxtar ah,ayuu u adeegsan karay oo ugu ficiloon karay kuna muujin karay wanaag. “Xildhibaanada Sharafta leh, Barri oo  *Arbaco* ah taariikhduna tahay…

Read More

Weftigan oo uu ku jiray Madaxa Sirdoonka Kenya Nuuradiin,waxay lasoo kulmeen MW Axmed Madoobe,iyagoo kala hadlay dhexdhexaadin in uu ogolaado. “Ma diidani wada xaajood,balse qorshaha doorasho ee JL Aniga Gacanta iiguma jiro,waxaa ansixiyay Baarlamaan oo Gudi durba Shaqo galay,ayaa Gacanta ku haya,waxayna rabaan reer JL in ay qabsadaan Doorashadooda”Ayuu ku yiri Axmed Madoobe weftiga. Weftigu ma samayn cadaadisku keeni kara Axmed in uu hakiyo Doorashada,waxayse umuuqdeen Odoyaal meel dhexe wax ku haya. Haatan,waxay joogaan Xamar oo ay kula kulmeen Xamse,waxayna usheegeen Aadistiisa Kismaayo ee ismiidaaminta ah in uu hakiyo oo aysan Sax ahayn. Weftigu,waxay sugayaan Xasan oo Caawa Xamar imaanaya…

Read More

Jubaland,waxay xiratay Hawadeeda,iyadoo ka diyaar garoobaysa khatar walba oo Xamar uga imaanaysa. Xamse oo lasoo canaantay,ayaa damcay Maanta in uu isku soo miidaamiyo Garoonka Diyaaradaha Kismaayo,balse uma suuroobin. Ciidan 300-Askari ah oo ku hubatsan Baasuukayaal iyo BKM,ayaa Xamse loo diyaariyay in uu Kismaayo la aado. Maanta 150-Askari oo ka mid ah 300 ee loo diyaariyay Xamse,ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan-cade la keenay,kadibna waa la celiyay. Dhanka kale wefti Dowladaha Shisheeye mid ka mid ah ka socda,ayaa maalmahan Kismaayo tagaya. Dowladaas Shisheeye,waxaa udacwooday Xasan Shiikh.

Read More

By:-Ismail Warsame. It is a casual conversation at a hotel lobby in Garowe for afternoon tea or an early evening chat after breaking fast in Ramadan. It is a typical group of persons talking about different issues in the locality or beyond that on wider Somalia. It is customarily called “arm-chair fight” (Fadhi-ku-dirir), an exchange of views by some and, cynical personal take on politics and politicians by others. At times, it is passionate and lively. It is boring and pessimistic in other moments. Given the nature and type of participants, and perhaps, their backgrounds in life, you don’t expect…

Read More

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo wareysi siiyay VOA-da ayaa sheegay in 80% ay ku guuleysatay Xukuumadda uu hoggaamiyo ballanqaadyadii uu ku galay tartanka doorashada 7 sano kahor. Muuse Biixi oo mar kale ah musharraxa xisbiga KULMIYE ayaa xusay in maamulka uu hoggaamiyo ka gudbay caqabado culus oo lasoo gudboonaaday Somaliland, qeybtoodna ay la wadaagto dunida, sida cudurka COVID-19 iyo duufaano ka dhacay deegaanka. “Saddex meelood oo baahi weyn loo qabay, mid walba miisaaniyadeedu in qaar 100% korortay, sida caafimaadka oo kale, waxbarashada 50% in kabadan ayay labalaabmatay, Biyaha iyaguna way labalaabmeen” ayuu yiri Biixi. 13 November [Arbacadda], ayaa shacabka…

Read More

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo ay weheliyaan Guddomiye Ku-xigeenka 1aad Mudane Maxamed Baarri Shire iyo Guddomiye Ku-xigeenka 2aad Mudane Maxamed Maxamuud Ciise, ayaa shir-guddoomiyey fadhiga 10-aad ee Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Puntland. Ajendaha fadhigan,ayaa ahaa sii wadista Wax-ka-beddelka Xeerka Qareennada Puntland, oo ay Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta & Dastuurka ee Golaha Wakiillada ku sameeyeen isbeddel iyo kaabis. Muddo laba maalmood ah ayaa dood qoto dheer lagu falanqeeyay Qodobada muhiimka ah ee xeerka, iyadoo diiradda la saaray Qodobada la tiray ama laga saaray, kuwa cusub ee lagu soo daray, iyo isbeddellada lagu sameeyey xeerka.…

Read More

Garowe: 11-Nov-2024: Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dawladda Puntland Mudane Maxamuud Maxamed Cumar oo ay weheliyaan Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Mudane Maxamed Xasan Ibraahim iyo Agaasimaha Guud Mudane Cabdulqaadir Cabdidaahir Faarax shir-gudoomiyay kulan u dhaxeeyay qaar kamida hay’addaha caalamiga gaar ahaan WFP, UNOPS and ADB ah iyo kuwa dawladda Puntland. Kulanka waxaa looga wada-tashaday diyaarinta mashaariic horumarineed oo dhinacyada iska-kaashan-doonaan fulintooda, kuwaas oo muhiim u ah bulshada Puntland. Shirka waxaa ka qaygalay madaxda Wasaaradaha washa-shaqaynta laleh mashriicda ay taageeraan Bangiga Horumarinta Africa, hay’addaha WFP iyo UNOPS. ……………………DHAMMAAD………………. Baahinta: Xafiiska Warfaafinta Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo…

Read More

Garoowe: 11 November 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa si rasmi ah u daah-furay xaafada casriga ah ee Amal Village, oo Shirkadda Amal Bank ay ka dhistay Garoowe. Sidoo kale Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa xariga ka jaray dhismaha Wadada Laamiga ah ee isku xirta Xaafada Amal Village iyo magaalada inteeda kale . -DHAMMAAD- -XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-

Read More

35-Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Fadaraalka Labadiisa Aqal oo kasoojeeda Jubbaland,ayaa qaadacay shuruucda laxiriirta doorashooyinka ee Baarlamaanka la horgeeyay iyo tallaabadii Guddiga KMG loogu saaray oo ah mid baalmarsan Dastuurka. Xildhibaannada,ayaa taageeray doorashada ay Jubbaland galeyso,taasoo ay ku tilmaameen inuu yahay mid waafaqsan sharciga iyo dastuurka Dowladda Federaalka iyo kan Jubbaland. Halkan ka akhriso:-

Read More

“In Xaafiiska Siyaasada ee QM loo badalo Xaafiiska QM ee Somaliya,waxay PL u aragtaa mid loo baahnaa,halka Xaafiiska UNSOM ee hada jira uusan PL macno ulahayn”Sidaa waxaa yiri MW Deni. Waa aragti dad badan oo haldoor reer PL ay qabeen in mudo ah. 90% Shaqada Xaafiiskan,waxay ka socotaa B&K Wadanka oo ku jira xili KMG ah oo aysan ku filnayn maaraynta Siyaasadooda lagana fuliyo Gargaar deg-deg ah. Halka PL Siyaasiyan isku filan tahay kana gudubtay xaalad deg-deg ah oo ay ubaahan tahay Mashaariic ay ku hormarsato Kaabayaasheeda Dhaqaalaha. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Garowe: 10 November 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay daah-furka qorshaha horumarinta Dowladda Puntland ee 5-sano oo ay soo bandhigtay Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta dhaqaalaha iyo iskaashiga caalamiga ah. Madaxweynaha ayaa boggaadiyay waxyaabihii ka qabsoomay qorshihii horumarinta Dowladda Puntland ee 5-tii sano ee lasoo dhaafay iyo qorshaha 5-ta sano ee soo socota oo ay si farshaxameysan usoo bandhigtay Wasaaradda Qorsheynta. “Marka la fiiriyo warbixinta lasoo bandhigay meelaha guulaha laga gaaray waa meelaha Dowladdu sida tooska ah u maal geliso sida Amniga, Dimuqraadiyada iyo Kaabayaasha dhaqaalaha. Dimuqraadiyada wixii ku baxay dowladdaa 80% bixisay, Waxbarashada kharashka ku baxa…

Read More

Xamse si cad,ayaa loogu diiday imaanshaha Kismaayo,waxaana la xiray Garoonka Diyaaradaha oo laga saaray Ciidamada ATMIS. Xildhibaanada JL ku matala DFS,waxay soo saarayaan War murtiyeed ku saabsan kulamadii usocday xasilka kasoo baxay,waxaana la filayaa in ay si cad usheegaan in aysan qayb ka ahayn fadhiyada Baarlamaanka iyo qorshayaasha Doorasho ee Xasan. Dhanka amaanka? Gudaha Magaalada,waxaa Guri walba la hor istaajiyay Askari si looga hor tago Shaqaaqooyin Xamar laga soo abaabulay. Waxaa kaloo aad u Shaqaynaya Sirdoonka oo ka hor tagaya Qaraxyo laga fuliyo gudaha Magaalada,iyadoo la adeegsanayo Nabad diidka. Doorashada? Gudigii Xalay la shaaciyay,waa hawlgaleen,waxayna diyaarinayaan maalmo gudahood xeerarka soo…

Read More

Kaliya,waxaa isbadalay Ninka jilaya Filimka oo Xasan,ayaa noqday Farmaajo. Gacanyaraha adeegaya ee fulinaya rabitaanka Shalay,wuxuu ahaa Mursal,Maanta waa Aadan. Qodobada la fulinayo,waa isku mid…. Dastuur lagu falaado. Xeerar la samaysto. Gudiyo la meel marsado. Hal hayska la isticmaalayo,waa isku mid….. Doorasho Qof iyo Cod ah. Halka loo socdo,waa isku mid,waa… Mudo kororsi Laba Sano ah. PL iyo JL qorshihii Farmaajo ee khatarta ku ahaa Qaranimada,waa hor istaageen,maadaama iyagu ehel hoose uga ahaayeen Somalida kale. Haatan,waxaa uga mudan hor istaagida isla qorshihii oo uu soo qaatay Xasan kuwa Beeshiisa. Wax la hubo,waxaa ah cidii rabtaa ha hor istaagtee in uusan soconayn…

Read More

Talaabo loo baahnaa oo wakhtigeedii timid ayay JL qaadatay. Jubaland waxay si dhamaystiran xariirkii ugu jartay Maamulka faashilka ah ee Muqdisho fadhiya. Go’aankan,arimaha uu suurta gelinayo,waxaa ka mid ah…. 1.In aan wax wafti ah oo ka socda Villa Somaliya tagi karin kismaayo. 2.In aan haba yaraatee Wada Shaqayn dhexmari karin JL iyo Maamulka Xasan Shiikh. 3.In dib loo wada Shaqeeyo ay ku imaan karto wada xaajood Shuruudo leh. Halkii Xasan lala rabay haduu yimid oo waxaa si rasmi ah usamaysmay Mucaarad wax ku haysta. Si gaar ah BC meel ay ka Anba qaado ayay heshay. PL iyo JL way soo…

Read More

Jubaland waxay si dhamaystiran xariirkii ugu jartay Maamulka faashilka ah ee Muqdisho fadhiya. Go’aankan,arimaha uu suurta gelinayo,waxaa ka mid ah…. 1.In aan wax wafti ah oo ka socda Villa Somaliya tagi karin kismaayo. 2.In aan haba yaraatee Wada Shaqayn dhexmari karin JL iyo Maamulka Xasan Shiikh. 3.In dib loo wada Shaqeeyo ay ku imaan karto wada xaajood Shuruudo leh.

Read More

Warqada kasoo baxday Wasaarada Arimaha Gudaha DFS ee ay kaga soo horjeensatay Gudiga Doorashada Jubaland ee Caawa la shaaciyay,waxay leedahay Sadex dhaliilood oo lagu duri karo….. 1.Qodob Dastuuriya kuma qorna oo loo cuskaday diidmada Gudiga Doorashada JL. 2.Wasiirka Arimaha Gudaha kuma saxiixna. 3.Qodobada heshiiskii Madasha ee ku xysan Warqada mahan kuwo Sharci ah oo Baarlamaanka la marsiiyay.

Read More

Xasan Shiikh Maxamuud marku Xamse Magacaabayay Ajandayaal,ayuu ka lahaa… 1.In Xamse noqon karo RW Magac ah. 2.In uu PL iyo JL khilaaf dhexdhigo. 3.In JL-ta awooda leh lasoo afjaro oo lagu badalo mid la mid ah Hir-shabelle. 4.In Axmed Madoobe la Cuno. Siyaasiyiinta Beesha Ogaadeen ee hayay talada JL,waa akhrin kari waayeen qorshihii Xasan oo waa ku kadsoomeen Haatan,waaga,ayaa ku baryay oo waxaay arkeen RW in aysan iyagu haysan ee loo hayo lana isticmaalayo Magacooda,isla markaana JL iyo Axmed duulaan lagu soo yahay. Axmed Madoobe oo ah Siyaasiga ugu cabqarisan markay Beesha timaado,xataa waxa uu fahmi waayay Xasan la Shaqayntiisa…

Read More

Ilhaan Cabdullaahi Cumar,waa shaqsiga kaliya ee u tartamay xil federal. Siyaasiyaddan 43-jirka ah,waxay aqalka Wakiillada xubin ka ahayd tan iyo 2019, waxayna kursigeeda difaacatay 4 doorasho oo codbixin Dadweyne ahaa. Xilligaa ka hor,waxay xubin ka ahayd Aqalka Wakiillada ee Gobolka Minnesota,iyadoo ka soo geli jirtay Degmada 60B. Ilhaan Cumar,waxaa lagu xusuustaa in ay noqotay Gabadhii ugu horreysay ee Somali ka soo jeedda ee xubin ka noqota Kongareska Maraykanka. Laakinse muddo xileedkii ugu horreeyey Madaxweyne Donald Trump ayey aad isku dhaliileen, ayagoo fagaarayaasha iska cambaareyn jiray. Ilhaan waxay isbahaysi adag la samaysatay siyaasiyiin kale oo Kongareska xubno ka ahaa, kuwaasoo ku…

Read More

Garowe: November 09, 2024: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland Mudane Abdi Farah Juxa ayaa dhisay Golaha Deegaanka Degmada Garowe ee Gobolka Nugaal. Madasha xasaanadsiinta Golaha Deegaanka Degmada Garowe ee Gobolka Nugaal waxaa ka soo qaybgalay Guddiga Arrimaha Gudaha ee Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland, Wasiirka Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbedelka Cimilada Dowladda Puntland, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga, Guddoomiyaha Maxkamadda darjada 1-aad ee Degmada Garowe, Guddiga Doorashooyinka Puntland ee PEC, Madaxda Xisbiyada Siyaasadda Dowladda Puntland iyo marti sharaf kala duwan oo ka mid ah qaybaha kala duwan ee bulshada Caasimadda. Waa…

Read More

SL,waxay ahayd maamulka ugu sareeya guud ahaan Maamulada Somalida. PL ayay tartan iyo loolan kuwada jireen dhan walba,wayse kaga horaysay dhinacyo badan. SL maxay ka duulaysay? Daarood,waa cadowga Siyaasadeed iyo Amni ee Beelaha Hawiye iyo Dir,sidaa daraadeed,waa in aan kala jabinaa oo diciifinaa. Qayb,waxaa xukunta Kenya. Qayb,waxaa xukunta Itoobiya. Qayb,waa in Xamar laga xukumaa. Qayb,waa in Hargaysa laga xukumaa. PL maxay difaacanaysay? Somali,waa in ay mid ahaataa. Daarood miisaankiisa,waa in ilaaliyaa. Fadaraal,waa in Wadanku qaataa. SL,waa looga adkaaday loolankii oo Ciyaarta Siyaasada,waxaa loo diray Heerka Labaad. Kacdoonkii Shacabka LC,ayaa noqday mid SL galaafta,halka PL uu unoqday fursad Dahabiya oo ay…

Read More

Muuse Biixi? Waa diyaarsan yahay oo waxa uu dhex fadhiyaa…. 1.Madaxtooyo 40-Sano Beeshiisu haysay si toos ah iyo si dadban. 2.Dhaqaalihii Dowlada SL oo ugu danbeeyay 48-Bilyan oo Shilinka SL ah oo lasoo daabacay. 3.Ugu yaraan $50-Milyan oo Beeshiisu ku wareejisay. 4.Taageerada Milleteri ee Itoobiya. 5.Taageerada Dhaqaale ee imaaraadka. 6.Ciidankii SL. Doorashada gar iyo gardaraba,waa helayaa oo Muuse,waxa kaliya ee ubaahnaa,waa in Doorashada lala jilo si loo aamino oo macno uyeelato. Gudiga Doorashada iyo Maxkamada Dastuuriga ah,ayaa Muuse udhacaya Natiijada Doorashada. Garxajis? Ma filayo in Beesha Garxajis ama Habar Yoonis ay talada SL la wareegayso dhawr Qodob awgood…. 1.Gudiga Doorashada…

Read More

By:-C.C.Warsame Dastuurku wuxuu dhigayaa in labada aqal ee Baarlamaanka ay hawl wadajir ah qaban karaan oo keli ah marka; 1- Doorashada Madaxweynaha 2- Dib u eegista Dastuurka iyo 3- Xeerka qoondada miisaaniyadda oo ay labada aqal ku heshiiyeen. Sababtoo ah Aqalka Sare ee Baarlamaanka waxaa loo dhisay in sharciyadda iyo xeerarka ka soo gudba Golaha Shacabka uu turxaan-bixiyo, kana eego danta shacabka guud ahaan iyo tan dowlad goboleedyada ay matelaan. Tan kale, waa sharci daro in guddi ku meelgaar ah (Ad hoc committee) la dhiso, iyada oo aan sharciyada loo xilsaaray aan Golaha la horkeenin. Waxay ahayd in Guddiga Arrimaha…

Read More

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Dowladda Jubbaland waxaa maanta soo gaaray inta badan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya labadiisa Aqal ku matala Dowladda Jubbaland, kuwaas oo bilowga todobaadka soo socda ka qeyb galaya kulan wadatashi ah oo uu ku casuumay Madaxweynaha Dowladda Jubbaland H.E Ahmed Mohamed Islaam. Xildhibaanada maanta yimid waxaa garoonka diyaaradaha ee Sayid Maxamed Cabdulle Xassan kuso dhaweeyay masuuliyiin uu horkacayay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Mudan Cabdifatax Maxamed Mukhtaar iyo xubno kale oo muhiim ah. Jubbaland TV

Read More

Garoowe : 07 November 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay:- * Amniga. * Ansixinta Miisaaniyadda 2025. * Fariisiinta Goleyaasha deegaanka ee degmooyinka kala ah Garoowe, Godobjiiraan iyo Dangoroyo. * Ansixinta wax-ka-bedelka Xeerka Xabsiyada Puntland, Golaha ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey wax-ka-bedel lagu sameeyay Xeerka Xabsiyada Puntland oo ay Golaha la wadaagtay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta. Golaha ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2025, taasi oo noqonaysa wadarta guud $466,840,762 waxaa ay…

Read More

Dowladii Jarmalka ee Xasan la galay heshiiska isfahan ee lagu soo celinayo Qaxootiga Somalida,ayaa dhacday goor dhawayd. Wasiirkii Maaliyada ee Wadankaas oo Dowlada wadaaga ah Qayb ka ahaa,ayaa iscasilay,waxaana Xisbigiisii ka baxay Dowladii wadaaga ahayd. Khilaafka ay ku burburtay Dowladii Jarmalka ee wadaaga ahayd,ayaa ahaa mid soo jiitamayay in mudo ah,iyadoo Qodobada laysku hayay ay ugu waynaayeen Miisaaniyada . Xaqiiqdii,waxay ceeb ku tahay Xasan iyo Maamulkiisa in Dowlad sii dhacaysa uu la galo heshiis oo xataa uu fahmi waayay ama xog iyo qiimayn ku samayn waayay xaalka Siyaasadeed ee Jarmalka gudihiisa. Weli,isagoon kasoo tagin Jarmalka ayay burburtay Dowladii uu heshiiska…

Read More