Author: Jibril Qoobey

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka ayaa dil toogasho ah ku xukuntay askari ka tirsan Ciidamada dowladda, kaasoo 17-kii bishii June 2018 ku dilay degmada Kaaraan saddex qof oo walaalo ah Askarigan oo lagu magacaabo Xaashi Cali Maxamuud ayaa muddo sanad ahaa baxsad, waxaana la soo xiray bishii 7-da June ee sanadkan 2019, waxaa loo heystaa inuu dilay saddex walaalo ah oo lagu kala magacaabi jiray Xasan Axmed Abuukar, Xuseen Axmed Abuukar iyo C/llaahi Axmed abuukar. Dilka loo heysto Askarigan ayaa ka dhacay degmada Kaaraan bishii June 2018, waxaana la sheegay in sababta uu saddexdan walaalo u dilay ay ka…

Read More

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Maamulka Koofur Galbeed, iyadoo halkaas ay ka socoto qaban qaabada soo dhaweyntiusa. Ujeedada safarka Ra’iisulwasaare Kheyre ee Beydhabo ayaa la sheegay inay la xariirto arrimo kala duwan oo uga weyn tahay amniga iyo dib u habeynta Ciidamada. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa la filayaa in dhowr cisho ku sugnaado Magaalada Baydhabo, Iasgoon kulamo la yeelan doona Waxgaradka iyo Shacabka Degaanada Koonfur Galbeed. Sidoo kale, Mr. Kheyre ayaa la filayaa inuu safaro ku tago deegaanada Maamulka Koofur Galbeed ee amnigooda gacanta lagu haayo. Maamul Goboleedka…

Read More

Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabawe Robert Mugabe, ayaa u geeryooday xanuun muddo badan haayay, sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah eheladiisa oo la hadlay qaar ka mid ah Warbaahinta Caalamka. Mr Mugabe ayaa in ka badan 30 Sanno Madaxweyne ka ahaa dalka Zimbabawe,waxaana xilka looga qaaday afgembi militari bishii November ee sannadkii 2017-kii, taas oo soo afjartay xukunkiisii socday in ka badan 30 sano. Robert Mugabe wuxuu ahaa 95 sano jir Wuxuu dhashay 21-kii February 1924, xilligaas oo Zimbabawe loo garanayay Rhodesia,waxaana uu xabsi ku jiray in ka badan 10 sano ka dib markii uu eedeeyay dowladdii Gumeystaha ee…

Read More

Maxkamadda Caalamiga ee Cadaaladda Adduunka ICJ ayaa ku dhawaaqday in muddo labo bilood dib loo dhigay dhageysiga dacwadda Badda ee u dhaxeeysa Soomaaliya iyo Kenya. Go’aanka Maxkamadda ayaa ka dambeeyay, kaddib markii Kenya ay dalbatay in dib loo dhigo dhageysiga dacwada oo loo balansanaa 9-ka bishan oo ku beegan Isniinta soo socota. Safiirka Soomaaliya u fadhiga Midowga Yurub Cali Saciid Fiqi ayaa sheegay in sida Kenya ay dalbatay oo ahaa in Dacwada dib loo dhigo 12 bilood aysan Makamaddu ku raacin, dhageysiga dacwada dib loo dhigay 2 bilood oo kaliya. Dhageysiga Kiiska Badda ayaa la qorsheeyay inay dhacdo horaanta bisha…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Hambalyo u diray ciyaartoyda iyo macallimiinta Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo 1-0 kaga adkaaday Zimbabwe, kadib ciyaar isreebreeb ah oo ku dhex martay Dalka Djibouti, taasi oo loogu diyaar garoobayo Koobka Adduunka ee 2022 ee ka dhici dalka Qatar. “Waxaad sharaf usoo hooyseen dalkiinna iyo dadkiinna, waxaana idiin rajeynayaa inaad guul kala soo noqotaan lugta 2-aad ee ciyaartan.” Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo. ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Read More

Taliyaha Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland S/Gaas Yaasiin Cumar dheere oo kormeer ku tagay Xerada Ciidanka Ex guutada 117-aad ee ka soo wareegay Maamulka Somaliland. S/Gaas Yaasiin Cumar dheere, ayaa bogaadiyay Ciidanka, oo uu sheegay inay yihiin geesiyaal u istaagay ilaalinta Degaanka iyo Dadkooda. Taliyaha Ciidanka Difaaca Puntland ayaa ugu baaqay inay u diyaar-garoobaan sidii ay uga difaacaan Dadka iyo Dadkooda Kooxaha doonaya inay dhibaateeyaad.

Read More

Kulan aan caadi aheyn ayaa waxaa xalay magaalada Dhuusamareeb ku yeeshay R/Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Hoggaanka Ahlusuna. Ilo wareedyo ayaa sheegay in hoggaanka Ahlusuna ay R/Wasaare Kheyre ka dalbadeen in la siiyo guddiga doorashada Maamulka Galmudug, iyadoona arintaasi uu ka biyo diiday R/Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Muran xoog leh ayaa ka dhashay arinta ku aadan codsi ka yimid Ahlusuna, iyadoona haatan khilaaf cusub uu soo kala dhex galay xubnaha Dowladda ee ku sugan Dhuusamareeb iyo hoggaanka Ahlusuna. Hoggaanka Ahlusuna ayaa ku doodaya in la siiyo xubnaha ugu badan ee guddiga doorashada ee Galmudug, ,maadaama ay…

Read More

Wasiirka Wasaaradda Degaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Dowladda Puntland Ismaaciil Diiriywe Gamacdiid, oo Shir Jaraa’id kyu qabtay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, ayaa ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee Ayax ku habsaday Degaano ka tirsan Gobalada Sanaag, Bari, Sool iyo Nugaal, isagoona ku dhawaaqay in si loo baahan yahay Gurmad deg deg ah. Wasiir Gamacdiid ayaa sheegay in Ayuxu uu markii hore ku degay Degaano katirsan Gobalada Bari iyo Sanaag, balse haatan uu soo gudbay Gobalada Nugaal iyo Sool, waxaana uu tilmaamay in 1-kii KM uu cunayo 100-ton oo Geedo ah. Ugu dambeyntii, Wasiirka Degaanka Puntland ayaa ugu baaqay Shacabka…

Read More

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Xukuumada Jubbaland. Ugu horayn Waxaa golahu uu tageeray dadaalka Wasaarada Arimaha gudaha ee ay xalka kaga gaartay tabashooyinkii ka dhashay Doorashooyinkii Madaxweynaha iyo Baarlamaanka ee dhawaan dhacay iyagoo soo dhaweeyay in wax walba oo tabashooyinka ah lagu xaliyo Sharciga iyo Hay’adaha Dowliga ah dhexdooda. Dhinaca kale waxaa golahu uu cambaareeyay xadhiga Sharci darada ah ee Dowlada Federaalka ah ay kula kacday Wasiirka Amniga Jubbaland Mudane Cabdirashiid Xasan Cabdinuur iyadoo bilo kahor ay Maxkamada Gobolka Banaadir ay sheegtay in la laalay dacwadii ka taalay waxaa golahu uu…

Read More

Wiilka ugu yar ee uu dhalay madaxwaynihii hore ee dalka Masar Mohamed Morsi ayaa ku dhintay isbitaal ku yaalo caasimada dalkaasi ee Qaahira sida ay warisay warbaahinta Al Jazeera. Abdullah Morsi, oo da’da labaatan meeyada ku jiray ayaa lasheegay in uu ladaalaa dhacayay xanuun dhanka wadnaha ah isagoona ku dhintay isbitaalka Giza ee ku yaala koonfur galbeed ee caasimada Qaahira. Qoyska Mursi ayaa wakaalada wararka ee Anadolu u xaqiijiyay dhimashada balse faah faahin intaasi ka dheeri ah ma aysan bixinin. Wasaaradda caafimaadka ee dalka Masar ayaanan wali ka hadlin dhimashada ku timid Abdullah Morsi. Mohamed Morsi, ayaa ahaa madaxwaynihii ugu…

Read More

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Qaramada midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in 12-ka Bishan uu Muqdisho soo gaari doonaan wafdi heer sare ah oo ka kala socda Jamciyadda Quruumaha ka dhaxeysa iyo Bankiga Adduunka. Ujeeddada booqashada wafdigan ayaa lagu sheegay sare u qaadidda howlaha Bini-aaddan-nimada Soomaaliya, taageeridda nabadda iyo dedaallada horumarinta Dalka. Wafdigan ayaa sidoo kale waxaa uu socdaalkiisu salka ku hayaa sidii loo xoojin lahaa taageerada ay Beesha caalamku u fidiso Soomaaliya, wax ka qabashada arrimaha barakacayaasha iyo sidii xal loogu heli lahaa xaaladaha Bini’aaddan-nimo. Ugu dambayn Wafdiga ayaa la kulmi doona hoggaanka sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya…

Read More

Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir Guddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Shirka Maalgashiga Puntland, Ansixinta Xeerka Tayeynta Caasimadda, Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Badhan iyo Warbixino kale.

Read More

Kooxda argagixisada ah ee Daacish ayaa qorshaynaysa inay qaraxyo ka fuliyaan Magaalada Garoowe ee caasimada Dowladda Puntland, sida ay xaqiijiyeen Xogo lagu kalsoonaan karo. Daacish ayaa la sheegay in qorshahoodu uu yahay inay Qaraxyadan fuliyaan 15-17 September, iyagoona bartilmaameedkoodu yahay Shirka Maal-gashiga Puntland oo xilligaas ka furmaya Magaalada Garoowe. Ilo sirdoon ayaa ku waramaya in Daacish ay bartilmaameedsaneyso Hotelo ku yaalla Garoowe, kuwaas oo la filayo inay degaan Ergada iyo Martida ka qeyb-galaysa Shirweynaha oo isaga kala imaanaya Caalamka oo idil. Xogo rasmi ah oo ay heshay Shabakadda Idil News, ayaa tibaaxaya in Goobaha u bartilmaameedsan Argagixisada ay kamid yihiin…

Read More

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa la sheegay inuu la il-daran yahay xanuun soo wajahay bilihii ugu dambeeyay. Madaxweyne Deni oo haatan safar dibedda ah dalka uga maqan, ayaa la wararku sheegayaan in lagu dabiibayo Isbitaal caalami ah, kaas oo aan la shaacin magaciisa iyo halka uu ku yaallo. Warar ayaa tilmaamaya in Madaxweynuhu uu ka fariisan waayay muddooyinkii ugu dambeeyay dhabarka, waxaana la sheegay in safaradiisii ugu dambeeyay Madaxweynaha ay qeyb ka ahaayeen dabiib caafimaad oo uu dalka dibeddiisa uu raadsanayay. Ma jirto wax war ah oo kasoo baxay Madaxtooyadda Dowladda Puntland oo ku saabsan xaalada caafimaad…

Read More

Taliyaha guud ee ciidamada Daraawiish-ta Dowladda Puntland S/Gaas Yaasiiin Cumar Dheere, ayaa markii u horraysay todobaadkan socdaal ku tegay Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag. Gen. Yaasiin oo khudbad u jeediyay cutubyo ka tirsan Ciidamada Puntland ayaa sheegay in Somaliland iyo Al-shabaab oo is-bahaystay ay doonayan in ay dagaal ku soo qaadan degmada Badhan iyo degaaannada kale ee Gobolka Sanaag si ay u dhibaateeyan shacabka Puntland. S/Gaas Yaasiin Cumar, ayaa Ciidamada ku amray inay u diyaar-garooban difaaca gobolka iyo ilaalinta shacabka, maadaama sida uu sheegay ay Somaliland doonayso in ay dagaal ku qabsato gobolka Sanaag.

Read More

Dowladda Kenya ayaa la timid xeelado kala duwan, oo lagu marin habaabinayo kiiska muranka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya iyaga oo geed dheer iyo mid gaaban u koray sidii dib loogu dhigi lahaa dhageysiga dacwada badda. Haddaba, xiriiro kala duwan oo aan la sameynay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, diblomaasiyiin, sharci-yaqaano iyo aqoonyahan kale ayaan halkan ku soo koobi-doonnaa xeeladaha ay Kenyaanku adeegsadaan. 1. In aaney ICJ Go’aan Gaarin: Kenya tan iyo markii ay Soomaaliya dacwaddu geysay ICJ 5 sano ka hor, waxaa uu codsigoodu ahaa in maxkamaddaasi aaney qaadin dacwaddan muranka badda, laakin waa lagu diiday,…

Read More

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xarigga ka jaray xarunta dhallinyarada iyo cilmi baadhista ee Tilmaame, taas oo laga hirgeliyey dhismaheeda magaalada Garoowe. Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland oo ay wehliyaan masuuliyiin ka tirsan Golaha Wasiirada, saraakiil ka socda Hay’adda UNFPA iyo Wakiil ka socda Dowladda Finland ayaa mid mid u galay qaybaha kala duwan ee xaruntu ka kooban tahay, waxaana xaruntan loo dhisay in dhallinyarada loogu qareemo, sida la talinta caafimaadka, farsamada gacanta, akhriska, shaqo abuurka, wacyigelinta iyo arrimo kale oo muhiim u ah dhallinyarada Puntland. Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane…

Read More

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kormeer ku tagay Xarunta dhexe ee Telefishinka Jubbaland. Madaxweynaha ayaa sidoo kale xariga ka jaray qaybo Cusub oo lagu soo kordhiyay Warbaahinta Dowlada Jubbaland gaar ahaan Telefishinka isagoo bogaadiyay shaqada adag ee ay hayaan howlwadeenada oo uu sheegay in ay saldhig u yihiin wacyi galinta Bulshada.

Read More

Taliska Qeybta Booliska Gobalka Bari ayaa horgeeyay Maxkamada Darajada 1-aad ee Gobalka Bari dad lagu soo qabqabtay furashada Moobilada iyo kuwo lagu soo qabtay Maandoriyasha Khamriga Iyo Xashiishka, Maxkamadda ayaana ku riday Xukuno kala duwan. Taliyaha Qeybta Gobalka Bari G/Sare Xussen Cali Maxamuud, Ayaa sheegay in mar walba u tagan yihiin inay cirib tiraan Mandoriyaasha, Isagoo sidoo kale Baaq u diray Waliidka Caruurtodu ay Dadka ka furaan mobilada.

Read More

Shirweynihii dib u heshiisiinta Galmudug ee loo balansanaa maanta oo Arbaco ah inuu ka furmo Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa la sheegay in dib u dhac uu ku yimid. Lama oga sababta kaliftay inuu dib u dhaco Shirkan, waxaana inta badan ergooyinka ka qeyb galaya shirka ay ku sugan yihiin Dhuusa-mareeb. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, oo ku sugan yahay magaalada Dhuusamareeb ayaa la filayay inuu furo Shirweynahan. Saddex jeer oo hore ayuu shirka dib u dhac ugu yimid sababo la xiriiray tabasho ay qabeen beelaha iyo shuruudo ay ku xireen shirka, hase ahaatee tabashooyinkii beelaha…

Read More

War-saxaafadeed kasoo baxay Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa lagu sheegay in duqeyn ka dhan ah Al-Shabaab ay ka fuliyeen maalintii shalay aheyd duleedka degmada Jilib ee Gobolka Jubadda Dhexe. War uu soo saaray Talisku ayaa lagu sheegay in duqeynta lagu dilay xubin ka tirsan Al-Shabaab, isla markaana duqeynta aysan waxyeelo ka soo gaarin dad rayid ah. Lama sheegin magaca shaqsiga lagu dilay bartilmaameedka weerarka ka dhacay duleedka degmada Jilib.

Read More

Shirka dib u heshiisiinta beelaha dega deegaannada Galmudug, ayaa lagu wadaa inuu maanta ka furmo Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Maamulka Galmudug. Shirkan oo looga hadli doono ,sidii loo dhisi lahaa Galmudug loo dhan yahay, doorka ay dowladda Federaalka ku yeelaneyso dhismahaas iyo qodobo kale, ayaa la filayaa inuu furro Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Ergo ka socota qaar kamid ah beelaha dega degaanada Maamulka Galmudug, ayaa ku sugan Magaalada Dhuusamareeb, si uga qeyb noqdaan Dhismaha Galmudug-ta cusub ee ay waddo Xukuumadda Federaalka. Shirkan dib u heshiisiinta Beelaha Galmudug ayaa dhowr mar dib u dhac uu ku yimid kaddib…

Read More

Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah u dalbatay in la hakiyo dhageysiga kiiska dacwadda badda ee kala dhaxeya Soomaaliya,hayeeshee waxaa arrintaasi ganafka ku dhuftay oo diiday Dowladda Federaalka Soomaaliya. Kenya ayaa codsigeeda qiil uga dhigtay inay dooneyso in la siiyo waqti ay ku qoroto qareeno cusub,waxaana dad badan aaminsan yihiin in Kenya dalabkaasi uu ku dhaliyay kalsooni la’aan ka heysata inay dacwasdaasi ku guuleysato. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Cabduqaadir Axmed Kheyr oo ka hadlayay Kulanka golaha nabadda iyo amniga ee Midowga Afrika ayaa sheegay in wacwadaas ay Maxkamada ICJ ay hortaalo in ka badan Shan sano,isla markaana dowladda…

Read More

Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah u dalbatay in la hakiyo dhageysiga kiiska dacwadda Badda ee kala dhaxeysa Soomaaliya, kaasoo lagu wado in Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ay bilowdo 9-ka bishan. Sida uu qoray wargeyska Dailynation ee ka soo baxay dalka Kenya, dowladda Kenya ayaa codsigeeda qiil uga dhigtay inay dooneyso in waqti ay ku qoroto qarreeno cusub. Kenya ayaa la rumeysan yahay inay qabto dareen ku aadan in looga guuleysanayo dacwadaas, isla markaana uu fashil ka soo gaari doono damaceeda Badda Soomaaliya, sidaasna ay dooneyso in loo hakiyo, si ay u sameyso wada xaajoodyo meelo kale ay u…

Read More

Shir jaraa’id oo uu maanta Badhan ku qabtay Wasiiru Dawlaha Wasaarada Deegaanka ,Beeraha iyo Isbedelka Cimiladda Puntland C/rashiid Cali Geele Ayaa waxaa uu kaga Warbixiyey Ayax ku Habsaday Deegaano ka Tirsan Goboladda Sanaag iyo Bari. Wasiir C/rashiid Cali Geele ayaa sheegay in dhibaatooyin ba’an uu u geystay Degaano badan iyo Dhul beeraley ah, isagoona tibaaxay inay socdaan dadaalo ay wadaan Kooxo ay Dowladdu dirtay oo kaashanaya Dadka Degaanka. Ugu dambeyntii, Wasiiru Dawlaha Wasaarada Deegaanka ,Beeraha iyo Isbedelka Cimiladda Puntland C/rashiid Cali Geele ayaa ugu baaqay Shacabka Puntland inay u istaagaan siday uga taageeri lahaayeen Dowladda inb Ayaxa laga kiciyo Dhulka…

Read More

Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Dowladda Puntland, ayaa sheegaya in ciidamo uu hoggaaminayo sarkaal magaciisa la yiraahdo Ciise Yulux, ay hakiyeen maanta isu socodka gadiidka ee laamiga dheer ee isku xira Magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso. Ciidanka uu hoggaaminayay Ciise Yulux oo sanado kahor la hawlgali jirey Cabdisamad Gallan oo haatan ah Wasiirka Amniga Dowladda Puntland, ayaa jidgooyadooda dhigtay Wadada u dhaxaysa Degmada Carmo iyo Magaalada Boosaaso, sida ay xaqiijiyeen gadiidleyda ku safreysa wadadaas. Ciise Yulux oo kamid ah Hoggaamiyayaasha Burcad badeedii, ayaa ku doodaaya inay xuquuq uga maqan tahay Xukuumadda Puntland, taas oo uu qeexayay oo heshiis…

Read More

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta sagootin ugu sameeyey Qasriga Madaxtooyada dowladda Puntland ee Garoowe Madaxii hore ee xafiiska hay’adda UNDP Puntland Mr. Sayed Sahibzada. Kulanka sagootinta ah ayaa waxaa Ku-simaha Madaxweynaha ku wehelinaayey Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga Ah Cabdiqafaar Cilmi Xaange, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaraddaasi Yaasiin Mire Maxamuud, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland Maxamed Cabdiladiif Yuusuf , Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Xuseen Cabdi Jaamac, La-taliye Sare oo ka tirsan Wasaaradda Qorshaynta iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland, Sidoo kale waxaa goobjoog ahaa kulankani saraakiil ka tirsan xafiiska…

Read More

Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay muuqaalka iyo codka mid ka mid ah Agaasimayaashii hore ee Madaxtooyada Hirshabelle oo isu soo dhiibay. Xasan Cumar Axmed “Xasan Mahdi” oo dhowr bilood ka hor laga qaaday xilka agaasimaha madaxtooyada Hirshabelle ayaa lagu soo bandhigay warbaahinta taageerta Al-Shabaab, waxaana ay xustay in Mr. Mahdi uu ku sugan yahay xarunta walaayada Gobalka Hiiraan oo ah Buqda Caqable. Xasan Mahdi ayaa sheegay in muddo saddex bilood ahaa agaasimaha madaxtooyada Hirshabelle haatana isaga baxay siyaasadda. Ma jiro illaa hadda wax war ah oo ka soo baxay Maamulka Hirshabelle oo ku saabsan Agaasimahii hore ee Hirshabelle Xasan Mahdi…

Read More

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xarunta cilmi baadhista Puntland PDRC kaga qayb galay xuska sanad guurada 25-aad ee shirweynaha caalamiga ah ee Dadka iyo Horumarka. Xuska Sanad Guurada 25-aad ee Shirweynaha Caalamiga Ah ee Dadka iyo Horumarka ayaa loo asteeyey in sanadkiiba maalintan oo kale la qabto, waxaa ay salka ku haysaa horumarinta dadka ee arrimaha waxbarashada,caafimaadka, xuquuqda, naas-nuujinta, la-dagaalanka tacadiyada, sida Kufsiga iyo Gudniinka Fircooniga ah iyo yaraynta dhimashada la xidhiidhta Dhalmada ( Ummul Arooridda iyo Nafaqo darida xilliga uurka). Ku-simaha Madaxweynaha oo ka hadlay muhiimadda ay leedahay maalintani ayaa tilmamay…

Read More

Boqolaal ka mid ah shacabka ku dhaqan deegaanka Dhooblay ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa dhigay isku soo bax ay uga soo horjeedaan cunaqabateynta ay DFS ku soo rogtay degaanada Jubbaland gaar ahaan xayiraadii duulimaadyada. Sidoo kale waxa ay ka soo horjeedsadeen afduubkii lagula kacay Wasiirka Amniga Jubbaland kaas oo dhawaan lagu afdubay xilli uu safar shaqo ku marayay magaalada Muqdisho. Waxa ay ku baaqeen in si shuruud la,aan ah lagu sii daayo Wasiirka Amniga Jubbaland. Banaan baxa maanta waxaa qayb ka ahaa Ardeyda iyo bahda waxbarashada deegaanka Dhoobley iyagoona socod dheer ku soo maray wadooyinka waa weyn ee magaalada.

Read More

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar ugu baxay dalka Jabuuti. Safarkan Madaxweyne Biixi ee Jabuuti ayaa qaadan doona muddo kooban, waxaana la sheegay in ujeedadiisu ay tahay xoojinta xiriirka qotada dheer iyo iskaashiga horumarka ee ka dhexeeya ee Maamulka Somaliland iyo Jabuuti. Wararka ayaa sheegaya in Madaxweyne Biixi uu u yeeray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ismaaciil Cumar Geelle, ayna ka wada-hadli doonaan sidii loo sii amba qaadi lahaa wada-hadalada DFS iyo Somaliland. Madaxweynaha Somalind ayaa la filayaa in kolka uu gaaro Jabuuti uu si toos ah ugu gudbi doono Madaxtooyadda, halkaas oo uu kulan kula yeelanayo…

Read More

Banaanbaxyo ayaa maalintii saddexaad ka soconaya Degaanada Jubbaland, kuwaas oo looga soo horjeedo xariga ay Dowladda Federaalka Soomalaiya u geysatay Wasiirka Amniga Jubbaland C/Rashiid Xasan Cabdi Nuur (Janan). Boqolaal ka mid ah Shacabka ku nool deegaano ka tirsan Gobolada Jubboyinka iyo Gedo, ayaa dhigaya banaan-baxyadan, waxana maanta ay ka dhaceen Deegaanka Cabdalla Biroole ee Gobolka Jubbada Hoose. Madaxda Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa horay u sheegay in qaab afduub ah loo heysto Wasiirka Amniga Jubbaland, iyada oo Saraakiil ka tirsan Booliska Soomaaliya ay sheegeen in Cabdirashiid Janan uu galay dambiyo kala duwan, isla markaana baaritaano ay ku socdaan. C/rashiid Janan ayaa…

Read More

Dowladda Kenya ayaa dacwad ka gudbisay Guddoomiyaha Maxkamadda ICJ Cabdulqawi Axmed Yuusuf, oo ah muwaadin Soomaaliyeed, iyadoo ku doodeysa in aanu qeyb ka noqon kiiska dacwada Badda ee taala Maxkamadda. Warqad uu qoray Guddoomiyaha Mdasha Pan Africa David Matsanga ayuu ku sheegay in Garsoore Cabdulqawi aanu sharci ahana ku habooneyn Kiiska Maxkamadda ka bilaaban doona 9-ka bisha September. Mr Matsanga ayaa ku doodaya in aanu dhex dhexaad ka noqon karin kiiskan, isla markaana uu Kiiska Badda ee Soomaaliya iyo Kenya ka dhaxeeya uu meelo kale uga hadlay. “Natiijo aan dhex-dhexaad ahayn oo eex ah ayaa kiiska ka dhalan doonta, dan…

Read More

Xukuumaddda Puntland ayaa balan-qaaday inay la wareegi doonto dhismayaal ku yaal degmada Taleex ee gobolka Sool si ay ugu qabato adeegyada bulshada degmadaasi iyo deegaamada hoos yimaada. Dhismayaasha Dowladda Hoose, Saldhigga Magaalada iyo xarumo kale oo ay dhaqaalohooda ku dhiseen ganacsato u dhalatay deegaanka oo balan-qaad ka haystay Maamulka Somaliland ayaa waxa ay Puntland u heshay fursad ay kula wareegto, kadib markii maamulka Somaliland ka baxay balan-qaadkii hore. Duqa degmada Taleex Iimaan Cali Shire ayaa sheegay in xarumahaasi ay dhiseen ganacsato reer Taleex ah kadib markii Maamulka Somaliland uu u balan-qaaday inuu lacagta kaga baxda siin doono haseyeeshee uu uga baxay.…

Read More

Guddiga KMG ah ee diyaarinta Sharciga doorashooyinka dalka oo safar ku jooga Magalada baydhabo ee Xarunta gobolka Baay ayaa waxaa ay xalay kulan la qaateen Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed iyo Xildhibaannada Maamulkaas. Kulanka ayaa waxa uu ahaa mid ay uga wadatashanayeen diyaarinta Sharciga doorashooyinka, iyada oo guddiga shalay markii ay halkaasi tageen ay la kulmeen gudodomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Cabduqaadir Shariif Sheekhunaa Maye. Guddoomiyaha Guddiga KMG ah ee diyaarinta Sharciga doorashooyinka Cabdullahi Abuukar Xaaji ayaa sheegay in dhamaan Madaxda Maamulka Koonfur Galbeed & Ururada Bulshada rayidka ah ay la kulmi doonaan. Waxaa uu sidoo kale sheegay in dhawaan ay booqan…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa  kula kulmay Muqdisho Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya (SRSG) ahna Madaxa Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), Mudane James Swan. Kulanka ayaa waxaa ay uga wada hadleen iskaashiga u dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey si loogu adeego Soomaalida, waxa kale oo ay isla fallanqeeyeen xaaladihii ugu dambeeyay ee siyaasadda iyo nabadgelyada dalka. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa uu markale ku celiyay taageerrada dalkiisu u haayo dadaallada Wakiilka Gaarka ah iyo qorshaha howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

Read More

Bishan September 9keeda, dalkeenna Soomaaliya waxaa uu dood iyo difaac la hortagi-doonaa maxkamadda cadliga adduunka ee dalka Holland. Qareennada u doodaya Soomaaliya ayaa difaaci-doona dacwada badda ee Soomaaliya iyo iney Kenya kusoo xadgudubtay baddeena halka jawaabta Kenya ay isla maxkamaddaasi dhageysan-doonto 2 maalin kadib,  oo ah September 11, 2019-ka. Inta aanan u gudbin salka iyo ujeedka dooddan cusub ee loo balansanyahay bishan, waxaa xusid mudan in horay Kenya looga adkaaday kadib markii ay diiday maxkamadda cadliga codsigii Nairobi ee ahaa in labada dal ay wada hadal galaan, isla markaana maxkamaddani aaney dhageysan karin dacwadda. Maxkamadda Cadaaladda ee Qaramada Midoobay ayaa…

Read More

Diyaarad ay saarnaayeen saraakiil Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa ka socda Dowladda Ethopia ayaa Maanta laga celiyay garoonka diyaaradaha degmadda Doolow ee Gobolka Gedo. Wararka ayaa sheegaya in saraakiishan ay doonayeen fara-gellinta iyo kala furfurka Ciidanka Jubbaland ee Jooga Doolow, iyagoo ka faa’iidaysanaya afduubka loo geystay Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan. Qaar kamid ah Saarkiisha Ciidanka Jubbaland ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ay joojiyeen ilaa dhawr safar oo ay Degmooyinka Luuq iyo Doolow ku imaan lahaayeen Masuuliyiin ka tirsan DFS. Heegan Buuxa ayaa la geliyay guud ahaan Ciidanka Jubbaland ee ku sugan degmooyinka Gobolka…

Read More

Xildhibaano katirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Siyaasiyiin ayaa gaaray Degmada Hobyo ee Gobalka Mudug, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Xildhibaanada iyo Siyaasiyiin oo uu hoggaaminayay Guddoomiye ku-xigeenka kowaad ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Abshir Bukhaari, ayaa ka qeyb-galaya gaba-gabada Shirweynaha Beesha Habar-gidir oo in muddo ah ka socday Degmada Hobyo. Shirweynaha Beesha Habar-gidir oo looga tashanayay aayaha Beesha ayaa la filayaa in lasoo gaba-gabeeyo 5 bishan September, iyadoona lagu soo saari doono go,aano ku Aadan Arrimaha Beesha iyo doorkeeda Siyaasada Soomaaliya Dadka odorasa Xaalada Soomaaliya ayaa aaminsan in go,aanka kasoo baxa Shirka…

Read More

Boqolaal dadweyne ah ayaa iskugu soo baxay deegaano kala duwan oo hoos taga degmada Badhaadhe iyo degaanka Dhooblay ee gobolka Jubbada Hoose. Dibad baxayaasha ayaa si care leh uga soo horjeedsaday xayiraadii iyo afduubkii lagula kacay Wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xassan Cabdinuur kaas oo dhawaan ay DFS Soomaaliya ka qafaalatay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho xilli uu ku marayay safar shaqo. Shacabka ayaaa balan-qaaday in aysan joojin-doonin banaanbaxa looga soo horjeeda Afduubkii loo gaystay wasiirka Amniga Jubaland.

Read More

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish), ayaa maanta kormeeray Xarunta waaxda dabdamiska ee dowlada hoose Xamar oo kamid ah waaxaha ugu muhiimsan ee dowlada hoose, isagoo u kuur galayay sida ay u howl galaan howl wadeenada waaxdaasi iyo baahiyaha ka jira adeegayada la xariira gurmadka degdega ah ee dab-damiska Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish oo lahadlay madaxda iyo shaqaalaha waaxda dabdamiska iyo waaxda gaadiidka gobolka Banaadir isagoo ku bogaadiyay howlaha muhiimka ah oo ay u hayaan bulshada caasimada ku dhaqan isagoo intaas kudaray in maamulkiisa uu wax kaqaban doono baahiyaha ay soo gudbiyaan…

Read More

Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Puntland, oo shir jaraa’id maanta ku qabtay Garoowe ayaa beeniyay warar maalmihii ugu dambeeyay la isla dhex marayay baraha Bulshada, kuwaas oo ku aadanaa inuu khilaaf ka dhex-jiro Wasaaradda. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha iyo dhaqanka Dowladda Puntland Cabdi Xasan Sabarey, ayaa sheegay in uusan jirin khilaaf kala dhexeeya Agaasimayaasha iyo Shaqaalaha Wasaaradda. Wasiir Sabarey ayaa xusay inay wararkaas baahiyeen qaar kamid ah Wabsite-yada, kuwaas oo ay wasaaraddu ka qaadi doonto talaabo adag.

Read More

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Puntland Cawil Sheekh Xaamud, oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa sheegay in Dowladdu waddo qorshe la doonayo in lagu sii daayo Maxaabiis sanado badan ku xiran xabsiyadda Puntland, kuwaas oo loo heysto magoh, wax ka bixiyana waayay. Wasiir Xaamud ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni uu balanqaaday inay Dowladdu bixinayso diyada loo heysto Maxaabiistan oo gaareysa 12 Maxbuus, kuwaas oo intooda badan dadkii u heystay ay cafiyeen.

Read More

Taliyihii hore ee Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa wareysi xasaasi ah oo uu siiyay Telefishinka Dalsan TV waxaa uu kaga hadlay arrimo badan oo aadan hab qeybsiga qabiileysan ee ay ku dhisan tahay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. C/llaahi Sanbaloolshe ayaa sheegay in dowladnimada ay ku dhisan tahay qaab qabiileysan, isla markaana Baarlamaanka iyo Xukuumadda lagu qeybsado hannaanka 4.5 ee Beelaha wax ku qeybsadaan “Dowladnimada hadda noo dhisan qaabka ay ku dhisan tahay, shucuub ahaan waa dad qabiileysan oo qabyaaladeysan ayaa nahay, dowladeena haddii madaxweyne la dhisaayo, haddii RW la dhisaayo, haddii wasiiro la dhisaayo, haddii…

Read More

Gudiga Dhismaha Iyo soo xulista Golaha deegaanka Degmada Galdogob oo kulan laqaatay Waxgaradka iyo odayaasha Degmada Galdogob. Ujeedka kulanka ayaa ku saabsanaa Arrimaha Soo xulista Golaha deegaanka Degmada Galdogob, iyo sidii odayaasha doorkooda uga qeyb qaadan lahaayeen sharuudaha laga rabo in lagusoo xulo xubnaha xildhibaanada kamid noqonayo Golaha deegaanka. Gudiga dhismaha Golaha deegaanka Degmada Galdogob, waxaa hogaaminaya wasiir ku xigeenka wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta cabdiweli Mire Xirsi, oo ay Wehliyaan Gudoomiyaha Gobalka Mudug, xildhibaana katirsan Puntland, wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada Puntland, agaasimaha waaxda Dowladdaha Hoose ee wasaaradda Arrimaha Gudaha, agaasimaha waaxda jinsiga iyo xaquuqul insaanka wasaaradda hormarinta…

Read More

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre & Wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay maanta tagaan Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. U jeedka safarka Ra’iisulwasaare Kheyre uu Dhuusamareeb u tagayo ayaa lagu sheegay inay tahay furitaan Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug iyo dhameystirka heshiiskii Dowladda Federaalka & Ahlusunna. Ammaanka Magalada Dhuusamareeb ayaa aad loo adkeeyay, waxaana halkaasi ku sugan Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo isugu jira Millateri iyo Boolis iyo Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM oo dhawaan la geeyay.

Read More

Odayaasha & Waxgaradka Beesha Saleebaan oo kulan ku yeeshay Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in aysan ka qeyb aheyn shirka dib u heshiisiinta Galmudug ee dhawaan ka furmayo Magalada Dhuusamareeb. War-saxaafadeed kasoo baxay kulankooda ayaa ay ku cadeeyeen in aysan jirin cid ku metesha shirkaasi oo ka qeyb-galeysa kadib markii shalay ay Magaalada Dhuusamareeb tageen Odayaal & Waxgarad la sheegay inay dadka reer Cadaado ku metelayaan shirkaasi, kuwaas oo ka baxay Magalada Muqdisho. Sidoo kale, Odayaasha dhaqanka ayaa xusay in marnaba shirkaasi ka qeyb-galeyn ilaa laga xaliyo tabashooyinka ay qabaan, isla markaana Dowladda Federaalka Soomaaliya looga baahan yahay…

Read More

War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Qorseynta  & Horumarinta Somaliland ayaa ka hor timid heshiis ay wada gaareen DFS iyo Midowga Yurub, kaas oo Ku saabsanaa Mushruuca Dhismaha Waddooyinka Muqdisho iyo Berbera, waxaana ay sheegtay in Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan Somaliland Wakiil uga aheyn taakuleynta Caalamka, isla markaana meel ka mid ah Somaliland aysan maamulin dowladda Federaalka mashruucna ka fulin Karin. Sidoo kale, War-Saxaafadeedka oo aad u dheeraa ayaa waxaa lagu sheegay in marnaba Dowladda Soomaaliya aysan wax mashruuc ka ka fulin doonin deegaannada Soomaaliland,waxaana tallaabada heshiiska DFS & Midowga Yurub lagu sheegay in uu yahay mid ka hor imaanaya heshiiskii DFS…

Read More

Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ay xukun ku riday Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed kaas oo Muqdisho ku dilay Wiil Arday ahaa 26 july sanadkan ayuu dable Boliis Baashi Mustaf Cumar Dhaqane ku dilay Allaha Unaxariiiste Marxuum Sheikh Nuur Maxamed Maxamuud degmada Xamarjajab ee gobalka Banaadir. Sheikh Nuur Maxamed Maxamuud oo ahaa arday dhiganayay School ayaa marayay meel aan ka fogeyn Ceelgaabta xilli fiid hore ah, waxaana dil u geystay Dable Boliis Baashi Mustaf Cumar Dhaqane oo ay sheegeen markaatiyaal la socday Marxuumka in uu soo isticmaalay waxyaabaha maanka…

Read More

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya asan Cali Kheyre oo maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta maamulka gobalka Banaadir, ayaa kulan la qaatay guddoomiye Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) Kulanka ay yeesheen Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo guddoomiyaya cusub ee gobalka Banaadir, ahna duqa Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa looga hadlay horumarinta gobalka, sare u qaadidda amniga iyo bilicda caasimadda. Guddoomiye Cumar Maxamuud Maxamed ayaa Ra’iisul wasaaraha warbixin ka siisyay sida ay howluhu u socdaan iyo qorshayaasha uga degsan dardar-gelinta shaqooyinka horumarinta gobalka Banaadir. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa guddoomiyaha u ballan qaaday in xukuumaddu maamulkiisa kala shaqeyneyso fulinta…

Read More

Wafti uu hoggaaminaayo Wasiir ku Xigeenka dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Yaasiin Darmaan ayaa kormeer shaqo ku tegay Garoonka Diyaaraha Gen Maxamed Abshir ee Garoowe kormeerkan shaqo Wasiirka waxaa ku weheliyay ku Xigeenka Agaasimaha guud ee Dakhliga Abshir Maxamed Abshir,Agaasimaha Furdooyonka Siciid Axmed Fagaase, iyo Maamulaha Kastamka Gobolka Nugaal Cabdulqaadir Maxamed Bare. Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ayaa Garoonka ka daah furay hirgalinta foom ka Cadaynta badeecooyinka si halkaasi looga hirgaliyo. Wasiir ku xigeenka Dakhliga iyo Agaasimayaasha Wasaaradda Maaliyaddu intii ay halkaasi ku sug naayeen waxa ay kulan laqateen Ganacsatada qaybo ka mid oo ku sugnaa Garoonka . kormeerkan markii uu…

Read More

Dawladda India ayaa shaacisay in Qunsuliyad ay ka furatay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland, iyadoona ay ka qaadan doonaan Shacabka Soomaaliyeed Visaha India. Waraaq kasoo baxday Safaarada India ee Nairobi ayaa lagu shaaciyay in Qusuliyad ay ka furatay Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland, waxaana intaas ay ku dartay in Viisaha laga dalban karro wixii ka dambeeya 8 Sept 2019. Dadka Soomaaliyeed ayaa caafimaad iyo Waxbarasho u aada Dalka India, waxaana ay haatan Viisaha oo ay u doonan jireen dalalka dariska ah ay haatan ka qaadan doonaan Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland. Xukuumadda Puntland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Deni…

Read More

Waxaa si caadi ah kusoo laabtay shaqada Garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, iyadoona ay ka degayeen duulimaadyada caadiga ahaa ee gudaha iyo dibada. Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa xalay sheegtay in wax saamayn ah aanay ku yeelan doonin dadka ree Jubbaland go’aankii ay ku sheegeen inay diyaaradaha ku socda ama ka baxaya Caasimada KMG ah ee Jubbaland inay soo maraan Magaalada Muqdisho.

Read More

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Zakiya Xuseen, ayaa kasoo muuqatay Maxkamad Ururka Al-Shabaab ay ku lee yihiin Magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen Ilo rasmi ah. Jen. Zakiya Xuseen ayaa loogu yeeray muran lahaansho guri oo dhex-maray qof shacab ah, kaddib dacwad laga geeyay Maxkamada Al-Shabaab ee Torabora. Ilo wareedyada ayaa sheegay in Al-Shabaab ay fariin u dirtay Jen. Zakiya, taas oo loogu sheegay in dacwad ka taalo Maxkamada Walaayada Al-Shabaab ee Gobalka Banaadir, taas oo ay ka gaabsatay. Al-Shabaab ayaa intaas kaddib wacay Jen. Zakiya Xuseen, waxaana loogu sheegay inay timaado Maxkamada, iyadoona loo sheegay in aysan ka baaqsan…

Read More

Qaar ka mid ah Nabad-doonada Beesha Cumar Maxamuud oo maanta Shira Jaraa’id ku qabtay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudig ayaa cabasho u gudbiyau madaxda Dowladda Soomaaliya, maamulka gobalka Banaadir iyo odayaasha dhaqanka baaq u diray. Nabadoonada Beesha Cumar Maxamuud ayaa sheegay in boob balaaran lagu hayo hanti uu lahaa AUN Yaasiin Nuur Xasan oo kamid ahaa Xubnihii Leegada, Baarlamaankii ugu horeeyay ee Soomaaliya iyo Ganacsade Soomaaliyeed.

Read More

Wargeyska Washington Post oo maqaal dheer ka qoray sida uu ururka Al-Shabaab ku helo dhaqaalaha, ayaa ku tilmaamay inay si toos ah u helaan canshuuro ay ka qaadaan ganacsatada dalka. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan awood u laheyn inay joojiso dhaqaalaha Kooxda Al-Shabaab ay ka sameyso gudaha Soomaaliya, kaas oo intiisa badan ay Al-Shabaab ka qaado Ganacsatada. Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka C/raxmaan Ducaale Beyle oo wareysi siinayay Wargeyska Washington Post ayaa sheegay in Soomaaliya ay xaalad cabsi leh ay ku jirto, uuna ururka Al-Shabaab dhibaato uu ku hayo shacabka Soomaaliyeed. Sidoo kale, Wasiir Beyle ayaa qiray in dowlada…

Read More