Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Axmed Madoobe oo wada Olale uu ka raadinayo la heshiinta Deni
    Somalia

    Axmed Madoobe oo wada Olale uu ka raadinayo la heshiinta Deni

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Nayrobi,waxuu ka wadaa olale uu ku kicinayo Ganacsato iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda guud ahaan Beesha Daarood,kuwaas oo uu ku codsanayo in isaga iyo Deni la dhexgalo.

    Ujeedkiisu,waa socdaalka Deni ku imaanayo Nayrobi in lagu heshiisiiyo.

    Balse Deni oo ka war helay olalaha Axmed,isla markaana aan rabin in uu hor fariisto,ayay ubadan tahay in uu baajiyo socdaalkiisa Nayrobi.

    Axmed Madoobe,waxay isku soo dhaceen Xasan oo uu wax ka waydiistay Hubka uu Dhuusamareeb urarayo in wax laga siiyo si uu dhankiisa ula diriro argagixisada,balse,waxuu Xasan ugu jawaabay..”Kuma siinayo Hub ee Ciidan baan kusoo dirayaa”.

    Sidoo kale,waxaa hoos udhigay xiriirkii ay la lahaayeen Axmed Dowlada Imaaraadka,waxaana fashil qarka usaaran yahay heshiisyadii ay Dekeda iyo Garoonka ku maalgashan lahaayeen.

    Culayska ugu weyn ee Axmed Madoobe wajahayo,waa dhaqankiisa Siyaasadeed ee ku dhisan 7-Wajiilaynta oo umuuqda mid lawada bartay.

    Jibtil Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.