Author: Jibril Qoobey

BOOSAASO (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Dowladda Puntland Xasan shire Cabdi (Abgaal), ayaa sheegay iney shaqaale ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda loo xiray falal Musuq-maasuq iyo lunsasho lacageed. Wasiir Abgaal ayaa Sheegay in Shaqaalaha la xiray ay isugu jiraan kuwo lagu helay inay lunsadeen Lacag iyo kuwo lagu qabtay iyagoo jaraya Rasiidyo lacagee oo been abuur ah, ayna ku hayaan Xabsiyada. Waxaa uu xusay in Shaqaalahan lagu helay Musuq-maasuqa la hor keeni doono Maxkamadaha Dowladda Puntland, si loo marsiiyo waxa ay ka mutaan Sharciga. Wasiir Abgaal ayaana cadeyn tirade iyo Goobaha ay ka howlgalayeen Shaqaalahan la xiray. Waa markii ugu horeysay ee…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Wafdi ka socday dowlada Talyaaniga oo ay hoggaaminaysay Wasiirka difaaca, Elisabetta Trenta uuna qayb ka ahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Talyaaniga, Gen. Enzo vecciarelli, iyo xubno kale ayaa maanta soo gaaray Muqdisho,iyagoo kulan la qaatay Wasiirka difaaca Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed (Amar-Dambe), wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, taliyaha ciidanka xoogga dalka iyo xubno kale oo katirsan Dowladda. Kulanka ayaa looga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhaxeeya labada dawladood, iskaashi laga sameeyo dhinaca Ciidamada iyo wada shaqeynta labada Wasaaradood ee difaaca. “Waxaan ka wada hadalnay xiriirka gaar ahaaneyd ee naga dhaxeeya…

Read More

ADDIS ABABA (IDIL NEWS)-Ethiopian Prime minister Abiy Ahmed is awaiting a European Union input to boost reconciliation initiative between Somalia and Somaliland, ADV learns here Sunday. Last week, delegates from several EU countries visited Hargeisa and held a discussion with Somaliland leader on the prospects of a dialogue between Somalia and Somaliland and the way forward. The delegates’ meeting stems from the efforts by the Ethiopian Premier Aby Ahmed to reconcile Somalia and the self-proclaimed republic of Somaliland in a bid to bolster peace in the Horn of Africa. Somaliland broke away from Somalia during the protracted war that erupted…

Read More

GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir ku sii sagootiyey Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda iyo Waftiga Madaxweynaha ayaa waxaa qayb ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Cabdullaahi Cabdi Xirsi, Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Maxamed Cabdi Cismaan (Majiino) iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland. Madaxweynaha Puntland ayaa ka warbixiyey safarka uu ugu ambabaxay Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, waxaana uu…

Read More

GAROOWE (IDIL NEWS)-Shirka Af-hayeenada Sharci dejiyaasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada, ayaa maanta ka furmay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland, Iyadoona looga hadlayo iskaashiga iyo wada shaqeynta ka dhaxeysa labada dhinac. Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Mahad Cabdalle Cawad ayaa shirka furay, waxaana uu ka hadlay muhiimadda ay leedahay wadajirka, iskaashiga iyo dhameystirka Dastuurka. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Puntland, Koofur Galbeed, Hirshabeelle, Jubbaland, iyadoo shirkan laga reebay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, sababo u muuqata khilaafka maamulkaas iyo Labada Guddoomiye Baarlamaan ee kala fadhiya Cadaado iyo Dhuusamareeb. Mas’uuliyiinta ka qeyb galeysa shirkan ayaa ka…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Wasaaradda arrimaha dibadda ee Imaaraadka Carabta ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan Soomaaliya, iyadoo ka cabsi qabto weeraro iyo afduub loo geysto dalxiisayaasha u dhashay dalkeeda. Walaacan cusub ee dhinaca amniga ah ayaan ku koobneyn Soomaaliya oo kaliya, balse waxaa ku jira 10 dal oo kale oo u badan qaarada Afrika, iyadoo dalalka Brazil iyo Ukraine la sheegay in amnigooda hada la isku haleyn karo, taasoo keentay in laga saaro meelaha khatarta uga imaan karta. Digniintan cusub ee ka soo baxday Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay in la gaarsiiyay dhamaan Safaaradaha Imaaraadka Carabta uu ku leeyahay dalalkan,…

Read More

GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan gaar ah oo ku saabsan Arrimaha Abaaraha La Yeeshay wefti balaadhan oo ay hogaaminaysey safiirka dalka Jarmalka ee Soomaaliya Ambassador Annett Günther. Kulanka ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Fadaraalka iyo Dimuquraadiyaynta Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, Wasiirka Wasaardda Degaanka Beeraha iyo Isbadalka Cimilada Ismaaciil Diiriye Gama’diid iyo Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Fadaraalka iyo Dimuquraadiyaynta Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa ka warbixiyey waxyaabihii looga wada hadlay kulanka. “Waxaa saakay Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland, Wasiirka Deegaanka iyo anigoo ah wasiirka Arrimaha Gudaha oo…

Read More

WASHINGTON (IDIL NEWS)-Waxaa ku dhawaaqday inay is casishay Xoghayihii amniga gudaha Maraykanka Kirstjen Nielsen,waxaana taasi u muuqataa in Madaxweyne Donald Trump oo lumiyay xubintii ugu muhiimsanayd golihiisa Wasiirada. Kirstjen Nielsen oo mas’uul ka ahayd qorshaha muranka badan dhaliyay ee gidaarka,waxaana ay mas’uul ka ahayd hirgalinta qorshaha gidaarka iyo kan ka hortagista dadka soogalootiga ah, gaar ahaan in la kala sooco carruurta iyo waalidkooda muhaajiriinta ah. Madaxweyne Donald Trump ayaa bartiisa Twitter-ka kusoo qoray in booskii ay baneysay Xoghayihii amniga gudaha Maraykanka Kirstjen Nielsen lagu bedeli doono agaasimaha Laanta Canshuuraha iyo Illaalinta xudduudaha Kevin McAleenan. Kirstjen Nielsen ma sheegin sababta ay…

Read More

GAROOWE (IDIL NEWS)-Waxaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa in Magalaada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland, uu ka furmo Shirka Shanaad ee Golayaasha sharci-dejinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada. Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad iyo Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Dowlad Gobaleedyada Jubbaland , Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle, ayaa shalay soo gaaray Magaalada Garoowe, waxaana shirkaas laga reebay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, sida ay sheegayaan Wararku. Shirka Golayaasha sharci dejinta ayaa waxaa uu socon doonaa mudo saddex Cisho ah, in kastoo aan la soo bandhigin ajendaha shirkaas ayaa hadana waxaa la filayaa inay ka hadlaan…

Read More

KISMAAYO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa sheegay jahwareerka ugu badan ee dalka ka jira uu yahay Dastuurka oo aan weli heshiis dhab ah laga gaarin. Axmed Madoobe ayaa sheegay in dastuurka uu yahay wax dad ku heshiiyay oo bulsho ku dhaqanto, balse dastuurka qabyada uu weli yahay mashruuc aan dhamaan oo marba qolo ay meel u wadato. “Dastuurka wuxuu noqday mashruuc aan dhammaan oo marba meel qolo u wadato wey adag tahay in dowladnimada sal dhigato inay wax ku heshiiso waa adag tahay in is qabqabsiga la daayana waa adkaaneysa, inta Dastuurka uu qabyo yahay sidaas…

Read More

GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni, ayaa lagu wadaa in uu saaka ka duulo garoonka diyaaradaha Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, isagoona ku wajahan dalalka Imaaraadka Carabta iyo Shiinaha, oo uuu ku tagayo booqasho qaadan doonta muddo ka badan Todobaad. Madaxweyne Deni, ayaa qorshuhu ahaa inuu shalay gelinkii dambe ka amba baxo Magaalada Garoowe, Iyadoona uu dib u dhac saacado ah uu ku yimid Wafdi ka kooban Safiirada Dalalka Yurub ee Soomaaliya, kuwaas oo uu Madaxweynuhu ku daahay markii dambe shirarkii uu la lahaa. Wararka ayaa sheegaya in Diyaarada qaadaysa Madaxweynaha Puntland ay ku sugan tahay Garoonka…

Read More

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, yaa mar kale martiqaad u diray Madaxda Maamul Goboleedyada inay bishan isugu yimaadaan Magaalada Muqdisho, si uu uga dhaco shir Golaha Amniga Qaranka. Shirkan oo la sheegay in qorsheeyay inuu dhaco 19-23 April, ayaa looga hadli doonaa Amniga Qaranka, xoojinta xiriirka dowladda Federaalka dowlad goboleedyada, dib u dhiska Ciidamada Soomaaliyeed iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo Daacish, sida uu Bartiisa Twitter-ka kusoo qoray La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Farmaajo Cabdisaciid Muuse Cali. Maxaa kala Socotaa Qorshaha Shirkan iyo Xilligii u dambeysay ? Shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagu gorfeeyey xaaladda amni ee…

Read More

GAROOWE (IDIL NEWS)-Wafdi uu Hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad, ayaa soo gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland, halkaas oo uu ka furmayo shirka Shanaad ee Afhayeenada Shirci dajiyeyaasha Soomaaliya. Waftiga uu Hoggaaminayay Guddoomiye Cawad, ayaa waxaa kamid ahaa Guddoomiyaasha Baarlamaanada Dowlad Goboledyada Hirshabeelle, Koofur Galbeed iyo Jubbaland, waxaana shirkan ka maqan Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug. Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Puntland C/xakiim Maxamed Axmed Dhoobo-daareed, oo waftigan kusoo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Garoowe, ayaa sheegay inay ka qeyb-galayaan Shirkii Shanaad ee Afhayeenada Sharci-dejiyayaasha Soomaaliya, kaas oo berri ka furmay Caasimadda Puntland, socon doonana Saddex…

Read More

GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo saaka subaxnimadii hore safar dhulka ah kaga soo ambabaxay magaalada Boosaaso, soona Gebagebeeyey safarkiisii taariikhiga ahaa ee Gobolada Karkaar iyo Bari ayaa galabta qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay wefti balaadhan oo ay hogaaminaysey safiirka dalka Jarmalka ee Soomaaliya Ambassador Annett Günther. Kulanka ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah Cabdiqafaar Cilmi Xaange, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Fadaraalka iyo Dimuquraadiyaynta Maxamed Cabdiraxmaan Dhabanacad, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Jaamac Faarax Xasan iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland Maxamed Cabdiladiif Yuusuf. Madaxweynaha Puntland ayaa…

Read More

KISMAAYO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta daah furay shirka dib u eegista Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya ee heer Federaal iyo Dowlad Goboleed. Shirkan ayaa waxaa ka qayb-galay Dhamaan Dowlad Goboleedyada dalka, Dowlada Federaalka ah iyo dhinacyada howshan ku lugta leh. Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in khilaafka la xiriira awoodaha uu jirayo inta Dastuurka dalku uu qabyada yahay in la dhamaystirana ay lagama maarman tahay waxaa uu intaas ku daray in Barnaamijkan ay tahay in Soomaalida iyo dadka aan maslaxadooda u ordaynin loo daayo si wax miro dhal ah ay uga soo baxaan kala…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Ra’iisul Wassaarha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u amba-baxay dalka Mareykanka. Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wafdigiisa ayaa halkaas waxa ay kaga qeyb-galayaan shir looga hadlayo arrimo ay kamid yihiin deyn cafinta Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa inta ay Mareykanka joogaan waxa ay kulamo la yeelanayaan hay’adaha maaliyadda ee caalamiga ah, saraakiil sare oo ka tirsan dawladda Mareykanka iyo qayba kale oo kamid ah bah-wadaagta Soomaaliya, si loo dardar-geliyo ajandaha qaran ee dub-u-habaynta hay’adaha dawladda. IDIL NEWS

Read More

ADDIS ABABA (IDIL NEWS)-Urur-goboleedka Horumarinta Geeska Africa ee IGAD, ayaa soo saaray guddi-howleed ku saabsan Badda Cas iyo Gacanka Cadan. Sida lagu sheegay War-saxaafadeedka kasoo baxay IGAD, guddi-howleedka ayaa waxaa sameeyay Guddiga Ammaanka IGAD ee fadhigoodu yahay Magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya. Dhisidda Guddi-howleedka ayaa la sheegay in uu waafaqsan yahay go’aanka 46-aad ee Golaha Shacabka IGAD, ee lagu qabtay Jabuuti 27-kii February 2019. Guddi-howleedka ayaa la filayaa in ay wax ka bartaan, dib-u-eegaan, ayna sameeyaan gebagabadii iyo talooyin ku saabsan Badda Cas iyo Gacanka Cadan, Iyadoona Guddigu uu isku-duubi doono dadaalladA ku aaddan Guddiga Midowga Afrika iyada oo…

Read More

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has reportedly established a Taskforce on the Red Sea and Gulf of Aden today. According to IGAD’s press statement, the taskforce was formed by IGAD Committee of Ambassadors in Nairobi, Kenya. The establishment of the Task Force is in line with the decision of the 46th Ordinary Session of the IGAD Council of Ministers held in Djibouti on 27th February 2019. The taskforce is expected to study, review and formulate conclusions and recommendations as well as advise the Council and urgently chart a regional plan of action with clear timelines, the release stated. It…

Read More

GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka qayb-galay shirka u qareemidda iyo Ansixinta baahiyaha dagmooyinka Galdogob iyo Caluula, kaas oo muddo hal maalin ah ka socon doona magaalada Garoowe. Ujeedada shirkan ayaa salka ku haysa sidii loo xoojin lahaa awoodda maamul ee degmooyinkaasi, loona horumarin lahaa adeegyada kala duwan ee arrimaha bulshada, kuwaas oo ah qorshaha ugu weyn ee dowladdan, waxaana kulankan goob joog ahaa, Wasiirada iyo Wasiir ku xigeenada Wasaaradaha, Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuquraadiyaynta, Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga Ah, Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta, Ganacsiga, Wershedaha iyo Maalgashiga iyo Wasiirka…

Read More

Inside the carriages on the 10-hour rail journey through land-locked Ethiopia into the tiny Red Sea state of Djibouti, the chirping of mobile phones mingles with a mashup of regional languages and the murmur of the devout at prayer. A woman in a yellow frock trundles past maroon-upholstered seats with her cart: “Coffee! Bunna! Tea! Chai!” At first glance, there’s nothing conspicuously Chinese about the Addis Ababa-Djibouti Railway, but then you spot the train’s Chinese driver and a few Chinese passengers huddled on a bunkbed. In fact, says Ilyas Moussa Dawaleh, Djibouti’s good-­humored finance minister, “It’s all about the ‘C.’” The…

Read More

It was shocking to many Somalis that USA granted entry visa to Al Ittihad Jihadist Fahad Yassin Haji Dahir who serves as Deputy Chief of Somali Intelligence Agency. Fahad who was among the first combatant team of Al Ittihad in early 1990ties appeared in the frontlines of the terrorist groups in several parts of Somalia. He caused a mayhem to many Somali innocent people as well as military personnel from the neighboring countries and western countries who came to help Somalis get rid of terrorist menace. He is accompanying Somali PM Hassan Ali Kheyre and is expected to meet US leaders including…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali kheyre, ayaa Goor-dhaweyd Magacaabay saddex Wasiir oo ka mid noqonaya golaha Xukuumadda Soomaaliya, kuwaas oo xilalkooda ay banaanaayeen. Wasiirada uu Magacaabay Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa kala ah; Wasiirka Dastuurka, Saalax Axmed Jaamac Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Sadiiq Warfaa Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha, Fowsiya Maxamed Sheekh Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jaamac, oo ah Xildhibaan ayaa laga soo wareejiyay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, oo loo dhiibay Xildhibaan Saadiq Warfaa, halka Wasiirka cusub ee Wasaaradda Tamarta Fowsiyo oo ah Xildhibaanada ay buuxisay booskii uu hore u baneeyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/caziiz…

Read More

GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni, ayaa ka hadlay Ujeedada Socdaalka Safiirada Dalalka Yurub ee maanta imaanaya Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland. Madaxweyne Deni ayaa Sheegay in Safiirada ka socda Wadamada Midowga Yurub oo ay kamid yihiin Danjirayaasha Wadamada Jarmalka, Ingariiska, Talyaaaniga iyo kuwo kale, uu la kulmi doono maanta ayna yeelan doonaan Wada-hadal. Waxaa uu sheegay in isaga iyo Safiirada Yurub ay ka wada-hadli doonaan sidii loo dhameyn lahaa Mad-madowyo horey u jiray oo la xariiray Musuq-maasuq lagu sameeyo Mashaariicda ay ugu deeqaan Degaanada Puntland iyo la dhisi kalsoonada u dhexeysa Dowladda Puntland iyo Wadamada…

Read More

GAALKACYO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa Nasiib darro ku tilmaamay xaalada ammaan xumo eek a jirta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Madaxweyne Xaaf oo ka hadlayay Banaan-bax lagu xoojinayo Nabadda iyo Isdhex-galka Bulshada Magaalada Gaalkacyo, ayaa sheegay in Nabaddu ay tahay Aas aaska Nolashada, hadii la waayana aysan jirayn Nolal iyo Hormar. Waxaa uu sheegay in wax lala yaabo ay tahay in Magaalada Gaalkacyo oo ay hareeyeen Dagaal sanado kahor dagaalo, ay maanta tahay Nabad, Degmada Shangaani ee Magaalada Muqdisho ay xabad ka dhacayso. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa Sheegay in uu dhowaan…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Xildhibaan Yuusuf Xuseen Axmed, oo ka mid ah Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, islamarkaana shalay wasiirka waxbarashada uu ku tilmaamay inuu wakiil u yahay Al-Shabaab ayaa waxaa uu sheegay In Xildhibaano badan ay kulan ka yeesheen arintaasi, islamarkaana ay la xisaabtami doonaan Wasiirka. Xildhibaanka ayaa sheegay in falkaas lagula kacay uu yahay dhaqan xumo weyn, isla markaana Shacabka dhegahooda ay maqleen war aan wanaagsaneyn oo uu uga tacsiyadeynayo. Waxa uu tilmaamay in Gudiga anshaxa Barlamaanka Soomaaliya ay u gudbin doonaan, isla markaana iyaga oo Xildhibaano dhowr ah ay looyaro qabsadeen dacwadna ay ka gudbin doonaan Xildhibaan/ Wasiir Cabdullaahi…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Kooxda Al-Shabaab ayaa ka hadlay Qaraxyo iyo Dilal saacadihii aynu soo dhaafnay ka dhacay qaar kamid ah Xaafadaha Magaalada Muqdisho. Qaraxyo Miino loo adeegsaday ayay Shabaab sheegeen in gaadiid ay wateen ciidamo ka Tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya lagula eegtay Degmooyinka Hodan iyo Holwadaag ee Gobolka Banaadir. Dhanka kale. Dagaalyahano ka tirsan Shabaab ayaa xalay maqribkii waxa ay deegaanka Weydoow ee galbeedka Magaalada Muqdisho ku dileen 2 askari oo katirsan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya, dadka deegaanka ayaa sheegay in xoogagii dilka geystay ay si nabad gelya ah goobta uga dhaqaaqeen. Shabaab ayaa kordhiyay maalmihii dambe qaraxyadda iyo dilalka ay…

Read More

GAROOWE (IDIL NEWS)-Safiirada Wadamada Midowga Yurub ee Soomaaliya, ayaa lagu wadaa inay maanta soo gaaraan Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland. Safiiradan ka socda Wadamada Yurub ee imaanaya Garoowe, ayaa waxaa Hoggaaminaya Danjiraha Dowladda Jarmalka ee Soomaaliya, Iyagoona kulamo la yeelan doono Madaxweynaha Dowladda Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni, oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa Magaalada Boosaaso ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Garoowe, si uu ula kulmo Safiirada Midowga Yurub. Wefdigan iyo Madaxweynaha Puntland ayaa ka wada-hadli doona arrimaha la xiriira dhinacyada amniga Siyaasadda iyo Taageerada Dowladda Jarmalka iyo guud ahaan Waddamada Yurub ay siiyaan Puntland…

Read More

DHOOBLEY (IDIL NEWS)-Wararka ka imaanaya Gobolka Jubadda Hoose ayaa sheegaya in Al-shabaab ay la wareegeen gacan ku heynta deegaan kaabiga ku haya xadka ay wadaagaan Kenya iyo Soomaaliya. Deegaanka Shabaab ay la wareegeen ayaa lagu magacaabo Dag caday oo hoostaga Degmada Dhoobley, waxaana mudooyinkii dambe ku sugnaa Ciidamadda Maamulka Jubbaland. Saraakiil ka tirsan Shabaab oo la hadlay warbaahintooda ayaa sheegay in haatan ay ku sugan yihiin deegaanka,islamarkaana ciidamadii Jubbaland isaga baxeyn. Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Maamulka Jubbland oo loogu hadlaayo sheegadda Shabaab, Iyadoona ay jiraan dhaqdhaqaaqyo Ciidan. IDIL NEWS

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeye Guute Zakiya Xuseen Axmed ayaa sheegtay in howlgalladii ugu dambeeyey ay sameeyeen Ciidamada Booliska Soomaaliya ay kusoo qabteen Xubno ka tirsan Shabaab,sidoo kalen ay fashiliyeen qaraxyo. Shir Jaraa’id oo ay ku qabatay Magalada Muqdisho ayaa waxa ay ku sheegtay in deegaanka Ceelasha Biyaha laga soo qabtay hub farabadan,sida Bambooyin, Miinooyin, suumanka qaraxyada iyo waxyaabo kale,isla markaana lagu aasay God ku yaalla deegaanka ceelasha Biyaha. Sidoo kale waxa ay sheegtay in howlgallo Ciidamada Dowladda ka sameeyeen degmada Afgooye lagu soo qabtay 35 ruux oo ka tirsan Al-Shabaab,halka sidoo kale 14 kale laga soo…

Read More

BOOSAASO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Boosaaso maanta ka dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo ay ka midyihiin xaafadda cusub oo lagu magacaabo Guryo-Samo, taasi oo loo dhisidoono si casri ah, dhismaha mashruuca ‘’XALKA WAARA’’ oo lagu dhisidoono 200 oo guri, taasi oo ay degidoonaan barakacayaasha magaalada Boosaaso iyo gobolka Bari oo dhan iyo dhagax dhigga Garoonka Kubadda Cabta Boosaaso. Dhagax dhigga goobahani muhiim ka ah ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda Puntland, maamulka Gobolka iyo kan degmada Boosaaso, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland iyo masuuliyiin kale. Madaxweynaha Puntland ayaa ugu horayn…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Soomaaliya Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa ku eedeeyay Guddoonka sare ee baarlamaanka Soomaaliya inay soo qaateen mashruuc ay ku doonayaan inay ku xiraan Baarlamaanka Soomaaliya. Waxa uu u soo jeediyay Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan inuu ixtiraamo sharciga, isagoo intaa ku daray in aanay aqbali doonin in Golaha Shacabka sidii la doono laga yeesho. “Guddoonka baarlamaanka mashruuca ayuu soo qaatay ee ah inuu baarlamaanka af xiro, mana aqbaleyno, Guddoomiyaha waxaan ka codsaneynaa inuu sharciga aqbalo, ixtiraamo, Dhageysto, Gudoomiyaha ma ahan Guddoomiye Kooxeed, waa Gudoomiyihii Golaha Shacabka” ayuu yiri Xildhibaan Odawaa. Waxaa uu…

Read More

BOOSAASO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Madane Siciid C/llaahi Deni, ayaa sheegay in Puntland uu dhaawac kasoo gaaray Dilkii loo geystay Maareeyihii Dekedda Boosaaso ee Shirkadda DP World Poul. Madaxweyne Deni ayaa Sheegay in Maalgashadayaal badan oo Caalamka ka socda ay dib uga hakadeen Degaanada Puntland, uuna sabab u ahaa dilkii Poul ay u geysatay Argagixisadu. Waxaa uu sheegay in Mashruucii Biyaha macaan lagu gelinayay Magaalada Boosaaso ee ay ku deeqday Dowladda Talyaaniga dib loo dhigay. Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Deni, ayaa ugu baaqay Shacabka Puntland gaar ahaan Shacabka Boosaaso inay ilaashadaan Nabadooda, maadama aysan dhici Karin in la isku helo…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre, ahna Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka ayaa si kulul uga hadlay buuqii iyo fowdadii ka dhashay kulankii Baarlamaanka ee maanta looga doodi lahaa arrimaha Amniga, kaddib markii la isku mari waayay in Saxaafadda kulanka goobjoog ka ahaato iyo in dibadda loo saaro. Wasiir Goodax oo gudaha xarunta Warbaahinta kula hadlay ayaa baaqashada kulanka maanta ku eedeeyay Xildhibaano sida uu sheegay u jooga baarlamaanka Kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo aaney dooneyn in dood laga yeesho amniga. “Waxa diidan in baarlamaanka Soomaaliyeed uu xog-ogaal u noqdo amniga meesha uu marayo waa Shabaab, waa dad Shabaabka u…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea iyo La Taliyaha Madaxweynaha Eritrea, kuwaasoo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Wafdiga ayaa Madaxweyne Farmaajo soo gaarsiiyay farriin iyo salaan ay uga sideen dhiggiisa dalka Eritrea Isaias Afwerki, iyaga oo sidoo kale warbixin ku saabsan booqashadoodii ay ku tageen Somaliland la wadaagay Madaxweynaha. Kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga reer Eritrea ayaa waxa lagu lafo-guray arrimaha gobolka, dardargelinta l isdhexgalka dhaqaale ee Geeska Afrika iyo sidii ay labada dal isaga kaashan lahaayeen dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda. Safarka wafdiga Eritrea ee magaalada Muqdisho waxa uu…

Read More

BOOSAASO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeer ku sameeyey xarunta Dowaladda Hoose ee degmada Boosaaso iyo xarunta Gobolka Bari. Madaxweyne Deni oo booqsho iyo u kuur galidda xaaladda gobolka Bari ku jooga magaalada Boosaaso ayaa kormeerkiisa ka bilaabay xarunta Dowladda Hoose ee Boosaaso, waxaana goobjoog ahaa duqa degmada Cabdisalaam Bashiir Cabdisalam, xildhibaanada Golaha Degaanka degmada iyo iyo hawl-wadeenada xarunta. Madaxweynhaa ayaa xafiisayada xarunta D/Hoose mid mid u galay si uu u kor-jookteeyo shaqada bulshada loogu hayo isla’ markaana madaxweynha ayaa kulan la qaatay Duqa degmada iyo xildhibaanada Golaha Degaanka, isagoo ku bogaadiyey shaqada balaadhan ee ay…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa soo xiray kulankii Xildhibaanada Golaha Shacabka ka dib markii uu harreeyay buuq fara badan. Buuqa ayaa ka dhashay ka dib markii Gudoomiyaha Golaha Shacabka uu soo jeediyay in Saxaafadda Banaanka looga saaro kulanka, waxaana u codeeyay xildhibaano badan. Kulanka maanta baaqday ayaa inta badan waxaa soo xaadiray Hay’addaha Ammaanka dowladda Soomaaliya si su’aallo looga weydiiyo Ammaanka dalka. Kulankaan ayaa ah Mid si weyn isha loogu haayay Saacaddihii ugu dambeeyay Xaalad Amni daro oo daran ay ka jirto Muqdisho. Daawo. IDIL NEWS

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Eritrea Cusmaan Saalax Maxamed, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow soo gaaray Magaalada Muqdisho. Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa kusoo dhaweeyay Muqdisho Wafdiga Wasiir Cismaan Saalax, waana booqashadii labaad ee ku yimaado Muqdisho. Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Ujeedada Safarka Wasiirka Arrimaha Dibedda Eritrea, Iyadoona wararka qaar ay sheegayaan in uu kulamo la qaadan doono Madaxda Sare ee Dowladda Federaalka oo ay ka wada-hadli doonaan xoojinta xiriirka Labada Dal, iyo sidii Eritrea ay door ugu yeelan laheyd wada-hadalada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland. Wasiirka ayaa dhawaan tagay Magaalada…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Buuq iyo Sawaxan ayaa hareeyay Kulankii Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo ay hor-tagayaan Madaxda Hay’adaha ammaanka, kaddib markii Goddomiyaha Golaha Shacabka uu soo Jeediyay in saxaafadda banaanka loo saaro iyo in ay goobjoog ka noqdaan kullanka maadaama laga hadlayo arrima xasaasiga ah ee Amniga. Xildhibaanadda ayaa ku kala qaybsamay in kullanka Golaha uu noqdo mid Albaabada u xiran yihiin, intaasi kadib waxaa lagaliyay cod gacan taag ah. Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka ayaa ku dhawaaqay natiijada codaynta waxa uuna sheegay in 104 Xildhibaan u Codeeyeen in kullanku yahay mid ay u xiranyihiin Albaabadd 20 Xildhibaana ka…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Inta badan Mas’uuliyiinta Hay’addaha Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa ku sugan xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho, waxaana su’aallo weydiinaya Xildhibaanada Golaha Shacabka. Wasiiradda Difaaca iyo Amniga, Taliyeyaasha Booliska, Asluubta iyo Milateriga iyo ayaa ku sugan goobta. Kusimaha NISA Fahad Yaasiin ayaa maanta tagin xarunta golaha Shacabka, waxaana uu ka mid ahaa dadkii looga yeeray kulanka Golaha Shacabka. IDIL NEWS

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Golaha Wasiirrada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay Muqdisho ku yeesheen Kulan aan caadi ahayn oo looga hadlay xaaladda amniga dalka. Shirka oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa warbixin looga dhagaystay guddiga amniga ee dhawaan uu Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre u magacaabay in ay kasoo talo bixiyaan qorshaha sugidda amniga Caasimadda. Kulanka ayaa sidoo kale lagu ansixiyay heshiiska Caymiska ee ay wada galeen dawladda Soomaaliya iyo Hay’adda Damaanadda Darafyada Badan (MIGA). Daawo. IDIL NEWS

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa hal saac ku daray waqtiga uu furmayo kulanka maanta, maadaama weli uusan buuxsamin kooramka. 54 Xildhibaan ayaa ku yimid waqtiga loogu tala galay ee ah 10:00 barqanimo, Iyadoona ay jiraan warar sheegaya in laga yaabo in uu baaqdo Kulanka. Kulanka Baarlamaanka ayaa ah Mid xiiso badan oo maanta looga hadlaayo Ammaanka dalka, waxaana loo yeeray Hay’addaha qaabilsan dhanka Ammaanka. Masuuliyiinta hor-tagaya Xildhibaanada ayaa kala ah Wasiiradda Amniga, Difaaca, Taliyeyaasha Ciidamada Booliska , NISA iyo xoogga, si xildhibaanadu su’aalo uga weydiiyaan Xaalada ammaanka ee dalka gaar…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa mar kale Casumaad u diray Madaxda Dowlad goboleedyadda, isagoona ugu baaqay inay soo isugu yimaadaan Magaalada Muqdisho si uu u qabsoomo Shirkii Golaha Amniga Qaranka. Shirkaan ayaa looga hadlaya Xaaladda Ammaanka dalka, la dagaalanka Al-Shabaab iyo dhismaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Iyadoona Madaxweyne Farmaajo uu ku wargaliyay Madaxda Dowlad Goboleedyadda in uu shirkaan yahay Mid muhiim ah oo ka duwan shirarkii hore. Casumaaddan ayaa todobaadkaan gaartay Madaxda Dowlad Goboleedyadda, waxaana shaki badan laga muujinaya suurtagalnimadda in ay tagaan Muqdisho, xilli uu baaqday shir horay loogu ballamay in uu ka furmo…

Read More

GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland, ayaa lagu wadaa in uu maanta dib ugu soo laabto Magaalada Garoowe. Wararka ayaa sheegaya in Madaxweyne Deni uu galabta dib ugu soo laabanayo Caasimadda, si uu kulan ula qaato Safiiro ka socda Midowga Yurub oo maalinimada birrito ah kusoo wajahan Magaalada Garoowe. Safiirada ka socda Midowga Yurub ee fadhigoodu Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa hoggaaminaya Safiirka Dowladda Jarmalka ee Soomaaliya. Wefdigan iyo Madaxweynaha Puntland ayaa ka wada-hadli doona arrimaha la xiriira dhinacyada amniga Siyaasadda iyo Taageerada Dowladda Jarmalka iyo…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Howlgal ay Ciidamada Amnigu fuliyeen shantii bishaan Apriil ayaa lagu soo qabtay xubin muhiim ah oo ka tirsan Al-Shabaab islamarkaana qaabilsan ku xirista Walxaha Qarxa ee gaadiidka si uu waxyeelo u gaysto sidda ay sheegtay warbaahinta dowladda. Hawlgalku wuxuu ka dhacay magaalada Muqdisho waxaana uu qaatay muddo saacado ah sidii loo qorsheeyay ayuuna udhacay, iyadoo aanu dhicin wax khasaare ah. Ciidamada ayaa daba socday xogo sirdoon oo ay ka heleen ilo muhiim u ah taas oo suurta galisay qabashada shaqsiggaan. Tallaabadaan ayaa imaanaysa xilli Ciidamada Amnigu ay Caasimadda iyo Gobolladaba ka wadaan howlgal ballaaran oo ka dhan ah…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Madaxda Laamaha Amniga dowladda Soomaaliya, ayaa lagu wadaa in maanta ay hor-tagaan Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, si wax looga weydiiyo Ammaanka Muqdisho oo sii xumaanaya. Masuuliyiinta hor-tagaya Xildhibaanada ayaa kala ah Wasiiradda Amniga, Difaaca, Taliyeyaasha Ciidamada Booliska , NISA iyo xoogga, kuwaas oo dhowaan looga yeeray Baarlamaanka sidda uu horay u sheegay Gudoomiyaha Golaha Shacabka. Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa su’aallo weydiin doona Mas’uuliyiinta Laamaha Amniga oo aan wali hortagin baarlamaanka bilooyinkii ugu dambeeyay. IDIL NEWS

Read More

DOXA (IDIL NEWS)-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa waxa ay gaareen Magaalada Dooxa ee  Caasimadda Dalka Qadar, halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyey. Wafdiga oo isugu jira Senataro ,Xildhibaano 10 xubnood ah iyo Hoowl-wadeeno ayaa waxaaa dalkaasi Qatar ay uga qeybgeli doonaan shir weynaha 140 AAD ee Barlamaanada Aduunka(IPU) oo Sanadkiiba mar la qabto. Shirka ayaa socondoono mudo Isbuuc ah,waxaana la filayaa in guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi uu khudbad dhinacyo badan taabaneysa uu ka jeediyo shirkaas oo diirada lagu saari doono adkeynta iyo xoojinta wadashaqeynta Baarlamaannada Aduunka.…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya labadii sano ee jirtay ee la soo dhaafay ay kordheen dhaqaalaha dalka,isla markaana ay bixisay deymihii lagu lahaa. Ra’iisul Wasaare kheyre ayaa tilmaamay in maalintii ay xilka qabteen ilaa maanta aysan jirin cid dowladda Soomaaliya lacago ku leh,hayeeshee uu sheegay inay bixiyeen 100 Milyan oo Dollar oo lagu lahaa dowladda oo isugu jira mushaarka ciidamada iyo qandaraasyo dad la siiyey. “Maalintii aan nimid ilaa iyo hadda dowladda majirto cid deyn  ku leh,waxaana bixinay 100 Milyan oo dowladihii hore lagu lahaa oo sidii ay tahay aan loo…

Read More

Qarax qasaare geystay ayaa caawa fiidkii ka dhacay agagaarka dugsiga tababarada ciidamada booliska ee Jeneral Kaahiye ee magaalada Muqdisho. Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac,ayaa lagu waramayaa in uu qaraxani sababay, waxaana gadiidka gurmadka deg deg ah ay goobta ka qaadeen dad qaba dhaawacyo kala duwan. Goobta uu Qaraxu ka dhacay ayaa ah Wadada ku beegan Al-baabka dugsiga Jeneraal Kaahiye. Wali si rasmi ah uma kala cada in Gaariga uu ahaa Mid socday ama Mid lasoo dhigay Iridda dugsiga. Goobtaan ayaa ah meel si weyn loo adkeeyo Ammaankeeda, waxaana inta badan mara Mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya. Qaraxan,ayaa dhacay,iaydoo Taliska Booliska uu…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen magacaabista guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya. Wasaaradda maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa shirka golaha ee maanta waxa ay kusoo bandhigtay natiijadii kasoo baxday imtixaanaad loo galay xilka gudoomiyaha bangiga dhexe oo ay soo codsadeen 146 aqoon-yahan, taas oo ugu dambayn uu ku guulaystay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi. Golaha wasiirrada ayaa soo jeedinta wasaaradda maaliyadda kadib waxa ay cod aqlabiyad leh ku meel mariyeen in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi oo dhaqaalaha aqoon durugsan u leh uu qabto xilka guddoomiyaha Bangiga dhexe ee dalka. Bangiga…

Read More

ASMARA (IDIL NEWS)-Dowladda Eritrea ayaa eedeeyn kulul dusha uga tuuray Dowladaha Turkiga iyo Qatar. Erirea ayaa sheegtay in Dowladaha Turkiga iyo Qatar, inay kasoo hor-jeedaan Hormarinta Eritrea, gaar ahaan Taageerada iyo Maalgashiga ay ka helayso Caalamka. Sidoo kale, Eritrea ayaa tilmaamtay in Dowladahani ay fare-gelin toos ah ku hayaan arrimaha gudaha ee Asmara, ayna kasoo hor jeedaan Nabadda Geeska africa. Dowladda Eritrea ayaa haatan qeyb ka ah Isbedelada ka socda Gobalka Geeska Africa, Iyadoona xiriir dhow la leh Imaaraadka carabta oo ay loolan ku wadajiraan Dowladaha Qatar iyo Turkiga. War kasoo baxay Eritrea ayaa kusoo aadaya xilli dhowaan Golaha ammaanka…

Read More

KISMAAYO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), oo muddooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa dib ugu laabtay Kismaayo, kaddib markii uu fashilmay qorshihii uu u tagay Muqdisho. Madaxweyne Axmed Madoobe oo u tagay Muqdisho la kulanka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa la sheegay in uu fashil ku dhamaaday qorshihii kulanka kaddib markii balankii uu uga baxay Madaxweyne Farmaajo.. Ra’iisulwasaare Kheyre oo bishii hore tagay Magaalada Kismaayo, ayaa u gudbiyay Axmed Madoobe dalab uu sheegay in uu uga waddo Madaxweyne Farmaajo, kaas oo ahaa inuu yimaado Muqdisho, si ay uga wada-hadlaan Madowga labada…

Read More

BOOSAASO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir gudoomiyey shirka golaha Xukumadda Puntland oo maanta markii ugu horaysay ka qabsoomay Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland. Shirka ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay arrimo ay kamid yihiin Xaalada ammaan ee dalka iyo Socdaaladii Madaxweyne Deni uu ku maray Degaano kamid ah Gobalka Nugaal, Karkaar iyo Bari, kuwaas oo uu kulamo kula qaatay Maamulada, Waxgaradka iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada. Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Cawil Shiikh Xaamud ayaa ka warbixyey waxyaabihii looga hadlay maanta iyo amarro laga soo saaray shirka. Daawo. IDIL NEWS

Read More

BOOSAASO (IDIL NEWS)-Dowladda Puntland ayaa maanta dib Dalkooodi ugu celisay Muhaajiriin u dhashay Dalka Itoobiya, kuwaas oo Qaxooti ku joogay Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Dowladda Puntland. Muhaajiriintan oo gaarayay 43, Isuguna jiray Rag, Dumar iyo Carruur, ayaa diyaarada Jabuuti Airline ay ka qaaday Garooonka Diyaaradaha ee Caalamiga ah ee Magaalada Boosaaso, Iyagoona laga dajinayay Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Wasarada Arimaha Gudaha Dowladda Puntland oo kaashanaysa Hay”adda Muhaajiriinta Calamiga Ah Ee Aduunka IOM, ayaa dadkaan ku sagootisay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso. Muhaajiriintan Itoobiyaanka ah ee maanta laga duuliyay Magaalada Boosaaso, ayaa qeyb ka ah dadaal Dowladda…

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Hey’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa amar culus ku soo rogtay Shirkadaha Isgaarsiinta ka howl gala dalka, iyadoo ku amartay inay isku furaan khadadkooda Isgaarsiinta oo ah kuwo kala xiran oo aan is wici karin. Qoraal ka soo baxay Hey’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa lagu sheegay in dhammaan shirkadaha isgaarsiinta dalka ka howlgala ay waajib ku tahay inay isku furaan khadadkooda taleefanada wicitaanka. Akhriso Qoraalka:- Iyada oo la dhaqan-gelinayo qodobka 49aad ee xeerka Isgaarsiinta Qaranka iyo iyo xeer-nidaamiyaha isku-xirka (interconnection regulation) ee faraya shirkadaha isgaarsiinta inay isku furaan khadadkooda (interconnection) maadaama ay tahay dan guud oo waajib ku ah dhammaan shirkadaha…

Read More

JIGJIGA (IDIL NEWS)-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, ayaa baaq u diray Shacabka Dowlad Degaanka Soomaalida, Isagoona ka dalbaday inay ilaaliyaan Qoomiyadaha kale ee kunool Degaankooda. Abiy Ahmed ayaa sheegay inuu dadaal ku bixiyay in ay helaan Shacabka Degaanka Xornimo, meeshana laga saaro Madaxweynihii hore ee Dowlad Degaanka Cabdi Maxamuud Cumar. Waxaa uu sheegay intaas lagu guuleystay, maanta uu ka hirgalay Dowlad Degaanka Is-bedel dhab ah, isagoona taas bedelkeeda sheegay in looga baahan yahay Shacabka inay tixgelin siiyaan Qoomiyadaha kale ee la nool, ayna ka ilaaliyaan inay barakiciyaan. Mr. Abiy ayaa sidoo kale sheegay in loo baahan yahay in Shacabka Dowlad…

Read More

MARRAKECH (IDIL NEWS)-Wasiirka Maaliyadda Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka qeyb-galay shirka sanadlaha ah ee Bankiga Horumarinta Islaamka uga socda magaaladda Marrakech ee dalka Morocco. “Maanta waxay ahayd maalin wax ku ool ah oo howlo badani ay nooga qabsomeen shirka sanadlaha ah ee Bankiga Horumarinta Islaamiga Waxaan wadahadallo yeelanay Madaxweynaha, M/weyne ku-xigeenka Baanka Horumarinta Islaamka & wakiillo kale ee ka socday hay’adaha muhiimka ah sida Bankiga Horumarinta Afrika iyo maalgashadayaal daneynaya Soomaaliya”ayuu yiri Wasiir Bayle. Mudame Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha, Madaxweyne ku-xigeenka Baanka Horumarinta Islaamka iyo wakiillo kale ee ka socday Bankiga Horumarinta…

Read More

JIGJIGA (IDIL NEWS)-Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Axmed Shide ayaa loo doortay Gudoomiyaha Xisbiga Dilmuquraadiga Dowlad Degaanka Soomaalida, Iyadoona ku-xigeenkiisa loo doortay Madaxweynaha Dowlad Degaanka Mustafe Maxamed Cagjar, kaddib doorasho ka dhacday xarunta Xisbiga ee Magaalada Jigjiga. Doorashadan ayaa dhacday kaddib Maalmo Shirweynaha Xisbigu uu ka socday Magaalada Jigjiga, Iyadoona sidoo kale la dhisay Guddiga Fulinta Xisbiga Dowlad Degaanka Soomaalida. Xubnaha Gudiga Fulinta ayaa loo doortay Xisbiga SDP. 1. Mudane Ahmed Shide 2. Mudane Mustafa M Omer 3. Mudabe Aadan Farah 4. Mudane Mubashir Dubad 5. Mudane Mohamed Fatah 6.Mudane Abdi-Adil Hassan 7. Mudane Eng Mohamed Shaale 8. Mudane Abdirahman Ahmed Hassan…

Read More

BOOSAASO (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Dowladda Puntland C/llaahi Cabdi Xirsi, ayaa sheegay in Puntland ay xoojin doonto Baarista Tayada Badeecadaha, Daawooyinka iyo Waxyaabaha kale ee soo gala deegaanadeeda. Wasiirka Ganacsiga ayaa sheegay in ay adkeyn doonaan hubinta Tayadaha Waxyaabaha soo gala Degaanada Puntland, gaar ahaan waxyaabaha ka imaada dalka Dibadiisa ee laga soo dajiyo Dekedda Magaalada Boosaaso. Waxaa uu mahad-celin u jeediyay Shaqaalaha ka shaqeeya Tayo-dhowr badeecadaha soo galaya Degaanada Puntland, isagoona kula dar-daarmay inay sii dardar-geliyaan howsha wanaagsan ee ay u hayaan Bulshadooda. Daawo. IDIL NEWS

Read More

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dowladaha Kenya kala hadashay duqeymaha ay had iyo jeer ku burburiso Xarumaha Shirkadaha Isgaarsiinta ku leeyihiin gobolada Gedo iyo Jubbada Hoose. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, ayaa sheegay in Kenya u gudbiyeen in ay burburiyeen 11 Xarumood oo Shirkadda Hormuud leedahay iyo laba ay leeyihiin Shirkadda Somtel iyo Xawaalada Amal. Sidoo kale, Wasiirka ayaa intaas ku daray in Kenya uu ka dalbaday in xal loo helo arrinta soo laab laabatay ee ah dhibaatada ay Ciidamada Kenya ku hayaan Shirkadaha Isgaarsiinta dalka. Ciidamada Kenya ee ku sugan Gobolada Gedo iyo…

Read More