Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Axmed Madoobe miyuu kusoo laabanayaa Xamar?
    Somalia

    Axmed Madoobe miyuu kusoo laabanayaa Xamar?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 9, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa jira cadaadis,dadaal iyo baayac la rabo in Axmed lagu soo celiyo Xamar iyo Shirka B&K Wadanka.

    Dadaalka iyo baayaca,waxaa wada Xasan Sh oo toos ula xiriiraya Axmed,isla markaana Gacmo kalana adeegsanaya.

    Cadaadiska,waxaa wada BC oo ay QM ugu horayso,waxayna isku dayayaan in ay sameeyaan dhex-dhexaadin.

    Ujeedka BC,waa in aan lakala tagin oo khilaafka Wadanka ka jira sii xoogaysan oo intii wada socotay aysan sii kala tagin.

    Wefti ka socda BC oo uu hogaaminayo Swan,ayaa tagi doona Kismaayo si ay Axmed ula kulmaan.

    Ilaa iyo hada dadaalka iyo baayactanka Xasan,wax waa ka badali waayeen Axmed,balse cadaadiska BC,ayaa lawada eegayaa saamaynta uu ku yeesho.

    Hadii Axmed badalo mowqifkiisa oo dib ugu soo laabto Xamar,waa is gowracay.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.