Author: Jibril Qoobey

Madaxweyne Deni oo caawa ka hadlayay madal ay kusoo bandhigayeen Gudiga doorashooyinka Puntland habraacooda,ayaa yiri sida tan.. “Iyadoo hal sano dhiman tahay, Ilaa hadda wax muuqda oo na soo gaaray majiraan, haddii doorasho qof iyo cod ah la hayo halla keeno, haddii aan ku laabaneyno hanaankeenii horena, hallaysu yimaaddo oo halla wada hadlo, wax kale oo laysku dhexwado anigu ma fahmin,”. Madaxweynaha oo sii wata dhaleeceyntiisa Dowlada Fadaraalka ee ku aadan qorshaheeda doorasho ee 2021,ayaa yiri markale. “Waxaan ku talinaynaa in dalka si miyir qabta danihiisa looga shaqeeyo” . Waa fariintii ugu adkayd oo kasoo baxda madaxda ugu saraysa Puntland…

Read More

2021 waxay gudiga doorashooyinka Puntland u asteeyeen in ay qabsoonto Doorashada Dowlada hoose. 15-ka bishan December ilaa March 2020 waxay kaloo u asteeyeen in ay socoto diiwaangalinta Xisbiyada. Qorshe qurxoon oo leh habraac cad oo la taaban karo ayay soo diyaariyeen Gudiga Doorashooyinka. Balse qoraal iyo af wax laga sheego manoqon doonaan waxa lagu gaaro hiigsigaas fog ee waxaa loo baahan yahay ficil leh shaqo adag,dulqaad iyo maarayn xaaladeed. Dowlada oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha waxaa looga fadhiyaa in ay si buuxda oo daacad ah ay ula shaqayso Gudiga. Shacabka Puntland oo hirgalinta hawshan ay toos iyaga utaabanayso,waxaa laga filayaa…

Read More

Khudbadda Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni oo ka qeybgalay Xafladda Daah-furka Qorshe-hawleedka Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland (TPEC), wuxuu sheegay Madaxweynuhu in magacaabista Guddigan xilli hore iyo daah-furka qorshe-hawleedkooda ay ka turjumeyso sida ay dowladda uga go’antahay hirgelinta doorasho hal qof iyo hal cod ah oo ka dhacda Puntland,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

“In Taleefoonka laga qaban waayo isagaa Faroole kalifay la yaab maleh.sababtoo ah markaad adigu arki waydid maqaamkaaga oo aad meel walba la istaagtid hadal,qalafsanaan,afxumo iyo aniga kaliyaa wax aqaan kana xishoon waydid wark aan ku qaban sidaanoo kale,ayaa kugu dhacaysa”sidaa waxaa yiri mid ka mid ah aqoonyahankii ka qaybgalay madashii caawa. Faroole waxuu noqday Nin Madal walba hadal la taagan oo Kursiga raba in uu kula fariisto Madaxweyne walba,waxaana Bulshadu hada dib uxasuusatay hadslkii Gaas ee ahaa..”Anigu ma noqon doono Mid Kursiga kugula fariista ee waxaan ahaan doonaa Oday kula taliya”. Faroole oo caawa la hadlayey Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa…

Read More

Cumar Xasan Albashiir waxaa lagu xukumay Xabsi gaarsy 2-sano kadib Maxkamad mudo ku socotay. Waxaa lagu eedeeyay musuq salkiisu ahaa lacag 25-Milyan oo dolar ahayd oo Gurigiisa laga helay,taasoo uu ku andacooday in ay ahayd hadyad uu ka helay Boqortooyada Sacuudiga. Dad,ayaa u arka Xukunkan in uussn ahayn kii uu mudnaa,balse uu yahay oo kaliya marin habaabin iyo qancin shacabka lagu khaldayo. Albashiir mudadii uu xukunka hayay waxaa ka dhacay dalka Sudan tacadiyo waa weyn oo xaquuqda bini’aadanka kasoo horjeeda. Labada sano lagu xukumay Albashiir waxuu ku qaadan doonaa xarun dhaqan celin lamana gayndoono Xabsiyada caadiga ah. Abashiir 75-jir xiligan.…

Read More

Masuulkii ugu sareeyay ee uu kala kulmo madaxda Itoobiya tan iyo xiligii la doortay Madaxweyne Deni,ayuu noqday Wasiirka Maaliyada Dowlada Fadaraalka Itoobiya Shide. Waxaa si buuxda layskugu raacsan yahay in uu hooseeyo galgalka Diblomaasi ee Deni ku leeyahay caalamka. Adis,Nayrobi,Jabuti wax ka badan Wasiir maqaamkiisu hooseeyo kala kulmo Deni markuu booqdo. Sidoo kale uma joogaan ama umaba abaabulna shaqsiyaadka la yaqaan ee gal-galka siyaasadeed ku leh dalalkaas ee kasoo jeeda Puntland iyo guud ahaan Somaliya. Sida aan xogta ku hayo Madaxweyne Gaas ilaa Afar Safaaradood muhiim ah oo ay Somaliya dibada ku leedahay,ayuu wax ka bixin jiray dhaqaalaha ku baxa…

Read More

Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed iyo Hay’adda Bisha Cas ee dalka Imaaraadka ayaa kala saxiixday heshiis wada shaqayneed oo oggolaanaya in Hay’adda Bisha Cas ee dalka Imaaraadku ay xafiis ka furato Puntland, si ay ugu fududaato arrimaha gargaarka bini’aadantinimo ee ay ka fuliso Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan dalka Imaaraadka ayaa saxiixay heshiiska wadashaqayneed ee Dowladda Puntland iyo Hay’adda Bisha Cas ee dalka Imaaraadka, dhinaca Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka waxaa heshiiskan u saxiixay Xoghaya Guud ee Hay’addaasi Maxamed Ateeq Al-falahi. Dowladda Puntland ayaa asbuucyadan ka shaqeynaysay xaaladaha bini’aadantinimo ee ka dhashay roobabkii ka da’ay…

Read More

Agaasime Murcanyo waxuu isbadal muuqda ku sameeyay Wasaarada maaliyada dhan walba oo laga eego. B-Dib u habaynta iyo tayeynta ilaha dakhliga, T-La dagaalanka musuqa iyo tayaynta shaqaalaha dowladda.Labadan qorshe waxay horseed unqodeen koboca miisaaniyadda Dowladda Puntland ee 2020, idoo kale aqoonta iyo khibrada fog ee Agaasime Faysal Murcanyo waxay dadajisay hirgalinta hiigsiga Wasaarada ee labadaas qodob. Wasaarada Maaliyada guud ahaan waxaa lagu maaani karaa isbadalka la taaban karo ee ka muuqda. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Dib udhac kale,ayaa ku yimid safarkii Madaxweyne Deni ee gudaha dalka,sida wararku sheegayaan. Maalinka sabtida ah gelinka hore taariikhduna ku beegan tahay 14-ka bishan,ayay sheegayaanawararkii ugu danbeeya ee laga helayo safarka Madaxweynaha ee dib uguryo noqoshada. 20-Maalmood kadib saakay,ayaa dib loo arkay sawirada Madaxweynaha oo xaalad caafimaad ku jiray..

Read More

15-ilaa 17-ka bishan waxaa kismaayo kusoo fool leh wafti sare oo ka socda beesha caalamka. Xog hordhaca lagama hayo ujeedka socdaalka waftiga beesha caalamka ee Kismaayo kusoo fool leh. Dhanka kale Madaxweyne Axmed Madoobe waxuu Kenya kawadaa dadaal diblomaasi oo xoog badan,kaasoo xogaha aan ka helayno ay sheegayaan in uu ku dhow yahay in laga gaaro natiijo fiican. Sidoo kale bishan aakhrikeeda waxaa jira warar sheegaya in uu Muqdisho tagi doono Madaxweyne Axmed Madoobe.

Read More

n international push to secure sorely needed debt relief for Somalia may be derailed because of a bureaucratic blunder in Washington, undercutting long-standing efforts to stabilize one of Africa’s least developed and most conflict-plagued countries. The issue has so alarmed some U.S. officials that the U.S. ambassador to the East African country is quietly considering resigning if it isn’t resolved, current and former officials tell Foreign Policy. The United States spends around half a billion dollars per year in aid and development to help prop up Somalia’s fragile government as it grapples with violence from terrorist groups and chronic instability.…

Read More

Dowlada Itoobiya waxay gacanta ku haysaa dhismaha Ciidamo Badeed oo noqon doona kuwa ugu awooda badan Dalalka Gobolka. 1000-Askari,ayaa tababar loogu qaaday dalka Ruushka si loogu diyaariyo Ciidan Badeed,waxaana laga soo xulay guud ahaan qaybaha Ciidamada Itoobiya. Brigadier General Kindu Gezu,ayaa noqonaya sarkaalka hogaamin doona Ciidamada badda Itoobiya oo farisinkooda ugu horeeyaa uu noqon doono dalka Jabuti. Brigadier General Kindu Gezu waa mid ka mdi ah saraakiisha loogu tixgalinta badan yahay Itoobiya lehna aqoon sare iyo khibrad fog,waxuna ka mid ahaa 25-Sarkaal oo 2016-kii loo dalacsiiyay. Brigadier General Kindu Gezu waa madaxii Xarunta Hayelom Araya Military Academy and Staff College.ka…

Read More

A reliable source said that Brigadier General Kindu would become the first head of the new navy. Brigadier General Kindu is one of the 38 high-ranking military officers that former President Mulatu Teshome bestowed military ranks to in September 2016. He was one of the 25 army colonels promoted to the rank of Brigadier General at the time. Sources said that he will lead the new army division from the base at West Command also known as ‘Mekod’ at Bahr Dar, the lakeside regional capital of Amhara Region. Before coming to lead the re-formation of the navy Brigadier General Kindu…

Read More

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen hindise-sharciyeedka difaaca qaranka Soomaaliyeed oo golaha usoo gudbisay wasaaradda difaaca dalka.Shirka ayaa sidoo kale lagu ansixiyay xeerka cafiska dadka dowladda isku soo dhiiba, xeerka hey’adaha aan dowliga aheyn iyo siyaasadda shaqo abuurka qaranka oo ay soo diyaariyeen wasaaradaha qorsheynta iyo shaqada. Golaha ayaa soo dhoweeyay heshiiska dowladda Federaalka iyo AHSWJ ka gaareen dhismaha Galmudug loo dhanyahay, waxaana Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo guddoominayay shirka uu bogaadiyay tanaasulka ay sameeyeen dhinacyada Galmudug. Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa amray guddiga gurmadka Fatahaadaha in ay wax ka…

Read More

Wargayska Foreign Policy ayaa daabacay maqaal dheer uu kaga waramayo caqabado heesto safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto, taas oo ay suuragal tahay in uu isku casilo. Cabqada ugu wayn ee heesata safiirka ayuu wargaysku ku sheegay in ay tahay hanaanka dayn cafinta Soomaaliya oo aanan u muuqanin mid hirgalayo. Dowladda Mareykanka oo Soomaaliya ku leh dayn gaarayso Hal bilyan oo dolar,ayaa horumuud u ah qorshaha dayn cafinta Soomaaliya, waxaana la sheegayaa in xisaab xirka miisaaniyada sanadkan aan lagu qeexin Mareykanku in uu cafinayo daynta uu ku leeyahay Soomaaliya. Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto oo dadaal…

Read More

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, ayaa sheegaya in galabta is rasaasayn ay dhex martay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Ilaalada Canshuuraha Berriga Puntland iyo koox hubaysan. Goobjoogayaal,ayaa sheegay in koox hubaysan ay rasaas ku fureen sarkaalka, xilli uu ka adeeganayey Suuqa magaalada Boosaaso, balse sarkaalka oo ka badbaaday rasaastaasi. Is-rasaasaynta dhexmartay sarkaalka lagu magacaabo Cabdiweli Abshir Cabbaas iyo kooxda hubaysan, waxaa ku dhintay hal ruux oo ka soo jeeda Qowmiyadda Oromada ee Itoobiya, kaasi oo ku sugnaa meel aan ka fogayn halka weerarku ka dhacay

Read More

War saxaafadeed uu soo saaray Donald Yamamoto ayuu ku sheegay in dowladda Mareykanka ka go’an tahay inay taageerto dadaaladan, isla markaana ay hubiso hirgelintooda si Soomaaliya loo gaarsiiyo nabad iyo xasillooni. “Mareykanka wuxuu bogaadinayaa gorgortamayaasha howsha adag qabtay si loo gaaro heshiis loo wada dhan yahay kaas oo sugaya xasilloonida iyo barwaaqada dowlad-goboleedka Galmudug oo saf muhiim ah ooga jirto dadaalkeenna isku jirka ah ee lagula dagaallamayo al-Shabaab”ayaa lagu yiri War saxaafadeedka. Donald Yamamoto ayaa yiri “Waxaan aqoonsan nahay dadaallada dib-u-heshiisiinta ee ka jiro dalka oo dhan iyo sidoo kale tanaasulka adag ee ay sameeyeen labada dhinac ee ku saabsan qaabka…

Read More

Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlada Fadaraalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye,ayaa faah-faahin ka bixiyey heshiiska 20-ka xildhibaan ah ee dowladdu la gashay Ahlu-Sunna. Heshiiska ayaa macnihiisu waxa uu yahay in Ahlu-Sunna ay soo xuli doonto 20 xildhibaan, halka 69-ka kale ay soo xuli doonaan odayaasha qabaa’ilka. Sabriye,ayaa sheegay in iyaga iyo Ahlu-Sunna ay ku heshiiyeen in si miisaaman oo qaab beeleed ku dhisan loo qeybiyo 20-ka xildhibaan ee Ahlu-Sunna laga siinayo baarlamaanka Galmudug,hoos ka akhriso. Halkan ka akhriso:-

Read More

Aadbaan ugu farxay 29-Maalmood kadib Madaxweynaha oo qoyskiisa la jooga in la arkay Sawiradiisa. Sidaan shalay sheegay Madaxweynuhu waxuu kusii jeedaa Dalkii hooyo iyo Puntland. Sida qorshuhu yahay Madaxweynuju waxuu furi doonaa shirar muhiim ah oo ka dhici doona Garowe 15-ka bishan kadib. Jibril Qoobey.

Read More

Finland’s new prime minister is 34-year-old Sanna Marin she will become the youngest sitting leader in the world. As a teenager, she worked in a bakery and distributed magazines to earn pocket money, and worked as a cashier after graduating high school. Ra”isalwasaaraha ugu da”da yar caalamka oo idil,ayaa Finland hogaamiye unoqotay. 34-jir nolosha caadiga ah ee dabaqada dhexe ku jirtay Sanna Marin,ayaa noqotay Ra”aisalwasaaraha Finland. Sanna waxay kasoo shaqaysay Foorno, Wargeys qaybiye iyo sidoo kale khasnaji. Jibril Qoobey.

Read More

Madaxweyne Deni beri waxay ubadan tahay in uu Puntland kusoo gaaro safar madax tusid ah oo uusan mudo badan kusii nagaadi doonin gudaha. Dhakhaatiirtiisu waxay usheegeen in uu dhaqdhaqaaqa badan iska ilaaliyo oo xataa uu ka fogaado buuqa intii mudo ah. Madaxweynaha oo aan haysan fasax hawl fara badana ay gudaha ka sugayso,ayaa ku adkaystay in uu baxo. Jibril Qoobey.

Read More

Weerarkii caawa argagixisadu ku qaaday Hotel SYL khasaaraha ka dhashay ee la xaqiijiyay ilaa iyo hada waa… Hal Sarkaal oo dhimasha ah,kaasoo lagu magacaabi jiray Muufo kana tirsanaa horaynta ilaalada Ra’isalwasaaraha deegaan ahaan kasoo jeeday Puntland. Sidoo kale waxaa ku dhaawacmay sadex Askari. Xildhibaan Baarlamaanka Jubaland ka tirsan iyo Qof shacab ah,ayaa ku dhaawacmay. Argagixisada waxaa laga toogtay Afar,walina waxaa socda baaritaankii Hotel-ka. Jibril Qoobey.

Read More

450-dolar ayuu Askari walba mushahaar uqaatay bishan guud ahaan Ciidanka Badda Puntland,kadib shaqo joojintii lagu sameeyay PDG. Sidoo kale waxaa si rasmi ah uxirmay albaab walba oo rajo wada xaajood ah,waxaana lagu amray saraakiisha Ciidanka in aysan cidna soo gali karin xarumaha. Warar hoose oo aan helay,ayaa sheegaya in dhaqaalihii shirkada PDG ay ku qaadan jirtay adeega Ciidanka oo gaarayay Hal Milyan iyo Shan Boqol oo Kun dolar bishii qayb ka mid ah oo dhan Sideed Boqol oo kun dolar toos ugu dhacday Madaxtooyada Puntland. Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada oo aan la xiriiray waxay ii xaqiijiyeen in ay jirto lacagtaas,balse…

Read More

Golaha Wakiillada ayaa waxaa maanta la hor keenay mooshiin xasaanad ka qaadis oo ay ku saxiixan yihiin 38 Mudane oo ka dhan ah Xildhibaan Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) oo lagu soo eedeeyey in uu ku xadgudbay Dastuurka Dowladda Puntland. Fadhiga oo ay soo xaadireen 40 mudane ayaa waxaa ay cod gacan taag 39 mudane xasaanaddii uga qaadeen xildhibaan hore Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) halka Guddoomiayaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland uu ka aamusay.

Read More

Taariikh nololeedkii Cabdirisaaq Xaaji Xuseen Allaah ha unaxariistee, Intii u dhaxaysay 1924 –2014 ayuu ahaa siyaasi iyo diplomacy Soomaaliyeed, wuxuu soo noqday Ra’iisurwasaarihii Soomaaliya 1964 ilaa 1967, Safiirkii Soomaaliya ee Qaramada Midoobay 1975 ilaa horraantii 1980 iyo xoghayihii guud ee ururkii gobanimo doonka Somali Youth League,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Waxaan maanta shir Guddoomiyey Fadhiga 22-aad ee Kalfadhiga 45-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa Xildhibaanadu meelmariyeen Qorshaha Istiraatijiga ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland 2019-2024. Fadhiga oo ay soo xaadireen 35 mudane ayaa Golahu waxaa uu si guud ugu codeeyey cod gacan taag ah Qorshaha Istiraatijiga ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland 2019-2024, waxaa ogolaaday 32 mudane halka 3 mudane ay ka aamuseen cid diidayna ma aysan jirin, sidaas ayuuna ku ansaxay kuna meel maray,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Read More

Dagaalka hada si buuxa,ayuu u istaagay dhimashada dhanka Towfiq waxay noqitay 12,halka dhaawacuna yahay 23,wax fariisin ah lagama qabsan. Dhanka Maleeshiyada weerarka soo qaaday ee beesha Sacad khasaaraha gaaray lama xaqiijin karo,waxayse dad giobjoogayaal ah ay noo xaqiijiyeen in uu tira beel yahay dhaawaca iyo dhimashada soo gaartay maadaama ay weerar ahaayeen. Degmada Towfiq iuo aagii dagaalku ka dhacay waxaa si buuxda gacanta ugu haya Dad Deegaanka Towfiq.

Read More

Ilaa iyo hada dhimashada labada dhinac waxaa lasoo sheegay in ay gaarayso 11-Qof. 5-waa dhanka Degmada Towfiq,halka 6-da kale ay yihiin Maleeshiyada beesha Sacad ee weerarka soo qaaday. Sidoo kale Gaadiid dagaal,ayaa laga gubay isla Maleeshiyada Sacad,waana iska caabiyeen reer Towfiiq oo wax Deegaan ah oo laga qabsaday majiraan. Gudoomiyaha degmada Towfiiq ee Puntland Maxamed Cabdudqaadir Axmed ayaa Radio Daljir u waramay,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Lubnaan Sacad al-Xariiri ayaa laga cabsi qabaa in uu dib isku soo sharaxo kaddib markii uu musharax nimadiisa ka laabtay ganacsadaha caanka ah ee Samiir Khatiib. Madaxwaynaha dalka Lubnaan Mishaal Cawn, ayaa la sheegay inuu dib u dhigay ku dhawaaqista Ra’iisul Wasaarihiisa xiga, oo la filayay inuu maanta u magacaabo Mr. Khatiib, tan iyo 16’ka bishan, isagoona u sababeeyay codsi uga yimid xisbiyada iyo Baarlamaanka. Mr. Sacad Al-Xariiri ayaa xilka ra’iisulwasaaraha ka dagay 29-kii bshii October kadib markii ay bilawdeen dibad baxyo xoogan oo looga soo hor jeedo xukuumadiisa. Dibad baxyaasha Lubnaan iyo siyaasiyiinta mucaaradka…

Read More

Weerar xoog leh oo ay uadeegsadeen 33-Tikniko ah ayay waxyar ka hor Maleeshiyo beesha Sacad ah kusoo qaadeen Degmada Towfiq ee Gobolka Mudug. Towfiq waa Degmo ka tirsan Puntland oo ay deegaan ahaan ubadan yihiin beesha Diireed. Maalmo ka hor,ayuu dagaal xoog leh ka dhacay Degmada,kaasoo dib loogu riixay Maleeshiyadaas. Jibril Qoobey.

Read More

Taliyaha,ayaa xaqiijiyay in dabley hubaysan weerarka gaystay ay halkaasi ku dileen mid kamid ah laba askari oo lagu weeraray gudsha Magaalada Bosaso,halka kan kale dhaawac ka soo gaaray rasaasta. G/sare Xuseen Cali Maxamuud ,ayaa sheegay in ay goobta ka baxsadeen dableydii weerarka gaysatay oo aan haybtooda la aqoonsan. Askariga dhaawacmay ayaa haatan lagu dabiibayaa isbitaalka magaalada Boosaaso.

Read More

Wasiirka Amniga oo Su’aalo laga weydiiyay dilkii Almas Elman,Baaristii Qaraxii lagu dilay Eng Yariisoow iyo Amniga Garoonka Diyaaradaha iyo Arimo kale,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Maalinkii 17-aad,ayuu Madaxweyne Deni ka maqan yahay dalka. Taageerayaashiisa iyo shaqaalaha Madaxtooyada,ayaa ilaa shalay faafinayay war sheegaya in uu maanta oo Axad ah kasoo degi doono Bosaso. Madaxweyne Deni qaliin looga sameeyay Xangulaha ku galay,ayuu ku galay dalka Kuwayd maalmo ka hor. Horay waxuu balan ugu lahaa dalka Jarmalka,balse dib,ayaa loo dhigay oo waxaa laga doorbiday Kuwayd oo sheegtay in boqolkiiba Lixdan ay ku guulaysan karaan Qaliinka. Halka Dhakhaatiirta Jarmalku sheegeen in uu noqon doono Qaliinki Konton-Konton ah. Madaxweynuhu waxuu la tacaalayaa xanuuno isbiirsaday oo ka haysta Dhabarka,Dhiigkar iyo neefsashada. Jibril Qoobey.

Read More