Ilaa Galabta in ay soo saaraan Warmurtiyeedkooda ayay ubadan tahay Xasan iyo Sadexda DG. Warqada kasoo bixi doonta xogaha hordhaca ah ee laga helayo,waxay sheegayaan in ay kusii adkaysan doonaan qorshahoodii mudo kororsiga…. 1.In Hal Sano lagu qabto Doorashooyinka Dowladaha Hoose,taasoo loo samaynayo hab raac mudaysan. 2.In Gudi Doorasho oo Hal mid ah la sameeyo. JL,waxaa uga qorshaysan in la inkiro maqnaanshaheeda hadii ay Aamuska ay aamusan tahay kusii jirtana si la mid ah looga aamuso oo Shaqada la wato,hadiise ay JL hadasho oo ka hor timaado Warkooda in ay ku qaadaan dagaal Cir iyo Dhul ah. Sida ay sheegayaan…
Author: Jibril Qoobey.
Hogaamiyaha Sare ee Iran ayay Wararku sheegayaan in uu aad uxanuunsanayo. Daawayn usocotay,ayuu ilaa iyo hada kasoo kaban la’a yahay,waxayna wararkii ugu danbeeyay xaqiijinayaan xaalkiisu in uu adag yahay. Xanuunka Hogaamiyaha Ruuxiga ,ayaa kusoo aadaya xili Iran ay ku jirto iska caabin Israa’iil kala dhaxaysa. Tan iyo intii ay Diyaaradu la dhacday MW-nihii Iran laguma arag meel fagaaro ah Hogaamiyaha Sare,waxayna wararku sheegayaan in amaankiisa loo baqay oo la qariyay. Israa’iil,ayaa lagu tuhunsan yahay in ay fulisay Shilkii Diyaaradeed ee MW Iran uu ku Geeriyooday. Sidoo kale Israa’iil,waxay ku dhex dishay Caasimada Iran ee Tehran hogaamiyihii Xamaas Ismaaciil Haniya. Iran,waxaa…
SL,waxas si xowliya uga socda Olalihii Doorashada ay ka harsan tahay wax ka yar Bil. Caasimada Hargaysa,ayuu haatan Olalaha awood muujinta Xisbiyadu ka socdaa,waxaana buthaantiisa soo bandhigay Xisbiga Wadani. Muuqaalada soo jiidashada leh,waxaa ka mid ah Maxaabiistii oo qayb ka ah Olalaha Doorashada SL oo waliba u olalaynaysa Xisbiga Wadani. Cirro Dadku Rajo badan oo Noloshooda toos usaamaynaysa,ayay ka filayaan,waxayna u arkaan Nafis ubadali doona Saraakiishii SNM ee talada ku fashilmay. Shacabka caadiga ah ee SL 80% Cirro ayay dooranayaan,waxaase Muuse raba haldoorka SL iyo Dowladaha Shisheeye,waana mid sababi karta in Muuse Doorashada leexsado. Si walba Quruxda SL ka muuqata…
Tobanaan Qof,ayaa lagu soo waramayaa in ay dhaawacmeen kadib markii Gaari uu ku dhacay Goob Basaska laga raaco. Shilk,ayaa la tuhunsan yahay in uu ahaa weerar ula kac ah oo lala beegsaday Bartamaha Israa’iil. Afar Qof,ayay xaaladoodu aad u liidataa halka kuwa kalena ay weli ku hoos jiraan burburka Gaariga oo marayey Aagga Glilot ee Waqooyiga Tel Aviv. Boolisku waxay sheegeen in weli baaritaano socdaan, balse warbaahinta maxalliga ah,ayaa ku warantay in falkan uu yahay mid looga shakisan yahay inuu uu weerar ahaa.
Ugu yaraan 22-Qof oo u badan Haween iyo Caruur,ayaa ku dhintay duqeymo ay Israa’iil ka fulisay Waqooyiga Qasa, sida ay Axadda maanta ah sheegeen mas’uuliyiinta Falastiiniyiinta. Weerrarada ay Israa’iil ka waddo Waqooyiga,ayaa galay Toddobaadkii Saddexaad,waxa ayna kooxaha gargaarku ku tilmaameen masiibo bini’aadantinimo in ay ka dhacday halkaas. Israa’iil,ayaa weerarkan ku sheegtay mid ay ku beegsatay mintidiin. Qasa,waxay Israa’iil ka dhigtay goob aysan uga soo dhicin Gantaalo ugana imaan weeraro ka dhan ah,isla markaana burbursan oo laga barakacay inteeda badan ahna go’doon Bad iyo Biri.
Fashilka Xasan oo Sawir ah,ayaa Saakay oo 27-ka Bisha ah ka dhex muuqda Villa Somaliya. Ugu danbayn,waxaa kaga soo hartay Afartii DG Sadex ka mid ah. Si kale,hadii loo yiraahdo Beesha Daarood banaanka ayay ka joogtaa qorshaha Dowlad Dhiskii Wadanka marka laga reebo Xamse oo aan matalaad lahayn. Miiska Xasan iyo qorshihiisa mudo kororsi,waxaa Maanta uu agyaala Beesha uu kasoo jeedo marka Laftagareen laga reebo. Su’aalaha Dadku iswaydiinayaan,waxay yihiin?? Maxay badali karaan Kooxdan ubadan halka Beel? Maxay socod siin karaan,Kooxdan ubadan halka Beel? Somaliya,waxay ka gudubtay,awooda Maamul oo laysku muquuniyo ama Qof,Koox,Qabiil ama Deegaan gaar ah ku tagrifalo. Dalku,waa Fadaraal…
By:-Ismail Warsame. Puntland House of Representatives is currently holding its 55th Session. Among the dignitaries and guests in attendance are Puntland State MPs in the Federal Parliament in Mogadishu, South-Central Somalia. It is an important session, given the fact that Somalia is at crossroads between a failed state again and the survival of the Federal System Somalis agreed upon, following the Civil War. We will be watching whether they can meet the challenges ahead. In the meantime, let us remind ourselves that the main function of any parliament is government budget allocations and approval. This involves scrutiny, approval, and follow-up…
Shalay Subixii hore,ayay Diyaaradi ka qaaday Axmed Madoobe Magaalada Kismaayo. Ceeldooreed,ayuu ugu tagay MW Kenya oo uyeeray. AFar Saac Xalay,ayuu kasoo laabtay oo Nayrobi yimid. Saakay,waxaa Hotelkii uu deganaa ugu yimid Madaxa Sirdoonka Kenya Nuuradiin oo uwaday fariintii ugu danbaysay kadib iswaraysigii isaga iyo MW Kenya. Nuuradiin,wuxuu usheegay in uu bixi karo oo Shaqadiisa Doorasho qabsan karo. Kismaayo,waxaa Saakay Afar Saac kusoo laabtay Axmed oo Kenya Dhabarka kasoo Dharbaaxday. Kenya,waa awooda 1-Aad ee Maamulka Jublabd u ah Musdanbeedka. Halkaa,waxaa ku dhintay Xasan Sh oo ula tagay Ruto isoo khasab Muwaadin isagu MW uyahay ama ii fara geli Gobol Wadankayga ka…
Map-ku Laba arimood,waa sababay…. 1.Xafladii Xasan ee Markabka oo aad loo buunbuunshay,waxay ka dhigtay khasaare oo waa micno tirtay. 2.Deni,waxay unoqotay Suuq geyn oo khudbadiisii Baarlamaanka,waa uxoojisay,waxayna usoo jeedisay dareenka Bulshada,isla markaana,waxay Afka uga xirtay Cid walba oo Mucaarad ku ahayd. Map-ku,waxuu dhalin karaa Sadex Arimood oo dibada ah….. 1.In Dowlada Turkiga dib u Eegto qorshaheeda Shidaal baarista,iyadoo ubaqaysa amaanka Markabkeeda Qaaliga ah. 2.In Dowlado ama Shirkado kale oo Maalgashi Tamarta ah soo waday ay hakadaan,iyagoo amaanka ka Eegaya. 3.In ay ka faa’idaystaan kala qaybsanaanta Beelaha Somalida Dowlado ama Shirkado aan rabin horumarka Somaliya. Map-ku Hal Qodob,ayuu Suuq siiyay,kaasoo ah….…
Weftigii Milleteri ee Maraykanka ahaa 1:40 Daqiiqo ayay ka duuleen Bosaso oo ay Xalay ku hoydeen. Booqashadooda oo ahayd mid Shaqo oo ay ku qiimaynayeen….. 1.Dib ubilaabida Wada Shaqayntii Maraykanka iyo PL ee la dagaallanka argagixisada. 2.Qiimaynta Ciidanka PISF ee la hawlgalaya. 3.Qiimaynta Saldhig ay ka dhisanayaan Duleedka Garoonka Diyaaradaha Bosaso. Maxaa laysla qaatay? B.In Ciidanka PISF oo haatan dhan 480-Askari loo Magacaabo Agaasime PL iyo Maraykanku kuwada qanacsan yihiin. T.In Ciidanka Mushahaarkooda,Qalabkooda iyo tababarkooda Maraykanku taageerayo. J.In Dhismaha Saldhiga Maraykanka deg-deg loo bilaabo. X.In Ciidanka PISF ay si rasmi ah uyihiin kuwa la hawlgalaya Taliska Africom. Ciidanka PISF oo…
Warqad kasoo baxday Xaafiiska RW Xanse,ayaa lagu sheegay Todobaad ka hor in Shirku uusan xirimin ee Wadatashi loo hakiyay layskuguna soo laaban doono 26-ka Bishan oo Maanta ku beegan. Wax war ah lagama hayo kamana soo bixin War Xaafiiska RW iyo Villa Somaliya,waxaa la oran karaa (Guux iyo Gariirba,way beeshay). Xasan Shiikh,waa in uu wajahaa Waaqiciga oo aqbalaa fashilka ku yimid qorshiisii mudo kororsiga,isla markaana Miiska dhiga Talada si Dalka loo badbaadiyo. Jubaland iyo Maamulada kalaba in lagu garab siiyo Doorashadooda in ay qabsadaan,waa Waajib Dastuuriya oo saaran Puntland iyo cidii kale ee masuuliyad dareemaysa. Hadii Sharciyad loo waayo Maamulada,waxaa…
MW Deni,waxa uu jeediyay khudbad macno weyn lahayd oo uu ku dul istaagay xaalada Guud ee Wadanka iyo mid gaarka ah ee Puntland…. 1.Gudaha PL oo ka hadlay horumarada hirgalay. 2.Doorashada JL oo uu muujiyo garab istaag. 3.Maqaamka Muqdisho oo uu ka hadlay. 4.Doorasho Qof & Cod oo Somaliya ka dhacda. 5.Mapka khaldan ee ay shaacisay W.Batroolka DFS. 6.Shirkii Madasha K&B ee fadhilmay. Waxaa la oran karaa Khudbadii MW Qaranka,waxaa jeediyay Maanta MW Deni,isagoo la hadlay Guud ahaan Ummada Somaliyed. Halkan ka daawo muuqaalka
Garowe: 26 October 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay kal-fadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Madaxweynaha ayaa Khudbaddiisa Dastuuriga ah uga hadlay shaqooyinka u qabsoomay Dowladda Puntland intii u dhexeysay labada kal-fadhi iyo Qorshaha ugu weyn xiligan ee Dowladda Puntland Kaasi oo ah in dalka laga sifeeynayo Argagixisada ku dhuumaleysanaysa buuraha Puntland. Federaalka: Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa uga digey Dowladda Federaalka ah tallaabooyinka ay qaaday ee lidiga ku ah Dastuurka KMG ahaa iyo kan Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah, sida in ay…
Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay in Puntland ku garab istaagayso Jubaland oo go’aansatay in ay Doorashadeeda u qabsato sida sharcigeedu dhigayo. Halkan ka daawo muuqaalka
Madaxweynaha Dowladda Puntland Saciid Cadullaahi Deni oo ka digey Khariidada (MAP)-ka ay faafisay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ah mid iska horkeenaya Bulshada. Halkan ka daawo muuqaalka
《WAR-SAXAAFADEED》. Garowe: 26 October 2024: Dowladda Puntland waxay si kulul u cambaaraynaysaa, nasiib darrana u aragtaa khariiradda cusub ee ay DFS muranka ku gelisay Gobollo iyo Degmooyin ka tirsan Puntland, taas oo meel ka dhac ku ah Dastuurka Dowladda Puntland, Hannaanka dib u heshiisiinta iyo Dowlad-dhiska Soomaaliya. Arrintaan waxay kaloo horudhac u tahay khilaafaadka ka imaan kara sahaminta iyo soo saarista khayraadka Dalka ee aan heshiiska lagu ahayn ee sida shaqsiga iyo qarsoodiga ah loo siiyey shirkaddo iyo Waddamo aan Marin hannaanka sharciga ah. Xuduudayntaan cusub waxay muujinaysaa in lagu carqaladeynayo Midnimada, Wadajirka, Xasiloonida iyo mashaariicda horumarineed ee ka socda…
Wasiirka Baatroolka Fadaraalka Somaliya oo ka hadlay Khariiradda Muranka Dhalisey,ayaa raali gelin ka bixiyay kuna tilmaamay khalad Farsamo oo dhacay. Sidoo kale Wasaaradda Baatroolka,ayaa bayaan rasmi ah ku sheegtey in khariiradda muranka dhalisey ay ahayd Khalad-farsamo oo ka yimid Shirkaddii u qaabilsaneyd Bandhigga Markabka Turkiga. Halkan ka daawo muuqaalka Agaasimaha
Map-ka ay shaacisay Wasaaradiisa Batroolka,wuxuu la mid yahay hadalkii Xasan ee ahaa “24-Cisho ayay PL ku burburaysaa”. Waa wax muujinaya Niyad xumida Xasan,wuxuuna toosin uyahay kuwa Deni,ayaa Shaqo iyo Mashruuc noo diiday kula jooga ee PL kasoo jeeda in Xasan yoolkiisu ka shisheeyo waxa iyagu ay ku qanacsan yihiin ee gaaban. Ujeedka Map-ka? 1.In Dhulka aysan degin Beesha MW Xasan laga dhigo Deegaamo aan laga Qodi karin Shidaal sida…. B.JL.oo laga dhigay Dhul lagu muran San yahay. T.KG.oo laga dhigay Dhul lagu muran San yahay. J.PL.oo laga dhigay Dhul lagu muran San yahay. 2.In hadii Afkiisa uu noqdo dhanka PL…
The politically motivated splinter map released yesterday by the Ministry of Petroleum was a miscalculated poorly drafted Map with the intention to stifle Mudug Communities. This is similar to Hassan’s statement that “PL could collapse in 24 days”. It is a sign of the continuation of Hassan’s wishful thinking undermining the Mudug region and PL state. We all remember that Hassan’s first term of 2012-2016 communities of Mudug region faced two deadly civil wars within Galkacyo. However, these communities have grown and cemented deeply rooted reconciliations. The purpose of the map: Is to trick the Turks and other investors that…
The 2024 US Presidential Election is now less than two weeks away! According to the latest CNBC All-America Economic Survey, former President Donald Trump leads Vice President Kamala Harris by 48%-46%. The survey, conducted from 15-19 October, included 1,000 voters nationwide, with 186 from key battleground states: Arizona, Georgia, Michigan, Nevada, North Carolina, Pennsylvania, and Wisconsin. An additional 400 voters from these states bring the battleground sample to 586. Trump holds a commanding lead among voters prioritising inflation, the economy, and middle-class needs, while Harris leads on several secondary issues of concern, though they rank below the economy. Both candidates…
Maanta Saacada Bosaso markay ahayd 12:40 Duhurnimo ayay yimaadeen weftigii Ciidamada Maraykanka ahaa. Waxay ka koobnaayeen Talyaha Africom,ku xigeenkiisa,3-Sarkaal,15-Askari iyo 3-Turjumaan. Waxay la kulmeen Maanta Ciidmadii PSF ee dhanka Dowlada usoo wareegay oo gaaraya 250-Askari iyo 30-Sarkaal oo Qalabaysan,isla markaana diyaarsan. Sida ay ii sheegeen ilo lagu kalsoonaan karo,way garteen Saraakiisha Maraykanku Ciidamada,wayna ku qanceen in ay yihiin kuwii ay tababareen oo ay wada Shaqayn jireen. Xoguhu,waxay sii sheegayaan in Ciidanka loo dhiibi doono Sarkaal ay isla qaateen PL iyo Maraykanka dhawaan. Weftiga Milleteriga Maraykanka ee Africom,waxay sii joogayaan Bosaso ilaa Beri,waxayna la wareegi doonaan Qayb laga siiyay Garoonka Diyaaradaha…
Beri foog,waxaa Bosaso kasoo degaya weftigii Milleteri ee Maraykanka oo la sugayay. Waxaa qaabilaya Lataliyaha Amniga Masaxweynaha PL Aamiin Xaaji Khayr iyo Saraakiil kale. Laba Qodob ayay kawada hadlayaan… 1.Waxaa lagu wareejinayaa Maraykanka Saldhigii ay ka degi lahaayeen Garoonka Diyaaradaha Bosaso. 2.Waxaa laysla qaabaynayaa Ciidamada PL ee la hawlgalaya Maraykanka. Maraykanku,wuxuu qayb ka qaadanayaa hawlgalka Labada Buurood ee PL qorshaysatay. PL imaanshaha weftiga Maraykanku, waxa uu uyahay muhiim markay timaado dagaalka argagixisada iyo taageerida hay’adaha amniga. JQ.
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam,ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagu ansixiyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sanadka 2025, taas oo dhan $63,387,111.39 oo ay soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda iyo Hormarinta dhaqaalaha. Waxaa kale oo golahu uu ansixiyay xeerka ka hortaga gudniinka fircooniga ah oo ay soo gudbisay Wasaaradda haweenka iyo xuquuqul Insaanka. Kulanka ayaa sidoo kale lagaga hadlay qodobo ay kamid yihiin arrimaha amniga, Xaalada guud ee siyaasada dalka, Isbadalka Cimiladda, dardar galinta mashruuca GPE ee Wasaaradda Waxbarashadda iyo Ciyaaraha Degmooyinka Jubaland oo dhawaan la qabanayo.
Bulshada Somaliyed ee ku nool Magaalada Nayrobi ee Caasimadda Kenya,ayaa aad uga naxay dilka Hooyo Somaliyed. Hooyada,ayaa lala dilay Gabadheeda iyogGaaar ay habar-yar u tahay. Maydadkooda oo si xun loo dilay kaddibna la jar jaray,ayaa laga helay qeybo ka mid ah Xaafadaha Nayrobi. Booliska Kenya,ayaa sheegay, in Hooyada oo lagu magacaabi jiray, Waris Daa’uud iyo Gabadheeda Aamina Cabdirashid oo 21 jir aheyd iyo Nuseyba Daahir oo 12 jir aheyd oo ay habar yar u aheyd Gurigooda laga afduubay habeenkii Isniinta.
“Axmed Madoobe ila saar cadaadis oo igula soo celi Shirka Muqdisho 26-ka Bishan”Ayuu Xasan ku yiri Ruto. “Ma rabno in aan ku xadgudubno Madaxbanaanida Wadan kale oo aan faragashano arimahooda gudaha”Ayuu ugu jawaabay Ruto. Erayga dilay Xasan,waxa uu ahaa… “Madaxbanaanidii aad hada nagala hadlaysay saw kuma ahan xadgudub hadaad noo dirto Gobol Wadankaaga ka mid ah,maxay uga duwan tahay Muuse Biixi iyo Itoobiya,waa ka xumahay Mudane Madaxweyne”Ayuu uraaciyay Ruto. Waji gabax,ayuu kala soo laabtay Kenya Xasan marka laga soo tago isfahanka Ciidamada ee hawlgalka cusub ay Kenya ku darayso. Axmed Madoobe ma imaanayo Shirka K&B ee 26 Bishan Xasan qabsaday,wuxuuna…
Garowe ayaa manta lagu soo dhoweeyey Xildhibanada Labada Aqal ee Dowlada Fadaraalka Somaliya. 46-Xubnood,ayaa ku matasha PL Labada Aqal ee Baarlamaanka Fadaraalka,waxaana ymid, 26-Xubnood,sidaa daaraadeed,waxaa la oran karaa sidii loogu talagalay ayay ufushay casuumadaas. Xamar lagama seexan ilaa Xalay kadib imaanshii Deni ee Garowe,waxayna wal wal ka qabtaa Villa Somaliya in Deni Dhaqaale wado,isla markaana Mucaaradka oo idil Garowe isku shubayaan. Baarlamaanka PL Maalinka Sabtida ah,ayuu furmayaa oo MW Deni ka jeedin doonaa khudbad laga wada sugayo gudaha iyo dibada PL. Dhanka kale hadal kasoo yeeray Xildhibaan Qowdhan,ayaa waxaa ka Jawaab celiyay Xildhibaan Axmed Kuluc oo Baarlamaanka PL kasoo gala…
Abiy,waxaa si adag ula diriray Maraykanka,waana ka muuqataa Wajigiisa jabka kasoo gaaray dagaalkaas. Maraykanku,wuxuu ku amray Turkiga in uu kala baxo Dhaqaalihiisa Itoobiya,waxayna Turkidu kala baxday ilaa iyo hada $2.5 Bilyan,waana midii sababtay in Hal mar Lacagta Birka ay Dhulka gasho oo ay gaarto $1=140-Bir. Kulankii Asmara ee Somaliya,Masar iyo Eretereya,waxaa amray in halkaa layskugu tago Maraykanka,kaasoo ku ahaa Abiy jab Siyaasadeed oo weyn. Sidoo kale Maraykanka,wuxuu Imaaraadka ku amray in uu joojiyo Diyaaradaha Drons-ka ee uu siiyo Maamulka Abiy,isla markaana kuwa hada ka yaala Itoobiya uu kala soo baxo Batariyada,waana fulay amarkaas. Waxaa kaloo IMF oo Abiy uraadsaday Dayn…
Ugu danbayn MW Deni oo kusoo guulaystay Safarkiisii Imaaraadka,ayaa Caawa dib ugu soo laabtay Garowe. Shaqada ugu weyn ee MW Deni utagay Imaaraadka,ayaa ahayd taageero uraadinta hawlgalka qorshaysan ee PL ay ku qaadayso Labada Buurood. 1.Imaaraadku,wuxuu bixiyay Diyaaradaha Dronska iyo Saad. 2.Maraykanka,ayaa bixiyay Dhaqaale iyo hawlgalka oo uu kaga qayb qaadanayo dhanka Cirka. 10-ka Bisha Nov MW Deni ,waxa uu uguuri doonaa Gobolka Bari oo uu ka hogaamin doono hawlgalka Buuraha. Socdaalkii Imaaraadka ee qaatay Laba Todobaad ku dhawaad,waxa uu kusoo idlaaday Guul ay PL kasoo heshay.
Weerarka Ankara ka dhacay,waxaa ku Naf waayay 4-Qof,iyadoo 14 kalana ay ku dhaawacmeen. Waxaa la xanibay Baraha Bulshada oo xataa VPN aan lagu geli karin. Hawlgalka ay fulinayeen Ciidamada gaarka ah ee Turkiga wuu soo dhammaaday. Waxaa la dilay Laba ka mid ah Dablayda weerarka soo qaaday. Waxaa lasoo badbaadiyay Dad door ah oo ay qafaasheen Kooxda weeraraka soo qaaday. Ilaa iyo hada lama aqoonsan si rasmi ah kooxda weerarka soo qaaday,waxaase wararka qaar sheegayaan in ay yihiin Jamhada Kurdida ee PKK. Halkan ka daawo muuqaalka
Brics marka laysku daro Wadamada ku bahoobay Dhaqaalahooda ma gaari karaan Maraykanka oo laga reebay R.Galbeedka kale. Sidoo kale Dhaqaalahoodu Saacad kama maarmo Suuqa Maraykanka oo wax soo saarkooda,waxaa iibsada oo Macbiil u ah Shacabka Maraykanka. Waxaa kaloo xusid mudan Shirkadaha,Tiknoolajiyada iyo Warshada aduunka ugu waa weyn 80% Maraykan,ayay ku yaalaan. Kuwa Maamula Dhaqaalaha caalamka,waxaa Gacanta ku haya Maraykanka,isla markaana Qiimaha Saliida Caalamku Dolar,ayay ku qiimaysan tahay waana Kaydka Lacageed ee xataa Ruush iyo Shiine. Marka laga soo tago dhawr Wadan oo laga xusi karo Shiinaha,Hindiya iyo Ruushka intooda kale Wadamada BRICS,waa Dayn iyo Deeq raadis. JQ.
Xasan Shiikh,ayaa udiray Tayihiisa Sirdoonka Sanbalooshe Imaaraadka Carabta. Ujeedka Xasan udiray Sanbalooshe,ayaa ah in uu kula kulmo halkaas Saraakiil Itoobiyaan ah. Itoobiyaanka,ayaa codsaday kulankan,waxayna usoo dhiibeen fariin oranaysa in ONLF uu cadaadis ku saaro ka qaybgalka Shirka Wadatashiga Qaran ee Itoobiya iyo soo celinta Wada Shaqaynta Dowlada Itoobiya. Halka Xasan dhankiisana usoo dhiibay Sanbalooshe fariin oranaysa,toobiyaanka in ay kala Shaqeeyaan Axmed Madoobe in uu kusoo laabto Shirka Muqdisho Bishan 26-keeda. Waxaa la yaab lehoin Xasan xiriir wada Shaqayneed la leeyahay Itoobiyaanka,iyadoo xaalka Labada Wadan meel adag marayo. Sida Dad badan qabaan isdaadraacintiisii hore ee uu islahaa Itoobiyaanka la samayso xiriir…
Awoodaha saamaynta Maraykanka ee caalamka,waxaa ka mid ah… 1.Nidaamkiisa hab maamul oo lawada qaatay (Dimuqraadiyada). 2.Luuqadiisa oo lawada isticmaalo.(English) 3.Dhaqankiisa oo ah Filimadiisa.(Holly Wood) 4.Cuntadiisa oo caalami ah (KFC iyo MCDonalds) 5.Tiknoolajiyada (Google iyo Microsoft) 6. Milleteri ahaan,waa Wadanka kaliya ee awoodi kara Cirifyada caalamka in uu Ciidankiisa Saacado kaga hawlgeliyo. Maraykanku waa dhaqaalaha ugu xooga badan caalamka,waxaana Dalkiisa ku yaala hay’adaha dhaqaalaha Aduunka maamula sida.. 1.IMF 2.World Bank. 3.WTC. Sidoo kale,wuxuu Gacanta ku hayaa IBAN iyo Swift oo la’aantood uusan Bangi Shaqayn karin Caalamkan. Wuxuu kaloo leeyahay Lacagta sida caalamiga ah wax loogu kala iibsado loona kaydsado,waana Lacagta ku…
In Dhulka Somali Galbeed matalaad ay ku yeeshaan Oromo iyo Amxaaro,waa khatar. Siyaasad lama gelin karo Qodobkaas iyo waliba Danaysi gaar ah,waa Qiyam ku dirir. Maanta Siyaasigii sharciyeeya matalaadaas taariikhda si fool xun,ayuu ugalayaa,wuxuuna dhaxal wareejiyay Dhul Somaliyed. Waxaa la yaab leh in Doolaal oo ahaa hogaankii Siyaasada ee Ciidankii Jamhuuriyadii Somaliya uu Jigjiga ufadhiyo sharciyaynta Matalaada Amxaarada iyo Oromada oo u olalaynayo. Odoyaasha diiday,waa Gob mudan in la garab istaago. Matalaadu,waxay la macno tahay lahaansho,loomana samayn karo Amxaaro iyo Oromo oo waxay keenaysaa in ay Kursiga hogaaminta Deegaanka soo raadsadaan. JQ.
Dowlada Somaliya,waxaa ka dalbaday booqashooyinkan uu ku maray Xasan Shiikh Wadamada Ciidamadu ay ka joogaan Somaliya African Peace and Security oo Gacanta ku haya hawlgalka Midowga Afrika ee Somaliya,isla markaana kala Shaqeeya Qaramada Midoobey. Ujeedka booqashadan loogu diray Xasan,waa in Wadamadaas Madaxdooda Siyaasiyan ay la qaataan hawlgalka Cusub iyo soo afjarida midkan Atmis. Sida qorshuhu yahay hawlgalka cusub,waxa uu toos ubilaaban doonaa Bisha 1-Aad Sanadka danbe,iyadoo ilaa iyo hada la hubo in ay qayb ka noqonayaan Ciidamada Kenya iyo Uganda. Itoobiyaanka,waxaa si cad udiiday Maraykanka oo ku adkeeyay Somaliya iyo Midowga Africa in laga saaro hawlgallka. Dhaqaalihii ugu horeeyay ee…
Gudiga Maamula Shirkada Gacanta ku haysa Dekeda Garacad,ayaa diiday in ay saxiixaan heshiis Dekeda Saami looga iibin lahaa Shirkad Imaaraatiya. Diidmadoodu,waxay ku salaysan tahay kadib markii Shirkada Imaaraatiga ah ay miiska la timid in aysan dhisayn Wadada ee ay kaliya Dekeda Saami ka rabaan. Wadada dhismaheeda,waxay Shirkada Imaaraatiga ah la Shir timid in Dowlada imaaraadka ay ka raadinayaan,balse Gudiga,ayaa ku adkaystay in aysan saxiixayn heshiis aysan Wadada ku jirin oo waliba aysan ku cadayn in waxa ugu horeeya ee la qabanayo ay tahay. Sida la filayo way ku khasban tahay Shirkada Imaaraatiga ah in ay Dhismaha Wadada heshiiska ku cadayso,sababtoo…
Xaqiiqdii,waa Oday Xishooda oo wax la hara,waana sababta Xasan uga saaray Golaha Wasiirada. Sida Xasan ka rabo Dadka sida gaarka ah ugu matalaya awood qaybsiga Beesha Daarood ama PL,waxaad kaga tusaale qaadan kartaa Ilka Jiir Ninka lagu badalay. Qof aan matalaad lahayn. Qof aan waxba diidi karin. Qof aan Xishoon. Qof aan waxba la socon. Qof aan waxba xeerin. Xasan marna lagama filayn hab dhaqankan uu la yimid mudo xileedkiisan danbe,taa badalkeeda,waxaa lays lahaa Oday waayo arag ah oo saxa wixii Farmaajo khalday,ayaa yimid. Balse,waxaa muuqata in uu qaatay Dhaqankii Farmaajo Qabyada ka noqday oo dhamaystiray waliba ,isagoo Ciil Qabyaaladaeed…
By:-Ismail Warsame. A nation reeling from prolonged civil war, extremism and runaway corruption, combined with lack of clarity of political objectives and nation-building plan is now in a state of abyss with little hope for a potential recovery. At moment, there is no national cohesion mainly due to the fact that the only institution that once brought most Somalis together after the Civil War: The Provisional Provisional Constitution, has been repeatedly violated by the same elected leaders who were entrusted to safeguard it. Believe it or not, now there is nothing else left to unite Somali Federal System once that…
The Somali government has confirmed it will will choose which countries that will contribute troops to the upcoming AU stabilization mission known as AUSSOM. In a statement on Wednesday, the Ministry of Foreign Affairs said i Somalia will lead the mission’s direction “with a clear focus on sovereignty.” Somalia said agreement that Ethiopia reached with Somaliland violates Somalia’s sovereignty.
Ku: Xisbiyada Siyaasadda Dowladda Puntland Garowe Og: Madaxweynaha Dowladda Puntland Garowe UJeeddo: Soo gudbin Heshiiska Xisbiyada ee Dhismaha Golaha Degaanka Degmooyinka Gobolka Nugaal. Tixraac warqadda summadeedu tahay XWK/WAG//F/D/30/2024 kuna taariikhaysan September 25, 2024, kana soo baxday Xafiiska Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, ujeeddadeeduna ahayd soo gudbin heshiiska Xisbiyada Siyaasadda ee ah Dhismaha Golaha Deegaanka 3-da Degmo ee Gobolka Nugaal. Sidaa darteed, madaama qodobka 29-aad ee Xeer LR.7 Farqaddiisa 1-aad aysan ka hirgelin Doorashadii 3-da Degmo ee Gobolka Nugaal, waxaa Xisbiyada Siyaasadda lagu wargelinayaa markii 2-aad in ay soo gudbiyaan qaabka ay ku dhisanayaan Degmooyinka kor ku xusan iyaga oo…
“Iran has issued a warning to the United States, saying that it would “bear full responsibility” if Israel launches a retaliatory attack against the Islamic Republic. Iran’s warning came hours after US President Joe Biden indicated that he was aware of Israel’s retaliation plans. Iran,ayaa sheegay in Mareykanka ay mas’uuliyad buuxda ka saaran tahay xasaradda Bariga Dhexe iyo isku-day kasta oo ay Israa’iil ku doonayso in ay ku weerarto Iran. Safiirka Iran ee QM Amir Sa’id Iravani,ayaa hadalkan ku cadeeyay war qoraal ah oo uu u diray Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay Isniintii shalay. Madaxweynaha Mareykanka Biden uu Magaalada Berlin…
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa Talaadada maanta ah gaaray Isra’il, halkaas oo uu ka billaabayo booqasho uu ku mari doono dalal ku yaalla Bariga Dhexe. Blinken ayaa isku dayi doona in uu soo nooleeyo wadahadallada xabbad-joojinta Qasa iyo mustaqbalka siyaasadda ee Marinka Qasa, kaddib dilka hogaamiyihi Xamaas Yaxya Sinwaar. Socdaalka Blinken,ayaa kusoo aadaya xilli Biden aad uga walaacsan yahay Sirta dukumeentiyada ee qorshaha ku saabsan weerarka Israel ay ku doonayso inay ku qaado Iran. Sidoo kale Socdaalkan,ayaa noqonaya kiisii 11-Aad ee uu ku tagayo Israa’iil, tan iyo marki ay billaabatay colaaddka Israa’iil iyo Xamaas Todobadii bishii Oktoobar ee…
Dabkii ka kacay Suuqa Ganacsi ee uhu weyn Itoobiya ee Markaato AdisAbaba,ayaa lagu guulaystay ugu danbayn in la damiyo. Suuqan oo Dabkiisu saacado baddan socday,ayaa weli si cad loo shaacin khasaaraha ka dhashay. Halkan ka daawo muuqaalka
Wasaaradda Caafimaadka ee Lubnaan,ayaa sheegtay in Afar Ruux ay ku dhinteen duqayn ka dhacday Koonfurta dalkaas. Duqaynta,ayaa haleeshay Isbitaal ay Dowladdu leedahay halkaas oo ay Wasaaradda Caafimaadku dalka Lubnaan ay sheegtay in dadka dhintay ay labo carrruur ka mid yihiin. Sida ay wakaalada Reuters u sheegeen ilo ka tirsan Isbitaalka, duqaynta ayaa ku dhacday qaybta gawaarida ee Sibitaalka Rafik Hariri University. Saakiisha Lubnaan waxay sheegeen in tirada dadka dhaawacmay ay gaarayso ilaa afar iyo labaatan qof. Milateriga Israa’iil,ayaa sheegay in ay weerarayaan xarumo xiriir la leh ururka Xisbullaah. Afhayeen u hadlay Israa’iil,ayaa mar sii horreysay sheegay in dadka ka guuraan…
ONLF,waxay umuuqataa in ay fahantay fursadaha horyaala oo ay ka faa’idaysanayso. Maanta Dowlada Itoobiya,way liidataa oo furumo badan,ayaa ku furan,waa in laga faa’idaystaa. Ugu yaraan hadaan la helayn Somali Galbeed xor ah,waa in lagu khasbaa Itoobiya helida DG awood badan oo dhowr Qodob oo kooban Itoobiya la wadaaga.
Fethullah Gulen, oo ahaa wadaad Turki ah oo lagu eedeeyay inuu ka dambeeyay isku daygii afgambi ee dhiigga badan ku daatay ee 2016, ayaa geeriyooday isagoo 83 jir ah, sida ay ku warrantay warbaahinta Turkiga iyo baraha bulshada oo soo xiganaya dad isaga ku dhowaa. Wararka,ayaa intaas ku daraya in Wadaadka oo musaafuris iskiis ah ugu noolaa dalka Mareykanka uu geeriyooday ka dib markii la dhigay isbitaal ku yaalla Gobolka Pennsylvania. Waxaa lagu tilmaamaa inuu ahaa Ninka Labaad ee ugu awoodda badan Turkiga, Gulen wuxuu ahaa hoggaamiyaha ruuxiga ah ee dhaqdhaqaaqa Gulen, oo ah bulsho Islaami ah oo awood leh…
Madaxweynaha JFS Xassan Shiikh Maxamuud,ayaa dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay booqashooyin isdaba joog ah ku kala bixiyay, Wadamada Uganda, Brundi iyo Jabuuti. Sadexdan Dal,ayay Ciidamo ka socdaa qeyb ka yihiin howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ee wakhtigu ka dhamaanayo Bisha December ee Sanadkan. Xogaha laga helayo Safarada Xasan Shiikh,ayaa tilmaamaya in ay ku salaysan yihiin ujeedooyin ishuwan hadana kala duwan. Uganda iyo Burundi,waxa uu kala hadlay in ay la qaataan ka mid noqoshada Masar hawlgalka. Cusub ee badali doona kan ATMIS oo wakhtigu ka dhamaanayo. Jabuti,waxay kulmeen Ismaaciil Cumar Geelle oo ay kawada hadleen Sadex Qodob oo kala ah….…
Waxaa la Magacaabay RW xigeen 2-Aad,iyadoo Wasiirada qaar xilka laga qaaday,halka Wasiirudowlayaal la magacaabay. Wasiirada xilka laga qaaday,waxaa ku jira Jen.Ilkajiir ah Siyaasi miisaan leh oo la jaanqaadi waayay ama iska diiday rabitaanka Xasan ee guracan. Ilko-jiir,waa Nin matalaad leh,soo jireen ah oo Nin weyn oo wax laharaya ah lagamana rabo Xasan agtiisa Qof macno leh oo wax kala garanaya waxna diidi kara. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Labaad,waxas loo magacaabay Cabdisalaam Cabdi Cali oo ahaa Wasiirka Howlaha Guud,iyadda booskiisii Wasiirnimo loo dhiibay Cilmi Maxamuud Nuur. Halkan ka daawo muuqaalka
President Hassan Sh.Mohamud and President Ismail Omar Guelleh held discussions on key issues of mutual interest, including enhancing strategic security cooperation and promoting regional stability. Both leaders reaffirmed their unwavering commitment to peace, security, and prosperity in the Horn of Africa. President Hassan Sheikh expressed his deep gratitude to Djibouti for its enduring support and sacrifices in the fight against terrorism, contributing to Somalia’s journey toward lasting peace and stability.
W/D:-Cabdirisaaq Jubba. Mudooyinkii ugu dambeeyey waxaan aad ula socdey warbaahinta Itoobiya ee ku baxda afafka Carabiga iyo English-ka. Itoobiyaanku waxay yeesheen warbaahin xooggan oo afka Carabiga iyo English-ka ah. Marka laga tago TV-yada iyo warbaahinta dawlada, waxaa jira tobanaan ama boqolaal xarumood oo ku hadla luuqado dibadda ah, gaar ahaan English iyo Carabi. Wasaaradaha iyo hay’adaha dawladeed ee muhiimka ah ee Itoobiya, waxaa loo sameeyey akoonno iyo baro internet oo ku hadla afka Carabiga. Xitaa waxaa jirtay mar uu Abiy Axmed ku boorriyey dadka waddankiisa in ay bartaan afka Carabiga. Sidoo kale, waxaa jirtay mar ay Itoobiya codsatay in ay…
ONLF has both military and political opportunities that it can take advantage such: 1. The power of Ethiopia’s central government and its influence has weakened, impacting the unity of the country both the reach of its administration and the security branches 2. Powerful regional governments have emerged such as Egypt in contrast with the weakening Ethiopian administration 3. The dismantling of the regional Army (Liyuu Police). 4. Ethiopia’s interest in the red sea created opportunities for ONLF to find friends in Somalia. 5. The administration of the Somali regional government led by Mustafa has no power over the control of…
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Kenya,ayaa ku andacoonaya in “Ruto uusan wax niyad ah u laheyn in uu ila shaqeeyo”, waxa uu rabay oo kaliya in uu aniga ii adeegsado si aan doorashada uu ugu guuleysto”, ayuu u sheegay warbaahinta. Gachagua ayaa arrintan ka hadlay xilli uu ka soo baxayay Isbitaalka Karen oo lagu daweynayay maalmihii u dambeeyay. Rigathi Gachagua ayaa sii waday sheegashada in ay jiraan dad isku dayay in ay dilaan isaga oo sida uu sheegay loo sumeeyay cuntadiisa laba jeer. “Markii ugu horeysay, waa inaan idhaahdaa 30-kii August, magaalada Kisumu, ilaalo sir ah ayaa qolkeyga Kisumu soo…
Dagaal beeleed,ayaa saaka aroortii mar kale ka qarxay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, dagaalkaas oo u dhaxeeya beela wada dega halkaas. Dagaalka,ayaa waxaa ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac oo gasraya Sideed Qof dhimasho ah iyo Dhaawaca Shan kale, kuwaasi oo u badan dhinacyadii dagsalamay. Waxa uu dagaalka Saaka ku soo beegmayaa xilli shalay Odayaasha Beelaha ku dagaalamaya ay heshiis uu ka shaqeeyey maamulka Jubaland, ku kala Ssxiixdeen Magaalada Kismaayo.
Uyeerid ma’ahan ee waa cusumid ku saabsan ka mid noqoshada Martida goob jooga ka ahaanaysa furitaanka Kalfadhiga Golaha Wakiilada Puntland ee 25-ka Bishan furmaya. Hadii ay ahaan lahayd Warqad si cad uga soo baxday Dowlada Puntland oo lagu dalbanayo wadatashi in ay uyimaadaan Xubnaha Labada Aqal PL ku matala Fadaraalka,ayay Warqada noqon lahayd (Uyeerid). Balse si dadban,ayay noqon kartaa Casuumad wadatashi oo si gaar ah ay ugu kulmaan MW Deni iyo Xubnaha Labada Gole ee Fadaraalka. Fursad ayay utahay Xubnaha Labada Aqal ee Fadaraalka PL ku matalaya Casuumadan oo waxay samayn karaan galaangal iyo in ay aragti haday ka qabaan…
Garoowe: 20 October, 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland H.E Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa xarigga ka jaray Sheybaarka Ciida ee Wasaarada Beeraha iyo Waraabka dowladda Puntland. Sheybaarkan oo ah mid casriya ayaa Wasaaradu u adeegsan doontaa hubinta iyo sahaminta goobaha ku haboon Beeraha ee deegaanada Puntland, taas oo Beeralayda Puntland ka caawinaysa inay si fudud u helaan meelaha ku haboon noocyada dalaga ee ay beerayaan. Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland ayaa ku boggaadiyay Wasaarada Beeraha horumarka ay sameeyeen, si bulshadeenna loogu fududeeyo sahanka beerashada oo qeyb weyn ka qaadan doona in dadku ku dhiiradaan sidii dalkooda wax ugala soo…
Gudiyada Doorashooyinka iyo Hawlgallinta Xisbiyada iyo Ururrada Siyaasadda SL,waxay Maanta Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Hargeysa ka soo dejiyeen Waraaqaha Codbixinta (Ballot Papers). Waraaqahan,waxaa loo isticmaalayaa Doorashada Madaxtooyada iyo Xisbiyada oo bisha danbe qorshaysan. Sidoo kale,Magaalooyinka Somaliland waxaa si rasmi ah maanta uga bilowday Ololaha doorashooyinka Madaxtooyada,Xisbiyada iyo Ururada. Doorashada SL,waxaa ka qaybgalaya 7-Urur Siyaaseed iyo 3-Xisbi.
Garoowe: 19 October 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta ka qeybgalay kulan lagu soo bandhiggayo wax-ka-bedelka Xeerka Warbaahinta Puntland iyo Xeer-nidaamiyaha helista xogta. Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland ayaa boggaadiyey sida wadajir looga wada shaqeeyay dhinacyada ay khuseyso, in la helo Xeer ay leedahay Warbaahinta Puntland oo marxalado kala duwan soo maray, kaas oo xitaa wax-ka-bedelka lagu sameeyay hadda laga wada qeybgeliyay dhammaan dhinacyada ku shaqada leh. Wuxuu Madaxweyne Ku-xigeenku muujiyey in Dowladda Puntland, ay fursad furan iyo jawi aan cabsi laheyn siisay Warbaahinta Madaxa banaaan ee Puntland si ay waajibaadkooda u…
Ganacsatadii ugu waa weynayd Somaliland,ayuu Muuse Biixi Xalay Shirsaday,wayna taageereen. Ninkan hadlaya,waa Mulkiilihii Dahabshiil oo Beesha Habarjeclo kasoo jeeda. Waxaa muuqata Muuse in uu haysto haldoorka SL ee Siyaasada,Ganacsiga,Ciidanka iyo Dhaqaalaha. Cirro,waxaa muuqata in uu haysto Codka Shacabka caadiga ah. Muuse taageero Dhaqaale,ayuu ka haystaa Imaaraadka,halka Itoobiya uu ka haysto taageerada Hubka iyo Saadka. Dunida Sadexaad Shacabku saamayn maleh,waxna kama gooyaan jaangoynta Siyaasada,waxaana tusaale loosoo qaadan karaa…. Kacdoonkii Shacabka ee Wadamada Carabta marka laga reebo Libya oo R.Galbeedku ay dileen Qadaafi maahee intii kale,waa laga adkaaday ugu danbayn. Dad badan,waxay qabaan in uu ku shubanayo Muuse hadaan Cod aad ubadan…
ONLF,waxay haysataa fursado waa weyn oo taariikhda geli doona hadii laga faa’idaysto iyo hadaan laga faa’idaysanba…… 1.Waxaa diciiftay awoodii Dowladnimo ee Itoobiya haday ahaan lahayd Midnimo Shacab,hay’ado Maamul iyo Ciidan. 2.Waxaa si weyn udanaynaya diciifinta Itoobiya Dowlado awood leh sida Masar. 3.Waxaa burburay Ciidankii Liyuu Boolis oo laga faa’idaysan karo. 4.Damaca Itoobiya ee Badda oo dhaliyay fursado ONLF uga hawlgeli karto gudaha Somaliya. 5.Maamulka Somali Galbeed ee Mystafe hogaamiyo oo aan lahayn awood uu ku hanto Bulshada iyo Maamulka Deegaanka. Itoobiya,way wiiqantay? Gobolka Tigreega kama taliyo Maamulka Abiy,kaliya Maamulka Tigreega Xubno ka mid ah,ayaa ku xiran Adis-ababa. Deegaanka Amxaarada,intiisa badan,waa…
Madaxwaynaha Kenya William Ruto,ayaa Kithure Kindiki Wasiirkiisii arrimaha gudaha u magacaabay Madaxweyne ku-xigeenkiisa. Mooshinkii xilka qaadista M.xigeenkii hore ayay ansixiyeen mudanayaasha Aqalka Sare,kadib markii Baarlamaanku xilka xayuubin ku sameeyey. Rigathi GachaguaoM.xigeenkii hire,ayaa lagu soo eedeeyay musuq maasuq iyo jabin Sharci.
Gedion Timotheos has been appointed as Ethiopia’s new Minister of Foreign Affairs, filling the position vacated by Ambassador Taye Atske-Selassie, who recently became the country’s president. Gedion has been working as the Minister of Justice before his latest appointment. State media report that Prime Minister Abiy Ahmed also announced additional cabinet appointments. Salamawit Kassaye, who previously served as Ethiopia’s State Minister for the Federal Communication Service, has been named Minister of Tourism. Hanna Arayaselassie takes on the role of Minister of Justice after serving as the Commissioner of the Ethiopian Investment Commission. Source:-AS.