Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Axmed Madoobe oo diiday in uu Xasan la fariisto
    Somalia

    Axmed Madoobe oo diiday in uu Xasan la fariisto

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 16, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Axmed Madoobe,waa udabci waayay cadaadisyadii ku salaysnaa in ay kulmaan isaga iyo Xasan.

    Xasan,wuxuu xataa soo istaagay Kismaayo aan sii tago oo kugu sugo,waase diiday Axmed Madoobe.

    Ugu danbayn Afar shuruudood,ayuu ku xiray in ay kulmaan isaga iyo Xasan,kuwaasoo kala ah…..

    1.In wakhtiga kulanku dhacayo uu noqdo Shirka QM kadib.

    2.In Xasan si buuxda u aqoonsado Doorashadii JL.

    3.In uu fasaxo Mashaariicda iyo Lacagaha kabida ee JL leedahay.

    4.In uu raaligelin ka bixiyo dagaalkii Raaskanbooni oo qaato masuuliyada wixii dhacay,isla markaana baabi’iyo dacwadii Axmed ka dhanka ahayd.

    Xasan halkaas dharbaaxaa uga dhacday oo qorshihiisu,wuxuu ahaa ka hor tagida shirka QM in uu sawiro kasii qaato Jubaland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.