Halkan ka daawo muuqaalka
Author: Jibril Qoobey
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/laahi Deni ayaa kulan la qaatay madaxa midowga shirkadaha Shiinaha ee Africa Mr. Qian Xian,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Ugu yaraan hal qarax iyo rasaas xooggan ayaa lagu weeraray hotel ku yaalla magaalada Nairobi oo lagu magacaabo Dusit. Afhayeenka booliska Kenya, Charles Owino ayaa u sheegay taleefishinka Citizen inay rumeysan yihiin in weerarka uu yahay weerar argagixiso. Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkan, waxayna ku warrantay in maleeshiyada kooxdaas ay gudaha u galeen hotel-ka. “Anaga ayaa ka dambeyna weerarka Nairobi, howl-galkana waa mid socda” waxaa sidaas yiri afhayeenka ciidamada Al-Shabaab Cabdulcasiis Abu Muscab. Wararkii ugu dambeeyey ayaa sheegaya in la xaqiijiyey dhimashada hal qof, iyo dhaawaca afar kale. Goobjoogeyaal ayaa sheegay inay arkeen ilaa afar rag oo hubeysan oo…
Garoonka diyaaradaha General Maxamed Abshir ee magaalada Garoowe ayaa waxaa ka dhoofay wafti ballaaran oo ay hogaaminayaan madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Karaash iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Cabdixakiin Dhooba-daareed. Waftigaan oo garoonka diyaaradaha warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay inay magaalada Baydhabo kaga qaybgeli doonaan caleemasaarka madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen. Madaxweyne Dani ayay ahayd in uu ka qaybgalo caleema saarka laftagareen markii hore,balse wuu ka baaqday waxuuna udiray waftigan heerkiisu hooseeyo markii loo eego madaxda kasoo qaybgali doonta. Halkan ka daawo muuqaalka
Ajandaha rasmiga ah ee kalfadhiga 43-aad ee Wakiilada Puntland oo ka kooban sideed qodob,ayaa lagu soo darray ansixinta golaha Xukuumadda ee uu soo magacaabayo Madaxweynaha in laga dhigo mid mid. Qodobkan wuxuu awood u siinkarraa , haddii Xildhibaannadu isku raacaan in si qof ah xubnaha Xukuumadda ka mid noqonaya ay ‘codka diidmadda ku reebaan’. Qodobkan ayay Xildhibaanadu rabaan in ay ku reebaan Shaqsiyaad la hadal hayo in golaha lagu soo dari doono,kuwaasoo dareen foolxun ay ka muujiyeen shacabku. Si gaar ah qodobkaas waxuu saamayn ugu yeelan doonaa Maxamed Cabdiraxmaan Faroole hadiiba ay dhacdo in lagu soo daro Golaha. Madaxweyne Dani…
Madaxweyne waxaan jeclahay inaan kula wadaago hal caqabad oo inta badan madaxda Soomaalida curyaamisa cawaaqib xumana u horseedda: CAQABADDA KOOWAAD EE MADAXWEYNE KASTA LA KOWSATA: 1: Koox abaabulan oo xafiiskiisa isku wareejisa: Sida looga bartay Puntland iyo Soomaaliyada kaleba, madaxweyne kasta wuxuu xafiiska la yimaadaa, niyad sami iyo hammi waxqabad, hase yeeshee, caqabadda ugu weyn ee hor istaagta, waxay noqotaa, koox abaabulan oo maalinta ugu horreysa xafiiskiisa isku hareereysa, badanaa kooxdaasi waxay soo raacaan xilliga ololaha doorashada, waxayna noqon karaan, qaraabo, saaxiibo la siyaasad ah ama kuwa maalgashaday ololihiisii! Sida tijaabooyin hore laga bartay kooxdaasi waxay isu arkaan iney yihiin…
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wasiirka wasaarada Maaliyadda Puntland Cabdiqaadir Siciid carshe (Dhaqaaje) ayaa xildhibaanada horkeenay Miisaaniyaddan kumeel gaarka ah si ay cod ugu qaadaan, iyadoona intaasi kadib ay xildhibaanada cod aqlabiyad ku meel mariyeen Miisaaniyadda kumeel gaarka ee sadexda bilood ee soo socota ay ku shaqeyn doonto dowlada. Ugu dambeyn gudoomiyaha golaha wakiilada Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhoobo oo soo xiray kulanka maanta ayaa sheegay in ay ansax tahay Miisaaniyaddan kumeel Gaarka ah,hoos ak daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Madaxweynaha Puntland , Siciid Cabdullaahi Deni ayaa joojiyay dhismayaasha dhulka dowladda, wuxuuna wareegto u so saarayuu ku war-galiyay Taliyaha Booliska. Halkan ka akhriso wareegtada:-
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta 14 January 2019 kulan la qaatay Guddiyada caleema saarka Madaxweynaha Dowladda Puntland, kulankaasi waxaa Madaxweynaha ku wehelinayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash. Guddiyada qabanqaabada caleema saarka Madaxweynaha ayaa ka booban afar guddi oo kala ah, Guddiga Xiriirka, Casumaada iyo soo dhaweynta, Guddiga martigelinta, dejinta iyo gaadiidka, Guddiga diyaarinta goobta xaladda iyo guddiga amniga waxaana ay dhammaantood kulan la qaateen Madaxweynaha Dowladda Puntland . Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Dowladda Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa ka warbixiyey kulankaasi uu la qaatay Madaxweynuhu Guddiyada calemasaarka, waxaana uu xusay…
Si qurxoon oo aad ka dheehan karto nidaam soo jireen ah oo saldhigtay,ayaa loola kala wareegay awooda. Madaxweyne Gaas oo maalmahan ku mashquulsanaa diyaarinta xil wareejinta,ayaa soo bandhigay xil wareejin aad loo soo diyaariyay.Madaxweyne Gaas waxuu ku wareejiyay Madaxweynaha la doortay mudane Siciid Cabdullaahi Dani guud ahaan awoodihii Dowladnimo oo ay ka mid ahaayeen:- Amniga”B.Ciidamada Daraawiishta. T.Ciidamada Kumaandooska. J.Ciidamada Badda. X.Ciidamada PSF .Kh.Ciidamada Booliska. D.Ciidamada Asluubta. R.Ciidamada Sirdoonka.(PISA). S.Ciidamada ilaalada Madaxtooyada. Mashaariicda”B.Dekeda Bosaso T.Dekeda Garacad J.Garoonka diyaaradaha Galkacyo. X.Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo. Kh.Wadada Garowe-Galkacyo. D.Wadada Garowe-Eyl. R.Xarunta shirarka ee Madaxtooyada. Sidoo kale waxaa Madaxweynaha la doortay lagu wareejiyay dhamaan Xogaha qarsoon iyo…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa manata si rasmi ah xilka ugala wareegay Madaxweynaha xilka ka dagaya Cabdiweli Gaas,kaddib munaasabad kooban oo lagu qabtay xarunta madaxtooyada. “Waxaa farxad wayn ii ah iyo maamuus in aan si rasmi ah xilka ugu wareejiyo, Madaxweynaha la doortay ee Siciid Deni”. ayuu yiri Madaxweyne Cabdiweli Gaas. ” Waxaan dhammaan hay’adaha Dowladda iyo saraakiisha ciidammada si xushmad leh uga codsannayaa in ay la shaqeeyaan Madaxweynaha cusub .. waxaan kaloo ka codsanayaa Dadweynaha Puntland in Madaxweynaha la siiyo waqti ,la-garab galo loona duceeyo .. Waxaan u caddaynayaa Madaxweynaha in aan diyaar u ahay wixii tallo iyo…
Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa sharci darro ku tilmaamay wax ka bedelka Xeerka Bangiga Dhexe, isagoo ku eedeeyay Guddoonka iyo Baarlamaanka in si aan waafaqsaneyn xeerarka dalka loo ansixiyay. Waxaa uu sheegay in si boobsiis ku jirto loo meel mariyay xeerkaas, iyadoo ay aheyd in Baarlamaanka uu ka doodo, isla markaana uu maro saddex akhrin. Sidoo kale waxaa uu is weydiiyay qofka ajnabiga ee loo magacaabi rabo Guddoomiyaha Bankiga Dhexe kitaabka lagu dhaarinayo, maadaama aanu Muslim aheyn sida uu hadalka u dhigay. “Xukuumadda ninka ajnabiga ee ay rabto inay Guddoomiyaha Bangiga Dhexe u magacaabato Kitaabkee lagu dhaarinayaa, inlee Guddoomiyaha…
Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa manata meel mariyay xeerka Maamulka Bangiga Dhexe oo wax ka bedel lagu sameeyay. Xeerkan ayaa waxaa oggolaaday 158-Xildhibaan , halka 17-xildhibaana ay diideen,waxaana sidaasi ansax ku noqday xeerka wax ka bedelka Maamulka Bangiga Dhexe. Sidoo kale, Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulankooda maanta ku ansixiyay wax ka bedel lagu sameeyay hindise sharciyeedka Hanti Dhowrka guud ee Qaranka. Dadka qaar ayaa aaminsan in qodobka wax ka bedelka lagu smaeeyay uu dhigaya in xilalka sare ee Bankiga dhexe ee Soomaaliya ay qaban karaan cid kasta oo ugu dhibca saraysa dadka doonaya…
Marti qaad aad uqurux badan,ayay beesha karinle Hawiye oo uu hogaaminayo Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde Degmada dayniile ee Gobolka Banaadir ugu samaysay wafti balaaran oo uu hogaaminayo Islaan Bashiir islaan Cabdille Islaan Faarax oo kasoo kicitimay Puntland. Waftiga islaanku hogaaminayo,ayaa waxaa qayb ka ahaa Ganacsato,aqoonyahano iyo gudiga dhismaha Dekeda Garacad. Ugaas Faracade,ayaa Islaan Bashiir gudoonsiiyay Faras aad uqurux badan oo hadyad uu uga dhigay islaanka iyo waftiga la socda. Goobta Xafladu ka dhacady waxaa ka hadlay Nabadoono uu hogaaminayo Nabadoon Xasan Xaad iyo masuuliyiin ka tirsan golayaasha Dowlada fadaraalka ah oo ay ka mid ahaayeen, 1.Jenaraal Gaafoow .2.Jenaraal…
Milatariga Itoobiya oo Duqayn Dhanka cirka ah kawada deegaanada Gobolka galbeedka Welega ee Oromada. Iyadoo baryahanba ay dagaalo ba’ani ka socdeen Gobolada Bariga,Galbeedka,Waqooyiga iyo Koonfurta Welega iyo sidoo kale Gobolada Qelom Welega iyo Guji,ayaa waxaa maanta ciidanka Milatarigu Gobolka Galbeedka Welega ka wadaa duqaymo dhanka cirka ah. Weeraradan ayaa lasoo sheegay in lagu bartil maameedsanayo xarumo la sheegay in Jabhada OLF/ONAG ay u adeegsanaysay Tababaro ciidan iyo saldhigyo,Lama oga khasaaraha dhabta ah ee weeraradan ka dhashay waxayna umuuqataa in xaaladu faraha kasii baxayso.
Ethiopian National Defense Force (ENDF) has began airstrikes in Qellem Wellega and its environs in western Oromia, a military source told Addis Standard. According to our source, the army’s targets are “military training camps run by OLA”, the armed group of the Oromo Liberation Front – Shane Group (OLF-SG). The airstrikes have began this morning; it is unclear how long the army will conduct the operation. It follows yesterday’s bank robbery of the state owned Commercial Bank of Ethiopia and the Cooperative Bank of Oromia. Sources told Addis Standard that the heist was staged by armed men who identified themselves…
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Taliska Booliska Puntland ,ayaa umagacaabay Talye cusub Degmada Carmo ee Gobolka Bari. Talyaha cusub oo xilka kala wareegay Talyihii hore,ayaa goobta ka sheegay in uu wax la taaban karo ka qaban doono amniga Degmada ee liita. Degmada Carmo oo ku taal meel muhiim u ah isku socodka dhulweynaha Puntland waayahan danbe waxay hooy unoqotay amni daro,iyadoo ay ka dhacayeen dilal iyo dhac loo gaysanayo Gaadiidka. Lama sadaalin karo isbadalka lagu sameeyay Taliska Booliska Degmada waxuu ka badali dooni amni xumada ceebeeyay magacii Degmada,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Maamulka Gobolka,kan Degmada Bosaso Taliska Booliska Gobolka Bari,ayaa hanbalyo udiray Madaxweynaha la doortay,isla markaana shacabka Gobolka ugu baaqay in ay soo dhaweeyaan Madaxweyne cusub mudane Saciid Dani. Maamulku waxuu kaloo digniin udiray saraakiisha maamulka Gobolka Bari ee heer Degmo,Talyayaasha Booliska Degmooyinka iyo dhalainyaro ay ku tilmaameen qaswadayaal habeenkii Dadka dhiba,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Aqoonyahan rug cadaaya Siciid Cabdullaahi Saalax Deer oo ana waraysi kala yeeshay isbadalka ka dhacay Puntland,ayaa si faahfaahsan uga hadlay arimo dhawr ah oo ku gadaaman horusocodka horumar iyo nidaam ee Puntland. Aqoon yahan Siciid Saalax Deer oo aqoon dheer u leh Madaxweynaha la doortay Mudane Siciid Dani,ayaa sidoo kale nooga waramay taariikhdiisa,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
iidamada Booliska Soomaaliya ee jooga magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa maanta is hortaag ku sameeyay Siminaar uu soo qaban qaabiyay Xisbiga uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Qoraal uu bartiisa Facebook-ga ku soo qoray Senator Xuseen Sheekh oo ka tirsan Xisbigaas islamarkaana haatan jooga Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in laga joojiyay Siminaarka ka dib Amar kasoo baxay maamulka Koonfur Galbeed. “Dhamaan Bulshada Koonfur Galbeed ee Baydhabo waxaan ka raali gelinaynaa inuu baaqdey Kulankii Aqoon kororsiga ahaa ee galabta ka dhici lahaa Hoteelka Horyaal. Kulanka waxaa sababta baajintiisa lahaa Maamulka Koonfur Galbeed
Wareegto ka soo baxday Wasaaradda arrimaha Gudaha Jubbaland ayaa goor dhow lagu Magacaabay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku xigeenka Degmada Af-Madow. Wareegtadaan ayaa guddoomiyaha degmada loogu magacaabey Mudane Yuusuf Xassan Xusseen,sidoo kale waxaa ku xigeen looga dhigey Cali Ribaax Sheekh. halkan ka akhriso wareegtada:-
Labo qodob ayaa loo sababeeyay hoos-udhaca sarifka suuqyadda Puntland. Midda koowaad ayaa lagu sheegay lacagihii badnaa ee xilliga doorashada soo galay deegaannada Puntland. Mida labaad ayaa ah wareegtadii madaxweynaha Puntland uu ku hakiyay xisaabadka bangiga dhexe ee Puntland, iyadoo la sheegay inaysan jirin wax lacag ah oo laga saaray xisaabadka dowladda. Ganacsatada ayaa soo dhaweeyay markiiba hoos-udhaca sarifka dollarka,laakin dhibaatadda ayaa wali ah inaysan waxba iska beddelin qiimaha maceeshadda.
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa joojiyay Canshuur dhaafkii iyo Canshuur dhimistii loo samayn jiray Hay’adaha Dowlada, kuwa Caalamiga ah iyo kuwa gaarka loo leeyahay. Halkan ka akhriso wareegtada:-
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shaqaalaha Dawladda ee Gobalada ee ku sugan Garoowe ku amray in magaalooyinkoodi iyo goobahooda shaqo ku noqdaan 24-aaac gudahood. Halkan ka akhriso wareegtada..
Madaxweynaha Dawladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo ayaa Isimada iyo Wax-garadka Puntland kulan qado sharaf ah kula qaatay Beerta nashada Hiddo-Raac Garowe,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Maamulka Waqooyi-galbeed Somaliya ee loo yaqaan Somaliland ayaa danaynaya in ay Milliteriga dalalka Britain iyo Raashiya ku marti-geliyaan saldhigyo baddeed ay ka samaystaan Xeebaha Deegaamadaas. Toddobadakii la soo dhaafay, Xoghayaha Difaaca Britain, Gavin Williamson waxa uu booqasho aan la shaacinin ku tegay magaalladda Hargeysa, isagoo la kulmay Madaxweynaha Maamulkaasi, Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiiradda Arrimaha Dibedda,Difaaca iyo Talyaha Ciiddamada maamulkaas.. Sannadkii 1991-kii, ayey Somaliland sheegtay inay ka go’een Jamhuuriyadda Somaliya, balse ma jiro Waddan aqoonsaday Ictiraaf-doonkooda 28-sanno kadib. Madaxa Ergadda Somaliland ka jooga dalka Ethiopia, Axmed Xasan Cigaal ayaa u xaqiijiyey Wakaalladda Wararka Turkiga ee Anadolu Agency in ay Ciiddanka…
In the first week of the New Year, Somalia was one of the few countries that dominated the headlines. Not because one of her finest daughters, Ilhan Omar, who came to the US two decades ago and was elected as an American lawmaker, but because Somalia declared the UN’s chief diplomat—who had only been working there for three months—‘persona non grata’. The accusation was that the Special Representative of the UN Secretary-General, Nicholas Haysom, interfered in a sovereign state’s internal affairs – a bold claim that many, including myself, considered impulsive, ill-timed and a cover up that could only prove counterproductive for…
ADDIS ABABA, Ethiopia The self-declared republic of Somaliland has expressed an interest in hosting British and Russian naval bases, which would add to an already active military presence along the coast of the Red Sea – one of the world’s busiest and most strategically important maritime passages. Last weekend, British Defense Secretary Gavin Williamson paid an unannounced visit to Somaliland and met with President Muse Bihi Abdi, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation Yasin Hagi Mohamoud, and Defense Minister Essa Ahmed as well as Nuh Ismail Tani, top army general. In 1991, the Horn of Africa territory of Somaliland seceded from…
Puntland waxaa ka qabsoomay is-beddel siyaasadeed loo igmaday Madaxweyne Siciid Cabdullahi Deni in uu hogaanka qabto sanadaha 2019-2023. Is-wareysi iyo sheeko dheer oo dhexmaray labada hogaamiye Madaxweynaha la doortay mudane Dani iyo Madaxweynihii hore mudane Gaas waxaa lagu gorfeeyey waxyaabo badan oo ay ugu waa weynaayeen qodobadan soo socda:- 1. Amniga Puntland 2.Dhaqaalaha 3. Siyaasadda 4. Xiriirka Dowladda Dhexe 5. Horumarka 5tii sano ee dhamaatay 6. Caqabadaha 5tii sano ee la soo dhaafay 7. Xiriirka Dowlad Goboleedyada iyo Puntland Wadatashiyadaas,ayaa ku soo dhamaaday in si buuxda oo hagar la’aan ah loo taageero, loolana shaqeeyo Madaxweynaha la doortay. Lana siiyo wakhti…
Halkan ka daawo muuqaalka
Dhismaha wadada halbowlaha xarunta ganacsiga Puntland ee Bosaso,ayaa bilowday maanta.Dhismaha wadada waxaa iska kaashanaya Dowlada Hoose iyo ganacsatada Gobolka.Wadada Halbowlaha ah ee Bosaso,ayaa waxaa soo gaaray burbur xoog badan oo ay dhib weyn ay ku qabaan,hooska daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuuqaalka
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Kuxigeenka Axmed Cilmi Cismaan ayaa Booqday Xarunta Wasaraadda Maaliyadda Dawladda Puntland ee Caasimada Garoowe. Madaxwaynaha iyo Waftiga uu Hogaaminaayay waxaa Xarunta Wasaardda ku soo dhoweeyay Wasiirka Maaliyadda Agaasimaha Guud iyo madaxkale oo ka tirsan Wasaaradd Maaliyadda. Madaxwaynaha ayaa kulan la qaatay Madaxda Bangiga dhexe ee dawladda Puntland oo ay ka wada hadleen Hanaanka dhaqaalaha ee dalka iyo shaqooyinka muhiimka ah ee dhinaca Dakhlig. Baahintii XafiiskaWacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland
Halkan ka daawo muuqaalka
Waxaa maalintii 22-naad mushaar la`aan ah boqollaal kun oo ka tirsan shaqaalaha dowladda Mareykanka, tan oo noqoneysa muddadii ugu dheereyd ee ay shaqaalaha dowladda mushaar la`aan noqdaan. Dowladdii madaxweyne Bill Clinton, intii u dhaxeysay sanadihii 1995-96, muddo 21 maalmood ayay shaqaalaha dowladda mushaar la`aan ahaayeen. Madaxweyne Donald Trump ayaa diiddan inuu ansixiyo qorshaha dhaqaalaha, ilaa lagu daro dhaqaalaha derbiga laga dhisayo xadka Mexico.Dimuqraaddiyiinta ayaa diiday codsigiisa ku aaddan $5.7bn (£4.5bn). Ku dhowaad saddex meelood meel, shaqaalaha dowladda ayaa shaqada joojiyay, tan oo sababtay in ilaa 800,000 oo shaqaale ah aysan lacagahooda helin. Maalintii shalay ahayd, shaqaalahaas – oo ay ku…
Waa dhab in aysan Dad badan aysan u arkayn Madaxweynaha la doortay Siciid Cabdullaahi Dani masuulka ku haboon hogaaminta Puntland xiligan. Balse wax walba waxay isbadaleen markii la yaqiinsaday in uu yahay shaqsiga uu nasiibku usiiyay in uu noqdo Madaxweynaha 5-ta sano ee soo socota Puntland hogaamin doona. Madaxweyne Dani markaas waxii ka danbeeyay waxuu xaq u yeeshay in la siiyo maamuus Madaxweyne,tixgalin gaar ah,la shaqayn buuxda iyo xil wareejin qurux badan oo dhamaystiran, Sidoo kale laga bilaabo saacadii lal doortay talada Puntland in looga danbeeyo ayuu xaq u yeeshay. Waxaa xusid mudan in Dadka intiisa badan ay kusoo dhaweeyeen…
Xoghayaha Difaaca dalka UK Gavin Williamson ayaa lagu waramayaa in uu baajiyay safar uu ku iman lahaa magaalada Muqdisho iyo kulan lagu waday in uu la qaato madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo sida lagu daabacay Wargeyska Independent ee ka soo baxay dalka Britain. Taa badalkeeda Gavin Williamson ayaa booqday magaalada Hargeysa isaga oo kulan la yeeshay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ay ka wada hadleen arrimo u badnaa xoojinta xiriirka labada dhinac.In xoghayaha difaaca dalka Britain uu baajiyo safarkiisii Muqdisho ayaa lagu micneynayaa khilaafka ka dhashay go’aankii dowladda Soomaaliya dalka ugu ceyrisay wakiilkii Qaramada Midoobey ugu baabilsanaa siyaasada Soomaaliya Nicholas…
Halkan ka daawo muuqaalka
Waxyaabaha uu ku caanbaxay Madaxweyne Md. Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) waxaa ka mid ah halku dhigga qiimaha badan ee ah “Soomaaliya Soomaali baa leh” oo macnaheedu yahay maamulka, difaacidda, iyo kheyraadka dalka waxaa iska leh, una madaxbanaan go’aankooda, xilna uu ka saaran yahay muwaadiniinta Soomaaliyeed. Sidey marka ku dhacday in RW Md. Xasan Cali Kheyre uu ku adkaysto in nin u dhashay dalka UK (ama bilcaan Masriyad ah) loo dhiibo hoggaanka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya? Waxaa foolxumo ah in 60 wasiir iyo wasiir ku xigeeno Soomaaliyeed ay madaxa u raariciyeen RW Kheyre oo ka ogolaadeen in la badelo Sharciga Bangiga…
Ciidamada daraawiishta Jubaland oo aad fara badan kuan hubaysan Gaadiidka gaashaaman ee Ciidamada,ayaa ku ruqaansaday dhanka Gobolka Jubada dhexe oo ay ka bilaabayan hawlgal balaaran oo looga sifaynayo Maleeshiyada Alshabaab. Hawlgalkan oo uu iclaamiyay Madaxweyne Axmed Madoobe ayay Ciidamada Daraawiishta Jubaland ku qorshaysteen in ay ku garaaan xarunta Gobolka Jubada dhexe Bu’aale ,isla markaana ah caasimada rasmiga ah ee Jubaland. Madaxweyne Axmed Madoobe,ayaa la hadlay una jeediyay khudbad dhiirigalin iyo dardaaran iskugu jirta, hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Madaxweynaha xilka kasii dagaya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,ayaa casuumad ufidiyay Madaxweynaha la doortay iyo musharaxiintii kula tartantay xilka Madaxweyne. Casuumadan oo ahayd mid si qurux badan loosoo agaasimay,ayaa waxaa ka muuqday muuqaal Dowladnimo,bisayl,is ixtiraam iyo rabitaan midnimo,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
New U.S. military strike hits an Al-Shabaab encampment in the vicinity of Yaaq Braawe, Bay Region, killing 6 militants and destroying a vehicle – @USAfricaCommand. Statement says the encampment served as a ‘staging area’ for Shabaab. It’s the 5th US strike in 2019.
Opposition candidate Martin Fayulu denounced the Congo election results as an “electoral hold up” that were “rigged, fabricated and invented” and do “not reflect the truth of the ballots.” He called on the Congolese people to “raise as one men to protect victory.” Fayulu also called on the Catholic Church to release the results it got from its team of 40,000 observers who recorded voting tallies posted at each of the polling centers. Last week, the Catholic Church said their observations showed a clear winner. Several diplomats briefed on the matter confirmed to The Associated Press that the figures compiled…
New Year’s Day was greeted in Somalia by a mortar attack on Mogadishu airport. A fortnight earlier 62 al-Shabaab fighters were killed in 48 hours of airstrikes, the US announced. There were 52 fatalities from three car bombs in the capital two weeks before that, an attack that followed soon after 20 deaths from a truck packed with explosives. Still the level of violence is said to be down, by Somali standards. The latest crisis for the country is one of international politics. The government has expelled the UN special envoy to the country and this directly led to the…
Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Dani,ayaa Maanta Shir Guddoomiyay Kulankiisa ugu horeeyay ee Golaha Wasiirada ee Maamulka Puntland. Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxweyne ku Xigeenka Puntland Axmed Cilmi Karaash,waxaana sidoo kale ka soo qeyb galay Madaxweynihii hore ee Puntland C/Weli Maxamed Cali Gaas,iyo C/Xakiin Xaaji Cumar Cameey Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland. Shirka ayaa looga hadlay marxaladda kala guurka ah iyo sidii loo amba-qaadi lahaa Horumarka Puntland,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka.
Maamulka madaxweyne Donald Trump ayaa tan iyo markii uu xafiiska la wareegay xoojiyay weerarrada xagga cirka ah ee ay Mareykanka ka fuliyaan dalka Soomaaliya, waxaana la filayaa in sannadkan 2019-ka ay sare u sii kacaan. La taliyaha dhinaca amaanka ee madaxweynaha Mareykanka John Bolton ayaa mar uu bishii Disembar jeedinayay khudbad ku saabsaneyd howlgalladooda ka dhanka ah kooxaha ay dagaalka kula jiraan ee ku sugan Afrika waxa uu yiri: “kooxaha argagixisada ah ee ka howl gala Afrika waxay si joogto ah u bartilmaameedsadaan muwaadiniinta Mareykanka ah iyo danaha dowladdeenna”. Waxa uu si cad u sheegay ineysan marnaba khafiifin doonin dagaalka…
Milatariga Maraykanka ayaa sheegay inay duqayn cusub ka gaysteen Gobolka Bay maalintii shalay ee Talaadada. War saxaafadeed kasoo baxay taliska Afrika ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in duqayntaasi ay dhacday degaanka lagu magacaabo Yaaq Braawe oo ku taalla Gobolka Bay. Goobtaasi ayaa Maraykanku sheegeen inay ahayd goob ay iska abaabulaan argagixisada Al-Shabaab. Lix ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay, baabuurna waa lagu burbiyey sida ay sheegeen taliska Maraykanka. Maraykankuw axay sheegeen oo kale inaan dad rayid ah waxba ku noqonin weerarkaasi. Maraykanku waxay sheegeen inay ka go’an tahay inay Al-Shabaab ka hor istaagaan inay helaan meelo ay ku gabbadaan…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kullan la yereshay madaxda ugu saraysa dalka ee kala ah:-Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) . Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo), Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame. Guddoomiye kuxigeenka labaad ee baarlamaanka Puntland Cabdicasiis Cabdillaahi Cismaan. Kullanka oo ka dhacay hoyga sida KMG ah uu uag sii dagan yahay Garowe Madaxweyne,ayaa ahaa mid hor dhac ah waxna layskaga waydiinayay masuuliyadaha iyo shaqooyinka horyaalla madaxda cusub ee dhawaan la doortay. Kulankan,ayaa ahaa kii ugu horeeyay ee dhexmara madaxda cusub tan iyo markii la doortay…
Madaxweyne Dani waxuu mid mid siday ahayd u taabtay qadiyadaha masiiriga ah ee Puntland. Somaliland khilaaf nagama dhaxeeyee dhulkayaga ayay kusoo xadgudbeen”ayuu yiri Madaxweyne Dani. Isagoo hadalka sii wata waxuu yiri”Mashruuca Somaliland wado khaldan buu ku socdaa waxaana filayaa in ay heli doonaan cid wax usheegta hadaysan helina wakhtigaa bari doona’,haday iyagu ingiriis noqdeen anagu Talyaani ma nihin” Dimuqraadiyada ayuu Madaxweynuhu taabtay,waxuuna sheegay in Sanadka ugu horeeya hogaamintiisa uu qaban doono doorashooyinka Dowlada hoose hadaan tabari udiidin. Dhanka golaha iskaashiga Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka oo uu ka hadlay,ayuu ka yiri.. “Dastuurka ayaa dhigaya in Maamul Goboleedyada ay iskaashadaan…
Madaxweynaha cusub ee Puntland oo uu kulankan ku wehelinayay Madaxweyne ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan ayaa isbarasho kadib waxaa ay kala hadleen taliyaasha ciidamada inay sugaan ammaanka isla markaana kala shaqeeyaan maamulka cusub sidii loo sugi lahaa amniga iyo kala dambeynta. Madaxweyne Deni ayaa ku ammaanay Saraakiisha Ciidamada sidii ay adkeyeen ammaanka Garowe xilligii doorashadda. Taliyaasha ciidamada Puntland ayaa uga warbixiyay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Puntland xaalada ciidamada iyagoo sheegay in ay jiraan ciidamo aan mushaar qaadan bilooyin faro badan. Waa markii ugu horeysay ee Madaxweynaha cusub ee Puntland uu kulan gaar ah la yeesho saraakiisha ciidamada…
PRESS STATEMENT 02/2019 The Officer-in-Charge of the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) and Deputy Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, Raisedon Zenenga, congratulates Mr. Said Abdullahi Deni and Mr. Ahmed Elmi Karash on their election as President and Vice-President of Puntland, respectively, in yesterday’s balloting in the Federal Member State’s Assembly. The Officer-in-Charge also congratulates Puntland’s electoral commission for organising and conducting a transparent, peaceful, free and fair electoral process. “We look forward to working closely with the administration of President Deni in Puntland,” said Mr. Zenenga. “We also commend outgoing President Abdiweli Mohamed Ali ‘Gaas’…
Ku-simaha xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaliya islamarkaana ah ku-xigeenka wakiilka xafiiska siyaasadda UNSOM Raisedon Zenenga ayaa sheegay in uu hambalyeeynayo madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Karaash oo maalintii shalay lagu doortay magaalada Garowe. Wuxuu sheegay Raisedon in uu ka rajeynayo madaxweynaha cusub ee iyo maamulkiisaba in ay si dhaw u wada shaqeyn doonaan xafiiska siyaasadda ee Qaramada Midoobey. Waxaa kaloo uu amaanay guddiga doorashada Puntland, sida ay u diyaariyeen doorashada ku dhacday sida nabadda ah. “Waxaan sidoo kale aan ammaan u soo jeedinaynaa madaxweynihii hore Cabdiweli Maxamed Cali ‘Gaas’ iyo maamulkiisa sida ay u…
Madaxweynaha Xilka kasii dagaya Dr Gaas ayaa shacabka Reer Puntland u diray codsi ku aadan inay la shaqeeyaan madaxweynaha la doortay ,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Ireland’s Prime Minister Leo Varadkaris is scheduled to arrive in Addis Abeba, Ethiopia, this evening for state visit which will last until 11th January, the Irish Embassy in Addis Abeba said in a statement. “2019 marks 25 years of diplomatic relations between Ireland and Ethiopia and 25 years of Irish Aid’s work in Ethiopia. The official visit of Prime Minister Varadkar will highlight the depth and strength of the relationship between the two countries and the achievements of our partnership to date,” the statement said. Ireland’s Development Cooperation Program with Ethiopia is “the largest Irish government bilateral program in the world.” …
Madaxweyne Gaas,ayaa maanta ku casumay Qasriga Madaxtooyada Madaxweynaha la doortay ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. Labada Madaxweyne oo mudo kooban wada fariistay,ayaa ka wada xaajooday hanaanka ay u dhacayso xil wareejinta,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Lawmakers will elect a new president Tuesday in the semi-autonomous Somali region of Puntland, which is battling factions of al-Qaeda and Islamic State. More than 20 candidates are taking part in the vote, including Abdiweli Mohamed Ali, 53, who has ruled the Horn of Africa region since 2014. Ali is seeking a second term and has pledged to develop infrastructure, improve security and the management of public finances. Situated on the Gulf of Aden near the entrance to the Red Sea, Puntland became semi-autonomous in 1998 and had escaped the worst of Somalia’s civil war. It’s now tackling an insurgency…
IGAD ayaa Hambalyo u dirtay Madaxweynaha Cusub ee Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, waxaana ay sheegeen inuu kusoo baxay Doorasho Xor iyo Xalaal ah. Urur Gobaleedka IGAD ayaa Ammaan iyo Bogaadin u jeedisay Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntlan Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas, oo uu Sheegay inuu ka shaqeeyo in Puntland ay ka dhacdo Doorasho ammaan iyo Xor ah. Halkan ka akhriso