Author: Jibril Qoobey

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Taliyaha Booliska Soomaaliya Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay in falalkii u dambeeyay ee Ciidamo ka tirsan dowladda isku rasaaseeyeen meelo ka mid ah Muqdisho loo xiray saraakiil iyo askar. Jen. Bashiir oo xalay shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in hey’adaha amniga ay xabsiga dhigeen saraakiil iyo askar la tuhunsan yahay inay ku lug laheyd falalkii shalay iyo doraad ka dhacay magaalada Muqdisho Sidoo kale waxaa uu sheegay in sharciga lala tiigsan doono askarigii ka hor-yimaada hannaanka sugid amniga, isla markaana aan loo dulqaadan doonin, isagoona xusay in Mas’uuliyiinta dowladda qaadi doonaan wixii hada ka dambeeya ee dhib…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed C/caziiz Xasan Maxamed Lafta-gareen, ayaa Sheegay in Xaalada Biyo la,aaneed oo aad u adag ay ka jirto Degaanada Koonfur Galbeed. Madaxweyne Lafta-gareen ayaa Sheegay in Degmooyinka Baydhabo, Diinsoor, Xudur iyo Degaano kale oo katirsan Gobalada Baay iyo Bakool, ay ka jiro biyo la,aan baahsan. Waxaa uu Sheegay in ay u xilsaareen Guddi Gurmad oo Wasiiro ah, oo ka shaqeeya sidii dadkaas ay u heli lahaayeen Biyo ku filan ayna dadaal ugu jiraan inay samata bixiyaan Dadkan ay abaaruhu saameeyeen. Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed C/caziiz Xasan Maxamed Lafta-gareen, ayaa hadalkan ka sheegay kulan uu shalay…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Shirkan wadatashiga ah ee ku aadan ka jawaabista gargaarka deg dega ah una dhexeeya madaxda wasaaradaha gargaarka heer Federaal iyo heer dowlada goboleed ayaa maanta ka furmay Muqdisho,kaasi oo socon doona mudo labo casho ah. Shirkan inta uu socdo waxaa diiradda lagu saaraya arrimo laxiriira fulinta mashaariic laxiriirka ka jawaabista gargaarka deg dega ah,iyo maareynta musiibooyinka. Cabdinasir Cabdi Caruush oo ah wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed oo ku hadlay magaca mamaul goboleedyada ayaa soo dhaweyey qabsoomida shirkan,wuxuuna xusay in ay kala shaqeyn doonaan wasaaradda Gargaarka Xukuumadda Federalka Soomaaliya sidii looga jawaabi lahaa baahiyaha bani’aadanimo ee kajira dalka iyo ka hortagga…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Mas’uuliyiinta Hay’adaha ammaanka Dowladda Federaalka, ayaa maanta hor-tagaya Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo maalintii labaad Dood ka leh amniga Dalka, gaar ahaan Magaalada Muqdisho. Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Doodoodii shalay si adag uga hadlay amniga Muqdisho, Iyagoona muujiyay dhaliilo ku aadan sida ay Xukuumadda u wajahday sugida Amniga dalka gaar ahaan Magalada Muqdisho. Wasiirada Amniga, Gaashaandhigga Iyo Taliyeyaasha Ciidamada Millateriga, Booliska, Asluubta iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ayaa maanta Goobjoog noqonaya Kulanka Baarlamaanka, waxaana kulanka uu noqon doonaa mid ay Saxaafada banaanka ka joogto. Xildhibaanada ayaa mas’uuliyiinta Hay’adaha Amniga waxaa ay wax ka weeydiin doonaan xaalada…

Read More

Waxaa hindiseyaashii cafinta deynta laga reebay codsigoodii sadex dal oo ku yaal Geeska afrika kuwaas oo kala ah wadamada Eritrea, Somaliyaa & Sudan. Waxaa sidoo kale laga cafiyay daymihii lagu lahaa wadamada kala ah. 1.Afghanistan ,2.Central African Republic 3.Ethoipia4.Haiti ,5.Mauritania, 6.Senegal.7 Benin, 8.Chad 9.The Gambia, 10.Honduras,11.Mozambique,12. Sierra Leone,13. Bolivia ,14.Comoros.15.Ghana 16.Liberia. 17.Nicaragua,18.Tanzania.,19.Burkina Faso 20.Republic of Congo, 21.Guinea 22.Madagascar 23.Niger, 24.Togo, 25.Burundi,26.Democratic Republic of Congo, 27.Guinea-Bissau,29. Malawi,30.Rwanda, 31.Uganda, 32.Cameroon.Cote d’Ivoire,33. Guyana34. Mali. 35.Sao Tome & Principe,36. Zambia. Talaabadan waxay meesha ka saartay sheegashadii Dowlada fashilantay ee Villa Somaliya ee ahayd in daynta laga cafinayo guul waa weyna ay ka gaareen qodobadii lagu xiray. Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Read More

Maraykanka oo sheegay in uu deeqaha uu siiyo somaliya uusan soo marsiin doonin hada kadib dowlada fadaraalka toosna usiin doono maamulada ay khusayso.. Waa talaabo dhabarjab ku ah Dowlada Vila Somaliya oo isku qaadatay in ay kaligeed wax hogaamin karto.isla markaana is inkirsiisay doorka Maamulada dalka. Talaabada Maraykanka waxaa raaci doona sida la filayo beesha caalamka kale ee deeqaha siiya Somaliya. Maraykanka,ayaa horay ubadalay siyaasadisii laba wajiilaynta ee Somaliya ku wajahnayd,balse waxaa hada muuqata in ay quus kasoo istaageen hogaaminta Dowlada dhexe. Talaabadan waxaa soo dhaweeyay madaxda Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka Somaliya.

Read More

Khartuum (IDILNEWS),Suudaan waxaa ka dhacay Isabadalo kadib markii xukunka laga tuuray Madaxwayne Cumar Xasan Albashiir. Hogaamiyihii Badalay Cumar Albashiir,ayaa Hal Maalin markii uu Xukunka hayey ku dhawaaqay inuu Iscasilay. Hogaamiyaha Cusub ee Tallada dalka Suudaan lagu wareejiyay Cabdifataax Al-burhaan,ayaa noqday gudoomiyaha golaha malatariga ku meelgaarka ah. Cabdifitaax,ayaa ka akhriyey tilifayshanka qaranka Suudaan war-murtiyeedkii 3-aad ee golahaas,waxaana ugu muhiimsanaa warmurtiyeedka uu soo saaray Goluhu qodobadan soo socda:-. 1-Laalista qaanuunka xaaladdii deg-degga ahayd iyo bandowgii. 2-Siidaynta dhammaan Maxaabiistii loo xiray banaanbaxyada ka dhanka ahaa Madaxweyne Albashiir 3-Golaha malatariga,ayaa gacanta ku hayn doona talada dalka Suudaan muddo 2 sanadood oo ku meel gaar…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay banaan bixii rabshadaha watay ee maanta ka dhacay Muqdisho, kaasoo ka dhashay dilkii loo geydtay wiilkii bajaajlaha ahaa iyo qof la socday. Hadal uu ka jeediyay munaasabad lagu qabtay xarunta degmada Warta-Nabada ee magaalada Muqdisho ayuu ku sheegay inuu ka xun yahay dhimashada labada dhalinyarada ah, isagoo tilmaamay in askarta looga baahan yahay inay shacabka naftooda difaacaan. Madaxweyne Farmaajo ayaa dhinaca kale dhaliilay fal celintii ka dhalatay dhalinyarada la laayay ee ahaa banaan baxyadii ka dhashay, isagoo xusay in aan la aqbaleyn banaan bax aan sharciyeysneyn. “Wax kastoo…

Read More

ABU DUBAI (IDIL NEWS)-Dowladda Mareykanka ayaa uga digtay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, in uu u socdaalo Dalka Shiinaha, oo lagu waday in maalmaha soo socda uu gaaro. Madaxweynaha Puntland oo haatan ku sugan Magaalada Abu Dubia ee Dalka Isu-taga Imaaraadka Carabta ayaa la filayay in saacadaha soo soo aadan uu u gudbo Magaalada Bejing ee caasimadda Shiinaha, halkaas oo uu marti-qaad ka helay. Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Dowladda Mareykanku ay soo gaarsiisay Madaxweynaha Puntland Farriin ku aadan in aysan marnaba ogalaan doonin Xiriir cusub oo dhex mara Dowladda Puntland iyo Shiinaha, oo loolan adag…

Read More

GAROOWE (IDIL NEWS)-Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Daraawiish-ta Dowladda Puntland Gen. Siciid Axmed Maxamed (Shoode), ayaa hambalyo ku aadan 12 April u diray Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya, gaar ahaan Ciidanka Difaaca Puntland ee Daraawiish-ta. Gen. Siciid Shoode ayaa sheegay in dhib badan laga soo maray Aas aaska Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed, isagoona sheegay in mudadii ay jireen ay guulo badan u soo hoyiyeen Shacabka, sidoo kalena ay ka difaaceen dalka Cadowyo kala duwan oo ku soo duulay. Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Daraawiish-ta Puntland Gen. Siciid Shoode, ayaa si gaar ah ugu dheeraaday aas-aaskii Ciidanka Daraawiish-ta Puntland, isagoona sheegay in Ciidankan oo jiray Mudada Puntland…

Read More

GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan la qaatay laamaha Cadaaladda, Garsoorka iyo Amniga Puntland. Kulanka ayaa waxaa Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ku wehelinaayey Wasiirada Wasaaradaha Amniga, Caddaalada iyo Haweenka iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland, kulanku intii uu socday si qoto dheer ayaa looga wadahadlay arrimaha cadaaladda iyo sidii kor loogu qaadi-lahaa. Sidoo kale kulankan oo ahaa mid muhiim ah waxaa dhinacyadii ka qayb-galay oo isugu jiray Booliska, CID-da, Maxkamadaha, iyo Asluubta ka xog-warameen kiisaskii ugu danbeeyey ee ka dhacay Puntland, gaar ahaan arrimaha kufsiga iyo sidii wax looga qaban…

Read More

ADDIS ABABA (IDIL NEWS)-Dowladda Itoobiya ayaa maanta shaacisay in Ciidanka Sirdoonka dalka Itoobiya ay ka hortageen weerar Al-Shabaab ay qorsheeyeen in ay ka geystaan Magaalada Addisa Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Itoobiya ayaa sheegay weerar argagixiso oo laga fulin lahaa qaybo ka mid ah magaalada Addis Ababa in la fashiliyey, shaqsiyaadki weerarkaasi fulin lahaana gacanta lagu dhigay. Birhaanuu Seggaaye ayaa xusay in shaqsiyaadka falkaasi loo qabtay ay yihiin kuwa xiriir la leh ururka Al-shabaab ee ka dhaqdhaqaaqa gudaha Soomaaliya. Shaqsiyaadka la qabtay oo aan tiradooda la shaacinin xeer ilaaliyaha wuxuu ku sheegay iney doonayeen iney…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa walaac ka muujisay Xaaladda Magaalada Muqdisho. Xildhibaanada waxa ay sheegtay in haween badan ay ku umuleen Wadooyinka ka dib markii loo diiday in ay maraan Wadooyinka Muqdisho. Fowsiyo ayaa xustay in Magaalada loo kala qeybiyay 4 qeybood, islamarkaana wali ay socdaan Qaraxyadda iyo dilalka ay geystaan Al-Shabaab. Xildhibaanadda ayaa ugu dambeyntii tilmaamtay in loo baahan yahay in la furo Wadooyinka si aan loo ciqaabin dadka Shacabka. Daawo. IDIL NEWS

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Banaan-baxyo balaaran ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacayay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, kaddib markii Ciidanka ammaanku ay dileen Darawal Mooto-bajaaj iyo Qof rakaab ah oo la socday. Banaan-baxayaasha oo u badnaa Dhalinyarada ku xamaasha Mooto-bajaajta, ayaa xiray qaar kamid ah Isgoysyada Waddooyinka Magaalada Muqdisho, Iyagoona taayaro ku gubay, Sidoo kalena ku dhawaaqayay Erayo ay uga soo hor-jeedaan Gumaadka Dhalinyarada. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) iyo Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa ku baxay dibad baxayada, iyagoo ka codsaday inay xaalada dejiyaan Dhalinyarada. Guddoomiye Yariisow ayaa ugu baaqay dhalinyarada inay si nabad ah…

Read More

KHARTUUM (IDIL NEWS)-Hogaamiyihii Milatarigii afgambiyay dowladii uu madaxda ka ahaa Cumar Xasan Al-Bashir ayaa ku dhowaaqay goor dhow inuu is casilay. Wasiirkii Gaashaandhigga Awad ibn Auf ayaa ka sheegay go’aankan taleefishinka qaranka dalka Sudan. Awad ayaa u magacaabay inuu bedelo General kale oo lagu magacaabo Cabdifatax Abdulraxman Burhan. Is casilaada Awad ayaa timid kadib markii dadka banaanbaxa ka dhigaya magaalada Kharduum ay diideen inay joojiyaan banaanbaxa illaa uu iska casilayo hogaamiyihii afgambiga. Hase yeeshee ciidamada ayaa ku adkeysanaya inaysan dooneyn xukun balse ay mustaqabalka dalka Sudan ay go’aan ka gaarayaan dadka banaanbaxa dhigaya. Illaa iyo hadda lama oga inay aqbali…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa difaacay dhagxaanta lagu gooyay waddooyinka jidcadayaasha ah ee halbowlaha u ah isu socodka xaafadaha Muqdisho. C/llaahi Goodax Barre ayaa tusaale u soo qaatay dalka Algeria oo horay dhibaato ugu dhacday in darbi lagu wareejiyay, isagoo xusay in dhagaxu uu yahay mid amniga lagu sugayo, isla markaana uu badbaadinayo nolosha dadka Soomaaliyeed. “Algeria baladkan dhan darbi ayaa lagu wareejiyay, markii ay dhiida noqotay, hada marka dhibaato dhacyo oo waagii baryo ay dad intaas ah dhimaneyso ma dhowraneyno, jid cadayaasha soo gala jidadka waa weyn dhagxa ayaa lagu gooyay, si…

Read More

BOOSAASO (IDIL NEWS)-Dowladda Puntland ayaa xareysay Ciidamada Boolis eek a howlgalayay Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, si loogu sameeyo dib u habeyn. Ciidanka la xareeyay oo isugu jira Saraakiil, Saraakiil ku-xigeeno iyo dabley, ayaa tiradoodu gaareysay 300 oo Askari, kuwaas oo la sheegay in ka howlgalayeen Saldhigyada Booliska Magaalada Boosaaso. Ciidanka oo lagu xareeyay xerada Tababarka ee Ciidanka ee Degmada Carmo, ayaa la barayaa la dhaqanka Shacabka, si ay ula falgalaan Shacabka Magaalada Boosaaso, maadama haatan uusan wanaagsaneyn Xiriirka Ciidamada iyo Shacabka ka dhexeeya. Wasiiru Dowladaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland Maxamed Axmed Kulan, oo Munaasabad lagu sagootinayay Ciidanka…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah yeelanaya kulankii Amniga ee todobaad ka hor ku dhamaaday buuqa iyo fowdada, kaddib muran ka dhashay in warbaahinta dibadda looga saaro kulanka. Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa xalay lagu wargeliyay in maanta uu jiro kulankii Amniga looga hadi lahaa, waxaana lala socodsiiyay Xildhibaanada inay waqtiga ilaaliyaan. Guddoonka Golaha Shacabka iyo Xildhibaanada ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo ka lahaa sidii habsami u socodka kulanka Baarlamaanka si caadi ah loogu soo celin lahaa, xaaladana loo dejin lahaa. Guddoonka Golaha Shacabka iyo Xildhibaanada ayaa isku afgartay in la dhowro…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Dowladda Denmark ayaa kaga dhawaaqday Magaaalda Washington ee dalka Mareykanka in ay dowladda Soomaaliya ay ku taageerayso dhaqaalle dhan  21 million oo dollar oo loogu tala galay in wax looga qabto Xaalada Soomaaliya. Dowladda Denmark ayaa sheegtay in lacagtaan loogu tala galay in wax looga qabto Abaaraha ,Kaabayeyaasha dhaqaallaha iyo Ammaanka Soomaaliya. Safiirka dowladda Denmark ee Soomaaliya Mette Knudsen sheegtay in Soomaaliya ay horumo wanaagsan ka sameysay dhanka dhaqaallaha,islamarkaana loo baahan yahay in dalalka Caalamka ay ka cafiyaan deymaha ay ku leeyihiin. “Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay hirgelisay qorshe dib-u-habeeyn dhaqaale iyo mid hay’adeedba oo waqti dheer ah. Kaalmadan…

Read More

GAROOWE (IDIL NEWS)- Dowladda Puntland ayaa Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland kaga dhawaaqay howlgal weyn oo lagula dagaallamaayo Ururka Takfiir oo sanadihii ugu dambeeyay isku fidinayay Degaanada Puntland. Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Dowladda Puntland Cawil Sheikh Xaamud Maxamed, ayaa sheegay in gudaha Puntland ay ku sii faafayaan kooxo aaminsan fikirka Al-takfiir (gaalaysiin), isagoo ku dhawaaqay in Puntland la’dagaallamayso kooxahaasi. Wasiirka ayaa sheegay in kooxaha Takfiirku ay Puntland ka wadaan, caqiido maroorsan oo lagu fasahaadinayo umadda, waxaana uu ku tilmaamay in ay yihiin firqad xun oo khatar ku ah caqiiqada iyo qiyamka bulshada, haddii aan lala dagaallamin sida uu hadalka u dhigay.…

Read More

Madaxweyne Axmed Madoobe waxuu dardaray lataliyihiisii dhanka siyaasada Cabdi Cali Raage. Cabdi waxaa ka timid cabasho fara badan,waxaana khasaare lagala kulmay talooyin siyaasadeec oo uu horay ubixiyay. Madaxweyne Axmed Madoobe waxaa kusoo fool leh doorasho,waxuuna ku jiraa xagsasho kursi iyo dib uhanasho markale. Beesha Cawryahan oo ka mid ah beelaha Jubaland wax ka dega ee cabashada ugu badan ay ka imaanayso,ayuu hada ku mashquulsan yahay qancinteeda Madaxweyne Axmed Madoobe. Dadka la socda xaalka Jubaland,ayaa u arka in Axmed Madoobe Jubaland ay markale ubaahan tahay. Halkan ka akhriso wareegtada xilka qaadista

Read More

New York (IDILNEWS). La-Taliyaha Amniga Madaxweye Farmaajo Abdi Said (Holland) iyo Agaasimaha hogaanka dhaqaalaha Nabadsugidda Abdullahi Kulane (Maraykan) oo markii ay Maraykanka tageen loo diiday in Garoonka ka baxaan. Labada masuul,ayaa la weydiiyey RW Kheyre in diyaaradda lagu celiyo iyo in Garoonka loogu hayo inta uu soo dhamaysanayo booqashadiisa,waxayna ilo xog ogaal ah noo xaqiijiyeen in Khayre qaatay go’aan ah in loogu hayo Garoonka. Labadaan Nin,ayaan lagu arag shirarka RW Kheyre waxaana lagu hayaa oo Garoonka. Horay waxaa looga reebay waftiga Rw Khayre Fahad Yaasiin oo ah Agaasime xigeenka Nabadsugida Somaliya,waxaana lagu xanibay garoonka diyaaradaha ee Bole Adis-ababa. Talaabooyinkan,ayaa muujinaya…

Read More

Kismaayo (IDILNEWS).Waxaa shirka laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 7 Qodob. Shir Wadatashi ah oo socday muddadii u dhexeysay 7 ilaa 9 Abriil 2019, laguna qabtay Magaalada Kismaayo ee Jubbaland ayaa waxaa isugu yimid Hay’adaha Dastuurka ee heer Federaal iyo heer Dawladaha Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka oo ka kooban Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS, Guddiga Dib-u-eegista iyo La-socodka Hirgelinta Dastuurka, Guddiga Madaxbannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, Guddoonnada Baarlamaannada DXF, Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka DXF, Guddiyada Dastuurka Baarlamaannada DXF iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Shirka waxaa furey Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan. Waxaa shirka lagu soo bandhigay loogana…

Read More

Garoowe (IDILNEWS).Madaxweyne Deni,ayaa xilkii ka qaaday agaasimihii Wasaarada Deegaanka Axmed Cali Shire Keyse oo kasoo jeeda Gobolka Sool kana mid ahaa Agaasimayaashii ugu aqoonta fiicnaa Dowladii Madaxweyne Gaas. Deni,ayaa umagacaabay booskaas mid ka mid ah xubnaha ugu muhiimsan kooxda Aaran-jaan,kaasoo lagu magacaabo Cabdicasiis Nuur Koor. Cabdicasiis,ayaa soo qabtay xilal ka duwan oo ay ka mid ahaayeen Duqa caasimada iyo dhawr Wasaaradood oo uu Agaasime guud kasoo noqday. Wasaarada Deegaanka oo ka mid ah kuwa ugu mashaariicda badan Wasaaradaha Puntland,ayaa sanadkan heli doonta dhawr mashruuc oo waa weyn oo lagu qiyaasay lacagta ku baxaysa 25-Milyan oo dolar. Dhaqamada lagu yaqaan kooxda…

Read More

Garoowe (IDILNEWS). Kulankan casho sharafta ah waxaa Madaxweyne ku xigeenka ku wehliyay Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha shacabka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalle Cawad, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane Cabdixakiin Maxamed Axmed, Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Golaha Wakiilada Puntland Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame, Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Jubbaland Mudane Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Koon-fur Galbeed Mudane Cabdulqaadir Shariif Shiikhunaa Maye, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Hirshabeelle Mudane Shiikh Cismaan Barre Maxamed , Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland iyo Marti sharaf kale. Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa sheegay inuu ku farxsan yahay kasoo qayb-galka kulankan muhiimka ah ee…

Read More

Ilhan Cumar ayaa lagu wadaa in maalinta Arbacada ah ay aqalka wakiillada ee Koongareeska hor geyso hindise sharciyeed ay ku doonayso inay ku afjarto waxa ay ku tilmaamtay “Islaam nacaybka” madaxweyne Trump. “Waxaan ballanqaadayaa inaan gabagabeeyo Islaam nacayb Trump iyo mamnuucidda Muslimiinta”, ayey barteeda Twitter-ka ku qortay Ilhan maalintii Talaadada ahayd. “Ma’ahan in la dafiro xuquuqda aasaasiga ah ee dadka iyagoo loo sababeynayo diintooda, jinsiyaddooda ama dalka ay kasoo jeedaan.”Madaxweyne Trump ayaa horay boggiisa Tweetarka ku qoray ‘hadal jeejees ah’ oo uu ula jeedo Ilhaan Cumar. Warbixintan oo aan ka soo xigannay wargeyska Daily Mail ayaa sheegeysa inuu Madaxweyne Donald…

Read More

Waxaa is weydiin leh dagaalka Farmaajo kula jiro Beesha Majeerteen oo Fahad iyo Kheyre dabada ka wadaan halka uu ku dhamaan doono. Wax badan ka ogow Cadaaladda Darada iyo Dagaalka qaawan ee Fahad, Farmaajo iyo Kheyre ay kula jiraan Beesha Majeerteen, gaar ahaan reer Muduga:- 1. Bishii Jan 2018 Madaxwene Farmaajo ayaa booqasho ku tagay Gobolada Puntland. Gobolka Mudug wuxuu kala kulmay booqashadii ugu sareysay ee Madax Soomaaliyeed lagu marti sooro 2. Waxaa Nasiib Darro ah in 30-kii August 2018 Raysal Wasaare Kheyre oo horay u balan qaaday in uu dhagax dhigayo Mashruuca Dekedda Garacad uu ka baaqday. Kaddib markii…

Read More

Shaqsiyaadkaasi liiska lagu darayo ayaa la sheegayaa in ay ka mid yihiin 3-Haween ah oo midi ay qurbe joog tahay. Halka 76-xubnood kale ay yihiin Rag qaarkood ay caan yihiin, qaarna ku cusub yihiin indhaha bulshada. Liiskaas oo State Department ay sii deyn doonto marka ay hay’adahooda amniga iyo Aqalka Cad ay fasaxaan,ayaa dadka ku jira waxaa ka mid ah: 1. 20-xildhibaan oo qaarkood Xildhibaannimada ka hor eeddo ah loo heysto. 2. 7-xubnood oo ah madax iyo dagaalamayaal Alshabaab ah. 3. 10-siyaasiin hore ah oo qaarkood xilal sare soo qabteen qaarna ay hubeysan yihiin. 4. 10-Ganacsade oo qaarkood ku eedeysan…

Read More

Wasiirka gaashaandhigga Sudan, Awad Mohamed Ahmed Ibn Auf ayaa taleefishinka qaranka dalkaas ka sheegay in ciidamada ay xukunka ka qaadeen islamarkaana xireen madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir.“Waxaa aniga oo ah wasiirka difaaca ku dhowaaqayaa in xukunka laga tuuray taliskii islamarkaana madaxii taliska meel ammaan ah lagu hayo” ayuu yiri Ibn Auf. Waxa uu sheegay in milatariga ay xaalad deg deg ah geliyeen dalka, islamarkaana dhiseen guddi maamula dowladda muddo laba sano ah.Waxa uu sidoo kale sheegay in dhammaan dowladihii heer gobol iyo heer deegana la kala diray. Al-Bashiir ayaa afgambi ay taageerayeen Islaamiyiinta ku qabsaday xukunka sanaddii 1989-kii, waxaana xukunka laga…

Read More

Deynta ay Soomaaliya qaadatay xilligii uu dalka ka jiray xukunkii kacaanka ayaa loo adeegsaday mashaariic kala duwan oo la gudagalay wixii ka dambeeyay 1970-meeyadii. Bogga looga faalloodo xaqiiqooyinka caalamka ee Index Mundi ayaa lagu daabacay sida uu qiimaha deynta isku baddalay 40-kii sano ee aan la bixinin gudahooda. Qiyaastii $70 milyan oo doolar ayey lacagtaas ahayd sannadkii 1970-kii halka sannadkii 2011-kiina ay mareysay $1.6 bilyan oo doolar, sida lagu qoray bogga Index Mundi. Hase ahaatee hadda waxaa deynta Soomaaliya lagu leeyahay lagu qiyaasayaa 4.6 bilyan oo doolar. Waxay dad badan dareensan yihiin in dulsaarka sannad walba fuulayay uu ka batay…

Read More

Shirka Amniga Qaranka Soomaliya,ayaa Eedda Amni darada dusha ka saaray Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Difaaca. Agaasimaha Nabad Sugidda, Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir oo intaba la sheegay in ay ku fashilmeen xilalkoodii ayaan waxba laga soo qaadin. Nasiib darro, Reysal Wasaare Kheyre ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Agaasimaha Wasaarada Difaaca oo qura,xilka qaadistaas oo ku soo beegay xilli uu safar u joogo waddanka Mareykanka asagoo lagu haysto inuu ku fashilmay Amniga Soomaaliya. Dhinaca kale, Madaxweyne Farmaajo oo fadhiyey Shirka Amniga Qaranka,ayaa ku raacay in eedda Amni darada dusha loo saaro “Mudane Sokor Jama Geyre” oo ahaa Agaasimaha…

Read More

Waxaa is weydiin leh dagaalka Farmaajo kula jiro Beesha Majeerteen oo Fahad iyo Kheyre dabada ka wadaan halka uu ku dhamaan doono. Wax badan ka ogow Cadaaladda Darada iyo Dagaalka qaawan ee Fahad, Farmaajo iyo Kheyre ay kula jiraan Beesha Majeerteen, gaar ahaan reer Muduga:- Bishii Jan 2018 Madaxwene Farmaajo ayaa booqasho ku tagay Gobolada Puntland. Gobolka Mudug wuxuu kala kulmay booqashadii ugu sareysay ee Madax Soomaaliyeed lagu marti sooro Waxaa Nasiib Darro ah in 30-kii August 2018 Raysal Wasaare Kheyre oo horay u balan qaaday in uu dhagax dhigayo Mashruuca Dekedda Garacad uu ka baaqday. Kaddib markii Madaxweyne Farmaajo…

Read More

DUBAI (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa kulamo muhiima la qaatay masuuliyiinta Wasaaradda Ganacsiga Imaaraadka, Rugta gancsiga Abu Dubai iyo ganacsatada dalkaasi. Madaxweynaha ayaa waxaa kulanka ku wehelinaayey Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Cabdullaahi Cabdi Xirsi, Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Maxamed Cabdi Cismaan (Majiino), Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Xuseen Cismaan Lugatuur (Gabiley) La taliyayaal sare oo ka tirsan Dowladda Puntland iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland. Kulankan muhiim ka ah ayaa looga hadlay xoogjinta xidhiidhka soo jireenka ah ee ganacsi iyo maalgashi ee ka dhexeeya…

Read More

GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Shaqadda, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaradaha Dowladda Puntland Jaamac Faarax Muuse, oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa sheegay inay fasax yihiin maalinimada birrito ah oo khamiis ah dhamaan shaqaalaha Dowladda ee ka howlgalla degaanada Puntland.. Wasiir Shaqada iyo Shaqaalaha ayaa sheegay in berrito loo fasaxay shaqaalaha Dowladda, inay ka qeyb noqdaan Roob-doon balaaran oo ka qabsoomeysa Guud ahaan Degaanada Puntland, taas oo ay Golaha Wasiiradu iclaamiyeen Khamiistii lasoo dhaafay ay ku yeesheen Magaalada Boosaaso. Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in dhamaan berrito la xirayo Goobaha Ganacsiga iyo Waxbarashada ee Degaanada Puntland, si loo sameeyo alle…

Read More

GAROOWE (IDIL NEWS)-Degaanka Shimis ee hoos-taga Degmada Badhan ee Gobalka Sanaag, ayaa laga dhagax-dhigay Xeradda Tababarka Ciidamadda Qalabka sida ee Dawladda Puntland ee Gobolka Sanaag Dhagax-dhigan ayaa waxaa ka qeyb-galay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Deegaanka ,Beeraha iyo isbedelka cilimadda C/rashiid Cali Geelle, Gudoomiyaha Gobolka Sanaag maxamuud ismaaciil jaamac ciyoon ,Duqa Degmadda Badhan c/risaaq axmed ciise iyo Taliyaha qaybta booliska ee gobolka sanaag c/risaaq faara warsame xasan. Daawo. IDIL NEWS

Read More

GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Maxamed, ayaa Agaasime Guud u Magacaabay Wasaaradda Degaanka Beeraha iyo Isbeddelka Cimilada Puntland, kadib markii uu xilka ka qaaday Agaasimihii Hore ee Wasaaraddaasi, Axmed Cabdi Cali Shire (Kayse). Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Degaanka ayaa loo magacaabay Cabdicasiis Nuur Cilmi (Koor), sida ku cad Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyna Puntland oo ku taariikhaysan 05-April-2019, Sidoo kalena aan lala wadaagin warbaahinta. Sidoo kale, Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradda Degaanka ayaa isna loo Magacaabay Faarax Maxille Jaamac, kadib markii xilka laga qaaday agaasimihii hore waaxdaaasi, Maxamed Abshir Jaamac. Akhriso Wareegtada Magacaabista Agaasimaha Guud…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta kulan la qaadatay Safiirka Qadat u jooga Soomaaliya Amb. Xamsa Xasan Asad. Kulankan ayaa looga hadlay sidii loo horumarin lahaa Isboortiga iyo dhalinta Soomaaliya, waxaana Wasiiradda ka hadashay sid ugu habboon ee loo horumarin karo dhalinyarada. “Waxaan saakay la kulmay Danjiraha dowladda Qadar u jooga Soomaaliya Amb. Xamza, waxaa ka wada hadalnay sidii loo horumarin lahaa dhalinyarada iyo Isboortiga Soomaaliyeed”ayay tiri Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye. Sidoo kale Wasiirad Khadiijo ayaa tilmaamtay in Wasaaradeeda ay wado dadaalo iyo qorshayaal lagu hormarinayo Isboortiga Soomaaliyeed, dhowaan…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa saaka kulan la yeelanaya Agaasimayaasha iyo Madaxda Warbaahinta Madaxa Banaan ee Muqdisho. Kulankaan oo u dalbaday guddoomiye Mursal ayaa looga hadli doonaa arrimo la xiriira Warbaahinta iyo Baarlamaanka xilli dadaal loogu jiro in Warbaahinta laga joojiyo tebinta Kulamada Baarlamaanka Soomaaliya. Shalay ayaa intooda badan waxaa Xafiiska guddoomiyaha Golaha Shacabka looga yeeray Agaasimayaasha iyo Madaxda Warbaahinta Muqdisho, sida Tv-yada iyo Idaacadaha ku yaalla Caasimadda. Kulankan ayaa daba socda xilli dhawaan buuq ay sabab u ahaayeen Wariyeyaasha muqdisho uu ka dhacay Kulankii Sabtidii la soo dhaafay…

Read More

BERN (IDIL NEWS)-Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Md. Eng Cabdi Cashuur Xasan ayaa ka codsaday Midowga Boostada Adduunka (UPU) in ay Soomaaliya ka qaadaan xayiraadda saaran sanadaha badan si dalkeenu uga faa’iideysto horumarka adduunku ka gaaray isgaarsiinta boostada. Wasiirka oo ka hadlayay shirka Guddiga Maamulka ee UPU ayaa sheegay in adeegyada boostadu ay horumariyaan dhaqaalaha dal kasta maadaama ay yihiin kaabayaashii adeegyada ganacsiga kala gudbin lahaa, isla markaana lagu abuuri karo shaqooyin badan oo ay dhallinyaradu ka faa’iideysan karaan. Wasiirka oo sharraxayay qorshaha ay Wasaaraddu u dajisay soo-nooleynta Boostada ayaa sheegay in hawlo badan laga qaban doono dajinta siyaasadihii iyo…

Read More

KAMPALA (IDIL NEWS)-Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda Mudane Cali Maxamed Maxamuud ( Cali Cagabaruur ) oo dhawaan dowladda Soomaaliya soo magacowday ayaa shalay xilka kala wareegay siihayahii hore ee Safaaradda mudane Cabdiwali Cali Faarax. Mudanaasabad kooban oo ka dhacday xarunta safaaradda ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Diblumaasiyiinta, Uqeybsanayaasha ka howlgala safaaradda iyo marti sharaf kale oo ka kala socotay qeybaha kala duwan ee bulshada. Mudane Cabdiwali Cali Faarax siihayahii hore ee Safaaradda ayaa munaasabadda kasoo jeediyay warbixin kooban oo kaga hadlay sida safaaradda u shaqeyso iyo qalabka safaaradda leedahay, isagoo u mahadceliyay howlawadeenadii safaaradda sidii wanaagsaneed ay ula soo…

Read More

WASHINGTON (IDIL NEWS)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan kula qaatay magaalada Washington gudoomiye ku-xigeenka bangiga adduunka, Xafiz Ghanim. Ra’iisul Wasaaraha iyo Guddoomiyaha Bangiga adduunka ayaa ka wada hadlay tallaabooyinka waaweyn ee dowladda Soomaaliya u qaadday dhanka dhib-u-habeynta hay’adaha dowladda, gaar ahaa nidaamka maaliyadda dalka. Labada masuul ayaa sidoo kale isla soo qaaday habsami u socodka dadaallada Soomaaliya looga cafinayo deymaha. Kulanka labada mas’uul ayaa waxaa qeyb ka ahaa guddoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Moxamed Cabdullaahi, Hantidhowrka Qaranka iyo wasiirka maaliyadda. Ra’iisul Wasaare Xassan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku jooga…

Read More

GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Puntland Cawil Sheekh Xaamud, ayaa Sheegay in loo baahan yahay in la xiro Maalinta berrito ah oo Khamiisa Goobaha Waxbarashada iyo Ganacsiga ee Degaanada Puntland. Wasiir Xaamud ayaa Sheegay in xirista Goobaha Waxbarashada iyo Ganacsiga Degaanada Puntland, looga gol lee yahay Roob doon la iclaamiyay in Khamiista soo socota ay ka dhacdo Guud ahaa n Dowladda Puntland. Waxaa uu sheegay in sidoo kale dhamaan la fasaxayo Shaqaalaha Dowladda si ay qeyb ay uga noqdaan Banaan-baxan alle bariga ah, waxaana uu ugu baaqay Bulshada Puntland inay u soo baxaan Roob-doontan la iclaamiyay Khamiista, si uu…

Read More

GAROOWE (IDIL NEWS)-Shirka Af-hayeenada Sharci dejiyaasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada, oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka socday Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa lagu wadaa in maanta lasoo gaba-gabeeyop. Shirkan oo ah kii 5-aad ee ay yeeshaan Af-hayeenada Baarlamaanada Dowlada Federaalka iyo Dowlad Gobaleedyada ayaa intii uu socday looga hadlayay iskaashiga iyo wada shaqeynta ka dhaxeysa labada dhinac. Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Mahad Cabdalle Cawad oo ka hadlay furitaankii shirka, ayaa ku dheeraaday muhiimadda ay leedahay wadajirka, iskaashiga iyo dhameystirka Dastuurka. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Puntland, Koofur Galbeed, Hirshabeelle, Jubbaland,…

Read More

IDIL NEWS(DUBAI),Dowlada Imaaraadka Carabta waxay hoos u dhigtay soo dhaweyntii Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo ay martiqaad ufidisay kal hore,balse shalay gaaray dalkaas. Deni,ayaa garoonka kala kulmay bahdilaad waxaana uu kasoo baxay qaybta Dadka caadiga ah,iyadoo aysan jirin madax uga hortagtay garoonka marka laga saaro shaqaale hoosaad. Sidoo kale Madaxweyne Deni waxaa la dajiyay Hotel maqaamkiisu hooseeeyo. Bahdilaadan Diblomaasi ee Dowlada Imaaraadku kula kacday Madaxweyne Deni ayay Dadka falanqeeya siyaasada Somaliya waxay u arkaan dagaaal diblomaasiyadeed oo ka dhan ah Deni .Sidoo kale waxaa xusid mudan in Dowlada Imaaraadku ka reebtay guud ahaan Waftigii usoo raaci lahaa Madaxweyne Deni…

Read More

Safaarada Maraykanka ee Nayrobi,ayaa udiiday Visa-ha Dal kugalka Agaasime xigeenka Nabadsugida Dowlada Fadaraalka Somaliya Fahad Yaasiin. Warar ay si hoose ku helayso Warbaahinta Idil News,ayaa tibaaxaya in Fahad oo qayb ka ahaa waftigii RW Khayre ee ka qaybgalayay shirka Washintong,ay Safaaradu si gaar ah kaligii ugu diiday Visa–ha. Diidamada dalkugalka ee Dowlada maraykanka,ayay Dadka sida dhow ula socdaa xaalka Somaliya waxay ku sheegeen in ay ka danbaysay,xog ogaalnimada Dowlada Maraykanka ee arimaha Somaliya,gaar ahaan Madaxtooyada. Dowlada Maraykanku waxay xog ogaal ka tahay siyaasada Somaliya ,iyadoo taa ka duulaysana waxay Fahad u aragtaa shaqsi u shaqeeya Dowlad kale oo aan Somaliya…

Read More

On February 27, 2019, a group of friends and I unexpectedly decided to travel to Hilala oil site without prior discussion. This unplanned journey turned to be a long trip towards Calub oil extraction site, the biggest in the Ogaden Basin which is also known as Jehdin (Jeexdin). My primary objective was to see the actual scene where the first barrel of crude oil was recently extracted. I was also very keen to understand the extent of support that the local communities around the extraction sites receive, both from the companies involved in oil extraction, the regional administration, and the…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmajo ayaa Maanta Xafiiskiisa waxa uu ku qaabilsay wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Laftagareen). Madaxweyne Laftagareen iyo Xubno la socda ayaa Maalin ka hor waxa ay soo gaareen Magalada Muqdisho,waxaana kulanka oo ahaa Qado Sharaf ay uga wada hadleen arrimo dhowr ah. In kastoo kulankaas Madaxtooyada Soomaaliya weli faah faahin guud ka bixin ayaa hadana wararka la helay waxa ay sheegayaan inay uga wada hadleen sidii loo adkeyn lahaa wadashaqeynta ka dhaxeysa Dowladda Federaalka iyo Maamulka Koonfur Galbeed iyo sidii loo sii deyn lahaa Sheekh Mukhtaar…

Read More

ALGIERS (IDIL NEWS)-Baarlamaanka Algeria ayaa magacaabay Afhayeenkii Aqalka Sare Abdelkader Bensalah inuu noqdo Madaxweynaha Kumeel gaarka ee dalkaas mudada kala guurka ah ee dalkaas inta Madaxweyne cusub laga dooranayo. Abdelkader Bensalah ayaa hoggaamin doona dalka muddo 90 cisho ah, sida dastuurka qabo, iyadoo Baarlamaanka dalkaas u codeeyay. Madaxweynihii hore ee Algeria Abdelaziz Bouteflika oo dalka xukumayay 20 sano ayaa todobaadkii hore iska casilay xilka, kaddib dibad baxyo ballaaran oo looga soo horjeeday dowladda, kaasoo ugu dambeyn isku casilay. Madaxweynaha KMG Abdelkader ayaa sheegay inuu ku shaqeynayo danaha dadka iyo waxa ay doonayaan, isagoo xusay inay mas’uuliyad weyn ay tahay in…

Read More

QARDHO (IDIL NEWS)-Wakiilka Koonfur Galbeed u qaabilsan Puntland ayaa kulan la qaatay Maamulka Degmada Qardho iyo Dadka kasoo jeeda Degaanka Koonfur Galbeed, waxaana soo qaban qaabiyey kulan duubabka dhaqanka, waxgaradka iyo ganacsatada Koonfur Galbeed Ee Magaalada Qardho Duqa Degmada Qardho ee xarunta Gobalka Karkaar Cabdi Siciid Cismaan Dheere, ayaa sheegay Dadka kasoo jeeda Degaanada Koonfur Galbeed ay yihiin Dad dhaqan wanaagsan, una diyaarsan inay shaqeystaan. Cumar Cabdiladiif Sheekh Yuusuf, Wakiilka Koonfur Galbeed ee Puntland, ayaa uga mahadceliyay Bulshada Puntland iyo Dowladaba soo dhaweynta ay u muujiyeen Bulshada kasoo jeeda Degaanada Koonfur Galbeed, isagoona sheegay in loo baahan yahay in Dadka…

Read More

CADAADO (IDIL NEWS)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ee fadhigiisu yahay Cadaado Cali Gacal Casir, ayaa ka hadlay shirka ay leeyihiin Guddoonka Baarlamaanka Federaalka iyo Dowlad goboleedyada, kaasoo maalintii labaad ka socda Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland. Cali Gacal Casir ayaa sheegay in Madaxda Dowladda Puntland ay ka reebeen inuu ka qeybgalo shirka, isagoo metalaya Maamulkiisa, wuxuuna tilmaamay in Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya uu u soo diray casuumaada Shirka ka socda Magaalada Garoowe. “Waxaan aaminayaa in arintan tahay khilaaf cusub oo hay’adaha sharci dejinta laga dhex abuuray, waxaan kaloo sheegayaa inaan aqoonsaneyn wax kasta oo shirkaas ka soo baxo, maadaama aan ka qeybgalin…

Read More

Somali Prime Minister Hassan Ali Khaire begins a visit to Washington on Monday. Meetings are tentatively scheduled at the World Bank and either at or with senior officials from the State Department, Treasury Department, and the United States’ intelligence community. Khaire, who has just begun his third year as prime minister and who was previously a refugee in Norway, was appointed by President Mohamed Abdullahi Mohamed (“Farmajo”) who himself was selected by a parliament chosen by hand-picked Somali elders in a process marked by fraud and vote-buying. Khaire’s visit comes at a crucial time for Somalia. In 1991, after the fall of dictator Siad…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka ayaa warbixin dheer ka qoray xaalada ka taagan Dhulka Xero Mariino iyo dhulka uu degan yahay Senator Muuse Suudi Yalaxow, kaasoo bishii hore Duqa Muqdisho uu ka soo saaray amar ah in laga guuro dhulkaas. Axmed Fiqi oo shalay booqday hoyga Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeeray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Eng. Yariisow oo uu xusay inuu maalmahan shaqo looga dhigay dhulka uu degan yahay Muuse Suudi Halkan ka akhriso warbixinta uu Fiqi ka qoray taariikhda dhulka Muuse Suudi iyo heerarkii…

Read More

TRIPOLI (IDIL NEWS)-Illaa20 kamid ah Tahriibayaasha Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Tripoli ee Dalka Liibaya, ayaa ku geeryooday xabsiyada Dalka Liibiya, kaddib markii ay soo wajaheen Xanuuno, sida uu sheegay mid kamid ah Tahriibayaasha. Mid kamid ah Tahriibayaasha ayaa sheegay in iyaga oo ah Maxaabiis Soomaaliyeed oo gaaraya 800, ay ku jiraan Xabsiyadda Dalka Liibiya haatana ay lasoo gudboonaatay xaalad adag oo ay ugu horeeyaan Xanuuno galaaftay Nolasha 20 Soomaali ah. Waxaa uu xusay in aysan jirin illaa had acid lasoo xiriirtay oo wax u qabanaysa, marka laga soot ago Soomaali kale oo dagaalo ay ka socdaan Dushooda, kuwaas oo…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa waxaa xalay ay howlgallo ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ee gobolkan Banaadir, howlgalkaas oo ahaa mid amniga lagu xaqiijinayey sida ay horay u sheegeen laamaha Amniga Soomaaliya. Ciidamada ayaa howlgalka waxaa ay sigaar ah uga sameeyeen Xaafada suuqa Xoolaha qeybta degmada Yaaqshiid, iyaga oo Guryaha qaar baaritaano ku sameynayay, sida lagu arkayay Sawirro la soo dhigay Baraha Bulshada. Howlgalka inta u socday ayaa waxaa dhalinyarada farabadan laga qabqabtay Xaafadaha iyo wadooyinka qaar ee Xaafada Suuqa xoolaha,kuwaas oo baaritaano kadib badankood la siidaayey. Howlgalka xalay laga sameeyey xaafado ka tirsan…

Read More

Waxyaabaha kulankan lagaga hadlay, ayaa waxa kamid ahaa dardargelinta iyo kordhinta deeqaha uu jarmalku siiyo Somaliland, ka miro o dhalinta mashaariicda horumarineed ee dawladda Jarmalku ka waddo gudaha  Somaliland ee ay kamidka yihiin waddooyinka iyo Biyaha,Arrimaha doorashooyinka, Dimuqraaddiyadda. Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Read More