Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Axmed Karaash oo la kulmay Masuul katirsan Dowladda Sweden.
    Somalia

    Axmed Karaash oo la kulmay Masuul katirsan Dowladda Sweden.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 23, 2019Updated:October 23, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa Magaalada Stockholm ee Dalka Sweden, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Waaxda Africa ee Dowladda Sweden Hans Magnusson.

    Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo qoraal kooban soo dhigay Bartiisa Twitter-ka, ayaa sheegay in kulan uu la yeeshay Agaasimaha Waaxda Africa ee Dowladda Sweden uu ahaa mid waxtar leh, isagoona ugu mahad-celiyay Dowladda Sweden taageerada la garab taagan tahay Shacabka Soomaaliyeed.

    https://twitter.com/vpkaraash/status/1186228850218426368?s=07

    Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), ayaa todobaadyadii ugu dambeeyay ku sugnaa Qaaradda Yurub, isagoona dhowr habeen kahor ka qeyb-galay munaasabad soo dhaweyn ah oo ay u sameysay Jaaliyadda Reer Puntland ee Dalka Sweden.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.