Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Khudbada Madaxweyne Xasan Shiikh Ee Caawa?
    Puntland

    Faallo:-Khudbada Madaxweyne Xasan Shiikh Ee Caawa?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 8, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Khudbadiisa,waa sugayay,waxaana looga fadhiyay Laba Qodob oo kala ah…..

    1.In uu aqbalo soo jeedintii Golaha mustaqbalka Somaliyed ee ahayd ka hor 20-ka Bishan in uu qabto Shir Qaran,mana samayn.

    2.In uu SL hor keeno tanaasulaad la taaban karo,sida Caasimada Jamhuuriyada in la siinayo iyo wax la mid ah,mana samayn.

    Sidii caadada u ahayd khudbad aan qiimo Qaranimo lahayn oo macno yar,ayuu jeediyay,waxaana lagu soo koobi karaa in ay ku koobnayd xigmadeeda Sadex Qodob oo kala ah….

    B.In uu iska Indhotirayo xaalka Wadanka weli.

    T In Reer SL Afxumadii iyo aragti yaridii uu ugu sii daray hanjabaad.

    J.In uu Israa’iil udirayo tanaagood aan waxba yeeli karin.

    Isku soo wada duuboo Khudbada Xasan jawaab uma noqon karto imaanshihii W.Arimaha dibada Israa’iil ee Hargaysa.

    Sidoo kale xaalka Dalka ee cakiran xal uma ahayn,waxaana la oran karaa xalka bilowgiisa,waa Xasan oo aqbala iscasilaad.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.