Halkan ka daawo muuqaalka https://m.youtube.com/watch?v=iKshX2BTWQ8
Author: Jibril Qoobey.
Today, on my orders, the United States military conducted an operation to extract U.S. Government personnel from Khartoum. I am proud of the extraordinary commitment of our Embassy staff, who performed their duties with courage and professionalism and embodied America’s friendship and connection with the people of Sudan. I am grateful for the unmatched skill of our service members who successfully brought them to safety. And I thank Djibouti, Ethiopia, and Saudi Arabia, which were critical to the success of our operation. I am receiving regular reports from my team on their ongoing work to assist Americans in Sudan, to…
Dagaalka Sudan waa mid ku qotoma dhaqaale iyo Siyaasad. Sudan waxay leedahay Milleteri aad udhisan dhan walba.. 1.Aqoon ahaan 5-10-kun oo ka mid ah Ciidanka,waxay udhaxeeyaan Master iyo PHD. 2.Waxay leeyihiin barnaamijyo Cilmi baariseed iyo kuwo horumarineed (R&D). 3.Tababar aad usareeya. 4.Hubka iyo Qalabka ay ku hawlgalaan oo ay iyagu soo saartaan. 5.Tiro ahaan oo ay sareeyaan. Dhaqaale ahaan way soo kobcaysay si ka dhex muuqata Afrika,gaar ahaan ka faa’idaysiga Beeraha ee Webiga Niil. Sidoo kale Dahabka iyo Yuraaniyamka,ayay dhoofintooda horumar weyn ka samaynaysay. Sida muuqata,waxa qorsheeyay burburinta Sudan Maraykanka,waxaana Raqdeeda kusoo yaacay Carabta Khaliijka iyo Ruushka oo faa’ido dhaqaale…
Dagaalkii Sudan,waxuu galay Todobaadkii Labaad,iyadoo ay ku naf waayeen 400-Qof ayna ku dhaawacmeen 3500-Qof. 20-kun oo Qof,ayaa ka gudbay xuduuda Chad,iyadoo la filayo in tiradu gaarto 100-kun oo Qof. Korontadii iyo Biyihii,ayaa sii yaraanaya,waxaana xirmay inta badan Isbitaaladii,iyadoo ay hirgeli wayday Xabad joojintii ugu danbaysay ee Ciida. Safaaradii Maraykanka ee Sudan si kmg ah,ayaa loo xiray,waxaana laga saaray Diblomaasiyiintii iyo Qoysaskoodii. Faransiiska,Ingiriiska,Shiinaha,Sacuudiga,Urdun iyo Dalal kale,ayaa ku guda jira la bixida Dadkoodii ka joogay Sudan. Sidoo kale Ardayda ka kala timid daafaha caalamka ee ujoogay Waxbarashada Sudan qaybo ka mid ah,waxaa loo daad gureeyay Adis-ababa. Waxaa sii hoobanaya mid ka mid…
Sida ay sheegayaan warar aan ka helayno Ilo lagu kalsoonaan karo Deni iyo Xasan si weyn ayay ukala tageen. Kama qaybgalayo Deni Shirka Madasha ee May-15 lagu qabanayo Dhuusamareeb,waana kala dhaqaaqeen Xasan si kama danbaysa,sida wararku sheegayaan. Deni,waxuu isku diyaarinayaa in uu PL sii joogo mudo xileedka Xasan uharsan,si uu fursad ugu sii helo la loolanka Xasan. Halka Xasan udiyaar garoobayo 8-bilood kadib doorashada Madaxweyne ee PL iyo la dirirka Deni. Imaaraadka iyo Itoobiya waa ku guulaysan waayeen isfahansiinta Labada Nin ugu danbayn,waana fashilmeen wax walba oo lawaday,ayay wararku sheegayaan. Jibril Qoobey.
Mooshinka Xamse waxa wada oo abaabulaya Xasan Shiikh iyo Axmed Madoobe. Xasan maxay tahay ujeedadiisu? 1.Waxuu ku qarinayaa fashilka Dowladiisa 2.Waxuu ku qarinayaa Mashaariicda la lunsaday. 3.Waxuu ka dhex raadinayaa gorgortan cusub. Axmed muxuu ka duulayaa? 1.Badbaadinta Kursigiisa Madaxweyne ee JL. 2.Haduu soo laaban waayo in uu JL uga tago Nin udiyaarsan oo isla Beeshiisa hoose ah. 3.Beelaha Harti iyo Mareexaan in ay helaan Ra’isalwasaaraha si Kursigiisu ugu badbaado. 3.Dabinta Tooshka uga Ifay Beeshiisa hoose gudaha Beelweynta Ogaden. 4.Ka hor tagida qorshaha Damjadiid ee ah in Xamse badalo Axmed 2024. Dhanka kale Xildhibaanada abaabulaya Mooshinkan kuma jiraan kuwa PL kasoo…
Somaliya 36-Wadan,ayaa Gacmaha kula jira. Mid walba,waxuu leeyahay dano ugaar ah oo sababay faragelintiisa,waxaa ku jira kuwo isku dano dhow oo isla hawlgala. Tusaale? Turkigu Somaliya,waxuu ka leeyahay dano dhaqaale iyo mid Ciidan… 1.Ciidan ahaan in uu saamayn ku yeesho Dalkaas ku yaal marinka muhiimka ah oo uu hanto tababarada iyo Qalabaynta Ciidanka Somaliyed. 2.In uu dhexgalo Wardoon ahaan Dalka oo saamayn ku yeesho Bulshada dhaqankeeda iyo hab fikirkeeda. 3.In uu dhaqaale ka sameeyo sida… B.Dekedaha iyo Garoomada. T.Waxbarashada iyo Caafimaadka. J.Khayraadka Dabiiciga ah. X.Dulaalnimo. Kh.Mashaariicda Booqashadii Erdogan ee xiligii adkaa,ayaa quluubta Somalida hantay oo Turkigu kaga faa’idaystay fulinta in…
Manila,waxay rabtaa in ay Shiinaha la gasho wax lagu tilmaami karo “Guur khaldan”. Maalgelin gaaraysa 3-Bilyan oo Dayn ah ayay Shiine ka rabtaa,halka ay Badeeda muhiimka ah ay kusoo dhawaysay Maraykanka. Sagaal Saldhig oo Ciidamada Filibin leeyihiin ayay heshiis isticmaal kula gashay Maraykanka i Badda Filibin,ayaa muhiim u ah loolanka Gobolka,gaar ahaan xiisada Shiinaha iyo Maraykanka,waxayna ujirtaa Taiwan 1200-km oo qura. Madaxweynaha Filibin,waxuu ku casuman yahay Aqalka-cad,booqasho muhiimad sare leh. Halka Shiinuhu,isagoo ka jawaabaya dadaalka Maraykanka usoo diray Manilla wefti sare oo wada ballanqaadyo. Sida muuqata Maraykanku,waa kaga saamayn badan yahay taariikhiyan iyo xiliganba Shiinaha Dowlada iyo Shacabka Filibin. …
Prime Minister Abiy Ahmed warned parties who he said are working to incite conflict and jeopardize ties between Ethiopia and Sudan, urging them to desist from their misdeeds. PM Abiy’s statement came against the backdrop of a report by the Sudanese media, Al-Sudani, which claimed that Ethiopian forces have carried out an invasion and attack on the disputed Al-Fashaqa on Wednesday, taking advantage of the ongoing instability in Sudan. In a Twitter post today, PM Abiy said some parties are spreading false allegations to gain political advantages at this critical time when the peoples of Ethiopia and Sudan face many…
Diblomaasiyiinta Shisheeye,ayaa la bilaabay in laga daad gureeyo Wadanka Sudan. Ciidamada Milleteriga,ayaa sheegay in ay ka caawinayaan Dalalka Maraykanka,Ingiriiska iyo Shiinaha sidii ay ula bixi lahaayeen Diblomaasiyiintooda. Sidoo kale Doon qaaday 50-Qof oo udhashay Sacuudiga,ayaa ka anba baxday Sudan. Waxaa kaloo jira Maraakiib qaaday Dad ukala dhashay 11-Wadan oo gaaraya 108-Qof. Dhimashada dagaalka,ayaa hada sii cagacagaynaysa 400-Qof. Qorshe walba oo Xabad joojineed,waa fashilmay. Jibril Qoobey.
The Sudanese Armed Forces (SAF) says it is coordinating efforts to evacuate diplomats from the United States, Britain, China and France out of the country on military aeroplanes. Army chief Abdel Fattah al-Burhan said he has spoken to leaders of several countries requesting safe evacuations of their citizens. The main international airport in the capital Khartoum, however, has been the target of heavy shelling, and military aircraft will be needed. Saudi nationals and others evacuated from Sudan have arrived by sea in the port city of Jeddah in the first announced evacuation since fighting broke out, Saudi state television reported.…
MBS,waxuu ku khasbanaaday in uu aqbalo guusha Shiicada ee Bariga Dhexe. Si walba oo uu ugu dadaalay in uu kula loolamo Shiicada awooda Gobolka,isagoo kaashanaya Gaashaanbuurtiisa waxay umuuqataa in uu ku fashilmay Sacuudigu. Dagaalka Yemen,waa tusaale muuqda oo lasoo qaadan karo. Maraykanka oo ah xulufada ugu weyn Sacuudiga ee dhanka amaanka,waa ka gaabsaday in uu door muuqda ka galo dagaalka Yemen. Waxuu ciyaarayaa Maraykanku Siyaasad Laba Wajiilayn ah oo Muslimiinta Bariga Dhexe ah,taasoo uu ka faa’idayo.. B.Lacag badan oo Sacuudigu Hub kaga iibsado. T.Isku mashquulin Shiicada iyo Sunniyiinta. Maraykanku,waxuu ku joogaa dhanka Amaanka Dalal Goboleedka Aasiya iyo Yurub Siyaasad isku…
Dekeda Garacad,waxaa ka bilowday khad rasmi ah oo Markab,kaasoo Labadii Todobaadba mar ka imaanaya… Sharjah-Berbera Ber-bera-Garacad. Garacad-Muqdisho. Muqdisho-Sharjah. Horay,waxaa si rasmi ah ujiray Khad ka yimaada… Cumaan-Garacad. Garacad-Cumaan. Maalinba maalinta ka danbaysa,waxaa kor isii kacaya adeegsiga Dekeda Garacad. Sida la qiyaasayo 5-Sano kadib Garacad,waxaa ka dhoofi doona ama kasoo degi doona 40% Badeecadaha Geeska Afrika. Jibril Qoobey.
Ruushka,ayaa sheegay in mid ka mida diyaaradohoodu inay duqaysay magaalo ku taalla Ruushka oo aan ka fogayn xuduudda dalkaasi uu la wadaago Ukraine, iyada oo duqayntaasi ay ku dhaawacmeen laba qof, halka ay cabsi badan ku abuurtay dadka deegaanka. Milateriga Ruushka ayaa qirtay in mid ka mida diyaaradahoodu inay si khaldan ugu tuurtay bamka, magaalada Belgorod, oo ay ku nool yihiin illaa 340,000 qof, una jirta xuduuda Ukraine illaa 40 KM. Ruushka ayaa hore weerarkan ugu eedeeyey ciidamada Ukraine. https://twitter.com/AJEnglish/status/1649346177966432256?t=uarkty7u2c0Q9MB_eMRHpQ&s=19
The humanitarian situation is becoming increasingly dire in Sudan with healthcare facilities paralysed after dozens of hospitals were knocked out by the five days of intense fighting. Nearly 50 health facilities have been forced to close in the capital Khartoum and surrounding areas since the fighting broke out between the army and the paramilitary Rapid Support Forces (RSF) on Saturday, Al Jazeera correspondent Hiba Morgan reported on Thursday. ture of the medical situation in the country, saying 39 out of 59 hospitals in Khartoum and nearby states were out of service. Sudan’s Health Ministry had on Wednesday said that 16…
A Russian Sukhoi-34 supersonic warplane accidentally fired a weapon into the city of Belgorod near Ukraine late on Thursday, causing an explosion and injuring three people. Video footage from the site showed piles of concrete on the street, several damaged cars and a building with broken windows. One shot showed what appeared to be a car upside down on the roof of a store. https://twitter.com/AJEnglish/status/1649346177966432256?t=OkiCQMk25tpa9UPjOqLlbA&s=19
The Group of Seven (G7) countries are considering a near-total ban on exports to Russia, Japan’s Kyodo News has reported, citing Japanese government sources. Bloomberg News on Thursday also reported that the United States and Ukraine’s allies were considering “an outright ban on most exports to Russia”. That report said officials from G7 nations were discussing the idea before a summit in Japan next month. Asked about the Bloomberg report, Japan’s Chief Cabinet Secretary Hirokazu Matsuno said the government was aware of it but refrained from commenting on exchanges among G7 countries and like-minded nations about possible further sanctions against…
Waa la karbaashay hogaamiyaha Janjawii oo waxaa lagu ciilay Diyaarado iyo Taangiyo. Saadkii,isgaarsiintii iyo Tiknikadii,ayaa laga burburiyay Maleeshiyada RSF. Haatan gurmad Saad ah oo ay ku jiraan Lidka Diyaaradaha iyo Taangiyada,ayaa uga yimid Jen.Xaftarka Liibiya. Ciidamada Milleterigu waa awood badan yihiin umana baahna taageero Ciidan iyo Saad toona. Afar jeer oo ay burburtay Xabad joojin la abaabulay,waxaa jabiyay Ciidanka Milleteriga oo aan rabin wada hadal,waxayna aaminsan yihiin in ay ka adag yihiin RSF oo ay soo afjarayaan. Dagaalkan waa mid istiraatiiji… 1.Maraykanku,waxuu gubayaa maalgelinta daynta ah ee Shiinaha oo dhan $6- Bilyan. 2.Ruushku,waxuu guranayaa Dahabka Sudan,isagoo ugu badala Qamadi iyo…
Afar Sano oo uu xukunka hayay Madaxweyne Deni,waa markii ugu horaysay ee uu ku Ciido Puntland,waa dhacdo cusub. Islaan Ciise tan iyo maalinkii la Boqray,waa markii ugu horaysay ee uusan ka qaybgalin ku Tukashada Salaada Ciida ee Garoonka Kubada Cagta Garowe,isagoo ku sugan Magaalada,waa dhacdo cusub. Hadii Islaan Bashiir uga baaqday xarig jarkii Dekeda Garacad Deni daraadii? Hadii Boqorkii ay Maryo Dhiigle kala furteen Deni? Hadii Siyaasiyiintii,Aqoon yahankii iyo haldoorkii Albaabada laga soo xirtay? Hadii la yasay Shacabkii oo xataa khudbadii Ciida kadib la jeedin jiray hoos loo dhigay? Hadii xogta Siyaasada iyo jihada loo socdo Dadka loo sheegi waayay…
Garaad Jaamac Garaad Cali oo hadlay kadib khudbadii Ciida ee Laascaanood,ayaa fariimo ukala diray dhawr jiho… 1.Dowlada Fadaraalka,ayuu ka codsaday in ay joojiso wadahadalka ay la galayso Daalibka Muuse ah. 2.Beesha Isaaq oo usoo jeediyay in ay Muuse qabsato ka xaysatana Caruurtooda. 3.Beesha Dhulbahante oo ugu baaqay 70-jir ilaa 15-jir in ay udiyaar garoobaan halgan oo ay Qoriga qaataan. Garaadku,waxuu dul istaagay Qodobo muhiim ah oo aan ka xusi karno… B.Dhulkayaga in lawada lahaado kiininu aad gaar ulahaataan see ku dhici kartaa? T.Intaan dulqaadan karnay,waa dulqaadanay ee Ramadaan haduu dhamaaday waa dagaal galaynaa. J.Tolna waa uleenahay ,Rabina waa uleenahay,waana…
Garoowe: 21 April 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ay weheliyaan Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, ayaa Shacabweynaha Caasimada Garoowe salaadii Ciidul Fidriga Kula tukaday Garoonka Kubadda Cagta ee Mire Awaare. “Waxaan ugu hambalyeeynaya Bulshada farxada Ciida, Anigoo alle ka baryaya in uu inaga aqbalo Acmaashii wanaagsaneyd ee aynu soo gudanay Bishii Ramadaan.” Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni. Munaasabadda Oogista Salaadda Ciidul Fidriga waxaa ka qeybgalay Goleyaasha Dowladda, Dhaqanka, Maamulka Gobolka Nugaal, Kan Degmada Garoowe, Saraakiisha Ciidanka iyo qeybaha kala duwan…
$1600-Milyan Mashaariic ku kacaysa,ayaa qorshaysan in Labada Sano ee soo socota lageliyo Somaliya. $800-Milyan oo ka mid ah Lacagtaas,waa diyaar Sanadkan. Waxay isku jiraan oo wax looga qabanayaa.. 1.Deegaanka. 2.Waxbarashada 3.Caafimaadka. 4.Biyaha 5.Wadooyinka. 6.Tamarta. Mashaariicdaas,waxay ku bilaaban karaan wada shaqaynta Dowlada Fadaraalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah. Puntland waa Deegaanka ugu mudan markii laga tusaale qaato Amniga iyo udiyaarsanaanta Mashaariic horumarineed. Caalamku markan waa usoo jeedaa Somaliya,gaar ahaan Maraykanka,waxaase dhici karta in aan laga faa’idaysan fursadaas. Jibril Qoobey.
Amnesty International baaritaanka ay ku samaysay colaada Laascaanood ayay ku ogaatay in Tobanaan qof oo rayid ah ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen dagaalka iyo Ciidamada Somaliland ay duqaymo aan loo meel dayin ku garaaceen magaalada oo ay waxyeelo u gaysteen Isbitaalo,Dugsiyo iyo Masaajido,iyagoo barakiciyay Tobanaan kun oo Qof. Waa warbixin faahfaahsan oo si qoto dheer loosoo ururshay,waxayna cadayn utahay xasuuqa ka dhacay Laascaanood. Wax fudud ma’ahan in Amnesty International Ay kasoo baxdo warbixintan oo kale,waana mud keeni doonta in laysa soo taago Maxkamad caalamiya oo laysku soo oogo Danbiyo dagaal. “More than 100 people have been killed and over…
More than 100 people have been killed and over 600 injured including dozens of civilians amid fighting between Somaliland security forces and armed fighters affiliated with the Dhulbahante clan in Las Anod, Amnesty International said today, as it shares findings that Somaliland security forces indiscriminately shelled the town, damaging hospitals, schools and mosques, killing and injuring civilians, and displacing tens of thousands of people.“All parties to the conflict in Las Anod must end indiscriminate attacks, commit to protect civilians and respect the rules of international humanitarian law. Hospitals and ambulances should never be targeted. There must be an independent investigation…
Ninka Sanad gudihiis ku fashilmay hogaaminta Dalka,waa Madaxweynaha. Dalku maleh Xukuumad,wax walbana Madaxweynaha u ah… 1.Ra’isalwasaare isagaa ah. 2.Wasiirka Arimaha dibada,isagaa ah. 3.Wasiirka Maaliyada,isagaa ah. 4.Wasiirka Amniga,isagaa ah. 5.Wasiirka Gaashaandhiga,isagaa ah. 6.Wasiirka Qorshaynta,isagaa ah. Madaxweynuhu in Dalka Dowladiisu sidaan u ekaato,isagaa ku talagalay una xushay Dad aan uqalmin oo aan awoodooda hogaamineed gaarsiisnayn Shaqadan. Cabdiraxmaan Cabdishakuur waa Qabiili ceebta udiidaya Xasan,balse waa fahansan yahay waxa fashilmay in uu yahay hanaankii Dowladnimo ee Xasan dajistay. Xamse ma’ahan Ra’isalwasaare ee yaan la xadin. Saakay,waxaa yaaban oo taagan Dalku Ra’isalwasaare maleh taageerayaashii Xasan ee Shalay ku faraxsanaa keenista Xamse. PL waxay Xasan ku…
In Deni uga qaybgalo Aamusnaan Shirka Madasha ee 15-ka May Muqdisho loo ballansan yahay waxay bixinaysaa aragti khatarteeda leh. Madaxweynaha oo aan Golayaasha Dowlada,Gudigii khilaafaadka iyo hormuudka Bulshada iskugu yeerin kana talogelin sida wax usocdaan,soona bandhigin,waxii laysku qabtay waxa laga qabtay,waxa dhiman iyo waxa tanaasulka laga sameeyay,waxay macno tiraysaa Dowladnimada. Hadii Deni Aamuska uu ku jiro ku tago Xamar,waxay diraysaa fariin khaldan oo ah in PL ay tahay Boorso uu wato Nin tiisa ucaraysan oo markuu helana dhigaya markuu waayana xanbaaranaya. Inkastoo Imaaraadka oo saamayn weyn leh uu damaanadqaadka Xasan lagu aaminayo bixiyay hadana ma’ahan Nin la Aamini karo. Waxay…
1.Safarada faraha badan ee Madaxweynaha. 2.Ilihii Dhaqaalaha ee Muqdisho oo loo dhiibay Shaqsiyaad iyo Shirkado ay wataan Qoysaska Madaxweyne Xasan. 3.Musuqa xad dhaafka ah ee galay Qaadkii,Dhulkii Dowlada iyo Mashaariicdii deeqaha. Arimahaas,waxay saamayn ku yeesheen Miisaaniyadii Dowlada,barnaamijkii socday ee Dayn cafinta iyo Kabidii caalaamka ka imaan jirtay. Tan iyo xiligii la doortay M.Xasan lama helin Kab Miisaaniyadeed marka laga reebo mid taalay oo Dowladii hore ka tagtay. Sida qorshuhu ahaa hadii wax ku socon lahaayeen Somaliya waxay soo gaari lahayd 15-kii Bishan April halkii ugu danbaysay ee lagu qiimayn lahaa in ay uqalanto siinta Dayn cusub,waase laga dib dhacay. Sida…
Militariga Sudan,ayaa maanta beeniyey inay ka war hayaan xabbad-joojin 24 saac ah, kadib markii madaxa ciidamada sida militariga u tababaran ee Dacmu Sariic Jeneral Maxamed Xamdaan Daglo uu xaqiijiyey inuu ogolaaday xabbad-joojinta. “Waxaan galnay marxalad xasaasi ah, waxaana dadaalkeenu uu diiradda saarayaa sidii loogu guuleysan lahaa hadafyada heerka howlgal,” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay militariga kadib maalmo ay isku dhacyo dhex-marayeen ayaga iyo ciidamada Dacmu Sariic. https://twitter.com/AJEnglish/status/1648272663041695749?t=HEyeW8dj_0M08yOZl2zhtA&s=19 Jeneraal Xamdaan, oo sidoo kale loo yaqana Xamedti, ayaa goor hore sheegay inuu ogolaaday xabbad-joojin 24 saac ah si loo ogolaado marin nabdoon oo ay helaan shacabka loona daad-gureeyo dhaawaca. Xamedti…
1.War saxaafadeedka BC ee LC. 2.Xasan iyo Safarkiisii Itoobiya. 3.Deni iyo soo laabashadiisa Garowe. 4.Axmed Madoobe oo Adis kusii jeeda. 5.Dagaalka Sudan. 6.Ciidamada Maraykanka oo Somaliya laga saarayo. Halkan ka daawo muuqaalka https://www.youtube.com/watch?v=z8yVvri9Yjo
BC oo ka kooban 15-Wadan,ayaa soo saartay War ku saabsan colaada LC. Muhiimada Warka BC,ayaa ahaa.. 1.Muuse Biixi in uu qaato soo jeedinta ah in Ciidankiisa uu kala baxo LC iyo Aageeda. 2.In dhanka Sool ay ixtiraamaan Xabad joojinta. 3.In guud ahaan laga shaqeeyo xasiloonida. 4.In la fududeeyo oo la dadajiyo gar-gaarka bini’aadantinimo. Muuse muxuu waayay? B.Eediisii ahayd in PL ay qayb ka tahay dagaalka oo laga soo qaaday waxba kama jiraan. T.Sool in ay hoos timaado Maamulkiisa oo la macno tiray. J.Wax la yiraahdo Jamhuuriyada SL oo leh Xuduud mudan in la ixtiraamo. X.Dagaalka LC in uu yahay mid…
Qaraxa ka dhacay Galkacyo,waa dhanka Koonfurta ee Galmudug. Gaari ay leeyihiin Ciidanka Danab,ayaa lala eegtay Qarax ah kuwa la hago. Gaarigaas khasaaraha gaaray,waa Muraayada hore oo qaraxday oo uu ku dhaawacmay Hal Qof. Jibril Qoobey.
Afhayeenka Kongareeska Maraykanka iyo koox Xisbigiisa Republican ah,ayaa abaabulay Mooshin looga soo saarayo Ciidamada Maraykanka Somaliya. Mooshinkaas intuusanba soo gaarin Aqalka,waxaa ku kala qaybsamay Republican gudihiisa oo diiday. Kooxda soo abaabushay Mooshinkan,waxay daba socdaan go’aankii hore eeTrump uu uga soo saaray Ciidamada Somaliya,iyagoo fashilinaya qorshaha Biden. Balse Republican gudihiisa ayay ka gadmi wayday arinkan,waxayna u arkeen in soo saarista Ciidanka ay tahay khalad Siyaasi oo ka hor imaanaya danaha Maraykanka. Ciidamo door ah oo Maraykan ah,ayaa gudaha Somaliya ka hawlgala,iyagoo qayb weyn ka ah la dagaallanka argagixisada. Dhanka kale xiligan oo loolan uga imaanayo Shiinaha saamayntiisa kuma haboona Maraykanku in…
For peace to prevail, Sudan needs to demobilize or completely disband Hemedti’s RSF mercenaries. Hemedti and his close associates should be arrested and charged with war crimes. The RSF mercenaries have been used to stoke violence in Yemen and Libya and to violently suppress peaceful protests in Sudan targeting pro democracy activists. It’s a monster paramilitary group that remains the major obstacle to peace, scuttling the transition to civilian rule. Undoubtedly, the Sudanese regular army will be victorious over these mercenaries, and hopefully, this will set the stage for unimpeded transition to a transitional civilian government paving the way for…
Ciidamada Milleteriga Sudan,ayaa sii wada duqeymaha ay ku hayaan Saldhigyada ay joogaan kuwa RSF. Wararka,ayaa sheegaya in Ciidamada Burhani ay u muuqdaa kuwa ka awood roonaanaya Ciidamada loo yaqaan Gurmadka deg-dega ee Hamdetti . War usoo saaray Hamdeti,ayuu ugu baaqay BC in ay cadaadis ku saarto Jen.Burhan in uu joojiyo dukhaymaha uu ku hayo Shacabka iyo xarumaha Adeega Dowlada. Dhanka kale Jen.Burhan,ayaa sheegay in Ciidanka Sudan ay soo celinayaan kala danbaynta,isla markaana meesha ka saarayaan Maleeshiyaadka kasoo horjeeda nidaamka. Maalinkii Sadexaad,ayuu galay dagaalka Sudan ee udhaxeeya Labada Ciidan,iyadoo ay ku naf waayeen ku dhawaad 100 Qof. Halkan ka…
Madaxda Bariga Afrika,ayaa qorsheynaya inay Saddex hoggaamiye u diraan dalka Suudaan, si ay u dhex dhexaadiyaan Ciidamada isku haya dalkaas. Axaddii,Urur Goboleedka IGAD, ayaa wuxuu isku raacay in madaxda dalalka Kenya, South Sudan iyo Djibouti loo diro caasimadda Sudan ee Khartuum. Sidoo kale ururka,ayaa dalbaday xabbad joojin degdeg ah, oo la dhex dhigo dhinacyada isku haya Suudaan. Marka laga reebo xirnaanshaha garoonka caalamiga ah, lama hubo xilliga uu bilaabanayo qorshaha nabadda.
Joint Statement by International Partners on the situation in Laascaanood and Somaliland elections following a joint call with H.E. the President of Somaliland, Muse Bihi Abdi, on 15 April 2023 A group of 15 International Partners (Belgium, Canada, Denmark, European Union, Finland, France, Germany, Ireland, Italy, Netherlands, Norway, Sweden, Türkiye, United Kingdom, and the United States of America) held a joint call with H.E. the President of Somaliland, Muse Bihi Abdi, to discuss the armed conflict in Laascaanood and its severe effects on the population, while we also raised concern about the delayed elections in Somaliland. Partners noted that the…
Garoowe: 17 April 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar ugu maqnaa dalalka Ethiopia, Kenya iyo Isutaga Imaaraadka Carabta, ayaa maanta Dalka dib-ugu-soo laabtay. Waxaa Madaxweynaha Dowladda Puntland kusoo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha ee caasimadda Puntland ee Garoowe General Maxamed Abshir, Madaxweyne Ku-xigeenka DPL Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Masuuliyiinta Goleyaasha Dowladda Puntland, Maamulka Gobolka Nugaal, kan Degmada Garoowe , Saraakiisha Ciidanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada caasimada Puntland. =DHAMMAAD= XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.
Labada Askari ee ku hardamaya awooda hogaaminta Sudan,waxay ka suurowdaa in uu Dimuqraadiyada uhiiliyo Burhan. Balse,isaguna,waxuu gabaad ka dhigtay hadii uu xukunka wareejiyo oo doorasho qabto in doorashadaas ay kusoo baxayaan Islamiyiinta. Baqdingelintaas,waxay keentay in reer Galbeedka oo Maraykanku ugu horeeyo ay gadaal uga dagaan oo indhaha ka laabtaan hagardaamayntiisa Dimuqraadiyada Sudan. Hamedti,waa dagaal Ooge hore oo udilaacay hogaamiye kooxeed haysta Maleeshiyo fara badan oo ku qalabaysan Hub aan caadi ahayn. Si cad,ayuu udiidan yahay in uu nidaamka hoos yimaado kuna hoos shaqeeyo Dowladnimada,waxuuna ku awoodaystay khayraadkii Dalka oo uu Calooshood ushaqaystayaal Shisheeye ka xaraasho. Waxuu Gacanta ku dhigay Gododkii…
For people who dont know who is General Mohamed Hamdan Dagalo, He is the head of the paramilitary Rapid Support Forces (RSF) . General Mohamed Hamdan Dagalo, a man close to the Isralies,UAE, Saudis and Russians is considered the real “strong man” of the country after he arrested former President Omar al Bashir. How he became a War Lord then General Coming from a Chadian Arab clan of the Rizeigat tribe, originally from Darfur, at the outbreak of war in Darfur, in 2003, Dagalo assumed command of the infamous Janjaweed militias (“demons on horseback”), who were responsible for heinous war…
Dagaalka ka socda Sudan ee u dhexeeya janaraallada ciidamada ee talada dalkaasi hayay tan iyo afgenbigii ay sameeyeen 2021-kii ayaa Axadda maanta ah galay maalintiisii labaad, waxaana ku dhintay ugu yaraan 56 qof, iyadoo boqollaal kalana ay ku dhaawacmeen. Qaraxyo iyo rasaas xooggan ayaa laga maqlayaa dhismayaasha dhinacyada bari iyo koonfureed ee caasimadda Khartoum, iyadoo taangiyada iyo diyaaradaha dagaalku ay qeyb ka yihiin dagaalkaa sida ay goobjoogeyaashu sheegayaan. Rabshadaha ayaa qarxay saacadihii hore ee Sabtidii kadib toddobaadyo uu muran qotodheer u dhexeeyey hoggaamiyaha ciidamada Abdel Fattah al-Burhan iyo ku x-geenkiisa, Mohamed Hamdan Daglo oo ah taliyaha kooxda sida weyn u…
Socdaalka faraha badan ee M.Xasan Shiikh,waxuu noqday hab lagu lunsado dhaqaale. Halkii mar ee uu ubaxo safar Xasan Sh,waxaa lagula baxaa Lacag gaaraysa $400-kun,taasoo aan lahayn isla Xisaabtan oo kaliya lagu qoro Sahay Safar. Safarada faraha badan iyo Ilihii Dhaqaalaha ee Muqdisho oo loo dhiibay Shaqsiyaad iyo Shirkado ay wataan Qoysaska Madaxweyne Xasan waxay sababtay in isdhimis weyn ay ku timaado Miisaaniyada oo ay kala bataan waxa soo xaroonaya iyo waxa baxaya. Isdhimista jirta waxay gaaraysaa $58-Milyan,iyadoo ay saamayn ku yeelatay barnaamijkii socday ee Dayn cafinta iyo Kabidii caalaamka ka imaan jirtay. Sida qorshuhu ahaa hadii wax ku socon lahaayeen…
Warar aan la xaqiijin karin oo iska soo daba dhacaya,ayaa sheegaya in Xasan Shiikh siinayo Shirkada Shidaalka Eni ee Talyaaniga Qaybo ka mid ah Badda Somaliya ee lagu tuhmayo in Shidaal ku jiro. Qaybahaas la sheegayo in Eni loo saxiixayo,ayaa ku Aadan Jubaland. Sidoo kale,waxaa soo baxaya tuhun sheegaya in M.Xasan ogolaaday Shidaal laga baaro Badda Somaliya ee Kenya ku haysato,taasoo Maxkamada caalamiga ah uxukuntay Somaliya. Xasan,waxuu aqbalay in waxii halkaa laga helo Kenya,wax laga siiyo,sida wararku sheegayaan. Itoobiya,ayay wararku sheegayaan in ay heshiiskan kaga qaybgalayso dhanka xaqiijinta amniga,gaar ahaan Gedo iyo Gaaska lagu tuhmayo. Wararku waxay kaloo tilmaamayaan in…
Dagaalka Ukrain iyo Ruushka,waxuu door weyn ka qaatay kobaca dhaqaalaha reer Galbeedka. Shirkadaha shidaalka ee reer Galbeedka,ayaa si weyn uga faa’iday cunaqabataynta lagu soo rogay Ruushka Saliidiisa iyo kororka qiimaha Shidaalka ee caalamka. Si gaar ah kuwa Maraykanka,ayaa sameeyay faa’ido taariikhiya. Shirkadaha sida la yaabka leh ufaa’iday,waxaa ka mid ah… 1.Exxonmobil oo heshay $56bn 2.Shell oo heshay $39.9bn 3.Bp 27 oo heshay $27bn 4 Chevron oo heshay $36.5bn Halkii Saac,waxay Shirkadahaas faa’idayaan $6.3-Milyan. Maareeyaha guud ee Shirkada Exxonmobil,ayaa Mushahaarkiisu kordhay 52%,waxuuna hada Sanadkii helayaa $35.9. 80%,ayay korortay faa’idada ay heli jirtay Shirkadan Exxonmobil. Guud ahaan faa’idada ay ka heleen dagaalka…
War saxaafadeed (faafin degdeg ah) Muqdisho, Soomaaliya April 15, 2023 Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa ay muujinaysaa sida ay uga walaacsan tahay isku-dhacyada hubaysan ee u dhexeeya Ciidamada iyo Xoogagga Birmadka Deg-degga ee Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Suudaan. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu baaqaysaa dhammaan dhinacyada ku lugta leh dirirta in ay si deg deg ah u joojiyaan colaadda, isla markaana ay is xakameeyaan, ayna guda-galaan wadahadal lagu xalinayo khilaafka si loo dhowro amniga iyo xasiloonida siyaasadeed. ->###<- 🔗➡️ https://www.mfa.gov.so/wp-content/uploads/2023/04/Sudan.pdf #Soomaaliya #Soomaali #Sudan #Sudanese #Khartoum
A power struggle between Sudan’s army and a notorious paramilitary force has rocked the capital, Khartoum, with at least three civilians confirmed dead. Residents dodged gunfire as rival forces battled over the presidential palace, state TV and army headquarters. The clashes erupted after tensions over a proposed transition to civilian rule. The army says jets are hitting bases of its opponents, the Rapid Support Forces (RSF). Both sides say they control the airport and other key sites. ADVERTISEMENT Battles were also reported elsewhere in the country, including cities in the Darfur region. The fighting is between army units loyal to…
“Ciidamada Puntland waxay jeexayaan Xuduud Beeleed saamayn doonta Dalal kale oo Afrika ah,Ciidamada Jamhuuriyada SL waxay difaacan doonaan xuduudooda”Ayaa lagu yiri Warka SNM soo saartay. “Marakay Ciidamada Puntland ka baxaan Dhulka SL oo ay isku soo haraan Shacabka LC iyo maamulkoodu,waxaan bilaabi doonaa wadahadal”Ayaa markale lagu yiri warka SNM. Hadalka SNM waa Sanbuuse laga adimay,waxaana soo baxaya War ka dhan ah oo ku saabsan xasuuqa Laascaanood ay ka geesteen. Diblomaasiyad laga adeegtay oo looga hormaray,ayuu Muuse isku dayayaa in uu ka daba tago. Mar horaba waa la qoray Erayada Warnurtiyeedka Beesha Caalamka ee xasuuqa LC. Caalamku,waxuu yaqaan Jamhuuriyada Somaliya iyo…
Sida wararku sheegayaan Deni Adis,ayuu soo gaaray. Xasan,waxuu rabaa Bisha May in Shirka Madasha Qaranka uu Deni kala soo qaybgalo,kaasoo muhiimad gaar ah uleh… 1.Dayn cafinta waa umuhiim. 2.Shidaal baarista waa umuhiim. 3.Kalluumaysiga waa umuhiim. 4.Dagaalka argagixisada waa umuhiim. 5.Qaadista cunaqabataynta waa umuhiim. 6.Qabyo tirka Dastuurka waa umuhiim. Xasan,waxuu hoos kala wataa Geelle in Agoosto Ra’isalwasaaraha laga dhigo Nin kasoo jeeda Beesha Isaaq. Ka hor Agoosto in la qabto Shirka Madasha oo Deni laga helo Saxiixyada loo baahan yahay,waa aragtida laystusay. Hadba kii ku hormara fulinta wada hadalkii Imaaraadku damaanadqaadka ka ahaa,ayaa hor dhimanaya Labadooda. Deni haduu Ilduufo oo uu…
Dagaalka,ayaa ka socda dhowr Aag oo ku yaalla caasimadda Khartuum. Milateriga,ayaa sheegay in dagaalka uu bilowday kadib markii Ciidamada gurmadka deg-dega ah ay weerarreen taliska dhexe ee Khartuum, inkastoo xooggagaas ay beeniyeen eedeynta loo jeediyay. Madaxtooyada, garoonka diyaaradaha iyo xarunta warbaahinta qaranka ayaa kamid ah meelaha ay sida xooggan rasaastu uga dhacayso. Waxaa la arkayay diyaaradaha dagaalka oo gantaalo la dhacaya goobo la rumaysan yahay in ay ka dagaallamayaan ciidamada gurmadka degdega ah. Labada Ciidan,ayaa daacad u kala ah Jeneraal Cabdifitaax al-Burhan iyo Jeneraal Maxamed Xamdan Daqalo oo ah Labada Nin ee ugu awoodda badan Sudan. Labada Janan,ayaa wixii ka…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/PjaYOlff1dI
Markale Muqdisho,waxaa ka dhacay Shir looga xaajoonayay ka qaadista cunaqabataynta Hubka Somaliya. Shirkaas Khamiistii,ayuu qabsoomay,waxaana kasoo qaybgalay qaybaha oo idil. Si buuxda,ayaa layskula qaatay Siyaasiyan in la qaado cunaqabataynta,waxaase harsan farsamo ahaan in la dhamaystiro. Arimaha farsamo ahaan in laysyla fahmo ay tahay,waxaa ka mid ah… 1.In Dowlada Fadaraalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah isla waafaqaan wadaaga Hubka,hayntiisa,maamulidiisa iyo soo iibintiisa. 2.In Dowlada Fadaraalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah ay isla fahmaan Siyaasada Amniga ee ay hoos imaanayso dib udhiska Ciidanka Qaranka. Maraykanka,ayaa si weyn uriixaya qaadista cunaqabataynta,waxaana galay danihiisa oo waxuu ka deg-degayaa in Shiinuhu helo fursad uu ka…
Kulankii Cashada ahaa ee ka dhacay Dubai,waxuu ahaa mid lagu yagleelay Shirkad cusub oo ay wada leeyihiin Qoyska Madaxweyne Deni iyo DPWorld. Shirkadaas,waxay maamulaysaa oo hoos tagaya dhamaan badeecadaha ka imaanaya Imaaraadka iyo kuwa ka tagaya Puntland. Waxay ku mataanaysan tahay Shirkadaas mida weyn ee DP World. Shirkadan,waxay meesha ka saaraysaa Dadkii reer PL ee ka shaqaysan jiray kala gudbinta Badeecadaha haday noqon lahayd kiraynta Gaadiidka,soo dhamaynta Waraaqaha IWM. Madaxweyne Deni oo isticmaalaya Awooda Dowladnimo,waxuu horay ula wareegay… 1.Adeegii Ciidamada Badda. 2.Garoonka Diyaaradaha iyo Hotelka Five Star. 3.Adeega Shirkada balaarinaysa Dekeda Bosaso. 4.Korontada Bosaso. 5.Marti-soor Hotel oo uu ku khasbay…
Golaha amaanka ee Qaramada midoobey,ayaa soo saaraya warbixin ku saabsan xasuuqa Laascaanood ee Muuse Biixi. Sida xogaha hordhaca ah ay sheegayaan,warbixintaas,waxaa si weyn loogu iftiinshay Maamulka Muuse Biixi. Inkastoo Dowlada Ingiriisku ku dadaashay in la khafiifiyo Luuqada adag ee loo isticmaalayo warbixintaas laguna daro eedaymaha maamulka Muuse ku doodayo qaar ka mid ah hadana uma suuroobin. Warbixintu in ay saakay soo baxdo ayay ahayd,waxaase dib uriday ilaa Beri Dowlada Ingiriiska oo codsatay in Erayada qaarkood wax laga badalo. Sida muuqata Ingiriisku xasuuqa LC,waxuu garab ku siinayaa Muuse Biixi,isagoo uga samaynaya cadaadiska caalamiga ah Xuub difaac. Si kastooy tahay dadaalka Maraykanka…
Xalane,waxaa ku qabsoomay kulan BC ay ku qiimaynaysay arimaha bini’aadantinimada ee Magaalada Laascaanood. Kulankaas,waxaa kasoo qaybgalay BC oo idil iyo Wasaarada arimaha gudaha Fadaraalka. Waxaa layskaga waraystay sida ay usocoto shaqada gurmadka Shacabka LC iyo baahiyaha jira. Waxaa layskula fahmay oo hoosta laga xariiqay… 1.In Gurmadku gaabis yahay oo la dardargeliyo 2.In Xarun gurmad laga hirgeliyo Garowe. 3.In Xaruntii Ocha laga soo raro Hargaysa oo Garowe loosoo wareejiyo. Kulankaas,waxuu u ahaa reer LC mid waxtar uleh. Jibril Qoobey.
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/zD56JFyGbwc
Hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga, oo ka ka qeyb-galay kulan ka dhacay caasimadda, ayaa sheegay in waqtiga dib u billaabashada dibad-baxyada lagu dhowaaqi doono kadib Ramadaanka oo la filayo inuu dhammaado Jimcaha soo aadan. Waxaa la qorsheeyey dibadbax ka dhacaya barxadda taariikhiga ah ee Kamukunji ee caasimadda, halkaasi oo nidaamka xisbiyada badan looga dhowaaqay sagaashamaadkii. Mucaaradka ayaa horey dibadbaxyada u agaasimay laba jeer toddobaadkii, kuwaasi oo ay ku dhinteen afar qof, islamarkaana horseeday in la xiro ganacsiyada faras magaalaha. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/DSdbo2XA1Ds
“Mahan wax lala yaabo in Maraykanku basaaso Xoghayaha Qaramada Midoobey”Ayuu yiri Afhayeen uhadlay QM. Jawaavta Afhayeenka QM,ayaa ku noqday la taab caalamka. Waxay ka mid ahayd Siro ka baxsaday Maraykanka in Xoghayaha guud ay ku daba jiraan jiraan Sirdoonka Maraykanka. Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/Reuters/status/1646685954659483649?t=vIZ5GwYs-wz2_vCHVcmFkg&s=19
Hey’adda Danbi-baarista Mareykanka ee loo soo gaabsho FBI ayaa Khamiista maanta ah xirtay, xubin ka tirsan ciidanka cirka Mareykanka, kaas oo looga shakisanyahay inuu bixiyay dukumintiyo sir ahaa oo fadeexo ku noqday Mareykanka. Dukumintiyada loo dusiyay baraha bulshada kaddibna ay soo xigteen Warbaahinta caalamiga ah ayaa gaaray 50, halka wararka qaar ay sheegayaan in ay gaari karaan 100. Qaar ka mid ah kuwa ugu xasaasisan ayaa si faah-faahsan xoogga u saaray awoodaha millatariga Ukraine, meelaha ay daciifka ka yihiin iyo xogo kale oo ku saabsan Mareykanka iyo xulufadiisa. Arrintan ayaa yaxyax ku noqotay Washinton, oo wajiga siin weysay xulufadeeda daafaha…
Dubai : 13 April 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay ka qeybgalay kulan Casho ah oo Hay’adda Dekadaha, Cashuuraha iyo Ganacsiga xorta ah ee magaalada Dubai u sameysay Madaxweynaha iyo Ganacsatada Soomaaliyeed. Kulanka waxaa ka qeybgalay Madaxa Hay’adda Dekadaha, Cashuuraha iyo Ganacsiga xorta ah ee magaalada Dubai, Sidoo kalena ah maamulaha Shirkada DPworld Mudane Sultan Ahmed Bin Sulayem, Qunsulka Safaarada Soomaaliya Mudane Cumar Cabdulcasiis iyo Ganacsato Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay Dowladda Imaaraadka Iskaashiga kala dhexeeya Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada Amniga, Ganacsiga iyo Mashaariicda horumarin oo ay ugu horeyso Dekadda Boosaaso oo…
The Sudanese army says a paramilitary group headed by General Mohamed Hamdan Dagalo has mobilised its forces in the capital, Khartoum, and other cities, a move that raises the prospect of confrontation with the armed forces. The army said in a statement on Thursday that members of the Rapid Support Forces (RSF) were also moving into the northern city of Marawi in a “clear violation of law” that risked creating more tensions as Sudan goes through what it described as a “dangerous juncture”. The RSF said in a statement on Twitter that it deploys across the country as part of…
Danjiraha Dalka Shiinaha u fadhiya Somaliya oo ka jawaabay qoraalkii ay saacado ka hor Somaliland ku garab isaagatay Taiwan,ayaa yiri in Somaliland ay iska xar xariiqatay soohdin iyo xad aan jirin. Somaliland,ayaa dalka Shiinaha ku eedaysay in uu weerar ku yahay Taiwan. War ay Wasaaradda Arrimaha Dibaddu ku baahisay barteeda Twitter ka ayaa lagu sheegay in Shiinuhu u wado duullaan ka dhana Taiwan oo la qaddiyada Somaliland. Qoraalka ayaa sidoo kale lagu xusay in ay Somaliland garab taagan tahay Taiwan oo ah dal Dimuqraadiya. “Dadka garaadka lihi Guryaha dhexdooda xuduudo kama samaystaan”Ayuu yiri Safiirku. Waa hadal adag oo…