AUGUST 16, 2023 A member of the Somali regional parliament in Jubaland is spending the second night at the Mandera district police station, after being arrested on Monday at the city’s police station. According to an indictment cited by the Kenyan newspaper The Standard, Yusuf Mohamed Gurhan was caught in possession of a Kenyan identity card which he allegedly obtained falsely. The complaint states that in 2006, he registered as a Kenyan and registered with the Ruqa Department in Ijara Garisa district, after which he purchased a Kenyan identity card with the name of Yusuf Mohamed Gurhan. which was fake.…
Author: Jibril Qoobey
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamsa Cabdi Barre ayaa u magacaabay La-taliyaha Sare, ahna Xiriiriyaha Guud ee Horumarinta Karaanka Bulshada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dr Hodan Cismaan Cabdi. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sameeyay magacaabistan kadibn markuu arkay kartida, aqoonta iyo waaya-aragnimada Marwo Hodan, isla markaana uu Tixgaliyay baahida loo qabo in la hormariyo awoodda iyo karaanka bulshada, taasi oo qayb ka qorshaha Xukuumadda DanQaran. IDILNEWS
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kahor inta uusan ka duulin caasimadda Garoowe kulan la qaatay Guddi ka socday Beesha Ciise Maxamuud, kuwaas oo dhowaan soo saaray War-saxaafadeed ay ku dalbanayaan in Xukuumadda Puntland joojiso hannaanka dilmuquraadiyeynta. Kulanka oo ka dhacay barqadii maanta Madaxtooyada Garoowe, ayaa labada dhinac isku dhaafsadeen dooddo iyo hadalo kulul. Guddiga Ciise Maxamuud ayaa u soo jeediyay MW Deni meelmarinta War-saxaafadeedkii ay dhowaan soo saareen, sida joojinta nidaamka dilmuquraadiyeynta iyo laalista wax-ka-bedelka Dastuurka, qaadashada mas’uuliyadda khasaarihii ka dhashay dagaalkii 20 June, ka dhacay Garoowe iyo in doorashada Baarlamaanka iyo Madaxtooyada noqoto siddii hore (mid odayaashu soo…
Caasimadda Libya ayaa waxaa ruxay dagaal xooggan oo u dhaxeeya laba koox oo hubeysan oo ku xiran dowladda fadhiggeedu yahay Tripoli, kaasi oo hakiyey duulimaadyadii garoonka kaliya ee diyaaradaha rayidka ee magaalada. Dagaalka oo u dhaxeeya Guutada 444 iyo Xoogagga Al-Radac ayaa qarxay habeenkii Isniinta, wuxuuna sii socday illaa subaxii Talaadada, waxaa sidaas sheegay sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha. “Isku dhacyada ayaa saameeyey deegaano dhowr ah oo ka mid ah duleedka bari ee Tripoli, gaar ahaa Cayn Zara ee koonfurta Tripoli, halkaasi oo ay isku dab saareen Guutada 444 iyo Al-Radac,” waxaa sidaas AFP u sheegay sarkaal codsaday inaan…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta u amba-baxay safar uu ku marayo dalal dhowr ah, kuwaas oo u tagayo arrimo kala duwan. Idilnews, ayaa horey u tabisay in Madaxweyne Deni uu tagi doono dalalka Itoobiya, Imaaraatka Carabta iyo Kenya, safarkiisa ayaana isugu jira mid shaqo iyo arrimo gaar ah. Xubno kamid ah dadka u dhow ayaa dabayaaqadii todobaadkii hore u socdaalay Dubai si ay u qabanqaabiyaan socdaalka Madaxweynaha. Dhanka kale, Xog cusub oo ay heshay Idilnews ayaa sheegaysa in MW Siciid Deni uu tagi doono dalka Jordan, halkaas oo uu kulamo kula qaadan doono xubno iyo saraakiil katirsan sirdoonka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane Ahmed Juma Al-Rumaithi. Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa isla soo qaaday arrimo muhiim u ah horumarinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa uga mahadceliyay Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta, taageerada ay siiyaan dalkeenna ee ay ugu horreeyaan dhinacyada amniga iyo bini’aadanimada. Dhankiisa, Danjire Al-Rumaithi ayaa ku bogaadiyey Dowladda Soomaaliya inay ka go’an tahay ciribtirka kooxaha Khawaarijta ah, iyo dadaalka ay ugu jirto kor u qaadidda dhaqaalaha, hufnaanta iyo la dagaallanka…
Garowe: 15 August 2023: The President of the Puntland Government, Mr. Said Abdullahi Deni, issued Presidential Decree No. 42 of 15 August 2023 regarding the Appointment of Members of the Election Committee of the PEC. The President of the Puntland Government When he saw: Article 113, paragraph 1, letter (t) of the Puntland Government Constitution When he saw: Their knowledge, skills and work experience. When he saw: The need for the establishment of the Puntland Electoral Commission (PEC) When He Consulted: The Vice President of the Puntland Government He decreed: 1. The members mentioned below have been appointed to the…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 42 ee 15-ka Agoosto 2023 kuna saabsan Magacaabida Xubnaha Guddiga Doorashooyinka ee PEC. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 113-aad farqadiisa 1-aad xarafka (t) Markuu arkay: Aqootooda, kartidooda iyo waayo aragnimadooda shaqo. Markuu arkay: Baahida loo qabo dhismaha Guddiga Doorashooyinka Puntland ee (PEC) Markuu La-tashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Wuxuu xeeriyey: 1. Waxaa xubnaha hoos ku xusan loo magacaabay Guddiga Doorashooyinka Puntland ee (PEC). 1.1. Cabdullaahi Siciid Ismaciil (Keytoon) 1.2. Maxmed Abshir Garaad 1.3. Maxamuud Soofe Xasan 2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu…
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud ayaa dhaliilay dadka mucaaradsan dawladdiisa, isaga oo sheegay in aan xoriyad iyo dilmuquraadiyad lagu tilmaami karin cayda iyo aflagaado uu sheegay in loo geysto. Xassan Sheekh oo xalay ka hadlayay munaasabad lagu xusay 17 sano-guurada kasoo wareegtay aasaaskii Galmudug, ayaa xusay in aysan dawladdiisu kusoo dhagin (xirin) dadka dhaliila, isagoo ku tilmaamay in ay yihiin dad waalan. “In qof la caayo iyo in qof la aflagaadeeyo xoriyatul qowl ma aha dilmuquraadiyadna ma aha meel ay ku san tahayna ma jirto, sidaas oo ay tahay weli dulqaad weyn oo weyn baan leenahay, kuma soo…
LONDON, Aug 13 (Reuters) – Britain on Sunday warned citizens going to Sweden of possible terrorist attacks following Koran burnings by anti-Islam activists that have outraged Muslims. In updated travel advice, Britain’s foreign ministry said Swedish authorities had successfully disrupted some planned attacks and made arrests. “You should be vigilant at this time,” it said, adding that “terrorists are very likely to try and carry out attacks in Sweden” with places visited by foreigners potential targets. In a statement acknowledging Britain’s changed travel advice, Sweden’s National Security Advisor Henrik Landerholm reiterated the increased threats to Sweden since the burnings. Landerholm said the…
Authorities in Ethiopia are carrying out mass arrests of hundreds, even thousands, of people in the capital after deadly unrest in the country’s Amhara region, lawyers and witnesses said. Ethiopia’s Cabinet declared a state of emergency earlier this month in Amhara after local militia fighters known as Fano seized control of several major towns, which the military has since retaken by force. The Fano, who fought alongside Ethiopian military forces in a two-year conflict in the neighboring Tigray region, have resisted being disbanded after a peace deal last November. Ethiopia’s parliament is to vote Monday on giving formal approval to…
Niger’s military junta has announced plans to prosecute deposed President Mohamed Bazoum for high treason and undermining national security. This is the latest sign that the junta intends to resist international pressure to return power to Mr Bazoum. He has been held in the basement of his palace since the military staged a coup about three weeks ago. Mr Bazoum was in “good spirits” despite being held in “difficult” conditions, his doctor said after a visit. Saturday’s visit was approved amid growing international demands for Mr Bazoum’s release. But in a sign that it is hardening its position, the junta…
Diyaarad Drone ah oo ay leeyihiin ciidamada Itoobiya ayaa duqaymo ku dishay dad shacab ah oo ku banaanbaxayay gobolka Axmaarada, waxaana ku dhintay ugu yaraan 26 ruux, halka ay ku dhaawacmeen 70 qof, sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha. Duqeymo cirka ah ayaa lagu soo waramayaa in lagu garaacay dibadbaxayaal, kuwaas oo isugu soo baxay magaalada Finote Selam si ay uga mudaaharaadaan ciidamada federaalka oo qorsheynayay in ay gudaha u galaan deegaanka. Ma jiro wax war oo kasoo baxay Xukuumadda Addis Ababa, kaas oo ku aadan duqeymaha lagu laayay rayidka. Todobaadyadii u dambeeyay ciidamada dawladda Federaalka Itoobiya iyo maleeshiyaadka deegaanka…
Ciidammo gadoodsan oo kamid ah Daraawiishta Puntland ayaa maalintii labaad heysta kantaroolka degmada Xarfo ee gobalka Mudug, oo uu yaallo mid kamid ah kastamada waa weyn ee Puntland ku leedahay gobalkaas. Saraakiisha hoggaaminaysa ciidamada gadoodsan ayaa sheegay in ay ka cabanayaan mushaar la,aan heysatay muddo bilooyin ah. Gaadiidka xamuulka ah ayaana ku xayiran kantaroolka, taas oo keenay culeys soo fuulay ganacsiga gobalka Mudug. Dadaalo la doonayay in lagu furo wadada ayaa gabi ahaanba fashilmay, ciidamada ayaa dalbanaya in la siiyo xuquuqda ka maqan. Sidoo kale, Wararka laga helayo caasimadda Puntland ayaa sheegaya in ciidamo Boolis ah oo ka gadoodsan mushaar…
Ciidanka Nabad-sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay qarax miino, oo maleeshiyaadka Al-Shabaab ay dhigeen xaafad katirsan xarunta KMG ah ee maamulkaas (Kismaayo). War kasoo baxay Hay’adda Sirdoonka Jubbaland ee JISA ayaa lagu sheegay in qaraxa miino ay Al-Shabaab doonaysay in ay ku waxyeelayso shacabka Kismaayo, iyadoo uga mahadcelisay bulshada garab istaagooda ciidamada Amniga. “Ciidanka Hay’ada Sirdoonka & Nabadsugida Jubbaland ( JISA) oo kaashanaya shacabka reer Jubaland ee Magaalada Kismaayo ayaa gacanta kusoo dhigay miinadan oo ay dhagar-qabayaasha AS doonayeen iney ku waxyeeleeyaan dadka shacabka ah ee amniga iyo saxansaxada nabadadeed ku naaloonaya.” “Hay’ada ayaa u mahadcelisay shacabka reer…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la filayaa in todobaadkan uu socdaalo dalka dibeddiisa, isagoo tagi doona ilaa saddex wadan kuwaas oo kala ah Itoobiya, Imaaraatka Carabta iyo Kenya. Socdaalka Madaxweyne Deni ayaa la xiriira arrimo dhowr ah. Idilnews ayaa heshay in Madaxweynuhu uu u tagi doono Dubai arrimo caafimaad iyo ganacsi, halka Addis Ababa iyo Nairobi uu kulamo kula yeelan doono madaxda katirsan dalalkaas iyo wakiillo caalami ah. Xubno hordhac u ah Madaxweynaha Puntland kana mid ah eheladiisa ayaa todobaadkii tagay gaaray Abu Dubai. Deni oo maalmihii lasoo dhaafay joogay magaalada Qardho ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda…
Domestic Flights Suspended Due to Ongoing Conflict. In an unprecedented move, Ethiopian Airlines, the country’s top airline, has suspended domestic flights to the popular tourist destinations of Lalibela Town and Gondar Town. This decision comes in response to the escalating conflict between government security forces and Fano militants in the North Wollo Zone of the Amhara Region. Impacts of Conflict on Airport Operations. This volatile situation has compelled Lalibela Airport to relocate various facilities to safer locations, evident of the increasing threat to security. However, further details from Ethiopian Airlines on the current situation remain elusive despite multiple attempts. Effects…
Ethiopian Airlines cancels weekend flights to the cities of Gonder, Lalibela, and Desse in Amhara regional state. The domestic flights cancellation will affect customers who booked their flights on Saturday and Sunday to the three cities. The Airlines said that it is ready to accommodate its customers whose flights are affected by the cancellation as soon as the flights resume. Earlier today, Ethiopia’s Council of Ministers (CoM) in its 23rd regular meeting passed a unanimous decision giving to declare a state of emergency in the Amhara region in a bid to contain the growing security crisis. Idilnews.
The declaration followed after a meeting by the Cabinet which described the security situation in the region as a threat to the national security. Amhara armed group, Fano is fighting government forces in the region. Fano militias were allies of the federal government during the war against Tigray forces. The renewed violence in Ethiopia could have an impact on military preparations by the Somali government to launch the much-talked about second phase of military operations against al-Shabaab. Somali leaders previously announced that troops from the neighbouring countries including Ethiopia will participate in the offensive. Ethiopia was going to provide the…
Niger’s ousted leader has urged the US and “entire international community” to help “restore… constitutional order” after last week’s coup. He also warned that the region could fall further under Russian influence, via the Wagner Group which already operates in neighbouring countries. In a statement read out on national television, they said the functions of the four ambassadors had been “terminated”. Only hours before, Niger’s ambassador to the US, Kiari Liman-Tinguiri, told AFP news agency that the junta “should come to reason” and “realise that this affair cannot succeed”. Niger is a significant uranium producer – a fuel that is…
HARGEISA (Somaliguardian) – Heavy gunfight between Somaliland troops and local clan militias against the administration of President Muse Bihi Abdi erupted near the port city of Berbera on Sunday amid growing calls for an end to escalating tensions. The gun battle broke out in Derimara village in Sahil region where large number of local clan forces against the Somaliland government has been mobilizing, threatening violence if authorities fail to hold presidential vote. Speaking on the development, President Muse Bihi Abdi played down fears of civil war in the region, attributing the emergence of the armed group to the political stalemate over…
MOGADISHU (Somaliguardian) – Somalia saw a striking 157 percent increase in fatalities linked to the Al-Qaeda-aligned militant group Al-Shabaab over the past year after authorities declared an all-out offensive, The Africa Center said in a new report on Tuesday. “This represents a record level of fatalities in Somalia over its 17-year existence, far surpassing the previous high point of 5,224 deaths in 2018,” the report says. “Somalia accounted for 36 percent of all militant Islamist-related fatalities on the continent this past year, making it the second most active theater (after the Sahel). This percentage is roughly where Somalia has been for…
MOGADISHU (Somaliguardian) – Somalia’s government denied comments by the custodial corps chief that there are prisoners held in Mogadishu after their jail terms have ended, Caasimada Online news website reported on Wednesday. Somali Minister of Justice Hassan Moalim accompanied by the Prosecutor-General Suleman Mohamed inspected inmates in Mogadishu’s central jail, days after the custodial corps chief Mahad Abdirahman alleged injustice in the prison, saying some of the inmates have been held for years after ending their terms. In response to the comments, Somali Minister of Justice said several prisoners were held for a few days past their terms and would be…
THURSDAY AUGUST 03 2023 Ethiopian Airlines said on Thursday that it had cancelled flights to two cities in Amhara after Deputy Prime Minister Demeke Mekonnen said he was worried by the escalation of violence in the northern region. Clashes between federal troops and local fighters have led Britain and Spain to issue security warnings to their nationals, with the UK’s Foreign Office saying that the Amhara militia Fano had taken over the airport in Lalibela, a Unesco World Heritage site. “Flights to Gondar and Lalibela airports have been suspended,” Ethiopian Airlines Spokesman Ashenafi Zeray told AFP by phone, adding that he did not know…
Somali minister apologises after untrained ‘sprinter’ enters 100m race at university World Games in China. Nasra Abukar Ali took more than 20 seconds to finish the 100m race at the World University Games in China, with footage showing she came last by a considerable distance. A Somalian sports official has been suspended after an untrained female sprinter represented the African country at an international athletics competition in China.
Wasiir ka tirsan Soomaaliya oo raali gelin ka bixiyay ka dib markii ‘Orodyahanad’ aan tababarnayn ay ka qayb galay orodka 100m ee Jaamacadaha Ciyaaraha Adduunka ee Shiinaha. Nasra Abuukar Cali ayaa in ka badan 20 ilbiriqsi ku qaadatay inay ku dhameysato orodka 100-ka mitir ee ciyaaraha Jaamacadda Adduunka ee dalka Shiinaha, iyadoo muuqaallo laga soo duubay ay muujinayaan inay ku soo baxday masaafo aad u badan oo ay ka dambaysay orodyahannada kale. Mas’uul ka tirsan Isboortiga Soomaaliya ayaa shaqada laga joojiyay kaddib markii gabar aan tababaran oo Orodyahanad ah ay u matashay dalka Afrika tartan caalami ah oo ka socda…
Duqa Degmada Degmada Gaalkacyo Mudane Xasan Maxamed Jamac ayaa wax ka dhagax dhigay Dhismaha Wadada Wadaagsin ee Gacnafale, Gaalkacyo, iyo Galdogob (3D CORRIDOR) oo dayactir lagu wado Munasabadan oo ay goobjooog ahaayeen Maamulka G.Mudug ugu horeeyo Gudoomiyaha Gobolka Faysal Sheikh Cali, Mamulka Dekada Garacad iyo Shirkada Wadaagsin, Agaasimaha Hay’ada Wadooyinka Puntland (PHA), Ganacsato, Nabadoono iyo marti sharaf kale. Dhismaha Wadadan ayaa muhiimad wayn u leh isku xirka iyo kobaca dhaqaale ee Ganacsiga Dowlada Puntland iyo Dowladda Eithopia si gaar ah Dekada Garacad oo wax wayn kusoo kordhin doonta Xirirka Ganacsi ee labada bulsho. https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1687130095922630656?t=HXLgUk6ZhtKTap9taXNGfg&s=19
NAIROBI, Kenya (AP) — Violent unrest is escalating in Ethiopia’s Amhara region as federal security forces clash with a local ethnic militia, leading the deputy prime minister in an unusually outspoken statement to call the situation “increasingly grave.” Ethiopia’s second most populous region has been gripped by instability since April, when federal authorities disarmed the Amhara regional force as part of the recovery from a devastating two-year conflict in the neighboring Tigray region. Authorities last year also tried to dismantle the Amhara militia known as Fano. Both forces had fought alongside federal ones in the Tigray conflict, but now the…
Somalia sent an evidently oversize and unathletic female runner to participate in a 100m competition in China. She came last and recorded the slowest finish in the history of the competition. Reports indicate that the lady had no sporting background and was picked to represent Somalia due to her familial ties with officials. Somalia is ranked 1st in ‘World’s Most Corrupt Countries’.
“In Africa, we working with them to get weapons, grain and sometimes free of intelligence issues” said the Russian. There are three things that are important only for the dictators in the state seats of Africa, which in turn are a shame and shame for the people of the continent. Wheat, Arms and Intelligence are not worthy to be confronted by the Continental Society. At least the West, they are ashamed of such things to stand on the stage and mix their interests with issues worthy of human beings like… 1. Protection of Human Rights 2. Strengthening Democracy. 3. Basic…
Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Hakan Fidan ayaa Axadii ku booriyay Sweden inay qaado tillaabooyin adag, si looga hortagayo gubida kitaabka qur’aanka kariimka ah, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga. Isagoo taleefoon kula hadlay, Fidan wuxuu u sheegay dhiggiisa Iswiidhan Tobias Billstrom in sii wadida “falalka xun xun” ee noocan oo kale ah ee lagu dabakhayo xorriyadda hadalka ay tahay wax aan la aqbali karin. Fidan iyo Billstrom ayaa sidoo kale ka wada hadlay codsiga xubinnimada Isbaheysiga NATO ee Iswiidhan, ilo-wareedka ayaa intaa ku daray.
Turkey’s Foreign Minister Hakan Fidan on Sunday urged Sweden to take concrete steps to prevent burnings of the Koran, a Turkish foreign ministry source said. In a phone call, Fidan told his Swedish counterpart Tobias Billstrom that continuation of such “vile actions” under the guise of freedom of expression was unacceptable, the source said. Fidan and Billstrom also discussed Sweden’s NATO military alliance membership application, the source added.
Reuters July 28, 20235:39 PM GMT+3Updated 16 hours ago July 28 (Reuters) – Niger military officers said on Friday they had suspended the constitution and dissolved all institutions after overthrowing President Mohamed Bazoum. Niger is the world’s seventh-biggest producer of uranium, according to the World Nuclear Association (WNA). The radioactive metal is the most widely used fuel for nuclear energy. It is also used in treating cancer, for naval propulsion, and in nuclear weapons. Below are details of Niger’s uranium deposits and mines: PRODUCTION Niger, which has Africa’s highest-grade uranium ores, produced 2,020 metric tons of uranium in 2022, about 5% of…
FRIDAY JULY 28 2023 The US Department of Treasury on Thursday designated a key financier of the extremist group ISIS in Somalia in the latest measure on counterterrorism. “Today, the US Department of the Treasury’s Office of Foreign Assets Control (Ofac) imposed sanctions on Abdiweli Mohamed Yusuf, the head of the finance office of the Somalia-based affiliate of the Islamic State of Iraq and Syria (ISIS), designating him as a Specially Designated Global Terrorist (SDGT),” reads the statement. According to the US, Yusuf has played a key role in the delivery of foreign fighters, supplies, and ammunition on behalf of ISIS-Somalia,…
Isku aadka Tartanka kubadda cagta 9-gobal ee Puntland ooo la sameeyay ayaa noqday sidan soo socota. GROUP A 1-MUDUG 2-NUGAAL 3-RAAS-CASAYR 4-SOOL 5-KARKAAR GROUP B 1-HAYLAAN 2-BARI 3-CAYN 4-Sanaag https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1685092765762273280?t=4sD_JQ4AjZpVa4UibcRo1g&s=19
THURSDAY JULY 27 2023 Kenya on Thursday said it would grant visas on arrival for all travellers, after an online application platform collapsed making most government services inaccessible. The incident on the e-citizen portal, which provides more than 5,000 government services including e-visas, was said to be a result of hacking although officials said no data had been lost. A note verbale sent to foreign missions and international organisations on Thursday said the government will be accepting visas on arrival in the meantime as the platform is rectified. “There is currently a challenge in the Government e-citizen platform,” said the letter from…
NIGER, Mutinous soldiers claimed to have overthrown Niger’s democratically elected president, announcing on state television late Wednesday that they have put an end to the government over the African country’s deteriorating security. The soldiers said all institutions had been suspended and security forces were managing the situation. The mutineers urged external partners not to interfere. The announcement came after a day of uncertainty as members of Niger’s presidential guard surrounded the presidential palace and detained President Mohamed Bazoum. There was no immediate indication of whether the mutiny was supported by…
In the last 33 years, after the collapse of the Somalia government, Puntland was an oasis ofpeace, political moderation and pioneer of Somalia’s efforts to recover from the civil war. Puntland maintained seven successive peaceful elections. Every five years on 8 January, the president and the vice president are elected by 66 members of parliament. This long tradition of orderly and constitutionally mandated timely transfer of power could be in jeopardy this time. The current problem The five year mandate of the Puntland government expires on 8 January 2024. Therefore many Puntlanders want this deadline to be met by all…
Buffet said in 2015 that the U.S. dollar will remain the world’s reserve currency for another 50 years. Therefore, according to the famed investor, the U.S. dollar will remain the de facto global currency until 2065 or more. “We are the reserve currency. I see no option for any other currency to be the reserve currency,” predicted the billionaire. “I think the dollar will be the world’s reserve currency 50 years from now. I think the probabilities of that are very high,” he said. When asked about how confident he is with the prediction, Buffet said, “Nothing certain. But I would bet a lot…
The BRICS alliance will not discuss the formation of a new currency in the next summit in Johannesburg in August. The BRICS bloc will discuss expansion efforts and other bilateral issues and not the launch of a new currency that will challenge the U.S. dollar. Therefore, the threat of a BRICS currency taking over the U.S. dollar no longer holds water in the global financial markets. The de-dollarization efforts fizzled out as challenging the greenback is not as easy as discussed. The dynamics to dethrone the U.S. dollar from the BRICS bloc won’t play out as the greenback commands a…
Médecins Sans Frontières (MSF) has reached the difficult decision to withdraw our services from Las Anod General Hospital, Sool region, located within the internationally-recognised borders of Somalia, [1] due to increased volatility and repeated security incidents which have impacted the safe delivery of medical care. Recurrent attacks on medical facilities and the level of extreme violence in Las Anod have reached the threshold where MSF is no longer able to provide medical care. The protection and safety of patients, their caretakers, and health workers is no longer guaranteed. In the latest incident on 8 July, Las Anod General hospital was hit…
Médecins Sans Frontières (MSF) ayaa gaartay go’aan adag oo ah in ay joojiso adeegyadeeda ay ka waday isbitaalka guud ee magaalada Laascaanood, ee gobolka Sool, Soomaaliya. Weerarada soo noqnoqday ee xarumaha caafimaadka iyo heerka rabshadaha ba’an ee Laascaanood ayaa gaaray heer ay MSF aysan awoodin inay bixiso daryeel caafimaad ee ilaalinta iyo badbaadinta bukaanada, iyadoo daryeelayaashooda, iyo shaqaalaha caafimaadka aysan haysan wax dammaanad qaadi kara amnigooda. Dhacdadii u dambaysay ee 8-dii Luulyo, ayaa cisbitaalka guud ee Laascaanood lagu garaacay dagaalka, kaas oo sababay dhaawac soo gaadhay shaqaalaha caafimaadka iyo daryeelayaasha. Dagaalka ayaa sidoo kale waxaa uu burburiyay Gaari Ambalaas ah…
Swedish telecoms company Ericsson is also looking into reports that Iraq has suspended its work permits there. The Swedish embassy in Iraq is temporarily moving operations to Stockholm, the country’s foreign ministry has said, a day after it was attacked in protest against a second event held to desecrate the Quran in Sweden. “The embassy’s operations and its expatriate staff have been temporarily relocated to Stockholm for security reasons,” the foreign ministry said on Friday. Hundreds of Iraqis, mainly followers of the populist Shia leader Muqtada al-Sadr, stormed the embassy in central Baghdad early on Thursday and set it on fire. The…
Safaaradda Sweden ee Ciraaq,ayaa si ku meel gaar ah howlaheeda ugu rartay magaalada Stockholm. “Howlaha safaaradda iyo shaqaalaheeda ajaanibka ah ayaa si ku meel gaar ah loogu raray Stockholm sababo ammaan dartood,” Wasaaradda arrimaha dibadda,ayaa tiri Jimcihii. Boqolaal Ciraaqiyiin ah, oo u badan taageerayaasha hogaamiyaha Shiicada ah ee Muqtada al-Sadr,ayaa Subaxnimadii hore ee Khamiista xoog ku galay safaaradda oo ku taal bartamaha Baqdaad,waxayna qabadsiiyeen Dab. Dowladda Ciraaq,ayaa markii danbe si rasmi ah uceyrisay Safiirkii Sweden ee Wadankaas.
Kenya military chopper crashes, injured officers airlifted to Nairobi Senior military officers are believed to be injured and have been airlifted to Nairobi for specialised treatment. Thursday July 20 2023 A military chopper that accompanied Defense Cabinet Secretary Aden Duale to Turkana crashed at Chemolingot Primary School in Tiaty West while taking off for another event seven kilometres away. KDF confirmed that the Kenya Air Force. Fennec helicopter, hit a tree and crashed while taking off.
Waxaa muhiim ah la muujiyo oo la baahiyo lacagaha xoogan ee musuqa ah, ee laga qaado qaadka dalka yimaada kaas oo lagu meel marsaday, magaca Dowladda Federaalka Soomaaliya, lacagtaas oo ay qaadaan kooxda Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud, kuna xaroota akoono ay gaar u leeyihiin oo aan ahayn kuwo dowliga ah, Haddaba, si looga hortaggo musuqa loona fuliyo amarka Madaxweynaha waxaa khasab ah in daaha laga qaado xaqiiqda lacagaha canshuuraha Qaadka. Canshuurta Qaadka Qaadka Maalin walba Muqdisho ka dago qiyaas ahaan 15,833 Marduuf. Camshuur go’an ayaa laga qaadaa oo ah 47,500 (Fixed Price). Waagi Hore xilligii Farmaajo 60,000 ayaa camshuurta maalinti…
Go’aanka walxaha loogu talagalay baaritaanka Covid-19 wuxuu u gogol xaarayaa siideynta ballaaran ee dukumentiyada masiibada ah ee Whitehall Dowladda Boqortooyada Midowday (UK) waxay lumisay caqabadeeda sharciga ah ee ka dhanka ah dalabka baaritaanka dadweynaha ee ‘Covid-19’ ee ah in si buuxda loo arko fariimaha WhatsApp Boris Johnson, taasoo u gogol xaareysa siideynta ballaaran ee macluumaadka xasaasiga ah ee dowladda laga soo bilaabo xilliga masiibada. Xafiiska Golaha Wasiirada ayaa diiday in uu bixiyo dhammaan macluumaadka la xiriira Johnson, isaga oo ku andacoonaya in qaar ka mid ah walxaha ay codsatay baaritaanku ay ahaayeen “wax aan madmadow ku jirin”, bishii horena waxa…
Isbahaysiga BRICS waxay eegayaan inay ka hortagaan heerka kaydka caalamiga ah ee doolarka Maraykanka iyagoo bilaabaya lacag cusub oo loogu talagalay macaamilada xudduudaha. Shir madaxeedka soo socda ayaa lagu qaban doonaa Koonfur Afrika bisha Agoosto waxaana ururka uu go’aan ka gaari doonaa sameynta lacagta. Haddii lacagta BRICS ay isku xoojiso suuqyada caalamka, dalal badan ayaa u soo qulquli kara heshiisyo ganacsi oo caalami ah. Sidoo kale, haddii lacagta BRICS ay taageero ka hesho suuqyada, dollarka Maraykanka wuxuu ku jiri karaa waddada hoos u dhaca. Sidaa darteed, labadaba lacagta BRICS ee aan weli la bilaabin iyo hantida dhijitaalka ah ee CBDC…
Haddii lacagta BRICS ee dhawaan la sii daayo loo arko inay khatar ku tahay dollarka Maraykanka, markaa CBDC waxay noqon kartaa dhimashadiisa. 195 ka wadan ee aduunka, 130 wadan ayaa u dhaqaaqaya sidii ay u dhisi lahaayeen Bangiga Dhexe ee Lacagta Danabaysan (CBDC). Sidaa darteed, 98% adduunka waxay raadinayaan inay bilaabaan lacagtooda CBDC taasoo sahlaysa in la dejiyo macaamilka xuduudaha. Qayb ka mid ah 130-ka waddan, daraasiin waddan ayaa gaadhay marxalado horumarsan waxayna ku socdaan sidii ay ugu bilaabi lahaayeen hantidooda lacagta dhijitaal gooni u ah. Wadar dhan 11 waddan, oo ay ku jiraan dalal badan oo Kariibiyaanka ah iyo…
The Attorney General Suleiman Mohamud submitted a case against 18 officers to the Banadir regional court for various charges. The charges against these officers include theft of public property, falsification of documents, corruption, misappropriation and diversion of public property, abuse of the title and government offices, and neglect of duty. The accused include nine incarcerated accused and nine absconding accused. The accused persons are officers who held the central government duties, such as directors, heads of immigration and citizenship, licensing of foreigners, taxes, and other positions. The prosecutor called on the court to postpone the hearing of the case against…
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Suleymaan Maxamuud ayaa maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyey dacwad ka dhan ah 18 sarkaal oo loo haysto eedo kala duwan. Eedaha loo jeediyey saraakiishan ayay ka mid yihiin xatooyo xoolo dadweyne, been abuur dokumenti, musuq-maasuq, lunsasho iyo leexsasho xoolo dadweyne, ka faa’iidayaysi mansabi iyo xafiis dawladeed, iyo dayacaad waajibaadkii saarnaa. Eedaysanayaasha ayaa isugu jira sagaal eedaysane oo xiran iyo sagaal eedaysane oo maqane ah. Dadka lasoo eedeyey ayaa ah saraakiil haystay maamulka dhexe sida agaasimayaal, madaxda ka tirsanayd laanta socdaalka iyo jinsiyadda, ruqsad siinta ajaanibta, canshuuraha, iyo xilal kale. Xeer ilaalyaha ayaa ugu baaqay maxkamaddu…
The United States military command in Africa, AFRICOM, said that this morning, a military convoy of American and Somali forces exploded with a roadside mine. The accident happened near the city of Kismayo. AFRICOM said there were no casualties from both the US and Somali forces. AFRICOM is denying reports that it suffered casualties in the blast. Gabriel.
The Somali government is facing a budget deficit at the end of this year and the next. The Central Government has failed to generate good financial resources in the country due to reasons… 1. It failed to implement the Federal Tax Unification Policy. 2. It does not consolidate internal revenue. It also failed the Central Government to meet the conditions to receive foreign loans… A. It failed to integrate domestic politics, which is important for foreign trust. B. It has not demonstrated transparency and credibility in the fight against corruption. C. It has not maintained a balanced budget. In September,…
Itoobiya waxay codsatay inay ku biirto ururka BRICS ee dhaqaalaha soo koraya. Itoobiya, oo ka mid ah wadamada ugu kobaca dhaqaalaha badan Afrika, ayaa codsi u dirtay inay ku biirto kooxda BRICS ee suuqyada soo koraya, wasaaradda arrimaha dibadda ayaa Khamiistii sheegtay. Erayga BRIC waxa alifay Dhaqaaleyahan Goldman Sachs Jim O’Neill 2001 si uu u qeexo kor u kaca Brazil, Russia, India iyo China. Awoodaha BRIC ayaa kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay 2009-kii Ruushka. Koonfur Afrika waxay ku biirtay 2010kii. “Waxaan ka filaynaa BRICS inay jawaab wanaagsan naga siiyaan codsigeena,” ayuu yiri afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Meles Alem, oo la…
Ethiopia asks to join BRICS bloc of emerging economies. June 29 (Reuters) – Ethiopia, one of Africa’s fastest-growing economies, has asked to join the BRICS bloc of emerging markets, the foreign ministry said on Thursday. The term BRIC was coined by Goldman Sachs economist Jim O’Neill in 2001 to describe the rise of Brazil, Russia, India and China. The BRIC powers had their first summit in 2009 in Russia. South Africa joined in 2010. “We expect BRICS will give us a positive response to the request we have made,” foreign ministry spokesman Meles Alem told journalists, according to the state-run…
An extension has been made for the time that ATMIS troops can continue to work in Somalia For a period of 6 months starting from June 30 to December 30, 2023, the African Union mission in Somalia has been extended. As expected, if nothing changes, it is planned to end the Atmis operation in Somalia in December 2024. Around 20,000 Atmis forces will be withdrawn from Somalia as planned, with the intention of replacing them with Somali forces supported by International community.
The operation of the African Union forces Atmis in Somalia has announced that their two thousand soldiers have left Somalia’s peace keeping forces. On the 30th of June, which was yesterday, those 2000 soldiers left Somalia. Also, on September 30 and December 30 this year, another 2,000 soldiers will be removed from Somalia. In general this year, it is planned to withdraw 6000 soldiers out of the 19000 soldiers of Atmis operation in Somalia. The bases vacated by the Atmis forces have been transferred to those prepared by the Central Government of Somalia.
Al-Shabaab group blew up this morning the Daru-Nimca area under the Ruun-Nirgood District Secretary Abuurkar Jawiin Addow. Secretary Abukar and his driver were killed in the explosion. It was a day ago when Al-Shabaab claimed to have taken control of the Daru-Nimca area. The Federal Government has already announced that the Ruun-Nirgood District and its districts have been cleared of Al-Shabaab.
France braces for more violence with armored vehicles, more cops deployed Far-right politicians called for a state of emergency to be imposed as the government seeks to tackle the unrest. PARIS — The French government is scrambling to find a way to curb the violence that has rocked the country for three nights in a row after a teenager was shot dead by police during a traffic stop. After French President Emmanuel Macron chaired a government crisis meeting Friday, Prime Minister Elisabeth Borne said armored vehicles and extra police forces would be deployed in an attempt to curtail riots, as authorities…
Puntland waxay ka digaysaa in aan lagu deg-degin dayntaas ilaa Somaliya yeelato Nidaam Maaliyadeed oo hufan. Hadii kale koox gaara oo dhaqaale doona ayay gacanta ugalaysaa daynta cusub ee la raadinayo marka la cafiyo midii hore. Musuq maasuq,ayaan la dagaalamayaada uu wado Xasan Sheikh waa Jilliin iyo Istus-tus. Sida hada laga arkayo ololaha soo qaqabashada xubnaha dowladda federaalka Soomaaliya ee lagu soo eedeynayo musuq maasuq, waa ficilo lagu marin habaabinayo bulshada soomaaliyeed iyo beesha caalamka, iyadoo Xasan Sheekh Maxamuud qudhiisu ku lug leeyahay eedeymo musuq maasuq ee hore iyo kuwa hadda jira. Sidoo kale, Wasiirka Wasaarada Maaliyadda Puntland, oo waraysi…