Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Axmed Madoobe oo kulamo la leh Siyaasiyiinta iyo Waxgarka ka aragtida duwanaa (Sawirro)
    Somalia

    Axmed Madoobe oo kulamo la leh Siyaasiyiinta iyo Waxgarka ka aragtida duwanaa (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 17, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed ayaa maanta kulan la qaatay Janaraal Cabdi Mahdi iyo Nabadoon Cali Xuseen Nuur Cali Dheere oo kamid ah waxgaradka Jubbaland isla markana kamid ahaa dadka Madaxweynaha kaga aragtida duwanaa Arimaha Siyaasada.

    Kulankan oo kamid ah dadaalada Madaxweynahu uu Ku dhagaysanayo aragtiyada Bulshada iyo figradaha kala duwan ee wax dhisaya ayaa waxaa lagaga wada hadlay sidii looga shaqayn lahaa Midnimada iyo wadajirka Dadka Ree Jubbaland isla markana meesha looga saari lahaa kala aragti duwanaan xagal daacin karta Hormarka ay hiigsanayaan dadka ree Jubbaland.

    Waxaa kulankan ka qaybgalay Masuuliyiin heer Federaal ah oo uu kamid yahay Xildhibaan Cabdirashiid Xidig iyo Xildhibaano Wasiir Ganacasato iyo Sarakiil katirsan Jubbaland.

    Gabagabadii waxaa la isku raacay in la joogteeyo wada hadalada iyo kulamada ay kasoo bixi karaan aragtiyo wanaagsan oo lagu hormarinayo Dowladnimada Jubbaland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.