Author: Jibril Qoobey.

Kaliya,waxaa isbadalay Ninka jilaya Filimka oo Xasan,ayaa noqday Farmaajo. Gacanyaraha adeegaya ee fulinaya rabitaanka Shalay,wuxuu ahaa Mursal,Maanta waa Aadan. Qodobada la fulinayo,waa isku mid…. Dastuur lagu falaado. Xeerar la samaysto. Gudiyo la meel marsado. Hal hayska la isticmaalayo,waa isku mid….. Doorasho Qof iyo Cod ah. Halka loo socdo,waa isku mid,waa… Mudo kororsi Laba Sano ah. PL iyo JL qorshihii Farmaajo ee khatarta ku ahaa Qaranimada,waa hor istaageen,maadaama iyagu ehel hoose uga ahaayeen Somalida kale. Haatan,waxaa uga mudan hor istaagida isla qorshihii oo uu soo qaatay Xasan kuwa Beeshiisa. Wax la hubo,waxaa ah cidii rabtaa ha hor istaagtee in uusan soconayn…

Read More

Talaabo loo baahnaa oo wakhtigeedii timid ayay JL qaadatay. Jubaland waxay si dhamaystiran xariirkii ugu jartay Maamulka faashilka ah ee Muqdisho fadhiya. Go’aankan,arimaha uu suurta gelinayo,waxaa ka mid ah…. 1.In aan wax wafti ah oo ka socda Villa Somaliya tagi karin kismaayo. 2.In aan haba yaraatee Wada Shaqayn dhexmari karin JL iyo Maamulka Xasan Shiikh. 3.In dib loo wada Shaqeeyo ay ku imaan karto wada xaajood Shuruudo leh. Halkii Xasan lala rabay haduu yimid oo waxaa si rasmi ah usamaysmay Mucaarad wax ku haysta. Si gaar ah BC meel ay ka Anba qaado ayay heshay. PL iyo JL way soo…

Read More

Jubaland waxay si dhamaystiran xariirkii ugu jartay Maamulka faashilka ah ee Muqdisho fadhiya. Go’aankan,arimaha uu suurta gelinayo,waxaa ka mid ah…. 1.In aan wax wafti ah oo ka socda Villa Somaliya tagi karin kismaayo. 2.In aan haba yaraatee Wada Shaqayn dhexmari karin JL iyo Maamulka Xasan Shiikh. 3.In dib loo wada Shaqeeyo ay ku imaan karto wada xaajood Shuruudo leh.

Read More

Warqada kasoo baxday Wasaarada Arimaha Gudaha DFS ee ay kaga soo horjeensatay Gudiga Doorashada Jubaland ee Caawa la shaaciyay,waxay leedahay Sadex dhaliilood oo lagu duri karo….. 1.Qodob Dastuuriya kuma qorna oo loo cuskaday diidmada Gudiga Doorashada JL. 2.Wasiirka Arimaha Gudaha kuma saxiixna. 3.Qodobada heshiiskii Madasha ee ku xysan Warqada mahan kuwo Sharci ah oo Baarlamaanka la marsiiyay.

Read More

Xasan Shiikh Maxamuud marku Xamse Magacaabayay Ajandayaal,ayuu ka lahaa… 1.In Xamse noqon karo RW Magac ah. 2.In uu PL iyo JL khilaaf dhexdhigo. 3.In JL-ta awooda leh lasoo afjaro oo lagu badalo mid la mid ah Hir-shabelle. 4.In Axmed Madoobe la Cuno. Siyaasiyiinta Beesha Ogaadeen ee hayay talada JL,waa akhrin kari waayeen qorshihii Xasan oo waa ku kadsoomeen Haatan,waaga,ayaa ku baryay oo waxaay arkeen RW in aysan iyagu haysan ee loo hayo lana isticmaalayo Magacooda,isla markaana JL iyo Axmed duulaan lagu soo yahay. Axmed Madoobe oo ah Siyaasiga ugu cabqarisan markay Beesha timaado,xataa waxa uu fahmi waayay Xasan la Shaqayntiisa…

Read More

Ilhaan Cabdullaahi Cumar,waa shaqsiga kaliya ee u tartamay xil federal. Siyaasiyaddan 43-jirka ah,waxay aqalka Wakiillada xubin ka ahayd tan iyo 2019, waxayna kursigeeda difaacatay 4 doorasho oo codbixin Dadweyne ahaa. Xilligaa ka hor,waxay xubin ka ahayd Aqalka Wakiillada ee Gobolka Minnesota,iyadoo ka soo geli jirtay Degmada 60B. Ilhaan Cumar,waxaa lagu xusuustaa in ay noqotay Gabadhii ugu horreysay ee Somali ka soo jeedda ee xubin ka noqota Kongareska Maraykanka. Laakinse muddo xileedkii ugu horreeyey Madaxweyne Donald Trump ayey aad isku dhaliileen, ayagoo fagaarayaasha iska cambaareyn jiray. Ilhaan waxay isbahaysi adag la samaysatay siyaasiyiin kale oo Kongareska xubno ka ahaa, kuwaasoo ku…

Read More

Garowe: November 09, 2024: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland Mudane Abdi Farah Juxa ayaa dhisay Golaha Deegaanka Degmada Garowe ee Gobolka Nugaal. Madasha xasaanadsiinta Golaha Deegaanka Degmada Garowe ee Gobolka Nugaal waxaa ka soo qaybgalay Guddiga Arrimaha Gudaha ee Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland, Wasiirka Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbedelka Cimilada Dowladda Puntland, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga, Guddoomiyaha Maxkamadda darjada 1-aad ee Degmada Garowe, Guddiga Doorashooyinka Puntland ee PEC, Madaxda Xisbiyada Siyaasadda Dowladda Puntland iyo marti sharaf kala duwan oo ka mid ah qaybaha kala duwan ee bulshada Caasimadda. Waa…

Read More

SL,waxay ahayd maamulka ugu sareeya guud ahaan Maamulada Somalida. PL ayay tartan iyo loolan kuwada jireen dhan walba,wayse kaga horaysay dhinacyo badan. SL maxay ka duulaysay? Daarood,waa cadowga Siyaasadeed iyo Amni ee Beelaha Hawiye iyo Dir,sidaa daraadeed,waa in aan kala jabinaa oo diciifinaa. Qayb,waxaa xukunta Kenya. Qayb,waxaa xukunta Itoobiya. Qayb,waa in Xamar laga xukumaa. Qayb,waa in Hargaysa laga xukumaa. PL maxay difaacanaysay? Somali,waa in ay mid ahaataa. Daarood miisaankiisa,waa in ilaaliyaa. Fadaraal,waa in Wadanku qaataa. SL,waa looga adkaaday loolankii oo Ciyaarta Siyaasada,waxaa loo diray Heerka Labaad. Kacdoonkii Shacabka LC,ayaa noqday mid SL galaafta,halka PL uu unoqday fursad Dahabiya oo ay…

Read More

Muuse Biixi? Waa diyaarsan yahay oo waxa uu dhex fadhiyaa…. 1.Madaxtooyo 40-Sano Beeshiisu haysay si toos ah iyo si dadban. 2.Dhaqaalihii Dowlada SL oo ugu danbeeyay 48-Bilyan oo Shilinka SL ah oo lasoo daabacay. 3.Ugu yaraan $50-Milyan oo Beeshiisu ku wareejisay. 4.Taageerada Milleteri ee Itoobiya. 5.Taageerada Dhaqaale ee imaaraadka. 6.Ciidankii SL. Doorashada gar iyo gardaraba,waa helayaa oo Muuse,waxa kaliya ee ubaahnaa,waa in Doorashada lala jilo si loo aamino oo macno uyeelato. Gudiga Doorashada iyo Maxkamada Dastuuriga ah,ayaa Muuse udhacaya Natiijada Doorashada. Garxajis? Ma filayo in Beesha Garxajis ama Habar Yoonis ay talada SL la wareegayso dhawr Qodob awgood…. 1.Gudiga Doorashada…

Read More

By:-C.C.Warsame Dastuurku wuxuu dhigayaa in labada aqal ee Baarlamaanka ay hawl wadajir ah qaban karaan oo keli ah marka; 1- Doorashada Madaxweynaha 2- Dib u eegista Dastuurka iyo 3- Xeerka qoondada miisaaniyadda oo ay labada aqal ku heshiiyeen. Sababtoo ah Aqalka Sare ee Baarlamaanka waxaa loo dhisay in sharciyadda iyo xeerarka ka soo gudba Golaha Shacabka uu turxaan-bixiyo, kana eego danta shacabka guud ahaan iyo tan dowlad goboleedyada ay matelaan. Tan kale, waa sharci daro in guddi ku meelgaar ah (Ad hoc committee) la dhiso, iyada oo aan sharciyada loo xilsaaray aan Golaha la horkeenin. Waxay ahayd in Guddiga Arrimaha…

Read More

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Dowladda Jubbaland waxaa maanta soo gaaray inta badan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya labadiisa Aqal ku matala Dowladda Jubbaland, kuwaas oo bilowga todobaadka soo socda ka qeyb galaya kulan wadatashi ah oo uu ku casuumay Madaxweynaha Dowladda Jubbaland H.E Ahmed Mohamed Islaam. Xildhibaanada maanta yimid waxaa garoonka diyaaradaha ee Sayid Maxamed Cabdulle Xassan kuso dhaweeyay masuuliyiin uu horkacayay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Mudan Cabdifatax Maxamed Mukhtaar iyo xubno kale oo muhiim ah. Jubbaland TV

Read More

Garoowe : 07 November 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay:- * Amniga. * Ansixinta Miisaaniyadda 2025. * Fariisiinta Goleyaasha deegaanka ee degmooyinka kala ah Garoowe, Godobjiiraan iyo Dangoroyo. * Ansixinta wax-ka-bedelka Xeerka Xabsiyada Puntland, Golaha ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey wax-ka-bedel lagu sameeyay Xeerka Xabsiyada Puntland oo ay Golaha la wadaagtay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta. Golaha ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2025, taasi oo noqonaysa wadarta guud $466,840,762 waxaa ay…

Read More

Dowladii Jarmalka ee Xasan la galay heshiiska isfahan ee lagu soo celinayo Qaxootiga Somalida,ayaa dhacday goor dhawayd. Wasiirkii Maaliyada ee Wadankaas oo Dowlada wadaaga ah Qayb ka ahaa,ayaa iscasilay,waxaana Xisbigiisii ka baxay Dowladii wadaaga ahayd. Khilaafka ay ku burburtay Dowladii Jarmalka ee wadaaga ahayd,ayaa ahaa mid soo jiitamayay in mudo ah,iyadoo Qodobada laysku hayay ay ugu waynaayeen Miisaaniyada . Xaqiiqdii,waxay ceeb ku tahay Xasan iyo Maamulkiisa in Dowlad sii dhacaysa uu la galo heshiis oo xataa uu fahmi waayay ama xog iyo qiimayn ku samayn waayay xaalka Siyaasadeed ee Jarmalka gudihiisa. Weli,isagoon kasoo tagin Jarmalka ayay burburtay Dowladii uu heshiiska…

Read More

By:-Dahir Mire Jibril. In a new term under president Donald Trump, the Horn of Africa could once again become a focal point for increased involvement by U.S.-aligned regional powers like Egypt, Turkey, the United Arab Emirates, Qatar, and Israel. Trump’s close ties with the leaders of these countries suggest he may offer them considerable freedom to pursue their own agendas within the region, viewing their influence as beneficial to U.S. strategic goals. This approach could create an environment in which these countries operate with minimal U.S. influence, deepening their respective political, economic, and security roles in Somalia and neighboring states.…

Read More

Hartiga JL in ay garab umuujiyaan Axmed Madoobe,waa go’aan istiraatiiijiya. Hartigu Qofna kuma badalanayaan Axmed sababahan awgood…. 1.JL oo noqota nidaam Shaqeeya oo Axmed ehel uyahay. 2.Ka difaacida JL loolanka Xamar uga imaanaya oo Axmed uga mudan yahay Raga la tartamaya. 3.Isku haynta Beelaha JL oo Door Odaynimo uu ku maamulay Axmed. 4.Mudnaanta Beesha Harti ee JL oo uu ilaalshay Axmed. Hartiga JL,waxay ka hayaan Maamulka Jagooyin muhiim ah…. 1.Wasaarada Maaliyada. 2.Wasaarada Cadaalad iyo Dastuurka 2.Wasaaraada Deegaanka iyo isbadalka Cimilada. 4.Wasiiru Dowlaha Madaxtoyada. 5.Talyaha Booliska JL. 6.Agaasimaha W.Batroolka. 7.Agaasimaha W.Ganacsiga 8.Duqa Kismaayo. Hartiga muhiimadooda ugu weyn,waa JL oo dhisan oo…

Read More

Si rasmi ah ayay Dowladalaha Somaliya iyo Jarmalka ugaareen isfahan Qaxootiga lagu soo celin karo. 21-kun oo Qaxooti Somali ah,ayaa jooga Jarmalka. Ujeedka Jarmalka,waa Laba arimood oo kala ah… 1.In Dadkaas,wuxuun dib loogu celiyo Somaliya. 2.In ay hakadaan Qaxootiga kusoo socda. Jarmalku si ay cadaadis usaaran Dowlada Somaliya,waxay istaajiyeen kaalmadii ay bixin jireen,waxayna shuruud uga dhigeen in celinta Qaxootiga la aqbalo. Dadkan Somaliyed duruuftii soo qixisay weli way ka jirtaa Somaliya haday ahaan lahayd amni,Dhaqaale iyo Adeeg Bulsho. Maamulka Xasan waxba uma awoodo in uu aqbalo soo celintooda,isagoo eexsanaya Mashaariic Deeqo ah,waa masuuliyad daro iyo damqasho la’aan. Xasan Sh.Hunguri xumida…

Read More

Trump oo si rasmi ah unoqday MW 47-Aad ee Maraykanka. Trump,waa la saadaalinayay in uu ka guulaysanayo Haris,Laba Qodob dartood….. 1.Maraykanka oo aysan dhaqan u ahayn udoorashada Kursiga ugu sareeya Gabar oo horayba,waxa uu uga adkaaday Hillary. 2.Haris oo Madow ah oo ay adag tahay in ay hesho fursadii la yaabka lahayd ee Obama. Guushii Trump,waxay jabisay Sicirka Saliida. Fuustadii Saliid ah oo ahayd intaan Trump la dooran $165,waxay hoos ugu dhacday $74. Waxay kaloo kor uqaaday Qiimaha Lacagta Dollar-ka oo kor u kacay. Trump guushiisa,waxaa la oran karaa,waxaa ubaahnaa caalamka,sababtoo ah Dimqraadigu Afar Sano oo Caajis dhan walba ah…

Read More

Trump,waa la saadaalinayay in uu ka guulaysanayo Haris,Laba Qodob dartood….. 1.Maraykanka oo aysan dhaqan u ahayn udoorashada Kursiga ugu sareeya Gabar oo horayba,waxa uu uga adkaaday Hillary. 2.Haris oo Madow ah oo ay adag tahay in ay hesho fursadii la yaabka lahayd ee Obama. Trump,waa uga mudnaa marka la barbar dhigo Haris hogaaminta Maraykanka Qodobadan awgood….. B.Dhaqaalaha,waa Nin uga fiican Haris oo kobcin kara si deg-deg ah. T.Soo galootiga xad dhaafka ah,waa Nin Xakamayn kara oo waa kii dhisay Darbiga,waana uga sareeya Haris. J.Dibada oo ah saamaynta Maraykanka ee Siyaadada,Dhaqaalaha iyo Milleteriga,waa Nin wax ka badali kara oo joojin kara…

Read More

Guusha Ilhaan,waa umuhiim Sinjiga Somalida markii Afraad. Ilhaan,waxay samaysay mudadii ay ku jirtay Siyaasada Maraykanka Magac iyo waxqabad muuqda. Waxa ugu yar ee Somalidu ka faa’idnay,waa in la arko Sinjiga Somaligu in uu leeyahay hibo Caalamka ka gadmi karta oo masraxyada lagu kulmo ka muuqan karta. Si gaar ah in ay asal ahaan PL kasoo jeedo,waxay u tahay Sharaf,sababtoo ah,waxay sii xoojinaysaa doorka Curadnimo ee PL ku leedahay Somalida gudo iyo dibadba. Hanbalyo Ilhaan.

Read More

Safarkiisii Imaaraadku,wuxuu ahaa mid qarsoodiya oo aysan xataa ka warqabin Safaarada Somalida. Ballanta Imaaraadka,waxaa usoo qabatay Dowlada Masar. Laba Qodob in uu ka codsaday Xasan Sh,ayaa lasoo sheegay…. 1.khilaafka Itoobiya iyo Somaliya in Imaaraadku soo farageliyo,waa ka codsaday. 2.In ay Deni iyo isaga dhexdhexaadiyaan,waa ka codsaday. Sida ay xaqiijinayaan Ilo muhiim ah,waa ku hungoobay Xasan codsiyadii iyo ballantii Imaaraatiyiinta. Imaaraatiyiintu,waxay u arkaan Xasan Nin aan laysku hallayn karin oo tiro badan.

Read More

Odoyaal Somalida Kenya ah oo Villa Somaliya soo abaabushay,way utageen Axmed,waase soo qanciyay oo waxay la qaateen in uu hawshiisa wato Axmed Madoobe Xasan iyo Axmed wada hadal dhexmaray,waxa uu Axmed ku yiri..”Isoo dir Faarax Cadiqaadir aan si dhab ah uwada hadalnee Dad kalaan kale iskadaa”. Kadib Xasan,waxa uu la hadlay Xamse oo ku yiri udir Dad Adiga kaa socda,waana mida keentay in uu diro Talyihii Booliska Ninkii laga qaaday Sulub iyo Laba Nin oo kale. Ergada Sulub hogaaminayay,waxa ugu weyn ee ay la Shir yimaadeen,waa Lacagtii Kabida Miisaaniyada Qaybti JL,ayaan wadnaa oo laguu dii daynayaa Axmedoow nasoo raac,waase ku…

Read More

Shir horumarineed oo Jarmalku qabto,ayuu kaga qaybgalayaa Berlin. Shirkan oo maqaam ahaan heer Agaasime ah,balse Sanad walba hogaamiye ka hadla lagu casumo,ayaa Sanadkan Xasan ku yahay Martida. Jarmalku marka laga soo tago Shirkan,waxay wataan qorshe Qaxootiga Somalida ah ee Wadankooda jooga ay ugu soo celinayaan Somaliya. Xiligii Maamulkii Farmaajo ayay soo bandhigeen qorshahan ay rabaan in ay kusoo celiyaan Dadka haysta Sharciga Qaxootinimo,balse markaas uma socon. Haatan,Xasan,ayaa jooga oo baadigoob xoog leh ugu jira Lacagta,waxayna ubadan tahay in uu Qalinka ku duugo oo Saxiixiisa ku badasho xogaa Miisaaniyad ah. Sidoo kale Jarmalka,waxaa ku taal Safaarad Somaliyed oo burbursan,waxaana dhici karta…

Read More

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Richard Riley, ayaa maanta sheegay in dowladda Mareykanka ay si rasmi ah u cafisay 1.14 bilyan oo dollar oo Soomaaliya lagu lahaa. “Tallaabadan ayaa qayb ka ah dadaallada socda ee lagu caawinayo kobcinta dhaqaalaha Soomaaliya iyo xoojinta xasilloonida”Ayuu yiri Safiirka Mareykanka. 2020,ayuu Mareykanku uballanqaaday cafinta dayntan,waxayse dhaqan gashay 2024. Waa dhawaaq fiican oo Somalida usoo yeeray. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Ambassador Riley and Minister of Finance, Bihi Egeh, signed a bilateral agreement that forgives Somalia’s $1.14 billion debt to the United States. This $1.1 billion in debt relief is in addition to the $1.2 billion of development, economic, security, and humanitarian assistance the United States has provided to Somalia just this fiscal year. The United States continues to be a steadfast partner in support of the people of Somalia.

Read More

Detectives have successfully apprehended Hashim Dagane Muhumed today after an extensive investigation into the tragic murders of a mother, her daughter, and her 12-year-old niece. The horrifying crime prompted a determined manhunt for the suspect. Muhumed is currently in police custody, where he is undergoing processing ahead of his arraignment scheduled for tomorrow at the Makadara Chief Magistrates Court. The DCI remains committed to ensuring justice for the victims and their grieving families.

Read More

Dowlada JL,ayaa Saacadaha soo socda la filayaa in ay soo saarto Warqad ay ugu yeerayso Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Fadaraalka ku matala. Xildhibaanada iyo Seneterada Labada Aqal  Baarlamaanka Fadaraalka ee kasoo jeeda Jubaland,ayaa,iyaguna Galabta kulan ay ku yeesheen Muqdisho isku fara saari gaaray. Kulanka,waxaa qasay Wasiiro uu soo diray Xamse oo ka dhex dhaliyay Madasha buuq iyo fowdo. Shirkaas,waa kagu kala jacay,wuxuuna kusoo dhamaaday natiijo la’aan. Ujeedka Shirka layskugu yimid,ayaa ahaa in taageero loo muujiyo go’aanka Dowlada JL ay uga soo baxday Shirkii Xamar.

Read More

The current political landscape in Somalia is increasingly alarming as President Hassan Sheikh Mohamud and 3 members of the National Consultative Council (NCC) appear to be deepening the nation’s crisis rather than resolving it. With security conditions deteriorating to levels worse than in previous years, fragmentation within the political system has reached a tipping point. This precarious situation has been exacerbated by the alarming control that Al-Shabaab exercises over large swathes of territory just kilometers away from the capital, Mogadishu. The aspiration for a democratic process, specifically, the implementation of “one man, one vote”, is now clouded by the harsh…

Read More

Garoowe, Nofeembar 2, 2024 – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo ay wehliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad, Mudane Maxamed Baarri Shire, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad, Mudane Maxamed Maxamuud Ciise, ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 4-aad ee Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Puntland. Fadhigan, oo ay ka soo qaybgaleen 55 mudane, ayaa waxaa diiradda lagu saaray dhageysiga warbixinno ay soo jeediyeen afar ka mid ah guddiyada Golaha Wakiillada, kuwaas oo dhawaan kormeerro ku sameeyey hay’adaha Dawladda iyo Gobollada dalka. Guddiyadda ayaa kala ah; 1. Guddiga Xuquuqul insaanka, Haweenka & Arrimaha Qoyska Golaha Wakiillada 2. Guddiga Anshaxa iyo Arrimaha Golaha…

Read More

Wasiir Hotel Qol ka dagan ayaa lagu qasbaa in uu Warqad qoro si Wiil Furinta jooga Qoyskiisa dhulkii ay daganaayeen Dan gaar ah looga barakiciyo oo mid wax heysta la siiyo”Ayuu yiri MW Sh.Shariif. Waa hadal taabanaya Qofkii Damiirkiisu Nool yahay. Xasan baahidiisa Dhuleed,waa Xuduud dhaaf. Sida ka muuqata,wax uu xeerinayo majiraan mana kala jecla taariikh danbe iyo Magac oo waxaa muhiimad uleh Lacag kaliya sidii uu ku samayn lahaa. Halkan ka daawo hadalka Sh.Shariif

Read More

Midowga Afrika,wuxuu soo saaray Warmurtiyeed uqalma Somalida oo si cad uqeexaya Madaxbanaanida,Midnimada iyo Xuduudaha Qaranimada Somaliya in ay yihiin lama taabtaan. Waxay fareen ama ku booriyeen Wadankii qayb ka noqonaya ama ka ah hawlgalka Midowga Afrika ee Somaliya ka socda in uu ilaaliyo Karaamada iyo Qiyamka Qaran ee Somaliya. African Peace and Security,waxay ayideen Warqadii DFS kasoo baxday,waxayna fariin Diblomaasi oo adag udireen Itoobiya. Qodobada 12&18 ee Warmurtiyeedka,waxay si cad uga turjumayaan rabitaanka Dowlada Somaliya ee martigelinaysa hawlgalka Midowga Afrika.

Read More

Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya,ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay codsiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee ahaa in fasaxa Baarlamaamka dib loo dhigo mudo Bil ah,Sida uu ku dhawaaway Aadan Madoobe. Waxaa jira Xildhibaano door ah oo ka hir yimid,isla markaana ku eedeeyay Gudoonka in ay shaaciyeen natiijo been abuur ah. Si gaar ah,waxay udhaliileen Gudoomiye Aadan Madoobe oo meel mariyay Tiro aan cadayn oo Cod ah,sida ay sheegeen Xildhibaanada. Halkan ka daawo Aadan oo ku dhawaaqaya

Read More

IlBy:-Ismail Warsame. Who can tell us where the meeting was held between Hassan Sheikh Mohamud, NISA Director Sambolooshe, and CIA Director William J. Burns, or took place in Mogadishu recently, given a red wall background or a prefabricated container in the picture void of any symbols of statehood like flags? It seems to us that President Mohamud was informed to present himself to Halane International Camp at Airport, indicating how untrustworthy, dangerous, and precarious place it is to hold high profile International meetings at today’s President Mohamud’s Villa Somalia. Compare this with a similar meeting below with CIA Intelligence Chief…

Read More

Dagaal sababtiisu ay tahay Dhul Xasan Shiikh iibsaday oo Dadkii deganaa difaacanayaan,ayaa Xamar ka socda 5-Saacadood oo xiriir ah. Hal qof,ayaa dhintay,waxaana ku dhaawacmay Saddex kale,waxa uuna ka dhacay inta u dhaxeysa Jaamacadda Gahayr iXasaEkis Kontorool Afgumanaee Magaalada Muqdisho. MW ay ahayd in uu ka hor tago colaad iyo dagaal,ayaa abuuraya mid cusub. Dhulka Dadka degan,waxaa maamul u ah kan Xasan Sh. hogaaminayo umana samayn meel ay uga guuraan. Mida kale oo la yaabka leh,waxay tahay… “Dhul Maamulku leeyahay oo Shacab degan yahay in si khaas ah Madaxii Maamulku uxaraashto,isla markaana Xabad u adeegsado Shacabkii?. Halkan ka daawo muuqaalka…

Read More

Xildhibaanada,ayaa ku eedeeyay in Gudoonka Baarlamaanku sameeyay Sharcidaro baalmarsan Dastuurka KMG ah ee Somaliya. “Waxa socda,waa Sharcidaro aan Geedna loogu soo gaban”Ayuu yiri mid ka mid ah Xildhibaanada. “Habka loo dalbaday mudo kordhinta fadhiga Golaha,way baalmarsan tahay Dastuurka iyo Xeerarka.”Ayuu yiri Xildhibaan kale. “Xilliga la codsaday,mahan mid Dastuuriya”Ayuu sii raaciyay Xildhibaan kale. “Hanaanka loo meel mariyayna ma’ahan mid hufan oo lagu qanci karo’Ayuu yiri Xil.Jeesoow. Halkan ka daawo muuqaalka Xildhibaanada

Read More

Sadex ujeedo,ayuu ka leeyahay Xasan kulanka Baarlamaanka Beri uballansan….. 1.In War murtiyeedkii Madasha kala dhantaalantay uu xoojiyo oo uu sheego in Wadanku Doorasho 1Q1C ah aaday. 2. In aan Baarlamaanka la xirin oo ugu yaraan 30-Bari lagu daro,ayuu codsanayaa loona ansixiyo sharciyada kabaya damaciisa si uu Sanadka cusub u bilaabo qorshayaasha u damacsan yahay. 3.In uu Baarlamaanka ka codsado in ay la raadiyaan PL iyo JL. Waxaa xusid mudan fikrada ah in Baarlamaanka la horgeeyo mudo kordhinta 3-da Dowlad Goboleed ay ka timid Qoor-qoor iyo Laftagareen si mudo kordhinta ay heleen Xalaal ugu ekaato. Xasan weli qardajeexiisii,ayuu kusii adkaysanayaa.

Read More

1. Xoojinta Dagaalka Shabaab iyo Daacish. 2.Wada xaajood Siyaasada iyo Amniga Gobolka. 3.Fariin(Maraykanku,wuxuu garabsiinayaa Somaliya,khilaafka Itoobiya). 4.Wanaajinta xiriirka Kenya iyo Somaliya. 5.CIA oo tababaraysa Saraakiil Sirdoon oo Somali ah. Koboca Dowladnimada Somaliya,markan Maraykanku,waa danaynayaa,isagaana baritaaraya…. B.Dayn cafintii Maraykanka,ayaa fududeeyay. T.Qaadistii Cunaqabataynta Maraykanka,ayaa ogolaaday. J.Xaafiiska Siyaasada QM soo afjaridiisa Maraykanka,ayaa riixaya. X.Loolanka Itoobiya Maraykanka,ayaa Somalida ugu hiiliyay Dibomaasiyada. Kh.Baarista Shidaalka ee Turkigu wado Maraykanka,ayaa fasaxay. D.SL in aysan aqoonsi helin,waxaa si cad uhortaagan Maraykanka. Maraykanku Somaliya,waa uga adkaaday Ruush iyo Shiine,waxayna si buuxda ugashay Gacantiisa,taasoo Somalida u ah fursad ay ku dhisan karaan Qarankooda. ⁠ JQ.

Read More

Abiy Axmed,ayaa helista heshiiskan ku tilmaamay mid “Horumarineed,” ah oo ku salaysan baahida uu ay Ethiopia u qabto marin badeedka. “Waxaan dalbanay in badda gaarno, taasina kuma raadin doonno weerar iyo dagaal, laakiin si hufan ayaan isaga difaaci doonnaa haddii ay wax dhacaan,”Ayuu yiri Abiy Axmed. Abiy Axmed waxa uu sheegay in uu ku rajo weyn yahay in himilladaasi ay Itoobiya gaarto,haddii hadda aanay gaarinna,buu yiri, ay Caruurtoodu gaari doonto. Heshiiskaasi waxa uu ka careysiiyay Dowladda Somaliya oo ku tilmaantay mid sharci darro ah, oo meel ka dhacna ku ah Qarannimadeeda iyo Madax banaanideeda Dhuleed. Halkan ka daawo muuqaalka…

Read More

BY:-Sayid Abdul. Qodobada lagu kala aragti duwanaaadey ee Shirkii October 2024 kuwaas oo kala ahaa:- – In DFS soo jeedisey in muddo kororsi hor leh la qaato ayada oo halkii sano ce hore aan waxba lagaga fulin waxyaabihii lagu heshiiyay kulankii sanadkii hore, taas oo horseedi karta firaaq dastuuri ah iyo kudarsasho aan waqti cayiman laheyn. – In DFS hor istaagtay qabashada doorashooyinka DXDFS, taas oo horseedi karta in dalka uu galo xaalad hubanti la,aan ah. – In DFS ay diidey soo jeedintii Jubbaland ee ahayd in la raadiyo saamileyda maqan sida PUNTLAND IYO SSC si loo gaaro talo loo…

Read More

Laba Sano kadib,Xaafiiska Siyaasada ee QM Somaliya,waxaa loo badalayaa Xaafiiska QM ee Somaliya si la mid ah Dowladaha Caalamka. Halkaas,waxaa kusoo afjarmi doona Siyaasada Somaliya oo hoos joogta QM,waxayna Somaliya noqonaysaa Wadan Madaxbanaan oo masuul muqdar ah oo Siyaasiyasadiisa maaraysan kara. Waxaa kaloo Somaliya laga saari doonaa si rasmi ah Xeerka Chapter-7 ee loo isticmaalo Dowladaha fashilmay. Laba Sano,ayuu Xaafiiska QM ee Siyaasada si KMG ah usii Shaqayn doona. Qorshahan,waxaa riixaya Maraykanka oo raba Somaliya in ay Dowladnimadeedu kobacdo. Horay,waxaa loo qaaday…. 1.Cunaqabatyntii Hubka. 2.Dayn Cafintii Muhiimadu,waa in Somalidu ka faa’idaysato fursadahan.

Read More

Xildhibaanada iyo Seneterada Puntland ku matala Labada Aqal ee Baarlamaanka Fadaraalka ah,waxay soo saareen kadib kulamadoodii Garowe,war Murtiyeed Caaqibo leh. Waxay dul istaageen oo waxba kama jiraan ka dhigeen Dastuurka sida baalmarsan isla Dastuurka KMG ah wax looga badalay. Waxay dul istaageen Mashaariicda horumarineed ee DFS ay Siyaasadaynayso. Waxay dul istaageen Heshiisyada Amni ee iska hor imaanaya ee ay DFS la galayso Dowlado iska soo horjeeda.. Waxay dul istaageen Heshiiska Shidaal ee DFS ay la gashay Shirkado iyo Dowlado ee aan waafaqsanayn Dastuurka KMG ee Somaliya. Waxay dul istaageen dagaalka argagixisada ,iyagoo soo jeediyay in dadaalka Dowlada PL la taageero.…

Read More

Sadex khalad,ayaa ku jira. Warqadan oo kala ah…. 1.Shirkii looga hadlayay Doorsahada,waxa uu dhacay May 2023 ee ma dhicin May 2024. 2.Shirkii dhacay May 2024,waxaa looga hadlay Dagaalka Nabad diidka. 3.Waxay leeyihiin Gudi Doorasho,ayaa la dhisayaa,iyagaana Jadwalka soo saari doona,isla markaana,iyagaa Warqadan ku sheegaya Jadwal Dhanka kale,wax cusub kuma jiraan oo waa wax la filayay,waxa ku qoran Warqadan,waxaana ku cad in mudo kororsi 10-Bilood ah oo aan waafaqsanayn Dastuurada Fadaraalka iyo DG loo sameeyay Sadexda DG.

Read More

Xasan Cashadii Xalay,waxa uu uga dan lahaa Sadex ujeedo oo kala ah….. 1.In uu ka falceliyo Casuumadii Xildhibaanada iyo Seneterada ee PL. 2.In uu BC tuso wada hadal diyaar in uu uyahay. 3.In uu baajiyo fasaxa Xildhibaanadu galayaan oo 45-Cisho lagu daro fadhigooda. Khamiista Baarlamaanka,waxa uu horgaynayaa Gudigiisa Doorasho iyo Xeerkiisa Doorasho oo uu rabo in loo meel mariyo.

Read More

Madaxweynaha DFS, Xassan Shiikh Maxamuud,ayaa sheegay in uu diyaar u yahay wadahadal uu la galo madaxda Jubbaland iyo Puntland, si uu uga qanciyo khilaafka kala dhexeeya, ugalana dooddo qorshihiisa doorashada qof iyo codka ah, taas oo aan la ogeyn halka ay ka dhacayso. Xassan Shiikh oo casho sharaf u sameeyay xalay, qaar kamid ah xildhibaanada labada aqal ee BJFS, ayaa si la yaab leh uga hadlay damaciisa ku wajahan dalka, iyo burburinta hannaan dowladeed ee Soomaalidu ku heshiisay. Marnaba sooma hadal qaadin diidmadiisa gogasha Garoowe, ee uu fidiyay Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni intii lagu guda jiray munaasabaddi caleema-saarka Deni…

Read More

BY:-Ismail Warsame. US President Joe Biden has shamelessly failed the Palestinian people of Gaza and Lebanon in every way imaginable in life, and even in death (mass graves). What is happening in those places is unconscionable moral failure in human history on the part of US and Israel, and we could say, on the part of the entire world community. In the eyes of many, no worse sufferings and abuses of life have ever been recorded in human existence –  thousands of people smashed under rubbles of multi-story buildings of  hospitals, schools and shelters holding war displaced refugees by mercilessly dropping 2000kg bombs on them.…

Read More

Xisbullah ee Lubnaan,ayaa Maanta dooratay hoggaamiye,kaasoo ah ku-xigeenkii kooxda Naciim Qasim. Racism,ayaa beddeli doona Xassan Nasrallah ka dib markii uu ku dhintay duqayn ay Israa’iil ka gaysatay Koonfurta Beyrut bishii hore. “Golaha Shuurada ee maamula Xisbullah waxay isku raaceen in ay u doortaan…Shiikh Naciim Qasim in uu noqdo xoghayaha guud ee Xissbullah,” ayey kooxdu shaacisay. Qassem waxaa doortay Golaha Shuurada oo ka kooban Shan Xubnood, waana Golaha ugu muhiimsan ee gaara go’aanada kooxda,Laba Maalmood ka hor. Qasim, oo xubin ka ah Golaha Shuurada ee kooxda, waxa uu muddo dheer ka hoos shaqaynayey Nasrallah. Haashim Safiddin oo ahaa Madaxa Golaha fulinta…

Read More

Garoowe: 29 October 2024:Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Amb. Pier Mario Dacco. Kulan ayaa looga wada hadlay guud ahaan xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan horumarka ka socda Puntland ee dhinacyada dimuqraadiyadda, Amniga iyo Mashaariicda horumarin ee Dowladda Talyaanigu ka fuliso Puntland. Waxaa kulanka ka qeybgalay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada. -DHAMMAAD-

Read More

Garoowe, Oktoobar 29, 2024 – Xubnaha labada Aqal Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya oo ay weheliyaan Guddiga Golaha Wakiillada Dawladda Puntland u xil-saaray soo dhaweyntooda ayaa kulan kula qaatay Xarunta Horumarinta Cilmi-baarista Puntland (PDRC) qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka ee Puntland. Ujeeddada kulankan ayaa ahayd in la yeesho is xog-wareysi iyo wada-tashi ku saabsan sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhexeeya Xildhibaannada iyo bulshada rayidka, taas oo qeyb ka ah dadaallada lagu xaqiijinayo horumarinta siyaasadda iyo xoojinta maamulka wanaagsan. Agaasimaha PDRC, Cali Faarax Cali, ayaa furay kulanka, isagoo soo dhaweeyay Xubnaha labada Aqal ee BJFS oo ay weheliyaan Guddiga…

Read More

Garoowe, Oktoobar 28, 2024 – Xubno ka tirsan Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay wasaaradaha muhiimka ah ee Puntland, kuwaas oo kala ah Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare, Wasaaradda Caafimaadka, iyo Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska. Kormeerka ayaa diiradda lagu saaray horumarka, caqabadaha, iyo adeegyada muhiimka ah ee wasaaraduhu bulshada u qabtaan, si loo xaqiijiyo tayada iyo waxtarka hay’adaha dowladda. Korjoogtayntan oo qayb ka ah dadaallada Baarlamaanka Puntland iyo Federaalka ee ku wajahan la socodka hirgelinta adeegyada bulshada ayaa ku…

Read More