Author: Jibril Qoobey.

Bosaso,waxaa Saakay 10:00-kii Subaxnimo soo gaaray wefti kale oo Milleteriga Maraykan ah. Weftiga yimid,ayaa ah kii kal hore oo ka kooban Talyaha Africom,Saraakiil,Askar iyo Turjumaano. Ujeedka imaanshahooda,waa oofinta ballan hore iyo heshiis hore,waxaana laga xaajoon doonaa sida looga wada qaybgali karo hawlgalka PL uqorshaysay Labada Buurood. Sidoo kale kulamada dhici doona,waxaa layskula dajin doonaa qorshaha Maraykanka ee ka hawlgalidiisa PL Mustaqbalka. Weftigu,waxay ugu tagi doonaan Carmo MW Deni,waxayna soo qiimayn doonaan Ciidamad PL udiyaarisay hawlgalka. Shalay,waxaa iyaguna tagay Carmo wefti iskugu jiray Maraykan iyo Itoobiyaan,iyagoo la kulmay MW Deni. Maalmaha soo socda,waxaa la rajaynayaa wufuud Amaan oo Wadamada Shisheeye ah…

Read More

Dooda Dowlad Dhiska iyo Nidaamka Fadaraalka ee Garowe ka socota,waa mid loo baahnaa oo xiligeedii timid. Su’aalo iyo Jawaabo muhiim ah,ayaa lays waydaarsaday,waxaana la dul istaagay xaalada Wadanka. Xaqiiqdu,waxay tahay danaha Dowladaha Shisheeye ay ka leeyihiin Dalkeena,waxay khatar ku yihiin Dowlad Dhiskeena iyo Midnimadeena,waxayna khatar galinayaan amnigeena iyo mustaqbalkeena fog. Doodan,waa loo baahnaa in Garowe Martigeliso. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/QWJWzk2I1Ek?si=-gTVNhQJIhDENdDS

Read More

Garoowe: 04 December 2024: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor , ayaa maanta furay Bandhigga Buugta Puntland (Puntland Bookfair) oo saddex maalin ka socon doona caasimadda Garoowe. Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa boggaadiyay Bandhigga oo ay ka qeybgeli doonaan boqolaal qof oo ay ku jiraan Qoreyaal, Siyaasiyiin, Sugaanyahano iyo Aqoonyahano isaga yimi dal iyo dibed, wuxuuna soo dhoweeyay mowduuca sanadka looga hadlayo ee ku saabsan Federaalisim-ka, isagoo madasha la wadaagay in mowqifka Puntland ee Federaalka uu weligiis ahaa mid cad oo aan isbedelin. Halkan ka daawo muuqaalka -DHAMMAAD- -XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-

Read More

Garowe, 04 Diseembar 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad, Mudane Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa shir-guddoomiyey fadhiga 21-aad, Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada. Fadhiga maanta oo ay soo xaadireen 49 Xildhibaan, ayaa Goluhu warbixin ka dhegeysteen Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & Xisaabaadka Golaha Wakiillada oo gacanta ku hayey Miisaaniyadda sannadka 2025. Guddigu akhrinta 2aad ku sameeyey isla markaana la tashi la yeeshay Hay’adaha kala duwan Dawladda iyo shacabka sida uu qabo Dastuurka Dawladda Puntland, Qodobada 135aad, 136aad iyo xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada Qodobada 58aad Iyo 63aad. Intaa kadib, Xildhibaannada ayaa cod…

Read More

Israa’iil ayaa sheegtay inay Isniinti beegsatay bartilmameedyada Lubnaan, kadib markii ay wacad ku martay inay ka aar gudan doonto weerar ay Xisbullah ku qaaday xarun milatari, iyadoo labada dhinac uu midba midka kale ku eedeynayo inuu burburiyay heshiiskii xabad joojinta ee la gaaray todobaadkii la soo dhaafay. Ugu yaraan sagaal qof ayaa lagu dilay duqeymaha Israa’iil eel aba tuulo oo ku yaala koonfurta Lubnaan, sida ay shegtay wasaaradda caafimaadka Lbnaan. Ciidamada milatariga Israa’iil, ayaa sheegay inay beegsadeen bartilmaameedyada Xisbullah iyo kaabayaasha dhaqaale ee “guud ahaan Lubnaan”, iyadoo ku celceliyay sida ay uga go’antahay heshiiskii la gaaray. Xisbullah ayaa sheegtay inay…

Read More

Mucaraadka ay hoggaaminayaan Islaamiyiinta ah ee dagaalka kula jira Ciidamada dowladda Talaadadii ayaa ku sii siqaya magaalada Xamaa ee bartamaha Siiriya, sida ay sheegtay koox kormeerta dagaalka. Kooxda Xayaat Taxriir Al-Shaam iyo xulafadeeda ayaa mid ka mid ah “dagaalladii ugu cuslaa” ciidamada kula galay aagga, tan iyo markii ay weerarka billaabeen toddobaadkii tegay, sida ay sheegtay kooxda Kormeerayaasha Xuquuqda Aadanaha ee Suuriya. Tan iyo markii ay duullaanka billaabeen toddobaadkii hore, waxa ay ka qabsadeen dowladda Suuriya dhul ballaaran oo ay ku jirto magaalada labaad ee Xalab. “Isku dhacyo ayaa ka dhacay baadiyaha waqooyiga ee Xamaa, halkaas oo kooxaha mucaaradka ay…

Read More

Shirweynahii 6aad ee deegaanka iyo isbedelka Cimilada oo socdey muddo Labo cisho ah ,ayaa maanta soo dhammaaday. Shirka,ayaa lagu gorfeyey arimo muhiim ah oo diiradda lagu saaray ilaalinta Deegaanka iyo Bulshada. Shirka,ayaa laga soo saaray warmurtiyeed muujinaya xaaladda Deegaanku wajahayo oo ku saabsan isbedelka cimilada, caqabadaha iyo baaqyada khuburadii ka soo qayb gashay shirka ay ku biirisay bulshada.

Read More

انا لله وانا اليه راجعون Allah haunaxariisto Mohamed Ali Yusuf (Gaagaab) oo mardhaw ku geeriyooday Istanbul Turkey. Dhammaan ehelka iyo Familka samir iyo iimaan Allaha ka siiyo. Gaagaab Jannatulfardawsua rabi haka waraabiyo.

Read More

Garowe: 02-Dec-2024: Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dawladda Puntland Mudane Daa’uud Maxamed Cumar ayaa kulan la tashi ah la qaatay qaar kamida khuburada sare ee Puntland. Kulanka waxaa looga wada-hadlay sidii khubaradu talo iyo tusaale ugu biirin-lahaayeen diyaarinta Qorshaha 4-aad ee Horumarinta Puntland (Puntland Development Pland4) oo dhawaan Wasaaradda Qorsheyntu daah-furtay. Kulanka oo ay Wasiirka kala qaybgaleen Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Mudane Maxamed Xasan Ibraahim iyo saraakiil Wasaaradda katirsan waxaa goob-jooga ahaa khubarada kala ah: 1. Dr. Ali Abdullahi Warsame 2. ⁠Prof. Mohamed Said Samatar 3. ⁠Drs Hodan Said Isse 4. ⁠Dr. Ahmed Hassan Mohamed 5.…

Read More

Garoowe: 02 December 2024: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta furay Shirweynaha deegaanka ee Puntland kaasi oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Puntland, isla markaana socon doona muddo labo maalmood ah. Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Dowladda Puntland, ayaa furitaankii Shirka kusoo bandhigtay warbixino maqal, muuqaal iyo qoraal isugu jira oo ku saabsan xaaladda deegaanka ee Puntland iyo dadaalka aan kala joogsiga laheyn ee ay wado Wasaaradda Deegaanka si loo illaaliyo daaqa iyo duunyada. Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland wuxuu la wadaagay Shirka in Dowladu ahmiyad gaar ah siinayso deegaanka, maadaama ay nolosha…

Read More

Laba wefti oo Sare kana kala yimid Maraykanka iyo Itoobiya,ayuu MW Deni ku qaabilay Carmo oo uu hada ku sugan yahay. Labadan wefti,waa dhanka amaanka iyo taageerada PL ay ka siinayaan hawlgalka qorshaysan. Maraykanku, waxa uu hawlgalka ku taageerayaa Diyaarado,Qalab iyo Ciidan la hawlgala kuwa PL. Itoobiyaanku,waxay hawlgalka uga qayb qaadanayaan Sahanka,Wardoonka iyo tababarada. Sidoo kale,waxaa ilaa 5-ta Bisha aimaanaya wefti sare oo Ingiriiska ka socda,kuwaasoo iyaguna qayb ka ah taageerada hawlgalka. PL,waxay hawlgalkan ku heshay taageero caalamiya. JQ.

Read More

Maanta oo bishu tahay 01/12/2024, waxaan Wasaaradda Caafimaadka Puntland ku wareejinay Warshaddii Ogsijiinka oo ka kooban:- 1. Warashadda dhalisa (Oxygen plant). 2. Haamaha lagu shubo Ogsijiinta (Oxgen cylinders) 480 xabbo. 3. Ogsijiin cabbiraha isku xira haanta iyo qofka (Oxygen regulator). 4. Filtaro iyo qalab spare parts ah. 5. Labo jirigaan oo hydraulic oil ah, oo min 20 litir ah. Waxaan u rajaynaynaa Wasaaraddu in ay si habsami leh u waddo Shaqada Warshadda. Halkan ka daayo muuqaalka

Read More

WD:-Cabdirisaaq Jubba. Ummadi marka ay ka tagaan ama aysan lahayn han iyo mabaadi’i ay illaalsato waxaa fuddudaato faragelinta dowladaha shisheeye. Wali ma iswaydiisay siyaasiga Soomaaliyeed muxuu illaalsadaa maanta ? Ummad kasta waxaa lagu qiimeeyaa hanka ay leeyihiin. Waligaa hala yaabin faragelinta dalalka shisheeye ee marka hore waxaad iswaydiisaa sababta keentay faragelintaas ? Dowlad kasta oo dunida ka jirta waxaa jirta waxyaabo ay illaalsanayso ama ay u taagan tahay oo ay halgan adag ugu jirto helideeda. Tusaalle: Ruushku wuxuu u taagan yahay matelaadda isirka Islaafka ee Yuuraasiya (Eurosia), Iiraan waxa ay u taagan tahay matelaadda dunida Shiicada,inay ahaato dawladda ugu xoogan…

Read More

Nin lagu Magacaabo C/risaaq Xuseyn Maxamuud Carcar oo mar ahaa Talye xigeenkii hore ee howlgalinta Ciidanka PMPF,ayaa Warqadan udiray Yemen. Waxaa la og Agaasimaha Guud ee Wasaarada Kalluumaysiga PL oo markaan wax ka waydiiyayna bixin waayay jawaab cad. Ujeedka Warqadan,waa in Doonyaha Kalluumaysiga laga qaado Lacag lagu sheegay Diiwaangelin Amni mar walba oo ay galayaan ama kasoo baxayaan Yemen. Cida Lacagta qaadaysa,waa Shirkad ay wada leeyihiin Agaasimaha Guud ee W.Kalluumaysiga PL iyo Ninkan Car-car. Wasiirka iyo Ku xigeenkiisa Wasaarada Kalluumaysigu waxba kama oga Warqadan,isla markaana Diiwaanka Wasaarada kuma jirto. Sidoo kale Wasaarada Amniga PL oo aan la xiriiray,waxay ii cadaysay…

Read More

Garoowe, Diseembar 01, 2024: Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Waxbarshada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Mudane Cabdisalan Cali Faarax oo ay weheliyaan Agasimaha Guud Mudane Maxamed Cali Nuur Jubba iyo Agasimaha Tacliinta Sare Mudane Cabdirisaaq Maxamed ayaa daahfuray shirka Wadatashiga Dib u- eegista Xeerka Tacliinta Sare ee Puntland. Wasiir Cabdisamad ayaa tilmaamay muhiimadda xeerkan uu u leeyahay horumarinta iyo tayeynta Tacliinta Sare isagoo kula dardaarmay Bahda Tacliinta Sare ee Puntland in ay ku saleeyaan baahiyaha iyo duruufaha waxbarasho ee dalka. Bahda Jamacadaha iyo khubarada Tacliinta Sare ayaa falan-qeeyey wax kabeddelka iyo dib u habaynta xeerka, iyadoo la isla qaatay; 1. Qab-dhismeedka Guddiga Tacliinta…

Read More

Damaca waalan ee Xasan Qabri-faagte iyo Doqonimada/Dadnimo la’aanta Marxuumka,waxay sababaysaa in Labada Nin isla degaan. Xasan isticmaalka xeerin la’aanta ah ee damiirka iyo Shaqsiyada Xamse isticmaalayo,waxay keenaysaa in xataa la xasuusan waayo in uu Qof jiro yahay Xamse. Sidoo kale Doqonimada xad dhaafka ah ee Xamse,waxay sababaysaa in Xasan waayo Qof wax ka qabta oo khaladaadka ka joojiya,sida muuqata. Xaqiiqdii Wadanku meel adag,ayuu marayaa,waxaana sii libdhaysa kalsoonidii yarayd ee dhisantay. Dalku,wuxuu usii kala jajabayaa Qaybo oo horay SL,ayaa gaar unoqotay,waxaa si aan ku talagal ahayn usii tagaysa PL,waxaa iyaguna noqon doona Qaybo kale JL iyo KG. Khatarta ugu weyn ee…

Read More

MW Shariif Doorasho Qof iyo Cod ah sida ay ku qabsoomi karto,ayuu dul istaagay,isla markaana in aan la diidanayn ee loo baahan yahay in laga heshiiyo.. 1.See uqabsoomi kartaa? 2.Halkee ka qabsoomi kartaa? 3.Gudiga Maamulaya waakee? 4.Goormay qabsoomi kartaa? Dadka Somaliyed in ay toos udoortaan Madaxdooda,waa muhiim,lkn lama gaarin xiligaas oo wax badan,ayaa ka horeeya in la gaaro. Xasan,isagoo ka faa’idaysanaya Doorasho Qof iyo Cod ah,ayaa Wadanku ubaahan yahay,ayuu rabaa in uu tiisa dhexmarsado. Dal iyo Dad aan ku midaysnayn Siyaasad,Dhaqaale iyo Amni oo aad unugul,isla markaana aan weli ka doogsan colaadii Qabiilka,ayuu ku Ciyaarayaa Xasan. Qar iska xoornimada Xasan,waxa…

Read More

Dhulkii Awoowayaasha.!! Dhaadaar,waa halkii ay ku Dhasheen 7-da Ilmo Saleebaan Maxamed Ibraahim Jibraahiil. Sidoo kale,waxaa ku taal Buurta Qaniga ah ee Xaysimo. Xaysimo,waa Buur ka mid ah kuwa Silsilada Golis oo rabi ku galaday….. 1.Biyo Dabiiciya. 2.Beero. 3.Macdan. Buurta Xaysimo dhiroow dhinaca Bari waxaa ka xiga Degmada Qandala,dhinaca Galbeed ee dhabarkeeda danbe,waxaa ku taal Tuulada Dasaan oo cirifka ku haysa Buurta iyo Koonfur oo ay ka xigto Tuulada Dhaadaar. Deegaanka aan tilmaamayo,waa halka argagixisadu isku urursatay oo ay rabaan in ay Fariisin ka dhigtaan. Su’aashu,waxay tahay ma u ogolaan karnaa argagixiso Dhul sidaa muhiim u ah Juquraafi ahaan iyo Barwaaqo…

Read More

“Xildhibaanku wuxuu sheegay in Muuqaalka la jarjaray oo markii hore isaga Askartu u gacan-qaaday,marka Gacan qaad wuxuu leeyahay Gacan qaad”Ayuu yiri Shiikh Shariif. Isagoo hadalkiisa sii wata,ayuu yiri”Haddii Jubaland oo doorasho qabatay dowladdu weerartay kii kalena ay mudo kororsi sharci daro ah ku dhiirigalineyso,Doorasho qof iyo cod ah ma ardeyda iyo macalimiinta Wasaaradda waxbarashada ayaa loo qabanaa”. Halkaas si fiican,ayuu udul istaagay. MW Sh.Shariif. Weerarkii Xasan Shiikh ee JL,waxa uu isku badalay Qabyaalad oo waxaa kala qaybsamay Bulshadii Somaliyed. Taageerayaasha Xasan,waxay noqdeen kuwo Qabiil ku taageera. Sidoo kale Dadka diidan,waxay noqdeen kuwo Qabiil uga soo horjeeda. Hogaamiyaha,ayaa laga rabaa in…

Read More

“Madaxweyne Musaveni,Aniga,Walaalkeey Xasan Shiikh iyo Abiye Axmed,ayaa qorsheynayna in aan kulano,si hoos loogu dhigo xiisada Gobolka,sababtoo ah amniga Somaliya waxuu qeyb ka qaataa Deeganaanta iyo xasiloonida Gobolka”.Ayuu yiri Ruto. Si Guud hadalka Ruto,waxa uu bahdil ku yahay Sinjiga Somaliga oo waxa uu duurxul uyahay MW Somaliya Ninka huwan ee Madasha fadhiya. Hadalka Ruto,waa fariin cad oo oranaysa…”Colaad iyo xaalad kacsan Gobolka loogama baahna ee Xasanoow mida Gudaha Wadankaaga ku filnow dajinteeda (JL)”. Dhanka kale kulanka la filayo in uu dhexmaro Xasan iyo Abiy ee uu Ruto Carabaabay,waxay xoguhu sheegayaan in uu ka danbeeyo cadaadis ka yimid Maraykanka. Haduu qabsoomo kulankan,Xasan,waxa…

Read More

Garowe 10-ka Sano kadib,waxay noqonaysaa Caasimad ka hormarsan… 1.Amniga. 2.Bilicda. 3.Dhaqaalaha. 4.Dadka. 5.Adeega Bulshada. Waxaa la qiyaasaa in Dadka ku nool ay gaaraan ku dhawaad 700-kun oo Qof. Sidoo kale,waxaa kobci doona Dhaqaalaheeda Magaalo ahaan iyo Adeegeeda Waxbarasho iyo Caafimaad. Bulshada iyo Maamulka in ay iska kaashadaan soo jiidashada Dadka iyo hanashada fursadaha,ayaa laga rabaa. PL,waxaa baahi loo qabaa Magaalo leh Adeeg Waxbarasho iyo Caafimaad oo casri ah oo ay ku nool yihiin Hal Milyan oo Qof….. 1.600-kun oo reer PL ah. 2.300-Kun oo Somalida kale ah. 3.100-Kun oo Itoobiyaan ah. Garowe amni ahaan,waa meel la maamuli karo,Hawo ahaana,waa Magaalo…

Read More

Waa aragtida aan difaacanaynay 50-kii Sano ee udanbeeyay mida MW Deni hada difaacayo,waana sababta Siyaasiyiinta ku mashquulsan Shaqo mudo gaaban ah,CV iyo Mashruuc lakala goosto uu nooga mudan yahay Deni. Aragtida aan ka leenahay Dowlad dhiska Somaliya,waa cadahay,waana mida MW Deni qeexay,mana jiri doonaan,waxaan ku badalan doono. Jiilba jiil,ayuu ka dhaxli doonaa ilaalinta aragtida reer PL ee Dowlad dhiska Somaliyed. Somalida kale Maalinba Deegaan,ayaa nasoo raacaya oo xaqiiqsanaya Wadada saxda ah in aan Anagu hayno. Shalay JL oo Dad iyo Deegaan noogu sokaysay Somalida,ayaa carartay oo tiri Xasan,ayaan la Shaqaysanayaa,balse,iyadoo la cayrsanayo oo ku qaylinaysa,waad naga saxnaydeen ayay soo laabatay,waana…

Read More

“Ethiopia, Kenya, UAE,Qatar & most of IC are against HSM.!! Maleh Sxb garab istaagi kara markan oo kale,sababtoo ah… 1.Layskuma halayn karo. 2.Waa Wajiyo badan yahay. 3.Waa Lacag jecel yahay. 4.Waa musuqiiste. 5.Siyaasadiisu,waa Madhalays. 6.Bulshada Somaliyed ma jecla. 7.98% ,Siyaasiyiinta,Ganacsatada,Culumada,Saraakiisha Ciidanka,way diidan yihiin. 8.Dowladnimadii ay maalgeliyeen BC waa diciifiyay. 9.Dagaalkii Argagixisada,waa ku fashilmay. Dhamaan Beesha Caalamka,waa lumiyay,waxayna uga soo horjeedaan Dhaqankiisa Siyaasadeed. JQ.

Read More

Interpol (International Police): Waxay ka shaqeeyaan soo qabashada iyo isu celinta Waddamada dhexdooda shakhsiyaad ku eedeysan… 1. Dil 2. ⁠argagaxiso. 3. ⁠Kufsi. Shuruudaha Interpol,waxaa khasab ah in Sadexdaas danbi Qofka ku eedaysan Maxkamad xukuntay oo kana fakaday. Interpol ma dhexgasho arrimaha Siyaasadda iyo Maaliyadda midna. Balse Laba Dal oo heshiis ka dhexeeyo way isu celin karaan. Dacwadaha lagu soo kala oogay Madaxweynayaasha JL iyo DFS Xasan iyo Axmed saamayn kuma leh Interpol. JQ.

Read More

Hawlgalka sifaynta argagixisada ee Labada Buurood,waxaa ka dhiman Laba arimood oo muhiim ah…. 1.Afhayeen Ciidanka uhadla. 2.Wariye TV-ga PL ah oo ugaar ah hawlgalka. Afhayeenka Ciidamada? Waa in uu noqdaa Nin leh…. B.Da’da ugu yaraan 45-jir. T.Darajada Ciidan meel dhexe ah. J.Khibrad Ciidan leh. X Fahankiisa Siyaasadu sareeyo. Kh.Akhlaaq wanaagsan. D.Haybad iyo muuqaal la xurmeeyo leh. Wariyaha? Wariyuhu,waa in uu leeyahay astaamahan…. B.Aftahan. T.Dhiiran. J.Aqoon Saxaafadeed leh. X.Akhlaaq wanaagsan. Hawlgalka,waxaa ilaa iyo hada ka maqan qaybtii Saxaafada iyo xiriirka Bulshada. Waa muhiim in Bulshada la kiciyo oo la abaabulo.

Read More

Hey’adda Cuntada Aduunka ee WFP ayaa shaaca ka qaadday in ay hakisay dhammaan Howlgalkii Gargaar ee ay ka wadday Sool Bari iyo Degnada Buuhoodle, kadib markii 95 Metric Tons oo raashin ah lagu dhacay Buuhoodle. WFP oo bayaanka hakinta Gargaarka bini’aadanimo la wadaagtey Puntland, waxa ay sheegtey in ay quudin siin jirtay 51,530 ruux oo ku nool degmooyinka Buuhoodle, Laascaanood iyo Taleex. Halkan ka akhriso:-

Read More

Waxay ahayd xili ku aadan 1981-1982 waxaan joogay qurbaha, magaaladii aan joogay waxaa yimid wafdi ka socda qabiilka Isaaq ah oo ay isa soo khilaafeen Cadbulaahi Yusuf oo diiday in laga garab furo jabhad kale, kuna eedeeyey jabhadii ay nimankaasi wafdiga ah furi lahaayeen in ay goosasho rabaan, waxayna dacwadoodii gaadhay ilaa Qadaaffi, wuxuuna Cabdulaahi ku guulaystay in Itoobiya diido in la furo SNM. Nimankii rabeen in ay furaan jabhada waxay aadeen Londan oo ay warqad ku socota Mingiste iyo waddamo reer Galbeedka ah sida Maraykanka qoreen, warqadaa oo aan si aan loogu talagalin  u arkay waxay sharxaysay asbaabta ay…

Read More

Maraykanka iyo Kenya oo ku diiday DFS dagaalka Raaskanbooni. Xamse,waa loo yeeray ee isagu ma codsan safarka Kenya,waxaana uyeeray Dowladaha Maraykanka iyo Kenya. Maraykanku,si cad,ayuu ugu sheegay in uu joojiyo dagaalka Raaskanbooni,waxaana lagu yiri…. “Marabno colaad halkaa ka dhacda,adaana abaabulaya ee jooji”. Kenya,waxay usheegtay in aysan raali ka ahayn Raaskanbooni, waxa ka socda oo uu joojiyo Xamse. Fariintan loosoo dhiibay Xamse,waxay toos ugu socotaa Xasan Shiikh. Waa waji gabax kale oo Xasan kala kulmay qorshihiisa burburinta Nidaamka Jubaland. Ma fududa digniinta Maraykanka iyo Kenya ee hiilka umuujisay Axmed Madoobe. JQ.

Read More

Shirka Todobaadkan ee Golaha Wasiirada Dowlada Puntland, ayaa looga hadlay…. 1.Amniga Guud. 2.Dhacdooyinka Todobaadka. 3.Daraasada Biyasaarka Gaalkacayo. 4.Tababarka Golayaasha Deegaanka. 5.Siyaasada Laylinta iyo Shaqo Carbinta. Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor,ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada.

Read More

Doorasho Qof iyo Cod,waxay ubaahan tahay hirgelinteeda…… B.Hay’ado Dowladeed oo awood uleh fulinteeda T.Isla ogol Siyaasadeed. J.Hogaan lagu aamini Karo fulinteeda. Intaasba Maanta mahayno,waxa Xasan rabana,waa dhawaaq wanaagsan oo uu u isticmaalayo si khaldan. Xasan,waxa uu khatar ku yahay…….. 1.Midnimadeena. 2.Nidaamkeena. 3.Soo kabashadeena. 4.Kalsoonida dhexdeena. 5.Horumarkeena. Xasan,waa dhab oo waa Qabyaaladiiste lkn yaanan u ogolaan in uu nakala qaybiyo oo Wadajir aan iskaga qabano.

Read More

Waxaa maanta kulan gaar ah isugu yimid dhamaan 14-ka xubnood ee Guddiga Doorashooyinka Puntland, kulankan ayey ku doorteen Goddoomiyaha iyo Guddoomiye kuxigeenka rasmiga ah ee Guddiga kadib markii la mariyey Hannaanka iyo Habraacyada Doorashada Guddoonka Guddiga. Guddoomiyaha Guddiga,ayaa si buuxda loogu doortay Mudane Ahmed Mohamoud Omar oo horay u ahaa Guddoomiyaha KMG ah ee Guddiga mana jirin cid la tartantay. Halka Guddoomiye Kuxigeenka Guddiga si rasmi ah loogu doortay mudane Cabdinuur Sheekh Maxamed Isxaaq( Abdinur Sheikh), mana jirin cid la tartantay. DHAMAAD XAFIISKA WARFAAFINTA GUDDIGA DOORASHOOYINKA PUNTLAND EE PEC

Read More

Ina Suuban Sabriye oo loo yaqaan Xasan Shiikh Maxamuud Culusow,ayay amartay Maxkamada Darajada 1-Aad ee Kismaayo  in lasoo qabto. Taliska Booliska JL,ayaa lagu amray in ay soo qabtaan Xassn Shiikh oo haya Xilka MW JFS. Maxkamada Kismaayo,ayaa ucuskatay soo qabashada Xasan Shiikh dhawr Qodobo kala ah…. 1.Hurin Colaad Sokeeye. 2.Kala qaybin Bulsho. 3.Ku tumasho Dastuur. 4.La Shaqayn argagixiso. Halkan ka akhriso:- Tani,waxay jawaab utahay amar lagu soo qabanayo Axmed Madoobe oo ay soo saartay Maxkamada Gobolka Banaadir . Halkan ka akhriso:-

Read More

Xildhibaannada Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maantay kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho,ayaa ansixiyay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha,sida uu sheegay Gudoomiye Aadan Madoobe. 169-Xildhibaan,ayaa ogolaatay, waxaana diiday 6-Mudane,mana jirin cid ka aamustay, sida uu ku dhaawaway Guddoomiye Shiikh Aadan Madoobe. Guddigan oo loogu yeeray Gudiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha,ayaa ah Guddi Qaran oo Dastuuri ah,wuxuuna mas’uul ka noqonayaa Maamulidda Doorashooyinka heerarka kala duwan ee Wadanka iyo in ay hirgaliyaan Doorashooyinka Qof iyo Cod ah oo hufan oo la rabo inay ka dhacdo Dalka sida ay sheegayso Villa Somaliya. Dhanka kale,waxaa jira Xildhibaano door…

Read More

By:-Ismail Warsame Hezbollah has not only stopped the Israeli invasion of Lebanon but also defeated it at its borders, forcing it to agree to an American salvation proposal in the form of ceasefire between Hezbollah and Israel. Netayahu had to go back to its aggressive ambitions to change the balance of power in the Middle East. Lebanon is still an independent country, and Hezbollah is still intact despite losing its top military and political leaders. The dramatic developments today in Lebanon make ceasefire in Gaza more likely, too, with the release of Israeli captives in Gaza, too. Although the link…

Read More

Waraaq Furan Shalay Maanta u Ekaa Ujeedo: Nasteexayn iyo Tallo siin ku socota Madaxwaynaha Dawlada Federaalka Soomaaliyeed Dr Hassan Sh Mohmud Soo jeediye Caasha Gelle Dirie Siyaasi Madax Banaan Talaado 26.11.2024 Mudane Madaxwayne Iga gudoon salaam milgo iyo Sharaf huwan , salaan kadib ,qoraalkaygan aan sumada uga dhigay Nasteexayn iyo Tallosiin oo kugu socota wXaan kugu xasuusinayaa xaqiiqda dhabta ah oo dalku maanta marayo maadaama aan hubo in aan madaxdu ay yihiin dadka ugu dambeeya oo ogaada caqabadaha ku gadaaman dawladnimada. Maadaama aan soo wada shaqaynay, ixtiraam badana kuu hayo waxaan warqadaan u qorey in aan ka dhabeeyo maahmaahda ah…

Read More

Si walba haku timaado Ciidan daraasiin ah,ayaa JL iska dhiibay oo ugalay kuwa DFS ee Raaskanbooni la keenay. Ciidanka isdhiibay,waxay kala ahaayeen kuwo Doon saarnaa oo Jihadu ka luntay iyo kuwo Raaskanbooni Gudaheeda lagu tababarayay oo la dhexgalay. Balse JL uma hakan,waxayna gaarsiisay 8-Km meel ujirta Raaskanbooni Ciidamo ilaa Afar raac ah. Qorshaha JL,waa in ay halkaas iskugu gayso 1000-Askari oo go’doomiso Ciidamada DFS ee Raaskanbooni. Sidoo kale,waxay JL Ciidanka isla Xalay ugu daabushay halkaas in ay kaga hormarto Jasiirada Kudhaa Ciidamada DFS ee Raaskanbooni laga dajiyay. Qorshaha Ciidanka Raaskanbooni laga dajiyay,ayaa ahaa in ay Maantay Subixii hore usoo guuraan…

Read More

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha. Guddiga Madaxa Doorashooyinka iyo Soohdimaha, waa guddi Qaran oo dastuuri ah wuxuuna mas’uul ka yahay maamulidda doorashooyinka heerarka kala duwan ee dalka iyo in ay hirgaliyaan doorashooyin qof iyo cod ah oo hufan. Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa waxa uu sheegay in Xukuumadda DanQaran ay ka go’antahay in shacabka loo soo celiyo xaqa ay u leeyihiin inay doortaan cidda hoggaamineysa. Xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha…

Read More

Waxaan u hambalyeynayaa Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo maanta loo doortay xilka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland. Madaxweyne Axmad waxaa horyaalla hawlo culus oo baaxad wayn leh oo ay ugu muhiimsan yihiin dib u heshiisiinta bulshada Jubaland, la dagaallanka Khawaarijta, adkaynta nabadgelyada, xasilloonida iyo ilaalinta wadajirka iyo midnimada reer Jubaland. Doorashada Madaxweyne Madoobe waxay soo afmeeraysaa rajadii muddo kororsiga ee Villa Somalia ee ku hoos duugnayd muddo kordhinta madaxda dowlad Goboleedyada. Waxaan Madaxda Dowladda Federaalka ah kaga digaynaa in ay Ciidanka Xoogga Dalka (CXD) u adeegsadaan dano siyaasadeed, waxaan xusuusinaynaa in ay waali tahay ku celcelinta ficillo isku mid ah iyadoo…

Read More

“Waxaan u hambalyeeynaynaa Madaxweynaha la doortay ee Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Guddoonka Baarlamaanka iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Jubaland, waxaan Allaah uga baryayaa in uu u fududeeyo masuuliyadda loo igmaday. Jubaland waxaan u rajeynaynaa nabad iyo horumar, waxaana ugu baaqaynaa Dowladda Jubaland iyo Shacabkaba in la illaaliyo oo laga wada shaqeeyo amniga iyo xasilloonida Jubaland, wixii kala aragti duwanaansho ahna in lagu xaliyo wadahadal.” Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni. -DHAMMAAD- -XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Read More

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa waxa uu mutaysan doonaa xarig hadii uu tago dalka Ingiriiska, kadib markii amar soo qabasho ay u jartay Maxkamadda Danbiyada Caalamiga ah ee ICC, sida uu sheegay xafiiska Lambar 10 ee laga xukumo Ingiriiska. Afhayeen u hadlay xafiiska Lambar 10,ayaa diiday in wax hadal ah uu ka dhiibto kiisja, balse waxa uu sheegay in Dowladda Ingiriiska ay ka go’an tahay in ay fuliso “Waajibkeeda Sharciga ah”. Maalintii Khamiista Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC),ayaa soo saartay amar lagu soo xirayo Netanyahu, iyo Wasiirkii hore ee difaaca Israa’iil Yoav Gallant, oo lagu eedeeyay dambiyo dagaal…

Read More

Gaashaanbuurta NATO iyo dalka Ukraine ayaa la filayaa in Talaadada soo socota ay kulan deg deg ah ka yeeshaan, kaddib marki uu Ruushka uu Khamiitii gantaallo culus ku tijaabiyay magaalo k Dnipro ee bartamaha Ukraine. Khudbad laga sii daayay telefishannada Ruushka ayuu madaxweyne Vladimir Putin uga digay reer Galbeedka, in gantaallada riddada dhexe ee Oreshnik ay ahaayeen mid ay Moscow uga aargudaneysay xukuumadda Kyiv oo Ruushka ku ridday gantaallada riddada dheer ee ay sameeyaan Mareykanka iyo Ingiriiska. Kaddib 33 bilood oo uu dagaalka Ruushka iyo Ukraine socdo, ayuu dagaalka hadda galay wajigii kala baxa sida uu Jimcihii sheegay Ra’iisul wasaaraha…

Read More

25-ka Bisha December ayay PL Dhagaxdhigaysaa Tuulo Caafimaad oo uu ku dhexyaalo Isbitaal weyn oo dabooli doona baahida Caafimaad ee Deegaanada PL. Tuuladan Caafimaad,waxay ku haboonayd in laga dhiso Deegaamada Bari ee fog Laba sababood awgood,kuwaasoo kala ah….. 1.Daadajinta iyo qaybsiga Adeegyada iyo Ilaha Dhaqaale si loo waafajiyo Nidaamka Fadaraaalka. 2.Ku haboonaanta Xarun Caafimaad Deegamaadaas. Si kastooy tahay,waa wax lagu farxo xaqiiqdii iyo baahi taagnayd oo ay ka jawaabtay Dowlada Puntland. PL dhinacyada Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Waxbarashada,waxay ka samaysay horumar,waxaase hooseeyay dhanka Caafimaadka. Hadii Isbitaalkan dhismo,waxay unoqon doontaa Maamulka MW Deni hogaaminayo waxqabad taariikhda ugala. Halkan ka daawo muuqaalka…

Read More

MW Axmed Madoobe oo Maanta qaatay Shahaadada Musharaxnimo ee Doorashada Madaxweyne ee JL,taasoo la qorsheeyay in ay qabsoonto Isniinta oo ku beegan 25-ka Bishan. Waraysi ubixiyay Axmed markii uu qaadanayay Shahaadada Musharaxnimo,ayuu kaga jawaabay su’aalo muhiim ah oo la waydiiyay. “Fadaraal uma ahi MW Ee JL baan u ahay”Ayuu yiri MW Axmed Madoobe. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Ilyaas,waxay Dad badan oo Somaliyed aaminsanaayeen in uu yahay Nin Oday ah oo waxgarad ah oo noqon Kara haduu ka danbeeyo Axmed Nin loo hakan karo,waase fashilmay oo Midabkiisii rasmiga ah,ayaa soo baxay. Maxay macno ah oo usamaynaysaa xoogaa Lacag ah oo lagu siiyo carqaladaynta nidaamka iyo xasiloonida Kismaayo? Ma garan kari waayay Xamse iyo Axmed kan muhiimada leh ee Asalka lama taabtaanka noqon kara? Ma garan kari waayay Damjadiid uma socdaan Axmed ee JL ayay rabaan in ay burburiyaan? Haatan Hotel,ayay koox 7-da Qof ah intay gashay,waxay shaaciyeen in Ilyaas ay udoorteen Madaxweynaha Kmg ah ee JL. Damjadiid oo…

Read More

Nin la yiraahdo Maxamed Naasir oo Booliska mar xukumi jiray oo haystay Gaari Ciidanku leeyahay,ayaa lagu amray in uu Gaariga soo xareeyo. Balse,waa ka dhaga adaygay,waxa uuna ula galay koox Hotel isku urursatay oo Mucaarad ah,kadib Ciidanka Booliska,ayaa ka talaabo qaaday oo ku qabtay Hotel udhow W.Maaliyada. Hawlgalka,waxaa ku dhintay Darawalkii Seneter Ilyaas Badal oo Gaari watay,waxaana ku dhaawacmay Askari Boolis ah,isla markaana Ciidanka Boolisku,waxay Gacanta ku dhigeen Gaarigii. Magaalada,waa xasiloon tahay mana jiro dareen kale,waxaana taagan goob walba Ciidamada Amaanka. JQ.

Read More

Puntland waxay galaysaa dagaal dhamaan Buuralayda Golis looga sifaynayo argagixisada. Magaca Hawl Galku,waa Duufaanta Sil-silada Golis. Saadkii iyo dhaqaalihi Hawlgalka,waa la dhamaystiray. 2500-Askari oo laga soo xulay Safafka Ciidamada kala duwan ee PL,ayaa hawlgalka galaya… 1.Daraawiishta. 2.PMPF. 3.PISF. 4.Madaxtooyada. 5.PISA. Waxaa la diyaariyay dhamaan Saanadii iyo Cududii loo baahnaa,sigaar ah,waxaa la diiwaan galiyay tababaro loo dhamaystiray Ciidankii Kasoo laabtay SOOL,waxaana kor loo qaaday Mushaarka iyo Mooralka Ciidanka. Qorshuhu,waa Garaacitaan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo weerar ku ekeeya Buuralayda,kadib waxaa xigaya Hawlgalka Dhulka ah. Dawladaha Maraykanka,Imaaraatka iyo Midowga Yurub,ayaa fulinaya Hawlgalka koobaad ee dhinaca Hawada ah. Dhinaca Bada,waxaa garaacitaan kooban fulinaya…

Read More

Maqaamka Caasimada ma samayn karaan…… 1.Hal koox. 2.Hal Beel. 3.Hal Deegaan. Caasimadu,waa Magaalo loo siman yahay oo lawada Boqraday,sidaa daraadeed Xeerka lagu maamulayo iyo maqaamka ay yeelanayso,waa in Dadkii wada Boqraday wada samaystaan. Sidoo kale Gudiyada ka Shaqaynaya maqaamka Caasimada,waa in ay noqdaan Dadka lagu darayo kuwo matalaad leh oo Deegaamada ay Magacooda Gudiga ugu fadhiyaan ku leh saamayn iyo xiriir. Sida hada lagu wado diyaarinta Maqaamka Caasimada,waa mid lagu sii kala fogaanayo oo Xamar kusii ahaanayso Magaalo Beel kaliya leedahay. Xasan Shiikh Dowladnimada soo kabashadeedii,waxuu kusii riday dib udhac gaarsiisan 30-Sano oo danbe. Si gaar ah Beelaha Hawiye iyo…

Read More

“International Partners support Somalia on advancing its state building agenda, including the ambition of progressively moving towards one-person, one-vote elections through increasingly inclusive and participatory voting systems. This includes garnering public and political support by developing electoral processes, and a viable timeline for completing them, that are inclusive, widely accepted, achievable, and guarantee national security and stability” “Saaxiibada caalamku waxay Somaliya ka taageeraan horumarinta ajandayaasheeda dhismaha Dowladnimo, oo ay ku jiraan in la qabto doorasho heshiiskeeda loo dhanyahay, suuragal noqon karta, dammaanad qaadaysa Amniga iyo xasilloonida Qaranka, si tartiib tartiib ahna loogu guuro hiigsiga doorasho Qof iyo Cod ah.” Xasan…

Read More

Baarlamaanka Jubaland,ayaa ku doortay Gudoon cusub Doorasho ka dhacday Magaalada Kismaayo. Cabdi Maxamed C/raxmaan,ayaa noqday Guddoomiyaha Baarlamaanka, iyadoo ku xigeennada 1-Aad iyo 2-Aad loo kala doortay Hiirad Ismaaciil Maxamed iyo Cabdi Baaley Xuseyn. Tani,waxay soo afjaraysaa sheegashadii DFS ee ay sheegatay in la joojiyay Doorashadii Jubaland,kadib warkii kasoo baxay BC. Sida ka muuqatay Warsaxaafadeedkii BC,waxa uu JL ufasaxayay in ay sii wadato Doorashadeeda oo ay kadib kusoo laabato Madasha Qaran lana gasho wada xaajood DFS. Dowladda Federaalka,ayaa wadata qorshe Doorasho Qof iyo Cod ah oo ay ku hoos jirto mudo kororsi. Sidoo kale,waxay DFS diyaarsatay Xeerar Doorasho kuwo Xisbiyo iyo…

Read More

Garoowe, Nofeembar 20, 2024: Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Mudane Fu’aad Abshir Axmed oo ay wehlinayeen Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Wasiiru Dowlaha, Agaasimaha Guud, Agaasimeyaasha Waaxyaha iyo khubarada Wasaaradda ayaa warbixin u jeediyey Guddoonka iyo Xubnaha Golaha Wakiillada Puntland. Madaxda Wasaaradda ayaa si faahfaahsan u soo bandhigay qorshahay horumarineed ee waxbarashada, caqabadaha jira iyo guulaha laga gaaray taabbo gelinta mideynta waxbarashada, manaahijta iyo daadejinta adeegyada waxbarashada heer gobol iyo heer degmo. Xildhibaannada Golaha Wakiillada Puntlnad ayaa su’aalo ka weydiiyay Madaxda Wasaaradda tayeynta manhajka waxbarashada, kor u qaadidda tayada dugsiyada hoose iyo dhexe, hirgelinta barnaamijka quudinta ardayda, maamulka deeqaha…

Read More

Haday Doorashadii SL qiimaheedu muuqatay oo Cirro Madaxtinimadiisu fariisatay hadii Muuse Hanbalyeeyay. Muuse,waxaa taariikhda ugashay in uu qabtay Doorasho qurux badan oo nadiif ah,isla markaana natiijada aqbalay. Muuse,waxaa kaloo lagu qadarinayaa in uu awooda ku wareejinayo Siyaasi iyo Beel aan awood muuqata oo Siyaasadeed,Dhaqaale iyo Ciidan aan lahayn oo Guusha dabiicoga ah ee ay gaareen uu aqbalay. SL,waxay Doorashadan utahay mid ka duwan kuwii hore oo kor uqaadaysa Maqaamkeeda. Doorashadan,waxaa dhadhan gaar ah uyeelay Musharaxa tartamaya iyo Beeshiisa oo mudo saaxada Siyaasada ka maqnaa. JQ.

Read More

Axmed Macalin Fiqi, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, ayaa Xarunta Wasaaradda kula kulmay  Danjire.Steen Sonne Andersen, Safiirka Denmark u fadhiya Somaliya. Safiirka,ayaa soo ajiibay ujeeridii Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliya. Kulan dhexmaray Safiirka Denmark ee Somaliya iyo Wasiirka Arimaha Dibada Fiqi,ayaa kusoo dhamaaday isfahan iyo in Safiirku ka bixiyo raaligelin hadal uu ka yiri Hargaysa Doorashadii halkaas ka dhacay. “Denmark,waxay sii wadaysaa in ay ixtiraamto Midnimada Dhuleed ee Soomaaliya, oo ay ku jirto Somaliland oo qayb muhiim ah ka ah.” Ayuu ku yiri Qoraal uu Twitter-ka soo dhigay. “:2/3 Denmark continues to respect Somalia’s territorial integrity and unity,…

Read More

Mogadishu, 20 November 2024 – International Partners* are alarmed by the escalation of the dispute between the Federal Government and Jubaland State following the recent National Consultative Council (NCC) meeting. We urge all stakeholders to engage in constructive and inclusive discussions on the electoral process. Jubaland State is urged to return to the NCC for an open discussion of all outstanding issues, and to restore ties with the FGS. We encourage all parties to refrain from provocations and re-engage in an open dialogue, before any electoral processes are finalised. International Partners support Somalia on advancing its state building agenda, including the…

Read More

Beesha caalamka,ayaa ugu baaqay Jubbaland in soo-celiso xidhiidhkii wadashaqayneed ee DFS iyo in ay dib ugu laabato madasha Golaha Wadatashiga Qaran. Beesha caalamka ay hoosta ka xarriiqday in ay Soomaaliya ku taageerayaan ajandayaasha doorashada Qof iyo Codka ah, kaas oo ay ku tilmaameen mid u baahan kasbashada taageero dadweyne iyo mid siyaasadeed oo ku imaan kara horumarinta hannaanka doorashada, samaynta jadwal dhaqangal ah oo caddeynaya xilliga ay wax kasta qabsoomi karaan oo dammaanad qaadaya nabadgaliyo iyo xasillooni qaran. Maalmahanba DFS,waxay waday cadaadis ka dhan ah Jubaland,kaasoo ay BC uga codsanaysay in ay cadaadis saarto JL oo laga joojiyo Doorashada ay…

Read More