Author: Jibril Qoobey.

Waxaa jiray kulamo dhexmaray Dowlada Puntland iyo Maraykanka,kuwaasoo daarnaa sida loo wada shaqaynayo marka ay timaado dhanka amaanka. Kulamadaas,waxay dhexmareen MW Deni iyo Safiirka Maraykanka,waxaana lagu heshiiyay… 1.In Maraykanku si toos ah ula shaqeeyo Dowlada PL oo aysan jirin cid si gaar ah ay ula hawlgalaan. 2.In Dowlada PL ay siiso Maraykanka Dhul iyo Ciidan wada shaqayneed. 3.In Dowlada PL ugudbiso Maraykanka arimaha amaan ee ay danaynayso in lagala shaqeeyo oo laga taageero. Kadib,waxaa lagu ballamay in Laba wefti ay soo dirto Dowlada Maraykanka oo kala ah mid Siyaasadeed iyo mid amni. Weftiga Siyaasada,waxaa hogaaminaya Safiirka,waxayna tagayaan Garowe dhawaan. Weftiga…

Read More

Garoowe: 28 April 2024 : Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, oo uu weheliyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, ayaa daah-furay todobaadka dhiraynta Puntland oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada. Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland ayaa Geedkii u horeeyey ku beeray xarunta Wasaaradda, isaga oo xusay muhiimada dhirtu u leedahay bilicda magaalooyinka iyo guud ahaan deegaankaba. Todobaadkan ayaa la qorsheeyey in deegaannada Puntland lagu beero in ka badan Labaatan Kun oo Geed (20,000) si looga hortago xaalufka deegaanka, sidoo kale waxay dowladdu joojisay dhirta qoyan ee loo…

Read More

Qofka marka uu ubaahdo Dhakhtar,waxa uu maraa marxaladahan… 1.kaarka la kulanka Dhakhtarka $8. 2.Raajo $30. 3.Dhiig qaadista $20. Intaas waa kulanka koobaad ee Dhakhtarka kharashka ka baxaya Bukaanka,waxaa usii haray Dawadii. Dawada laga gadayo iyaduna,waa mid aan lahayn awood oo lasoo micno tiray,waxaana dhici karta 10-Xabo oo Kaniiniga Madaxa ee Somaliya yaala in uu la awood yahay 1-Kaniini Madax oo caalamka kale ah,mararka qaarna waxaaba dhacda in Dawada Somaliya la geeyo ay iyadu Dadka dhibaatayso. Dhamaan kharashkaas laga rabo muwaadinka jiho ka caawisa majirto. Hadaba maxaa la gudboon Dhakhaatiirta,iyagoo uturaya Bulshadooda? B.In ay Kaarkooda raqiisiyaan. T.In ay Raajada raqiisiyaan ama…

Read More

Pentagon-ka Maraykanka,ayaa sheegay in ay la dhakhsan doonaan Gantaalada difaaca hawada ee Patriot iyo Rasaasta Madaafiicda ee ay geyn doonaan Ukraine taas oo qayb ka ah xirmada gargaarka Milatari ee cusub. Mareykanka,ayaa u isticmaali doona lacag dhan $6 Bilyan oo doolar isla ujeedadan, Xoghayaha Difaaca Lloyd Austin,ayaa shaaca ka qaaday Jimcihii. Si kastaba ha ahaatee, nidaamyada Patriot ee ee Gantaalada rida ayaan la diri doonin. Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in Patriot “si degdeg ah” loogu baahan yahay si ay u wajahaan khatarta hawada ee sii kordheysa ee Ruushka “waxana ay awoodaan oo ay badbaadin karaan nolosha hadda”. Ilo…

Read More

Markab nooca Saliida qaada ah,ayaa waxyeelo kasoo gaartay gantaal lagu weeraray xeebaha dalka Yemen duqeyntii ugu dambeysay oo ay fuliyaan Xuutiyiinta. Dhacdadan,ayaa ka dhacday meel qiyaastii 15-nautical miles Koonfur-galbeed ka xigta Magaalada Mocha ee Dalka Yemen. Hay’adda ammaanka Badda ee Ingiriiska ee UKMTO ayaa sheegtay in markabka oo ka babanaayay calanka Panama ayaa laba jeer weeraray isla markaana uu burbur soo gaaray. Lama sheegin wax dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay, waxaana la baarayaa sida ay wax u dhaceen. Sida laga soo xigtay UKMTO, weerarka koowaad ee gantaalka ayaa sababay qarax meel u dhow markabka, waxaana dareemay dadkii saarnaa.…

Read More

Buruburka faraha badan ee uu ka tagay dagaalka Qasa, oo ay ku jiraan walxo aan qarxin,ayaa qaadan kara afar iyo toban sano si loo nadiifiyo, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan Qaramada Midoobay. Per Lodhamar, oo ah sarkaalka Qaramada Midoobay u qaabilsan wax ka qabadka miinada, ayaa sharaxay in dagaalku uu ka tagay qiyaastii 37-Milyan oo tan oo burbur ah qaybaha dadku ku badan yihiin, “taas oo ah, ku dhawaad 300 kiiloogaraam oo burbur ah halkii mitir oo labajibbaaran.” Waxa uu intaa ku daray shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Geneva in inkastoo aan la ogaan karin tirada saxda…

Read More

Haatan,waxay qaylo kasoo yeertay Ciidamadii iyo Saadkoodii waliba kuwii ugu muhiimsanaa ee Maraykanku Gacanta ku hayay. Waa qaylo khatarteeda leh oo reebaysa saamayn xun oo keeni karta in taageerada Maraykanku meesha ka baxdo ama yaraato,taasoo sababi karta in la waayo Ciidan abaabulan oo la loolama Nabaddiidka. Arinka ugu khatarta badan ee ay saamayn karto musuqan dhacayvee ay cadaynayso Wasaarada Gaashaandhigu,waa qaadidii cunaqabtaynta Hubka. Marka hogaamiyaha ugu sareeya nidaamka uu ku lug yeesho musuq oo waliba Bulshada caadiga ah ogaato dhaqdhaqaaqiisa,waxaa imaanaysa inta ka hoosaysana in aysan gabban oo dhankooda ku tagrifalaan hantida iyo awooda Gacanta ugu jirta. Shalay,waxay ahayd Dhulkii…

Read More

Mogadishu, SOMALIA – In a stunning development, the United States has suspended food rations to Danab, the elite Somali special forces unit it has long supported and trained, following revelations of a massive corruption scandal. Based on reliable sources within the Somali National Army (SNA), The Somali Digest can confirm that Danab’s involvement in the reselling of food and fuel aid has led to the abrupt halt in U.S. assistance. The decision to suspend food rations to Danab was relayed to Abdifatah Qasim, the deputy minister of defense, and the Chief of Defense Forces Ibrahim Sheikh Muhudin at the U.S.…

Read More

Imaaraadku,waxay ku dadaalayaan in ay Gacanta ku qabtaan Dekeda Garacad oo dhawaan kusoo biirtay Dekedaha muhiimka ah ee Geeska. Ujeedka Imaaraadku,waa in aysan ka jirin Wadamada Badda Cas Dekedo la tartami kara Dekedahooda. Halka Turkigi ay ku diriirayaan in ay Somaliya ka saaraan Imaaraadka,si gaar ahna Dekeda Garacad oo muhiimad weyn ay ka leeyihiin Imaaraadka aysan u Gacan gelin. Sida xoguhu sheegayaan Turkiga oo ka faa’idaysanaya xiriirkooda Xasan,waxay ku dadaalayaan in uusan Saxiixin heshiiska Dekeda Garacad ee Imaaraadku wato. Sidoo kale Turkigu,iyagoo kasii faa’idaysanaya heshiiska Xasan ay la gashay ee ilaalada Badda,waxay isku dayayayan in ay Imaaraadka ka ciriiriyaan dhanka…

Read More

Qoraalka ka soo baxay Xafiiska XSM,ayaa ka turjumaya: 1. Culeys uga yimid Beesha Caalmka oo dalbaya wada hadal iyo heshiis siyaasadeed. 2. ⁠Kulankii Dowladda Puntland iyo Beesha Caalamka oo looga dhawaaqay in Deeqaha Caalamiga aan la siyaasadeyn. 3. ⁠Beesha Caalamka,ayaa u balansan in ay Garowe tagaan oo kulan kula yeeshan Sacid Deni kaddib baaqashadii shirkii loo balansanaa ee Nairobi. 4. ⁠Kulanka PL,ayaa sidoo kale la filayaa in Deni lagu cadaadiyo ka laabashada go’aankii ay PL kalsoonida kala laabatay DFS. 5. Waxaa jira isku dayo Labada dhinac la isugu soo jiidayo in ay wadahadal isugu yimaadaan. 6. ⁠XSM,ayaa ka hordhacaya dadaalada…

Read More

The newly built modern port of Garad seems attracting the attention of regional powers; mainly the UAE and Turkey. The UAE is in discussion with Puntland authority for the take over of port’s management and majority of its privately held shares. The of Port of Garaad, which has recently joined the important ports of the Horn remains attractive to the Gulf and regional counties as well. The aim of the UAE is that there are no other ports in the Red Sea countries that can compete with their ports. While the Turks are trying to limit the UAE influence in…

Read More

Dekeda Garacad,waxay ku dhowdahay in Imaaraadku ku yeesho Saami weyn oo noqon kara 51%. Balse Gudiga Gacanta ku haya Dekeda Garacad,waxay shuruud ka dhigeen hadii ay ku wareejinayaan maamulka Imaaraadka oo Saamiga ugu badan uu yeelanayo in marka hore la fuliyo Mashaariicda lagu heshiiyay. Weftigii qiimaynta utagay Dekeda ee ka socday dhanka imaaraadka,waxay la noqdeen,iyagoo kasoo afqaaday Gudiga Dekeda,isla markaana qiimayn rasmiya kusoo sameeyay Dekeda.,Walise go’aankii ugu danbeeyay lama kala qaadan. Sida socota Imaaraatiyiintu,waxay ku badalanayaan Saamiga Sadex Mashruuc oo waa weyn oo kala ah… 1.Dhismaha Wadada Garacad-Goldogob. 2.Dhismaha Warshad Kalluumaysi Garacad. 3.Dhismaha Mashaariic horumarineed Galkacyo. Sidoo kale,waxaa jirta Lacag…

Read More

Gudoomiyaha Gobolka shaqada ugu badan ee utaala waa kala celinta Beelaha iyo ka hor tagida colaadaha,waana kasoo dhalaalay,isagoo waliba duruufo ku shaqaynaya. Talyaha Qaybta Booliska,waa la mid amniga si buuxda,ayuu uga hawlgalay oo ugu taagan yahay har iyo habeen,waxaana dhacda ,isagoo hawl ujooga Goldogob in Jariiban dhacdo deg-deg ah oo aan looga maarmin ay ka dhacdo oo uu isla Habeen isku maro Dhul baaxadiisu dhan tahay 300 oo km,waxaana xaqiiq ah in aan loo dhiibin dhaqaalihii uu ku fulin lahaa adeega amniga,marka laga soo tago Mushahaar iyo adeeg yar oo soo daaha. Duqa Magaalada Gaalkacyo,waa Ninka ay dul hoganayso Daruura…

Read More

Puntland aqoonsigii Dowladnimo ayay kala laabatay DFS kadib markii ay laashay Dastuurkii siiinayay maqaamka Dowladnimo. DFS ilaa inta ay Dastuurka dib ugu soo laabanayso PL wax wada shaqayn ah oo.ay la yeelanayso majirto. Xasan Sh.haday dhab ka tahay in uu Wadanka midnimadiisa ilaaliyo,waa in uu dib ugu soo laabtaa Dastuurka sharciga ah. Qoraalka usoo saaray,waa mid uu ku khaldayo BC iyo Shacabka Somaliyed oo uu iskugu muujinayo in uu udiyaarsan yahay wada hadal maadaama Albaab walba oo Siyaasadeed kasoo xirmay. Puntland,waa Dowlad Madax banaan oo Dastuurkeeda ku dhaqmaysa una diyaarsan hadii la helayo Dowlad Somaliyed oo maangal ah in ay…

Read More

Waxaa jiray nidaam ay PL qayb ka ahayd Saxiixiiisa oo lagu magacaabo (Country System) kaasoo guud ahaan Deeqaha Somaliya la siiyo ay hoos yimaadaan. Nidaamkaas,wxuu markale ubaahnaan doona in dib loo cusboonaysiiyo Laba Sano kadib 2026 inta ka horaysa Baanka Aduunku,wuxuu marinayaa Mashaariicdiisa halkaas,waxaana la sameeyay koox leh qiimaynta ugu danbaysa. PL markay ka dooday arinkaas,waxaa shuruud looga dhigay in Labada Sano ee hartay ay aqbasho nidaamkaas oo ay ku qaadato Mashaariicda hada utaal,wayna ogolaatay,iyadoo loo ballan qaaday 2026 in aysan hoos imaanayn nidaamkaas. Dowlada Xamar waxay ku leedahay nidaamkaas ogaysiin,waxaana toos ula hadashay BC oo ogaysiisay in PL Mashaariicdeedii…

Read More

Markii la i doortay 15-kii May 2022, Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee aan hoggaamiyo waxay ugu horreyntiiba mudnaan gaar ah siisay xiriirka wada-shaqeyn ee kala dhaxeeya dowlad goboleedyada iyadoo saldhig uga dhigaysa mabaadi’da dastuureed ee hagaysa hannaanka wadashaqeynta Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada si loo dardargeliyo fulinta ajendayaasha qaran oo ay ugu horreeyaan adkaynta amniga dalka, dhammaystirka Dastuurka Dalka oo dabranaa muddo ka badan 10 sanadood, xoojinta federaalaynta dalka iyo horumarinta dhaqaalaha. Nasiib wanaag, muddadii koobneyd ee aan talada Dalka hayey, Dowladda Federaalku waxay ka mirodhalisay xaqiijinta inta badan ajandeyaashii mudo inagu madlanaa inaga oo guulo ka gaarnay la-dagaalanka khawaarijta oo…

Read More

Xabsiyada Puntland Cadaaladooda in la dul istaago ayay mudan yihiin,si gaar ah Saldhigyada Booliska Magaalada Bosaso,waa in wax laga qabtaa. Hooyo Sadex jeer Wiilkeeda inta la xiray laga iibsaday,ayaan waraystay,iyadoo halkii mar ee la xiro Wiilkeeda Hooyadaas laga qaaday $300. Talyayaasha Saldhigyada Bosaso,ayaa ku shaqaysta arinkan oo ka dhigtay nolol maalmeed,waxayna Maalin walba soo qabtaan Dhalinyaro kadibna Waaridkood ayay dib uga iibsadaan. Dhacdooyinkan inta la diiwaangeliyay,waxay kor udhaafayaan 60-dhacdo. Sidoo kale Booliska iyo Maxkamadaha,ayaa isla fahansan shaqadan oo dhaqaale kawada sameeya. Waa dhacdooyin naxdin leh oo yax yax ku ah Booliska iyo nidaamka Garsoor ee Puntland. JQ.

Read More

Garowe, April 24, 2024: Masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Abdi Farah Juxa ayna Weheliyaan Wasiir Ku-xigeennadii Mudane Cabdiraxmaan Khaliif Faarax (Khaliifa), Wasiiru-Dowlaha Mudane Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo), Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Mohamed AIi Farah Farmayeri iyo Xoghayaha Wasaaradda Abshir Xasan Maxamed ayaa kulan la qaatay Xisbiyada Siyaasadda Puntland. Kulankaan oo ujeedkiisu ahaa is-waydaarsi iyo wadatashi la xiriira Arrimaha Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland, ayaa waxaa diiradda lagu saaray ka wada shaqaynta Doorashooyinka 3-Da Degmo ee Garowe, Godobjiraan iyo Dangarayo iyo dhamaystirka Fariisinta Goleyaasha Deegaanka…

Read More

Dowlada Turkiga Safaaradeeda Muqdisho oo ka hadashay Markabka yimid Dekeda Muqdisho iyo Xafladii ka dhacday dushiisa,ayaa sheegtay in ay ahayd xuska iyo waynaynta Maalinta Caruurta iyo Xornimada Qaran ee Turkiga. Halkaas,waxaa ku fashilmay sheegashadii DFS ee lumisay Sharciyada ee ahayd in Xaflada loo dhigay hirgelinta heshiiskii Amaanka Badda ee Turkiga lala galay. Markabka Turkigu,waxa uu marayaa 23-Wadan,mid walbana waxaa laga samaynayaa munaasabad gaar ah,iyadoo ujeedka Turkigu yahay muujinta awoodooda Ciidamada Badda,gaar ahaan Markabkan oo ay dhawaan samaysteen. Imaanshaha Markabkan ee Dekeda Muqdisho Turkigu dood buu ka galay,sababo amaan dartood markii dambe oo la go’aamiyay in lagu daro Dekeda Muqdisho Dekedaha…

Read More

Garoowe, Arbaco 24 Abriil 2024, Madaxweyne Kuxigeenka ahna ku-simaha Madaxweynaha Dawladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timi Allaha u naxariistee Agaasimihii Maxjarada Dowladda Puntland, Cabdirisaaq Maxamed Xasan oo ku geeriyooday Xarunta Ganacsiga Puntland ee Boosaaso. “Allah ha u naxariisto oo janadii ha geeyo Agaasimihii Maxjarada Dowladda Puntland, Cabdirisaaq Maxamed Xasan ku geeriyooday Boosaaso. Marxuumku wuxuu ahaa muwaadin u soo adeegay dalkiisa iyo dadkiisa wakhti dheer. Waxaan u tacsiyeeynaya shacabweynaha Puntland, Masuuliyiinta Maxjarada Dowladda Puntland, Eheladii iyo qoyskii uu ka geeriyooday, Allaah waxaan uga baryayaa in uu danbi dhaafo, qoyskiisiina samir iyo iimaan kasiiyo Aamiin” AUN.…

Read More

Shan Mashruuc,ayay Imaaraadku ka fulinayaan Puntland,gaar ahaan Gobolka Mudug… 1.Wadada Garacad-Goldogob. 2.Wadada Gaalkacyo-Bacaadweyn. 3.Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo. 4.Isbitaalka weyn ee Mudug. 5.Afar Wado oo Magaalada Galkacyo gudaheeda ah. Gudigii Imaaraatiga ahaa ee qiimaynayay Mashaariicdan,waxay gaareen Mudug. Qorshuhu waa in Bishan gudaheeda la saxiixo fulintooda si waadix ah. Sidoo kale soo bandhigida qorshaha iyo waxqabadka Dowlada PL oo uu Shir Gudoominayo Madaxweyne Deni,wuxuu ka dhici doonaa Gaalkacyo. JQ.

Read More

Dalal badan oo Somaliya ay ka mid tahay,ayuu isku mari doonaa siday Dowlada Turkigu saxaafada la wadaagtay. Ujeedka socdaalkiisu,waa xusitaanka xiriirka siyaasadeed ee 134-sano jirsaday ee ka dhexeeya Turkey iyo Japan. Safarkiisa,wuxuu kasoo bilaabay Jeddah Sa’udi Arabiya,wuxuu soo maray Jabuti oo ku xijiyay Muqdisho,waxaa kusii xigi doonta Maldives. Xogta Markabka Dowlada Turkigu,waxay ku cadaysay Warbixinta ay soo saartay. Majiro qorshe gaar ah oo Somaliya loogu soo diray,isla markaana Biyaha Somaliya kama hawlgalayo. Waa iska xayaysiin sheegashada ah in la fulinayo heshiiskii ay Turkiga la gashay kal hore Dowlada Sharciyada lumisay ee ku kooban Villa Somaliya. Xasan iyo kooxdiisu igu sawir…

Read More

Qatar,ayaa Maanta sheegtay in hoggaanka siyaasadeed ee Xamaas ay ku sii nagaan doonaan Doha inta joogitaankoodu uu faido u leeyahay dadaallada dhex-dhexaadinta ee looga dan leeyahay in lagu soo afjaro dagaalka Qasa. Hadalkan,ayaa yimid kadib markii warbaahinta qaar ay ku warrameen in Xamaas laga yaabo ama la weydiisan doono in ay ka tagaan Saldhigooda Qatar. “Ilaa iyo inta joogitaankooda halkan Doha, sida aan had iyo jeer sheegno, uu waxtar u leeyahay dadaalkan dhex-dhexaadinta ah, way sii joogi doonaan halkan,” waxaa sidaas shir jaraa’id ku sheegay afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Qatar Majed al-Ansari. Waxa uu intaas ku daray in Qatar ay…

Read More

Taliyaha Sirdoonka Milatariga Isra’iil, Aharon Haliva, ayaa is casilay. Mr Haliva ayaa ah sarkaalkii ugu horeyay ee xilka ka dego sababo la xiriira weeradii xamas ee bishi oktobar. Sarkaalka,ayaa sheegay in uu ku guuldareystay Shaqadii uu Israa’iil,islamarkaana ay arrintaasi sababtay in weerada ay dhacaan. Ku dhawaad Kun iyo Labo Boqol oo Qof,ayaa dhintay halka Boqolaal kalena ay qafaasheen Xamaas iyo kooxaha taabacsan. Bayaan ka soo baxay Militariga Israa’iil,ayaa lagu sheegay in Janan Haliva uu ka tagi doono xilkaasi marka sarkaal kale lasoo magacaabo. Falanqeeyayaasha ammaanka,ayaa sheegaya in iscasilaadisu ay dhabaha u xaari karto in saraakiil sare oo dhanka ammaanka ah…

Read More

Guddoomiyaha Ururka Warbaahinta Puntland Maxamed Daahir Caynsane,ayaa markii Sadexaad loo doortay hogaaminta MAP. Guddoomiye Ku-xigeenka,ayaa loo doortay Maxamed Deeq Cabdalla oo ah Agaasimaha Warbaahinta SBC. Halka Xoghayaha Ururka loo doortay Niciima Muuse. Doorasahada,ayaa ka dhacday Garowe oo ilaa Shalay uu ak socday Shirweynaha Saxafiyiinta Puntland. Xarumaha Warbaahinta  iyo Saxafiyiinta Puntland,waxaa haysta caqabado waa weyn oo ubaahan in laga gudbiyo.

Read More

Waxay ku baxaysaa rabitaankeeda iyo shuruudaheeda ee lama cayrin mana samayn wax xadgudub ku ah Shaqada loo dhiibay. Waxaa lagu tilmaamaa in ay tahay Qof aan aragti dheerayn oo fudud,isla markaana ku kacda ficilo ka baxsan Diblomaasiyada mararka qaar. https://twitter.com/UNSomalia/status/1782371662517751876?t=mIpT4m1V7_SiccEp8uHpsQ&s=19 The @UN Secretary-General’s Special Representative for #Somalia, @CatrionaLaing1, is completing her assignment in May. For more: unsom.info/4d7VgC3 Si walba oo ay tahay rabitaankeeda ayay ku banaynaysaa Kursiga Wakiilka Xoghayaha guud sida QM ay shaacisay. Arimaha ay ku dhibsatay joogisteeda Shaqo ee Somaliya,waxaa ka mid ah… 1.Ku xigeenkeeda Canadian-ka oo ay isku dhaceen dhawr goor,kaasoo ah Nin Rugcadaaya oo kasoo shaqeeyay…

Read More

16 Mashruuc oo hada diyaar ah kuna kacaya $48-Milyan yo Sagaal kusoo jira Wadada oo qayb ka ah dhaqaalaha Baanka Aduunku ku bixinayo Somaliya Labada Sano iyo barka soo socda oo dhan 1.4-Bilyan oo dolar ayay xal uheleen Wasiirada cusub. Wasiiradii hore oo uu horboodayo Dhabancad,way ku filnaan waayeen hal Mashruuc sii dayntiisa in ay ku qanciyaan Baanka Aduunka. Kulankii ka dhacay Nayrobi Dhabancad iyo mid kale oo Wasiiradii hore ah waxay ka ahaayeen goobjoogayaal xoogsanaya shaqada loose diiday hadal iyo in ay wax ku yeeshaan Shirkii. Ujeedka Dhabancad,waxa uu ahaa in la yiraahdo Wasiirkii isagaa si dadban u ah…

Read More

Sida la saadaalinayo oo ay tilmaamayaan xogo hordhac ah oo soo baxaya mudo xileedkiisa oo ay ka harsan tahay Hal Sano,ayaa lagu khasbi doonaa in uu Kursiga ka dego. Sh.Shariif ayay ubadan tahay in uu badalo,iyadoo kooxaha xagjirka ah qayb weyn oo ka mid ah ay soo raaci doonaan Dowlada uu hogaamin doono. Garab uu ka mid yahay Cali Dheere ayay xoguhu sheegayaan in ay ka mid noqon doonaan DFS oo ay ka tanaasuli doonaan xagjirnimada. Dastuurka,ayaa sidiisii hore loo dayn doonaa oo waxba kama jiraan laga dhigi doonaa ku falaadidii Xasan. Deni oo ah Ninka Shariif la loolamaya oo…

Read More

Lama badalin,isla markaana lama cayrin Wakiilka Xoghayaha Guud ee Somaliya. Heshiiska ay ku joogto Somaliya,wuxuu ku ekaa Sanadkii hore December,waxaana loo cusboonaysiin waayay shuruudo ay iyadu dalbatay awgood. Sida ilo xog ogaal ah xaqiijinayaan,April Sanadkan ayay heshay heshiis cusub lamase xaqiijin karo in ay saxiixday. Shuruudaha ay ku darsatay Shaqadeeda,waxaa ka mid ah in ay sii joogi karto Somaliya ilaa December Sanadkan 2024. Waxa kaliya ee jira,waa heshiiska udhaxeeya iyada Qaramada Midoobey ee Shaqadeeda ku saabsan. Shaqaalaha Somalida ee la shaqeeya,ayaa qaarkood oo ku xiran kooxda Nabad iyo Nolol,waxay bixiyeen xogo khaldan.

Read More

Ergadii ka soo qaybgashay Shirweynaha 5-aad ee Puntland 22/04/2024, waxa ay Maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyeen Guddiga doorashada ee uu soo gudbiyay Guddoomiyihii hore ee MAP Maxamed Daahir Caynsane. Xubnahaas oo ka koobnaa 5 xubnood oo kala ah: 1. Burhaan Axmed Daahir Guddoomiye,waa xoghayihii ugu horeeyay ee MAP iyo Macallin soo saaray inta Wariyaasaha PL oo sumcad fiican leh. 2. Faaduma Yaasiin Jaamac G. Ku xigeen,waa Agaasimihii Idaacadii Caanka ahayd ee Midnimo iyo Wariyaha VOA 10-kii Sano ee ugu danbeeyay oo leh khibrad 23-Sano oo Saxaafadeed aadna karaamo ugu dhex leh Bulshada Puntland. 3. Faarax Yuusuf Nuur Xoghaye,waa…

Read More

Taliyihii Ciidanka Militariga Kenya,Jeneral Francis Ogola oo geeriyooday Khamiistii 18-kii April, ayaa maanta lagu aasayaa hoygiisa oo ku yaala Degmada Siaya ee Galbeedka Kenya. General Ogola,ayaa ku dhintay Shil diyaaradeed, kaasoo ka dhacay deegaanka Kabem, Elgeyo Marakwet ee dooxada rift. Meydka Jeneraalka,ayaa soo gaaray Gobolka Ng’iya ee Ismaamulka Alego Usonga waxaana la geyn doonaa Dugsiga sare ee Senator Obama halkaas oo lagu qabanqaabinayo xuska ka hor inta aan maanta la aasin. Munaasabad aaska ayaa waxaa soo qaban qaabiyay ciidamada cirka.

Read More

Xoghaya Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa lagu wadaa in todobaadkan uu u safro dalka dalka Shiinaha, xilli ay xukumadaha Washington iyo Beijing isku dayayaan in ay sii wadaan xiriirkooda aanan adkeyn, inkasta oo uu jiro kala duwanaasho mug weyn oo dhinacyo badan leh. Labadan waddan ee uu xafiiltanka ka dhaxeeyo ayaa isku hayo dhinacyo badan, oo ay ku jiraan dagaalka Ruushka ee Ukraine, Taiwan iyo Badda Koofurta Shiinaha, Kuuriyada Waqooyi, Hong Kong, xuquuqda aadanaha iyo xariga muwaadiniinta Mareykanka. Mareykanka iyo Shiinaha ayaa sidoo kale ku dagaallamaya arrimaha ganacsiga, iyadoo madaxweyne Joe Biden uu asbuuci lasoo dhaafay ku dhawaaqay canshuur…

Read More

Garoowe: 21 April 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland H.E Ilyaas Cismaan Lugatoor,ayaa furay Shirweynaha 5-aad ee Golaha Guud ee Ururka Warbaahinta Puntland (MAP). Madaxweynuhu waxa uu bogaadiyey waxqabadka iyo doorka warbaahinta ee dawlad-dhiska iyo horumarinta bulshada, dhinaca kalena wuxuu kula dar-daarmay in ay qeybtooda ka qaataan hiigsiga, yoolasha iyo waxqabadka Dawladda Puntland, sidoo kalena ay xooga saaraan Barnaamijyada waxtarka u leh bulshada. Ugu dambayn Madaxweynuhu waxa uu ballanqaaday illaalinta xorriyadda iyo madax bannaanida warbaahinta Puntland, isaga oo uga mahadceliyey Ururka MAP wada shaqaynta wanaagsan ee kala dhaxaysa laamaha kala duwan Dawladda. -DHAMMAAD- -XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-

Read More

There are still “differences” between the International Monetary Fund (IMF) and Ethiopia over a loan and reforms package, but talks are continuing, a senior IMF official said on Friday. Ethiopia may need to #devalue its birr currency, which is trading on the black market about 50% weaker than the official rate against the U.S. dollar, to secure the support of the IMF. The fund has not confirmed this is a condition of funding but usually favours flexible, market-determined exchange rates. “Negotiations are ongoing,” IMF Mission Chief for Ethiopia Alvaro Piris Chavarri told reporters at the IMF and World Bank Spring…

Read More

Garoowe: 20 April 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa daah-furay Shirweynaha shaqa abuurka dhalinyarada Puntland. Shirkan oo soconaya mudo labo casho ah ayna soo qaban qaabiyeen Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha iyo Wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Puntland ayaa diirada lagu saarayaa mudada uu socdo shaqo abuurka dhallinyarada iyo sidii xal waara loogu heli lahaa shaqo la’aanta. Kulanka waxa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowlada, Hay’addo Caalamiya, Ururada bulshada iyo marti sharaf kale. -DHAMMAAD-

Read More

While we welcome developments in the implementation of the cessation of hostilities agreement between the Government of Ethiopia and the Tigray People’s Liberation Front, we express concern for the persistent and violent tensions in many areas of the country, as well as reports of human rights violations and abuses, the severe economic crisis and widening food insecurity We encourage further and lasting developments in the protection of human rights, protection of civilians, political dialogue to resolve tensions, reconciliation and national dialogue, transitional justice and accountability for crimes committed during the conflict. We call for a similar commitment by those involved…

Read More

Ethiopia? We commend the important progress in the institutional, macroeconomic and security sector in Somalia. We encourage the Somali Authorities to continue to make meaningful progress in the fight against Al Shabaab and in the consolidation of the institutional framework, including completion of a transparent and inclusive constitutional reform process. The process of transitioning security responsibilities to the Somali security forces needs to be closely followed, especially in view of the termination of the mandate of the African Union Transitional Mission (ATMIS) in Somalia at the end of 2024. We welcome planning underway by Somalia and the African Union for…

Read More

Wasiirada arimaha dibada Wadamada awooda badan ee G-7;ayaa war kasoo saaray xaalka Somaliya. Qodobada ay dul istaageen,waxay kala yihiin… 1.Dib u eegista Dastuurka. 2.Dagaalka Nabadiidka. 3.Soo gabagabaynta hawgalka Atmis. “We commend the important progress in the institutional, macroeconomic and security sector in Somalia. We encourage the Somali Authorities to continue to make meaningful progress in the fight against Al Shabaab and in the consolidation of the institutional framework, including completion of a transparent and inclusive constitutional reform process”. “Waxaan dhiirigelinaynaa dhameystirka hannaanka dib u habeynta dastuurka oo hufan loona dhan yahay”Ayaa lagu yiri Warka G-7. Lama soo dhawayn Dastuurka Xasan…

Read More

Si buuxda,ayuu ufashilmay Shirkii Xasan iclaamiyay,waxaana iska diiday kasoo qaybgalkiisa Madaxda DG. Waxaa xusid mudan in aan taariikh kale loo qaban qabsoomida Shirkaas. Wajigabixii ugu weynaa oo Xasan wajaho,ayuu ka dhigan yahay qabsoomid la’aanta Shirkan. JQ.

Read More

Maraykanka,ayaa Khamiistii codka diidmada qayaxan u isticmaalay qaraar ay soo diyaarisay Qaramada Midoobay, kaas oo jidka u xaaraya in xubinimo buuxda la siiyo Dowlad ay leeyihiin Falastiiniyiinta. Qaraarkan oo la horgeeyey Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxaa taageeray 12 xubnood, waxaa ka aamusaaba xubnood halka Maraykankuna uu ka soo horjeestay. Maraykanka iyo Ingiriiska,ayaa dhinaca kale ku dhawaaqay inay cunaqabatayno cusub ku soo rogayaan Iran. Tallaabadan,ayaa ku soo beegmaysa, iyada oo hoggaamiyayaasha Midawga Yurub oo ku shirsan Brussels ay wacad ku mareen inay kordhinayaan cunaqabataynada ay saarayaan Iraan, iyaga oo bartilmaameedsanaya nidaamka diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo gantaallada ay geeyaan meelaha…

Read More

Israa’iil ayaa weerar gantaal ah waabarigii hore ee Jimacaha maanta ah ka fulisay gudaha Iran, sida ay sheegtay warbaahinta Maraykanka, iyada oo soo xiganaysa saraakiil Maraykan ah oo aan la magacaabin. Warbixinnada shabakadaha ABC, CBS iyo NPR ma aysan bixin faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan goobta ama bartilmaameedka gantaalaha Israa’iil. Afhayeen u hadlay militariga Israa’iil ayaa VOA u sheegay in uusan wax hadal ah “xilligan” ka bixin karin wararka warbaahinta Mareykanka, saacad kadib markii ay soo baxeen wararka. Wakaalladda Wararka Iiraan ee IRNA ayaa sheegtay in difaaca cirka ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah laga hawl galiyay hawada sare ee dhowr…

Read More

Dhawaan,waxaa la saxiixi doona heshiis loogu ogolaan doono Kenya Dhul-badeedka u dhaxeeya Somaliya iyo Kenya in ay ka baarato Shidaal ay Kenya xor u tahay,waxaana si dhameystiran u ogolaaday Xasan Shiikh Maxamuud. Xoguhu,waxay xaqiijinayaan in Shirkado Kenyan ah ay qodayaan Shidaalka,isla markaana Ciidamada Kenya ee JL jooga ay ilaalin doonaan amaanka Shirkadahaas iyo Goobaha Shidaalka laga qodayo ee Badda. Xasan,ayaa Saxiixa heshiiskan ku badashay Dhaqaale uu Saxiixa ku qaadanayo iyo Saami si gaar ah uu ugu yeelanayo wax soo saarka. Waxaa la yaab leh Xasan oo diiday heshiiska Badda ee Itoobiya iyo Somaliland in uu ku dhiirado Saxiixa Badda Kenya…

Read More

Puntland,waxay ka heshay Deeq bixiyayaasha 16-kii Mashruuc ee ka xayirnaa in mudo ah oo ay siyaasadaysay Dowlada Sharciyada lumisay ee Villa Somaliya. Kulanka ka qabsoomay Nayrobi,markii hore waxaa qorshaysnaa in MW Deni Shir Gudoomiyo,balse Roobabka ka da’ay Dubai,ayaa xayiray. Wakiilada Beesha Caalamku si weyn ayay ula dhaceen dooda iyo qorshaha PL la timid Shirka. Kulanku,wuxuu kusoo idlaaday isfahan iyo wada shaqayn buuxda in lawada yeesho. 15-kii Sano ee udanbeeyay Madaxweyne walba oo yimaada Villa Somaliya,wuxuu siyaasadeeyaa Mashaariicda horumarineed ee caalamku siiyo Somaliya qaybta kaga soo aada PL. PL sababaha ku kalifaya in ay udhaqanto sidii Dowlad Madaxbanaan ayay ugu horeeyaan…

Read More

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland. Kulanka ayaa looga hadlay xaalada guud ee Amniga, Waxbarashada, Arrimaha Cadaalada, warbixin ku aadan banaynta dhulka Biyo mareenka ah ee Qardho, Qarshaha bandhiga jiheynta Hay’addaha dowladda iyo qodobo kale.

Read More

Nairobi: 18 April 2024: Waxaa magaalada Nairobi ku qabsoomay Shir dhexmaray Dowladda Puntland iyo Beesha Caalamka oo heer Wasiir ah, Kaasi oo uu Shir-guddoomiyey Wasiirka Qorsheynta Dowladda Puntland Mudane Daa’uud Maxamed Cumar. Kulanka ayaa looga hadlay mashaariicda horumarin iyo Kuwa bani’aadantinimo ee ay Puntland ka taageeraan iyo Sidii loo xoojin lah wadashaqeynta, Iyadoo Wafdigu la wadaagay Beesha caalamka Buuga qorshaha Dowladda, Waxaana Shirku kusoo dhammaaday Jawi wanaagsan. Wakiillada Beesha Caalamka ka socday ee Shirka ka qeybgalay waxaa mid ah USA, UK, EU, Norway, Sweden, Denmark, Switzerland , Netherlands iyo SSF. Dhinaca Dowladda Puntland waxaa Kulanka ka qeybgalay Wasiirka Beeraha, Wasiirka…

Read More

Hadii Wasiirka “A” la siin lahaa Nin aan ahayn Aaran-shaydaan Deni,waxay ku ahaan lahayd loolan adag,sababtoo ah saamayn,ayuu ku yeelan lahaa . Haatan Deni uma baahna in uu ka hawlgalo Cali iyo kooxda Xasan ,sababtoo ah,waxaa ku filan Shacabka oo aan la tusi karin Aaran iyo Xasan iswata. Tusaale,waxaa loosoo qaadan karaa Xildhibaanadii Xamar ka joogay PL oo diiday in ay ka qaybgalaan Xafladii xil wareejintiisii. Xildhibaanada oo aan qaar ka mid ah la xiriiray,waxay ii sheegeen in Cali uusan waxba xeerinayn oo si toos ah loogu adeegsanayo dhibaataynta PL kana talo diiday. “Deni waa kasoo horjeednaa balse PL Dab…

Read More

Mas’uuliyiinta iyo Shacabka Imaaraatka Carabta,ayaa Arbacada Maanta ah nadiifinaya buburka ka dhashay Roobab mahiigaan ah oo uu ku dhintay ugu yaraan hal Qof,islamarkaana waxyeello gaarsiiyey Guryo iyo Goobo Ganacsi. Imaaraatka Carabta,ayaa waxaa ka da’ay roobab oo cabirkoodu ahaa 254 mm, sida ay sheegtay xarunta saadaasha hawada ee Qaranka. Waxay ahaayeen Roobabkii ugu xoogganaa tan iyo markii la bilaabay diiwaan gelinta cabirka biyaha roobka 1949-kii, ka hor inta aan dalka la aas-aasin 1971-kii. In kasta oo roobabkii mahiigaanka ahaa ay yareeyeen galabnimadii Talaadada, haddana arbushaadda ay sababeen ayaa sii socotay Arbacada, iyada oo diyaaradda Emirates ay hakisay duulimaadyada madaarka Dubai illaa…

Read More

Puntland in ay ka hadasho ka qaybgalka Shirka Xasan iclaansaday umaba baahna,sababtoo ah Sharciyadii Shir lagu wada qabsan lahaa meesha,ayuu ka baxay. Dastuurkii lawada lahaa markii uu laalay Xasan,ayuu lumay maqaamkiisii karaameed ee Madaxweyne Qaran. PL waxay ka qaadatay go’aan masiiriya,waxayna ka istaagtay banaanka oo waxay isticmaashay Qodobada Dastuurkeeda ufasaxaya in ay ismatasho. Xamar waxa ka socda waxay hiil uyihiin rabitaanka Shacabka Puntland ee ah in muhiimada lasiiyo PL. (PUNTLAND FIRST). Wadanka Somaliya,wuxuu noqday Sadex Jamhuuriyadood oo isbarbar yaala oo mid walba leedahay Dastuurkeeda. Waxa ugu yar ee aan ka helayno kala taga Xamar,waa in aan dib uxisaabtano oo saxno…

Read More

Ujeedka Xasan ka leeyahay Warqadan iyo Shirka uu iclaamiyay waa Laba Qodob oo kala ah… 1.In uu Laba Sano oo mudo xileed cusub ah siiyo Madaxda DG Afarta ah oo 2026 ay isla gaaraan,taa badalkeedana ay si buuxda u aqbalaan Dastuurkiisa. 2.In Guudlaawe lagu qanciyo iscasilaad si Beesha Xawaadle loo siiyo Madaxweynaha Hir-Shabelle,waxaana jiri doona kulan gaar ah oo Xasan,Madaale iyo Qoor-qoor ay la geli doonaan Guudlaawe. Culaysyada haysta Xasan,waxaa ugu waa weyn Sadex arimood oo kala ah…. 1.Amniga Xamar oo xaalkiisu adkaaday. 2.Dhaqaale la’aan daran oo sagxada ah. 3.Qorshihiisii Dastuur samaysashada oo taageero ka waayay BC. Xasan,waa hogaamiyaheeda Koonfurta…

Read More

Maraykanku,waxay ubadan tahay in ay joojiyaan la shaqaynta Nisa kala shaki weyn oo yimid kadib. Tuhunka Maraykanka,wuxuu yahay in Nisa ay saamayn weyn ku dhex yeesheen Nabadiidka oo aan xogo badan iyo wada shaqayn lagu sii aamini karin. Safaaradii Xamar ee Maraykanka,waxaa loo xiray xaalad amni daro awgeed,waana sii xirnaanaysaa in mudo ah. Masuuliyiin Maraykanka ah oo Xasan kulan kula yeeshay Nayrobi,waxay gaarsiiyeen walaacooda xaalada Wadanka,gaar ahaan amaanka. Walwalka soo siyaaday,waa jabka ku yimid Ciidamadii la geliyay dagaalkii Nabad-diidka oo haatan dib ugu soo laabtay Xamar. Sidoo kale Nabad-diidka,waxaa la tilmaamayaa in daafaha Muqdisho ay ku ururinayaan Ciidamo. Cakirnaanta amaanka…

Read More

Majiro kulan dhexmaray Labada Nin,waxaana weli diidan in kulankaas dhaco Deni. Dhanka Axmed waa udiyaar in uu la kulmo Deni oo Imaaraadka mudo,ayuu ujoogay la kulankiisa. Hadii dadaalka Imaaraadku dhicisoobo,waxaa kaloo jira haldoor iskood isku abaabulay oo reer Nayrobi ah oo ka shaqaynaya in ay wada hadalsiiyaan Labada Nin. Dadka aadka u olalaynaya,waxaa ugu horeeya Somalida Kenya oo ay ku jiraan Siyaasiyiinta reer Gaarisa. Axmed isfahanka Deni xiligan, waa danaynayaa,sababtoo ah Xasan,ayuu rabaa in uu ka hor yimaado. JQ.

Read More

Dhismaha tariikhiga ah ee Børsen oo xarun u ahaan jirey Suuqa Saamiyada Copenhagen ayaa isku dumay ka dib markii dab qabsaday Talaadadii. Dhismahan qadiimiga ah oo la dhisay qarnigii 17-aad ayaa ahaa mid ka mid ah dhismeyaasha ugu faca weyn magaalada Copenhagen, waxaana gebi ahaanba cunay holac jilbaha dhulka ugu dhuftay. Wasiirka Dhaqanka Denmark oo warbaahinta la hadlay ka dib gubashadii Børsen ayaa si tiiraanyo ku dheehan tahay uga hadlay taariikhda ku duugan dhismahan iyo waxa uu uga dhignaa dalkiisa. “400 oo sano oo hiddihii iyo dhaqankii Denmark ah ayaa horteenna ku basbeelay”, ayuu yiri Engel-Schmidt. Dhismaha Børsen oo dhidibada…

Read More

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden,ayaa Toddobaadkii hore ku dhawaaqay in uu cafin doono amaahda Waxbarasho ee lagu leeyahay ardaydii horay deymaha waxbarasho u qaatay. Waxaa xusid mudan in horay uu madaxweynuhu qorshe kan ka ballaaran uu doonayey inuu deynta waxbarasho kaga daayo malaayiin qof oo qabay deymahaas, hase yeeshee, Maxkamadda Sare ee Maraykanka,ayaa arrintaas horjoogsatay. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/MZXefeKHS0A?si=mDsrl2k2EVuyf8pq

Read More

Israa’iil,ayaa u muuqata in ay go’aansatay inay qaaddo tallaabo ay kaga aargudanayso ciidamada milateriga ah ee Iran, iyo qaar ka mida taageerayaasheeda Gobolka Bariga dhexe ku sugan, ka dib weerarkii ay Iran ku qaaday dalkan Yuhuudda ah. Milateriga Israa’iil oo u muuqda inay iska indho-tirayaan baaqyada uga imanaya hoggaamiyayaasha caalamka ayaa sheegay Isniintii, in Tehran ay la kulmi doonto jawaab la xidhiidha, weerarkii ay ku qaadeen Israa’iil ee ay ku rideen 350 gantaal iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, kuwaas oo ay ka soo rideen gudaha dalkooda. Taliyaha Ciidamada Israa’iil Lieutenant Jeneral Hersi Halevi,ayaa sheegay in weerarka Israa’iil jawaab ka bixin…

Read More

Ugu yaraan go’aanka Iran qaadatay,wuxuu sababay in Gudiga Amniga Qaranka Maraykanka oo ah awooda caalamka ee dhaqaalaha iyo Milleteriga iskugu yimaadaan kulan deg-deg ah,iyadoo Biden Shir gudoominayo. Ma’ahan wax fudud talaabo aad qaaday in ay caalamka saamayn ku yeelato gees ka gees,taasna Iran baa samaysay. 80-ka Milyan ee Beershiyaanka ah,waxay ka macno badan yihiin 400-Milyan ee Carabta ah,waana Dad aragti leh oo hankoodu sareeyo waxna diidi kara waxna yeeli kara. 40-Sano oo Cunaqabatayn lagu hayay kadib Xalay Aduunka heegan bay geliyeen,waana sababta looga ilaalinayo Hubka wax gumaada in uu Gacantooda galo. Iran iyo reer Galbeedku ugu danbayn wax ayay kala…

Read More

Not a single drone or cruising missile penetrated Israel, and the absolute majority of ballistic missiles fired from Iran were successfully intercepted. But Iran did manage to achieve 3 things: 1- To seriously injure a 7-year-old Bedouin Arab girl 2- To strengthen Israel’z reputation in the world, to help forge a stronger union between Israel and the Western countries that provide complete support to Israel, and also to create an alliance between Israel and other Arab countries that provide support, including Jordan, which intercepted some of the missiles, and according to a report by the Al-Arabiya network, it was reported…

Read More

90% wax alaale iyo waxay soo tuurtay Iran Dhulka,ayaa la dhigay waliba,iyagoon soo gaarin Ciida Israa’iil intooda badan. Tani,waxay ahayd tijaabo ay samaysay Israa’iil oo ay ku muujisay awoodeeda difaaca Cirka,waxayna tustay caalamka awood ka saraysa Iran. Israa’iil si weyn ayay ugu diyaar garowday dagaal toos ah oo ay la gasho Iran marka laga soo tago kan dadban ee ay Iran taageerto ee Qasa,Yemen,Siiriya,Lumnaan iyo Iraq. Xalay,waxaa la xaqiiqsaday in Iran aysan awood ulahayn burburinta Israa’iil,waana wal wal ka haray reer Gslbeedka iyo fashil ku yimid Shiicada iyo Taliskooda xagjirka ah. Aduunku si weyn,ayuu uga carooday talaabada Iran,waxayna u arkeen…

Read More

“Annaga oo kaashanayna saaxiibadayada,IDF waxa ay si buuxda ugu shaqaynaysaa si ay u difaacdo Dowladda Israa’iil iyo Dadka Israa’iil,hawlgalkan waa mid aanu go’aansanay oo aanu diyaar u nahay inaanu fulino.”Ayuu yiri Afhayeenka Ciidamada Israa’iil. Iran,ayaa sheegtay in weerarkani uu jawaab u yahay, weerarkii ay Israa’iil ku dishay saraakiil sarsare oo ka tirsan milateriga Iran, xilli ay ku sugnaayeen Qunsuliyadda Iran ee Dimishiq. Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/jibril_qoobey/status/1779258772851917279?t=ajEiJgpseaCDSqanuo5kRg&s=19

Read More