Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Axmed Madoobe maku dhici doonaa siriqda Siyaasadeed Ee loo dhigay?
    Somalia

    Axmed Madoobe maku dhici doonaa siriqda Siyaasadeed Ee loo dhigay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Axmed Madoobe Saacado ka hor,ayuu ka tagay Kismaayo,isagoo aaday Xamar oo uu ka dhacayo Shirka Madaxda Koonfurta iyo Bartamaha Dalka.

    Kulankaas oo horay uqabsoomi waayay ayay hada ubadan tahay in layskugu yimaado oo furmo.

    Axmed waa fahansan yahay ciyaarta socota ee Xamse iyo koox la socota oo beeshiisa ah ay ku doonayaan in meesha looga saaro.

    Qorshe,waxay wadaan ah in Axmed aqbalo 2-Sano oo ku darsasho ah,iyagoo uga Dan leh 2-Sano kadib Axmed in sidaa lagu diro oo uusan soo laaban.

    Balse Axmed waa og yahay qorshahan ay riixayaan Xildhibaano iyo Senetaro uu ugu horeeyo Ilyaas,qorshahaas oo laga soo dhaadhiciyay Siyaasiyiinta ay isku Beesha yihiin ee Kenya,kuwaasoo cadaadis kusoo saaray Axmed in uu aqbalo.

    Sida xoguhu sheegayaan Axmed ma aqbali doono qorshahaas,sababtoo ah 5-Sano oo uu hada qaadan karo kuma badalanayo 2-Sano oo kmg ah.

    15-ka Bishan,waxay ubadan tahay in Baarlamaanka JL wax ka badalo Dastuurka oo uu usalaxo Axmed in 5-ta Sano ee soo socota uu hogaamiyo JL.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.